1:waa muraayada 2:ukunta 3:daagada wey xuranthy waxa ay ugu boodi weyday 4:58j weye 5:qofna magar garaaco albaabka qolka
@cumarxaaji88574 жыл бұрын
Asxaabey aniga su,aal ayaan wadaa oo aan rabo in laga jawaabo
@ahmedzk25334 жыл бұрын
Keep going
@cumarxaaji88574 жыл бұрын
Su,aashaas waxay tahay sidan. Wax habenkii ka madow maalintiina ka cad Ragguna maalintii shan jeer ay isticmaalaan dumarkuna nolashooda hal mar isticmaalaan qur,aanka kariimka lagu sheegay.