Kooxda Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Boorama Oo Ciyaaro Cusub Soo Bandhigay

  Рет қаралды 1,502,491

Wacays Media

Wacays Media

Күн бұрын

Kooxdada Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Boorama Oo Ciyaaro Cusub Soo Bandhigay

Пікірлер: 274
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 жыл бұрын
Mashallah dadki ciyarta kenayey ee xido ulaha aya ciraya saylci Al samarooniya Boqortooyo Adal Empire sojiren iyo Ahmed gurey iga badan allah ika beray dadka somalida uku fac weyn alx ❤️❤️❤️😍🥰💋🌹😍🥰❤️❤️
@zuhaybxasan387
@zuhaybxasan387 3 жыл бұрын
Ciyaar fiican weyan xaqiiqdii boorama allaha ha dhawro cawa waa 27/1/2021 haben arbaca ah masha allaha hada Waxan kujira classkiii u dambeeyey dugsiga sare form four ilaahay hadafkayga ha isiiyo insha allah
@Somalifunnytiktok97
@Somalifunnytiktok97 4 жыл бұрын
Machallah reer abti yashey si macan ayad uu ciyarten . Inolada inta nolol ay Jirto. Hadan Nahay reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wan Idin jecelnahay all somali
@abdiwahaabdj9427
@abdiwahaabdj9427 4 жыл бұрын
Masha allah abtiyo adna aad ayaanku salamayna
@gdaebb9179
@gdaebb9179 4 жыл бұрын
It is all about qabiil. Reer abti kulahaa 😭😭😭 Subhanallah, waad walanteen. Hore usocdo dad yahow.
@fadximadarfarax2820
@fadximadarfarax2820 3 жыл бұрын
Junhj
@Somalifunnytiktok97
@Somalifunnytiktok97 3 жыл бұрын
@@gdaebb9179 mawaxaad doneysay inaan adiga kuu idhaydo. Reer Boroma waaa abtiyashay illahay baa kaa dhigay. Haa kugu tagnato
@nuurmuuse9202
@nuurmuuse9202 3 жыл бұрын
,
@abdulkadirak867
@abdulkadirak867 3 жыл бұрын
2020 Still am watching Love you Borame From Baydhabo Janaay❤
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Thank you brother from Baydhabo Jannaay.
@adanelmi
@adanelmi 2 жыл бұрын
Gobalkii cilmiga ilmaderayaal Allah haydiin barakeyo waa anigoo reer bari ah
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 3 жыл бұрын
Hidaha maaha ee waa hiddaha da’du waa labalaabantahay. Afka qoristiisa innoo ilaaliya Allah ha idin ilaaliyee. Waa muhim arrintaasi.
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 3 жыл бұрын
Mahdsanid wll 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤
@muzcabnuur1324
@muzcabnuur1324 5 жыл бұрын
Mashallah Ciyaar sayliciga❤💙 Adal Empire Kindgom🇸🇴🇩🇯🇪🇹
@ABEES-TV
@ABEES-TV 4 жыл бұрын
Ragan somaliland iyagaa kaa jecel
@lovedream6921
@lovedream6921 3 жыл бұрын
🇪🇹🏳️‍🌈🇪🇹🏳️‍🌈🇪🇹🤮🤮🤮
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 3 жыл бұрын
@@ABEES-TV Iska hadle
@nourcade4180
@nourcade4180 2 жыл бұрын
2022 ayaan daawanyaa 😅😅 iyo magaaladaydii borama 💖💖
@naciimaziman8428
@naciimaziman8428 4 жыл бұрын
Hobeey boorama CiLmiga yaalaay❤📚
@nimcoibrahin6352
@nimcoibrahin6352 3 жыл бұрын
Tghhpollkkn bcccs34
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Waa runtood. Ilbaxnimi, aqoon iyo nabad Boorama ayey yaallaan. Shacabka Boorama waa dareemaysaa inay ka soo jeeda ilbaxnimo fog. Qofka kasta oo Boorama tagaa ama arkay, waa jeclaysanayaa. Qoysas badan ayaa gobolada Soomaali degto ka guuray oo degay, markay arkeen dhaqanka Soomaaliyeed ee suuban ee leh istexgelinta oo nabad kuwada noolaashaha. Dagaalkii sokeeyey markuu dhacay oo Soomaali balanbashay waa gobolka kaliya ee aan dagaal sokeeye ka dhicin, ee aan bililiqo iyo kufsi ka dhicin. Taariikhda dib u raac. Tan iyo lixdankii markii calanka la qaatay, weli mashruuc gobolka Awdal dawladihii Soomaaliyeed ee kala danbeeyey ka fuliyeen ma jirto. Gobolkaasi laamiyo, dekedo, garoomo diyaarado iyo iskoolka midna looma samayn, haddana waxay ka hormarsanyihiin gobolada kale ee mashaariicda iyo lacagta badan la galiyey. Maxa keenay? Waa shacabka ilbaxanimada fog leh, oo qadarinaya Soomaalinimada, diinta, dhaqanka, iyo guud ahaan nabadgelyada guud ee ummadda Soomaaliyeed. Hogaa loo yidhi “indhihii basaasow Boorama ma aragteen.
@zuuziaraweelo
@zuuziaraweelo 4 жыл бұрын
Mashallah ciyaartii rer Awdal 🇩🇯🇸🇴🇪🇹❤️
@aneesahharon2783
@aneesahharon2783 4 жыл бұрын
Ma sha Allah from 🇿🇦♥️
@hayatkawrahhoussein4756
@hayatkawrahhoussein4756 2 жыл бұрын
Masha allah quruxdi samaron sicid ❤💋💘😍😍
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Viva somalia 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@hodahabane4674
@hodahabane4674 4 жыл бұрын
I’m mixed but my Somali community never failed me to make me feel like full Somali . I love my people 🇸🇴🇲🇽🇩🇴
@abdirahmanmo7945
@abdirahmanmo7945 3 жыл бұрын
Lie😂😂😂
@user-co1dv8lr3o
@user-co1dv8lr3o 2 жыл бұрын
don’t u get tired, all over somali videos with this same bs story😭😭
@dratikamahadalle6370
@dratikamahadalle6370 4 жыл бұрын
Burco mesha klaiya Aan jclhay inaan ku noolado mustaqblka From gobolada dhexo Rer burio full respect
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 4 жыл бұрын
Burcade de meshu waa borama e brther
@Roobleh
@Roobleh Жыл бұрын
Burco maxaa saylici ka soo galay, meeshuu waa sayliciIintii Samaroon
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
viva Borama iyo Hargeisa
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 жыл бұрын
salciga iyo ceergabada wa labada ciyarood e alaa yarxama abwaan sangub yidhi waxay ahyen labada an kaga so qaadi jirin afrkia tartanka
@sukhramaxamuud6431
@sukhramaxamuud6431 3 жыл бұрын
¹
@saxansaxomusic3698
@saxansaxomusic3698 4 жыл бұрын
Idaajaa Hiddaha Iyo Dhaqanka kzbin.info/www/bejne/gniogmOCf7FnrNE
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 8 ай бұрын
Maasha Allaah, Magaalada Boorama ilbaxnimo wayn ayaa taalla.
@fadxiyasalah9916
@fadxiyasalah9916 4 жыл бұрын
Masha Allah rrer Abtigay From ogadin♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 4 жыл бұрын
Rb
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 жыл бұрын
Ujggiudh
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 жыл бұрын
@@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 h
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 жыл бұрын
@@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 rrrrrregdgfffffffff
@hoddankaali564
@hoddankaali564 4 жыл бұрын
Wllo tanii tii ogaadeen maha borama iyo jabuti unba laga ciiyara intaa badaan sayalici ayaa la dhaha taa jigjiga la ciyarana dhanato
@yasminbarkhad4930
@yasminbarkhad4930 4 жыл бұрын
walhi wadanki said ugu xisay hopeey wadankeygu waa hodone walhi alle iga sareya ilin iga timi allie waxan la ni xafid ya allah
@Amy_omer
@Amy_omer 4 жыл бұрын
Viva Buhoodle ..Viva toghdeer Jaandheer ✌✌
@xamdisiciid7619
@xamdisiciid7619 3 жыл бұрын
Waynakaa reer bari💜💖
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Hobeey wana cadil mahadii🥀😍
@sadad6299
@sadad6299 2 жыл бұрын
I'm so proud of you guys always love you 👏🙏🌷❤❤❤💖
@Hw15243
@Hw15243 3 жыл бұрын
It is so beautiful. I wish I could dance like that!!! Illaahow dadkeeyga soomaaliyeed ii daah . I think it’s zeylici .
@mahadali3389
@mahadali3389 3 жыл бұрын
Masha allha ceyar kalakacsan
@faadumoahmef8512
@faadumoahmef8512 2 жыл бұрын
@@mahadali3389 cai
@عبدباركمحمد
@عبدباركمحمد 3 жыл бұрын
Hargeysa dadkeygi dhulkeygi mashallaah somaliland hanoolatoo 💪♥️😘
@zaakirali8493
@zaakirali8493 4 жыл бұрын
SooL Somalia 💪 MiYaad Igu DiideeN
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 2 жыл бұрын
Sool waa gobol, Hase ahaatee ciyaar dhaqmeedkan waa mid aniga igu cusub oo aan hore u arkin. Meesha laga ciyaarayaa waa magaalada Boorama oo ku taal Waqooyiga Soomaaliya ama Soomaalilaand,.
@hamdadhalad5166
@hamdadhalad5166 3 жыл бұрын
Boqortoyadii reer awdal somali idinka ugu ciyaal qrx badan saylici wax la mida man arag
@hassanhassan6618
@hassanhassan6618 3 жыл бұрын
Asc
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 жыл бұрын
Asal ahan ree awdal uleh gar ahan saylici samaroon aya xido uleh Boqortooyo Adal Empire
@asmaasluubsan3850
@asmaasluubsan3850 3 жыл бұрын
Borama because masha allah
@mahaddhanaan1122
@mahaddhanaan1122 3 жыл бұрын
I come from a broken never knewn mi vather 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 2 жыл бұрын
The Somali is one 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿
@muhubogaryare2955
@muhubogaryare2955 4 жыл бұрын
mashallaah ciyar fiican
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Mashalla mashalla mashalla mashalla mashall mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla Soomaalia Guul.Meel kasta oo aad joogtaan.💯💯💔❣💟💕💕💓
@user-br5nh1ox7w
@user-br5nh1ox7w 4 жыл бұрын
Somaliland 💚💚💚🔲❤️❤️❤️
@safaeleyeh4816
@safaeleyeh4816 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯
@Caliya2020
@Caliya2020 4 жыл бұрын
Heeey heeey wallee carigeygu waa hodan ❤❤
@hoodomohammed8831
@hoodomohammed8831 4 жыл бұрын
Mashalah madkaheshay
@Caliya2020
@Caliya2020 4 жыл бұрын
@@hoodomohammed8831 haa walal mashallah wan ka helay ilaa xad
@sihaaamadena2049
@sihaaamadena2049 4 жыл бұрын
Ceerigaabo love isaara
@soyaansoy746
@soyaansoy746 4 жыл бұрын
Just beautiful
@adanelmi
@adanelmi 2 жыл бұрын
Maansha Allah somalilander Boorame lugaha somaliland ku taagantahay
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏💋💋❤💋❤💋❤ ilove you somalia and jabuti ❤❤❤❤
@rashkamoha776
@rashkamoha776 4 жыл бұрын
Dhaqanka somaliland❤❤❤🌨🌨🌨💚💚💚
@boqoreinashabeel1066
@boqoreinashabeel1066 3 жыл бұрын
Wax somlnd ladhaho manaqano ciyaartani waa ciyaar samaroon awdal empr 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
@@boqoreinashabeel1066 oo waayahe calanka jubuuti xagad ku wadaa
@boqoreinashabeel1066
@boqoreinashabeel1066 3 жыл бұрын
@@zakisamehofficial7372 samaroon jabuuti waa dagaan bro
@amiinahabduallh962
@amiinahabduallh962 4 жыл бұрын
Masha allah ciyar qurux badan
@user-wc1ws7jw7m
@user-wc1ws7jw7m 4 жыл бұрын
Laga soo bilaabo Aljeeriya, salaan diiran ayaa laygu soo diray
@amirahibak2887
@amirahibak2887 4 жыл бұрын
يا هلا فيك❤
@husseinmohamed3858
@husseinmohamed3858 4 жыл бұрын
Maan shall aah ❤💙💚💛💜💓💔💖
@dhaqankaab8642
@dhaqankaab8642 4 жыл бұрын
Oo Reer borama ciyaarta jaandheerta way barteene
@mohamoudabdi7374
@mohamoudabdi7374 4 жыл бұрын
Iyaga dad kuba kabarten
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
@@mohamoudabdi7374 😂😂
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
side dhaanto iyo saylici reer hargeisa ciyaaro so maha
@saokoratswedenginzab1910
@saokoratswedenginzab1910 4 жыл бұрын
Hallo my friend is very nice
@oumoulkhairbouh2040
@oumoulkhairbouh2040 4 жыл бұрын
Masha Allah
@thebesthooperalive9597
@thebesthooperalive9597 4 жыл бұрын
Man I love that one girl whom is very active
@raxmaahmed698
@raxmaahmed698 4 жыл бұрын
1
@raxmaahmed698
@raxmaahmed698 3 жыл бұрын
66
@nimcohaybe1181
@nimcohaybe1181 4 жыл бұрын
Wow qurux walaahi maasha allaah
@fatebile3585
@fatebile3585 2 жыл бұрын
Masha. Allah. 🌷🥀💋✌🥰👌🙏👏💓💓💓
@fathiaabdillahi6888
@fathiaabdillahi6888 5 жыл бұрын
Macha Allah
@asmaahmed1814
@asmaahmed1814 3 жыл бұрын
Fisjudisocj
@almanajax8437
@almanajax8437 2 жыл бұрын
Mash allh
@mohamedbiihi3600
@mohamedbiihi3600 2 жыл бұрын
Maasha alaah ciyaar aad uwanaagsan
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 2 жыл бұрын
cissehi borama dagana wow
@mushtaqahmed8777
@mushtaqahmed8777 4 жыл бұрын
Mnzha alaah Dhaqankeenu waa dahap halkaa kaga wada 💞💞
@cabdishkur33aadan90
@cabdishkur33aadan90 4 жыл бұрын
masha alah hore usocdaa dadjaygii waan idinkafogahay ee waan idinkubirilahaa
@sadad6299
@sadad6299 4 жыл бұрын
I love my city
@dhemaanmuuze2740
@dhemaanmuuze2740 Жыл бұрын
Alah EX kayigiba mezha iga muqdekkkkkkkk
@hamzemousse8848
@hamzemousse8848 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🤘🤘🤘
@A_Ibrahim57
@A_Ibrahim57 3 жыл бұрын
Mahdsanidin sida wangasan oo aad cideni wagasaed u sheten wax ay tahay
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 3 жыл бұрын
Masha allh sayliciga ka macan se
@cwaaxidgaraabaaye8915
@cwaaxidgaraabaaye8915 3 жыл бұрын
Somalia hambalyo hambalyo hambalyo
@adanelmi
@adanelmi 2 жыл бұрын
Wacays media Allah ha batakeyo
@aasiyahhasan2321
@aasiyahhasan2321 3 жыл бұрын
🧡 Mashallah beautiful
@naasircawil8311
@naasircawil8311 2 жыл бұрын
2022 ayaa jiifka ku dawanayaa dadkii layga beeray Awlaadu Boorama waxaan idinka dawanaya magaladii burco
@hamzeatteyeh9834
@hamzeatteyeh9834 2 жыл бұрын
Machaallah 🇩🇯
@mohomedjunior8597
@mohomedjunior8597 2 жыл бұрын
M a from lipiyA❤
@halhays
@halhays 4 жыл бұрын
Jaandheer.. Issaq traditional dance
@ubahmohamedtshabalala2808
@ubahmohamedtshabalala2808 4 жыл бұрын
🤣🤣 is it samoroon
@indomie7
@indomie7 4 жыл бұрын
@@ubahmohamedtshabalala2808 samaroon have saylici
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
Of course 😍😘
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
@@ubahmohamedtshabalala2808 kalebaro dadka
@user-co1dv8lr3o
@user-co1dv8lr3o 2 жыл бұрын
JAANDHEER IS HARTI DAROOD. PLAYED BY DHULBAHANTE AND WARSANGELI🇸🇴
@rahmaaadan9099
@rahmaaadan9099 3 жыл бұрын
Mana sha allh
@xaliimotimir9176
@xaliimotimir9176 4 жыл бұрын
manshalah
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Dhallinyarada si yaab leh ayey u ciyaarayaan. Aad baa loo tababaray. Hobbaalo Hobaalo Hoobeeyoo Hobey Caradeydu waa nabadoo.. Hobey camaruudka lagu ladhaye... Hobaale Hoobeeyo... Hobey Ciidgaduuda Gabiikey iyo.. Hobey Cilmi Boorama Yaalaa Hobey nin cugtaa ma caasiyo. Hobey Waana Cadil Mahaddii.
@daacadmaxamuudmaxamed6915
@daacadmaxamuudmaxamed6915 4 жыл бұрын
Maxamuud c/aahi
@Khalidoz89
@Khalidoz89 3 жыл бұрын
super
@caydaruusxuseen365
@caydaruusxuseen365 4 жыл бұрын
much Allha
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 2 жыл бұрын
Manshaallah
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 жыл бұрын
BuurcooooY😍😘
@farxiyoabdullaahi1620
@farxiyoabdullaahi1620 3 жыл бұрын
Masha alaah
@asmamaxamed1360
@asmamaxamed1360 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
woow
@nuwarahenna1836
@nuwarahenna1836 4 жыл бұрын
Maashalh.wlo
@liaminosyo7609
@liaminosyo7609 Жыл бұрын
Vive notre trapeau 🇩🇯🇩🇯
@nasriinnalka5765
@nasriinnalka5765 4 жыл бұрын
Masha allaah waan ka helay wllhi
@malyunukash2975
@malyunukash2975 4 жыл бұрын
SUBXAANAALAAH
@nimcoabdi5367
@nimcoabdi5367 3 жыл бұрын
Haaa
@daaraliman3808
@daaraliman3808 3 жыл бұрын
Woow way shidan tahay ciyartani
@musharafdalmar9364
@musharafdalmar9364 5 жыл бұрын
Dadka ciyaaraya yaa IGA so dhex saari Kara
@user-co8wk7oj5r
@user-co8wk7oj5r 5 жыл бұрын
Ani hhhhh musharaf
@zuhuurabdirashiid8709
@zuhuurabdirashiid8709 4 жыл бұрын
Musharaf Aniga
@ibrahimahmed2284
@ibrahimahmed2284 4 жыл бұрын
Musharaf Dalmar
@salmaadam9573
@salmaadam9573 4 жыл бұрын
Manshallah walahi
@nayruusemohamed1874
@nayruusemohamed1874 3 жыл бұрын
H xhxzhhzhzhzjskbab3😛😝😛🤑😝😋🤪😛🤪😋😝😛😝😛😐😝🤑😝😝😝😝sbsbznBz mmbhiknmm
@ahmednoor1195
@ahmednoor1195 3 жыл бұрын
Shrma boy
@ayaanlemxm9011
@ayaanlemxm9011 4 жыл бұрын
Mansha alaah
@yusufahmed303
@yusufahmed303 4 жыл бұрын
Very nice
@abdinasirmb8730
@abdinasirmb8730 3 жыл бұрын
Wacays waan kugu bogoodinyaa 1m gdhay
@hoodomohammed8831
@hoodomohammed8831 4 жыл бұрын
Waaaaaw kada hey hey
@bahjasaleban6249
@bahjasaleban6249 2 жыл бұрын
M.A
@ylmazkaplan6663
@ylmazkaplan6663 3 жыл бұрын
güzel
@nimkomf1151
@nimkomf1151 4 жыл бұрын
boorama school lagu barto miyaa ku yaal halkeesa lagala xidhiidhi karaa
@abdixasan7486
@abdixasan7486 3 жыл бұрын
haa ayaan u maleyneya
@daveadams6251
@daveadams6251 2 жыл бұрын
Heesta magaceeda plz 🙌🇸🇴🇸🇴
@mukhtardahir6365
@mukhtardahir6365 4 жыл бұрын
Masha alah alaha idin siyadiyo
@buulecaafisafiyo8334
@buulecaafisafiyo8334 4 жыл бұрын
habalyo.heybta.aykadhalatey.hoyadey.macaan.mabruug
@carafaatlover4384
@carafaatlover4384 Жыл бұрын
😮
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 жыл бұрын
Ciyaartan waa jeclahy lkn magaceeda ma aqaano
@xayadcali8156
@xayadcali8156 4 жыл бұрын
Jan dheer ladhaha
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 жыл бұрын
@@xayadcali8156 maya wll midaan jaandheer lama dhaho. Jaandheerta waa aqaana isku music ma ahan isku qaabna ma ahan way kala duwan yihiin
@xayadcali8156
@xayadcali8156 4 жыл бұрын
@@siciidqaasim2310 ok walky tan umoodayey
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 жыл бұрын
@@xayadcali8156 hye Wlshy mahdsnid 😍
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
@@siciidqaasim2310 Ciyaartu ma potor baa wllo ?
@ayaanmahamuud5402
@ayaanmahamuud5402 4 жыл бұрын
Dumarku midabkii dumadkii hore iney leeyhiin qofki ila arkey liketa dhac ku siii
@meemuunmaxamed3212
@meemuunmaxamed3212 4 жыл бұрын
Ma lahan
@ayaanmahamuud5402
@ayaanmahamuud5402 4 жыл бұрын
@@meemuunmaxamed3212 hhh hye kugu qatey anaa lyka daba dhigey quruxeey wku jeedey
QARAN BAND GROUP AWDAL
14:13
Amiin Cumar
Рет қаралды 258 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 38 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 35 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Ciyaaro Dhaqameed Cajiiba Oo Boorama Lagu Soo Bandhigay
3:38
Wacays Media
Рет қаралды 131 М.
KOOXDA AWDAL ACADEMIC CIYAAR CAJIIBA
6:51
Victoria Video Productoin
Рет қаралды 140 М.
kooxda hidaha iyo dhaqanka ee somaliland calture Academy  ciyaar botor
4:14
Kamaal Maxamed dahir
Рет қаралды 8 М.
Hees Dhaqaan 2021 by Bookh 3 Djibouti
5:59
CHAMPION PROD
Рет қаралды 385 М.
Ciyarahii Sayliga Ahaa  Ee Lagu Soo Xidhay BOORAMA BOOK FAIR
2:33
Wacays Media
Рет қаралды 393 М.
JANDHEER KOOXDA HORSEED CULTURE
3:25
Horseed culture
Рет қаралды 172 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 38 МЛН