KU GUULEYSO LACAG BARAFKA MEEQA DAQIIQO GACANTAADA KU HAYN KARTAA

  Рет қаралды 152,670

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 378
@ozzyy__officiall
@ozzyy__officiall 2 жыл бұрын
Wlhi gacanta aya i ka katay challenge midkan ka adag wiligey ma arkin 🥺😱
@nimcodagan4698
@nimcodagan4698 2 жыл бұрын
Hhhh dareemayNa wxuuu idinku samaynaayo asad hajio adiga ka cuntadaanu ku galinaynaa
@ladanabdinsr7714
@ladanabdinsr7714 2 жыл бұрын
Legend 😭👊😰
@dhagaxowofficial2334
@dhagaxowofficial2334 2 жыл бұрын
Keep goin our legend lkin friintan iga gaarsii arimaheena..(( aniga wxaa ahay taagerahaga kunool mogdisho somalia🇸🇴🇸🇴 mida kleh aawey reactions of sharma boy....masoconaa....alcohol.... iyo kuwii dambe ee #sharma poi I love you somach 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🏆😋😋😋😋
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 2 жыл бұрын
Ozzy nin adag😂❤️
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 2 жыл бұрын
Wooow m.a hamblyov
@dr-joe.Abukar
@dr-joe.Abukar 2 жыл бұрын
Qalad waye mar kale ha sameyn unugyada dhimanaayo qofka gacantuu naafo ka noqonaa. Baashaala lakin waxyaabaha qaar halistooda ogaada! ✍Dr.Amin Arab
@nimcaanyaxye8399
@nimcaanyaxye8399 2 жыл бұрын
Wllh saxwaye qofkale latashta
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...
@bothwildanimalsanddomestic6678
@bothwildanimalsanddomestic6678 2 жыл бұрын
Walahi bilahi talahi like waa ku saraa ✌️😂👀🤣💯👶🌍Waad dharatee like iska saar heee
@aswaannalka2166
@aswaannalka2166 2 жыл бұрын
Abeera when he cut he's hair now he is masha Allah ❤️👌
@faatimamaxamedjamac2682
@faatimamaxamedjamac2682 2 жыл бұрын
m.n abeera timihii foosha xumaa waa jaray m.n saasaad uquruxbdanthy abeera tinta saan ujaro🤩🤩😍😍
@abdullaahiali4387
@abdullaahiali4387 2 жыл бұрын
ABeera waa wllsha somaliyed sidan ayd ku qurux badan thy ✌
@samiixoxalane7831
@samiixoxalane7831 2 жыл бұрын
Asad hagio Allaha ku siiyo cafimaad aad lugahaaga ugu istaagto 🤲 insha allah waxaa thy wll qalbi wng sn
@munaesmail1815
@munaesmail1815 2 жыл бұрын
Abeera when he cut he’s hair now he is macha allah 👌
@cabdicasiiskhadar1149
@cabdicasiiskhadar1149 2 жыл бұрын
Khatarta caafimaad ee ka dhalan karta kamaad fikirin ayaan filayaa asadow!
@MColow
@MColow 2 жыл бұрын
7:03 towxiidka dhamaystir. waa danbi inaad ku eekaysid keliya "laa'ilaah" U should say "laa ilaaha ila-allaah" at least Ma ahan marki koowaad Mahdsnid
@burekomohamed2211
@burekomohamed2211 2 жыл бұрын
Inta ila aragtay opera inu qurux noqday marku tinti jaray mnsha alh hno sas ahaow ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 жыл бұрын
Keep going ma brother asad love you soo much keep forward 🇸🇴🇬🇲🥰♥️♥️
@aliaaxl783
@aliaaxl783 2 жыл бұрын
Sidan waa qalad barafka hadii aad gacanta zaid logu hayo daremaha aya dhimanya ama dhiga aya farisnya qatar waye ciyaar ma gasho saano kale
@ismalura7314
@ismalura7314 2 жыл бұрын
Haa walahi Waa ka naxay😭💔
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 2 жыл бұрын
BEST CHALLENGE ASAD HAGIO GOOD JOP BRO 🙏✊
@ERAMUSICCOMPANY
@ERAMUSICCOMPANY 2 жыл бұрын
Good job my brother long life everything 👑
@najmaabdi8417
@najmaabdi8417 2 жыл бұрын
Abeera sidaa ku qurxoontay wlhi Msha Allah wl
@fowziyaalyamaniyah4105
@fowziyaalyamaniyah4105 2 жыл бұрын
Waa iska jaclahay tartamada asadhagio 😊😊keep going
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
Waa kan ugu adka ayaa oran karaaa wayo paraf waa wax adag habalyo ozi wllken alle haku anfaco Sobadi ani matijabinayi murug ayaa qaba. Qofka muruqa ku jiro uma adkaysan karo parafka 💪🏻🇸🇱💯💯❤️
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@mahirmavio2843
@mahirmavio2843 2 жыл бұрын
Keep g0in team 27🔥
@nimcoabdiqaadir414
@nimcoabdiqaadir414 2 жыл бұрын
Alla asad xaasid sanaaaa🥰🥰🤣🤣🤣🤣
@aaliyaahmedey3538
@aaliyaahmedey3538 2 жыл бұрын
Qfka Mar Hdu Dhafey Qofka Kale Halha uu Keney pas iska Dheh Ku dheh Muhimada Wa inu Badiye Qfkas Talo le Wye☝🥰
@fadumoxasanmaxamed8017
@fadumoxasanmaxamed8017 2 жыл бұрын
Scw ❣❣
@hiboyaasiin298
@hiboyaasiin298 2 жыл бұрын
Scw❣❣
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 2 жыл бұрын
Opera yaa garan wyey 😂😂🤣😂🤣
@shiriinashiriina3735
@shiriinashiriina3735 2 жыл бұрын
Asadoo abow lacagta si kle ubixi dadka wadnaha ha cadeyninee alla ka baq plz
@naimo3372
@naimo3372 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah Ozzyy 🔥😍
@fartunabdulkadir4923
@fartunabdulkadir4923 2 жыл бұрын
Wan kusalamay asd hajiyo mgecega waa fartun abdi qadir marka waxaan kuruyuday adigo istag san ayaan kuriyoda marka aniga waxaan daras lahay fadumo maw maw walasheda markan suu kacay waxan dhay illhayo run kadig asad hajiyo oo istaqsan maraka tagiro ayaan ku ahay 🥰💯💝
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 2 жыл бұрын
No hasamayn sidan gacanta walaga jaraa wlhi barafka lama taabto xataa
@dhagaxowofficial2334
@dhagaxowofficial2334 2 жыл бұрын
Keep goin our legend sax iyo khalad madaxa noo saaran thy mida kle arimaheena.... iga gaarsii aawey reactions of sharma poi ((alcohol....masoconaa....iyo kuwii dambe...???🇸🇴🇸🇴😋😋 from mogdisho somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆 ilove you somach...🏆🏆🏆🏆🇸🇴🇸🇴
@mahamedcaydiid3750
@mahamedcaydiid3750 2 жыл бұрын
Azad dadkiipa squed game ayuu ka dhigay 😂😂😂
@asmaacabdalla3908
@asmaacabdalla3908 2 жыл бұрын
😌😀😀😀😀
@saciidilkacazeofficial4217
@saciidilkacazeofficial4217 2 жыл бұрын
4:12 min
@saeedstudios5601
@saeedstudios5601 2 жыл бұрын
Wllkey Asad hajio wll wxn ahey inan Kula socdey wx badan mopel la aana Wa iheysa wxna ka codsanaya adoo mahadsan inad hadyada ahn igu siisid mopel adoo mahadsan🥺❤️❤️
@dahabo319
@dahabo319 2 жыл бұрын
Wxd ka dawanaysa hada wa maxay war dadka tuugsiga ka daya🙄
@sidiiqcali3192
@sidiiqcali3192 2 жыл бұрын
Wll mcn asad hagio wll hore u soco kaan youtuberska ka taageero ba waa adigee waLaalka kaliYa aan jecelahanay waa adigee
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Wixii iga dambeeyo like isaara🙏🙈💕
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 2 жыл бұрын
Legend alweys legend
@anwarnaa705
@anwarnaa705 2 жыл бұрын
Legend keep going
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Walaalkey asad caadi maaha so funny walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰
@ahmeddalab181
@ahmeddalab181 2 жыл бұрын
Ozzy what a trail 😃👏👏👏👏💥💥
@deeqsanmaxamedciise1738
@deeqsanmaxamedciise1738 2 жыл бұрын
Asadaw wllO dadka waad dilaysaaye dab noo keen marka danbana😂😅💖
@anisashire9044
@anisashire9044 2 жыл бұрын
Msha allah obera sidu madaxa ujarte qurux sanle ahow walalkey qali tankale osi nin adag waa wlhi keep going wiilashena
@user-mn1dl7jk6k
@user-mn1dl7jk6k 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🤩🤩🤩🤩👍👍👍👍👍👍😱😱😱
@xaliimamohamed3153
@xaliimamohamed3153 2 жыл бұрын
M .a my brother keep going 💯 🙏 💙
@r.lewangoalski3956
@r.lewangoalski3956 2 жыл бұрын
غير معقول استمر امضي قدما يا أسد ❣🥰
@hibomaxamuud7387
@hibomaxamuud7387 2 жыл бұрын
Asad wax noo sheeg oosi ma gacan bir ayuu leeyey 🤣🤣🤣🤣🤣mxaa khaldan
@shaaficiabdihasan4453
@shaaficiabdihasan4453 2 жыл бұрын
Manchestet United❤️🔴💯🥰 Goat Asad💪✊
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Fadlan wllyaal Nagu soo biira waxaad kaheli doontaa kanaalkaan barnaamijyo Nashiidooyin tarjuman iyo wixii khayra👏💯
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 2 жыл бұрын
Qisooyinka umadihii hore iyo taarikhdooda hada xiisayso md so khaldamin hhh kftn iso booqo inshlh asxpta mhdsnidiin
@teamhodononline7617
@teamhodononline7617 2 жыл бұрын
Masha allah horey u soco walal qaali 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
Asad xaasisanida challenge kale la imoow 😂
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 2 жыл бұрын
Waw mansho alah 👍👍👍👍👍
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud 2 жыл бұрын
masha Allah keep going Asad Hajio 🥰😊
@BQRJD
@BQRJD 2 жыл бұрын
Lkn saddexdinuba waxad xidhantihin gacamaha somaliland viva somaliland
@xad5
@xad5 2 жыл бұрын
Mnsha alh horay u soco wllky from jigjiga ❤❤
@nimcaanyare7495
@nimcaanyare7495 2 жыл бұрын
Waaaw barnaamijkaan xiiso gooni ayuu leyhy libaax
@caarkaboyofficial1862
@caarkaboyofficial1862 2 жыл бұрын
Walal Asad hagio sax iyo qalad ba waan ku wataa waar ninkan ha loo gaadh siiyo 1m subscribe
@mustafaxmed9066
@mustafaxmed9066 2 жыл бұрын
ASAD HAGIO MAN U FAN MS TAHY
@nimcodagan4698
@nimcodagan4698 2 жыл бұрын
Asad dhibtiii oo qofa lcg xtaa waa udhiman karaa🤣🤣🤣long life wlky qali c/lahi xaajiyo salaan iga gaadhsii waa wangi oo qofe from hargesa
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 2 жыл бұрын
Asad Challengkan nosii wad pls sxb inta igu raacsan like 💯💯🙏🔥
@Abdirisackace
@Abdirisackace 2 жыл бұрын
Asad hagio legend
@HADRAAWI-v3i
@HADRAAWI-v3i 2 жыл бұрын
NEXT ARIMAHEENA IYO ABDULAHI SOO QABO ISLA BARAFKAAN
@cabdicaziizahmed672
@cabdicaziizahmed672 2 жыл бұрын
Abeera waa la gaaday gacanta bidixda ayuu la gly
@mohamedismaan1508
@mohamedismaan1508 2 жыл бұрын
Abeera woo sameekaraa lkn gacanta oo isticmalay ayaa gacanta ku aadan ah tii wadnaha
@anfachargeesawi9011
@anfachargeesawi9011 2 жыл бұрын
Beenta maha walalo waayo gacanta xaga wadnaha xigta wey unugushahay dhibatada sowmaha
@abadallahilaal1356
@abadallahilaal1356 2 жыл бұрын
Asxaapey inuu asad haigio uu qalbi furanyahay inta ila aragtay love isaara
@OKAMI778
@OKAMI778 2 жыл бұрын
First
@cazizaabdi9562
@cazizaabdi9562 2 жыл бұрын
Gacanta bidix iyo tan midig way kala ad kaysi badan yihiin
@cabdrisaaq2030
@cabdrisaaq2030 2 жыл бұрын
Wllkey waxaa ku rajeynaa inow ilaahey kh siyo cafimad tam ah
@xasangaas5708
@xasangaas5708 2 жыл бұрын
Pro azad hagio inanka hore gacanta bidix ayuu hor galiyay waxa looga badiyayna. Gacanta bidix waxa ku yaala wadnaha qabbow iyo wadnahana la iskuma dhaweeyo markaa waxaan umalaynayaa inay taasi idinka hoos baxday
@sharkatiriitiriichannel
@sharkatiriitiriichannel 2 жыл бұрын
Sxp challenge gaan waa khatar mardambe ha samayn sxp waxaa suuragal ah in gacantu barales noqoto
@keysoxasan1569
@keysoxasan1569 2 жыл бұрын
Ayyy m.a
@najiipaarka4723
@najiipaarka4723 2 жыл бұрын
Keep going wlkei hormar kuu rajeena 🥰
@zeynabmaxamed1945
@zeynabmaxamed1945 2 жыл бұрын
Keep going abowe asad nolosha kuma kuma xumeyso
@cabdilaahixasan3823
@cabdilaahixasan3823 2 жыл бұрын
Keep going
@faaraxhassan4957
@faaraxhassan4957 2 жыл бұрын
Yaa kuyidhi english ku hadal mise qabobga kakeeny😅
@damacxuseen9485
@damacxuseen9485 2 жыл бұрын
No single waa water Sanjay sxbaankufaano waana Ku taageera marka 500/k gaareesayaanakugaarsiyay
@abdullaahiali4387
@abdullaahiali4387 2 жыл бұрын
Keep going pro ✌😍
@Amineta.0
@Amineta.0 2 жыл бұрын
Baragka waa Qatar
@cmn1290
@cmn1290 2 жыл бұрын
Magacayga akhri ❤
@Hassanjr163
@Hassanjr163 2 жыл бұрын
Sido kale waan Ku jeclahay
@aaminanuura9700
@aaminanuura9700 2 жыл бұрын
Waan ku fahmay
@zakariyeadanosmaan451
@zakariyeadanosmaan451 2 жыл бұрын
Sido kale 🤣🤣
@kafiamohed8083
@kafiamohed8083 2 жыл бұрын
OzzzY wlhi waa aamini wayy😂😂😂😂😂😂
@sirabdiwahidkj.8246
@sirabdiwahidkj.8246 2 жыл бұрын
Gacanta Midig iyo Ta Bidix way Kala adkaysi Badan yihiin🙄
@Abdihaaliq
@Abdihaaliq 2 жыл бұрын
Challeng xiga arimaheena iyo abdulahi hagio rabnaa ya igu raacsan
@amiincade3809
@amiincade3809 2 жыл бұрын
05:57
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 2 жыл бұрын
Obeeroa bidixda wadnahas kadhaw midigta inaa isticmashey ehed
@ifraaxabduqaadir6526
@ifraaxabduqaadir6526 2 жыл бұрын
Talaajo waa la galin karaa yaaa🤣🤣💪💪💪
@bakarcade824
@bakarcade824 2 жыл бұрын
Viva man utd viva cr7
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 жыл бұрын
waaw lagnd asad hagio
@mohamedmahdi6103
@mohamedmahdi6103 2 жыл бұрын
Ozzi waa gaaday lkn abeera waqti ciyon u bilowday asad🥺🤣🤣
@cabdrisaaq2030
@cabdrisaaq2030 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cizzi2275
@cizzi2275 2 жыл бұрын
Best challenge 🤞
@rahmayusufahmed9296
@rahmayusufahmed9296 2 жыл бұрын
Baraf intaa leeg waligay ma arkiin Hhhh
@MohamedAhmed-ye8xj
@MohamedAhmed-ye8xj 2 жыл бұрын
Asad haji sxb qofku marku barafka kasaaro biyokulul hakufuro sxb ama hakushubo biyo kulul sxb
@AaAa-ev8iq
@AaAa-ev8iq 2 жыл бұрын
ما شاء الله ما شاء
@sabrina-sf2nl
@sabrina-sf2nl 2 жыл бұрын
My brother keep going manUTD fan
@Somalikick8
@Somalikick8 2 жыл бұрын
Keep going my bro asad
@aadamyare387
@aadamyare387 2 жыл бұрын
Bidixada iyo midigtu isku mid ma ahan marka Abeera bidixiduu galiyay
@englishsomalichennal7199
@englishsomalichennal7199 2 жыл бұрын
Ebedkey sidaan uma qoslin waa challangigii ugu qosolka badnaa ebed ee aan kadaawado chanalkaaga waxaan ku qoslay itusi hee iyo markuu gacanta labooday
@zabrinaking1142
@zabrinaking1142 2 жыл бұрын
Omg 😳 4 minute ice 🧊
@ismailkalil2460
@ismailkalil2460 2 жыл бұрын
Legend always legend
@abdikadirjama3847
@abdikadirjama3847 2 жыл бұрын
Asad haji tagero kuu ahay fikradana wnku tagersanahay
@mohamedabdukadir3426
@mohamedabdukadir3426 2 жыл бұрын
Bro asad ado xuman ii arkeynin video yadaada badna waan daawada markaad wax sameyneysid waxad dhageysata ama aad daarata habiib sharabi heesihiisa mid ka mid ah ninkaas tageero qaas maad u tahey mise xariir qaraabo a ma idin ka dhaxeyso Marka su.ashayda si qaldan ha u fahmin bro bes ogaw ayn is dhahy ☝
@bigahseinzaab3645
@bigahseinzaab3645 2 жыл бұрын
Abaare wxuu isku gaaday gacanta bidix ayuu iska giliyey mesha
SAMEE HADAA AWOODID DO or QUIT WAY AAMINI WAYSAY XUKUNKA USOO BAXAY
19:40
QOFKA AAD KA ADAGTID SOO KICI TARTAN ADAG KU GUULEYSO LACAG
18:15
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 311 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2 МЛН
public prank culusow o dadka ka yab saday  kadib coday maxa ku dhacay?
5:08
DEGDEG: Gabadh Ka Dhex oyday Horyaal Tv oo Afka Furatay .
6:41
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 4,6 М.
ARRINKA BAYDHABO WUU ADQGYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 12 September 2024
30:10
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН