Abyo canug 2 bil iyo xoga dhalan nas iyo cano cabo caloshisa waxa ka dhax qey linayo sida inu bahal ku jiro cml bahal miya isheg dag dag u ahay bahi said qabato ano hada cano siyy gacanta afka gashanaya maxa sababo?
@XamdiSheekh-z6w3 ай бұрын
Gabadhyda wayiga shumanty masiiyaa wll mooska
@deeqoxasan80254 ай бұрын
Asc abyo waxa ii joogo cunug 9 bil jiro wuu ii istaaga four.mula ayaan siiyaa xilwo maku badali karaa jbw
@Umusabirin-q7c4 ай бұрын
Abyo inaa kula hadlo rabay ilma yar oo 4 bilod u sidhananey so heestaa hurda qaab leh mahurado inaa iga caawido rabay wllhi walwal idilay xbbti 😢😢
@hodanaxmednuur28584 ай бұрын
Qaali ana kuso noqady markale su aal wll ale Haku barAkeeyoh waxAd iso sheegta ilma jirA 11 bilood calool istAg iga leeyahy waxana ma qadANayoh caadiya mudo bil kudhawadana wuu leyahy maxAn sameeya
@hodanaxmednuur28584 ай бұрын
Wll wad mahadnathy wan arki jiry wax sida masaskoole ah isago 11bilooda siyay hal malin dAbaded waaxan arky wanana kajoojiyay ano ad isu cananaya madaban hore usiiyY ilma ka horeyay oo an waxA ku arkay sidana an kagagdayay
@KhayriyaMaxmed4 ай бұрын
Wll anigu wan siin jiray goryan baa laga helay dhakhtarkuna wuxu igu dhahay ka daa mooska maxaa xal ah wll
@SagalMaxamed-e2k4 ай бұрын
ilmo toban Bari joogo aa naas dii daayo ii jawab
@daahirayaan12214 ай бұрын
Mahadasanid wallo ilamaha lixa bilod ila sanadaka sharabka u fiican noso gali
@sowdaomar9414 ай бұрын
Asc Abaayo waxaan rajeynaa inaad caafimaad qabtid waxaan ku weydinaa baby 5 bil jira ayaan haystaa walina cuno masiinin oo naaskii ayuu cabaa marka waxaan ku arkaa hurdo yari zaaid abaayo maxaan sameeyaa
@MunoWarsame4 ай бұрын
Xasaasiyada see loogartaaa indhaca waxbaa kasooyaacay balashooda waaxay
@NuuroAmiira4 ай бұрын
Asc abyo bls isoo jawaab waxa aoi shegtaa inta ka hor ayaa wxaa soo galisey timir sisin io bariiska marka abyo sisinta io timirta ma siin karaa ilmo 4 bilood mise jwwa wcn
@koritaankacaruurtachannel73294 ай бұрын
Maya lama siin karo
@NuuroAmiira4 ай бұрын
@@koritaankacaruurtachannel7329ok meeoq bil ku bilbaaa
@NuuroAmiira4 ай бұрын
Ok abyo meeqo bil ku bilabaa@@koritaankacaruurtachannel7329
@derejoart16024 ай бұрын
Wllo cuntada soo racda saxarada ilmaha ka soo hadal waxa keena
@FatumaAhmed-r4f4 ай бұрын
Masha Allah jazakalah wll
@muhuboabdirahaman43834 ай бұрын
Asc abyo waxan ka codsanaya Ind iso jawabti walwal daremaya cunugayga 13 beri aso dhalan bu sarirta ilmaha lagu rido kaso dhacy wx dhawac ahna kuma arag wana iska cadigisi hore mrka wx mu u dhima dhicitanka xiliga umusha plse iso jwb ❤
@muhuboabdirahaman43834 ай бұрын
Please iso jwb waa codsi ii tix gali ado ralia
@fatimanour24254 ай бұрын
Ilmaha gooryan ma ku kiciyaa hduu gooryan qabo
@Amrancadey1114 ай бұрын
Asc abyo gabar jirta lawo sano aya ad iga xanunsan qando markan geye taqtar ne qando jawin unbey iso sinayan hargab ama limoniyo ne ma hayan qandata waxa uder mataq waxbo ma iga cuneyso hada cano ama biyo hadan an smska kuso qorayo ad bey iga lidata ilmaha gowsah utanbeyo mey la qandadan abyo
@niciimaxasan63254 ай бұрын
Igfashanka dhiiga ka baadh kasa qandhada soo laa laabata lehe
@Amrancadey1114 ай бұрын
@@niciimaxasan6325 abyo ma qando bu le yahey mcnto
@AsiyaCapdalla4 ай бұрын
Abayo waxa mad madaw ee moska dhexda kaga jirjira ilmaha dhib ma ukenayo miyaa plz iga jawab tas
@koritaankacaruurtachannel73294 ай бұрын
Mooska dhib ma keeno
@AsiyaCapdalla4 ай бұрын
Oky abayo wa mahadsanthy@@koritaankacaruurtachannel7329
@@koritaankacaruurtachannel7329 xbbti mida kale cunugta waxay jirtaa 1 month 2 Badi cisho Malin bay saroonaysaa ama 3 cisho gaadhaysaa maxa siiya mida kale carabka wax cadaan ah ay ku leedahay ma caadibaa dad baa I Leh waa cusbo ee cusbee Ana wan ka baqayaaa
@daganmaxamed93784 ай бұрын
Wll ilmahygu waa 9 bilod walina dhiiga caadada ma helin ila taliya maxn sameya inzha Allaah