Kufsi Koxeedkii Qorshaysnaa Ee Safi Sheikh Caamir Cumar, Qaybtii 2-aad

  Рет қаралды 65,495

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 623
@sunrise4459
@sunrise4459 3 жыл бұрын
Waxan ku farxay hadeyba guursatay oo 5ciyaal dhashay alxamdulilah
@nadia9163
@nadia9163 3 жыл бұрын
I don’t think you are lying saafi, we believe you. I personally believes you. I support you 💯, and Thank you for sharing with us. You are strong women. May Allah make you stronger everyday. Fathia thank you for giving her this chance to interview her. It will be nice if you do A book tour . I’m sure a lot of sisters want to meet you and give you hugs. We love you fathia and saafi❤️
@waxgaradwaalamahuraan4493
@waxgaradwaalamahuraan4493 3 жыл бұрын
20 ka qof ee sheekadaan dislike siiyay ma ninka danbiga geystay qoyskiisaa mise waa nimanka ayaguna danbigan oo kale soo sameeyay oo diidan in la sheego.maamo ilaahay hakaa raali noqdo xaqaaga haka aamusin ninkaas maxkamad la tiigso ciqaabtiisa waa inuu maro
@aamsheikh
@aamsheikh 3 жыл бұрын
Waa kuwo ka baqaya in ayaguna la sooqabto oo wax kufsanjiray ban isleeyahay
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Absolutely! Waa danbiilayaal noociisa oo kale ah.
@amrancadeey458
@amrancadeey458 3 жыл бұрын
Sax
@fartun431
@fartun431 3 жыл бұрын
Thank you for being so strong and sharing your story. A lot of us have gone through it. May Allah give as strength. Sending so much love on your way!!❤️❤️❤️
@bellaali6391
@bellaali6391 3 жыл бұрын
Somalida waa dad aad u dhaqan xun waxaan aqaanay gabar yar o xitaa caqligeedu owsan dhameystirneen. Lana nooleyd ayeeydeed oo an waxba haysan 3 mar ayaa niman uureeyen cid iska warsatayna maan arkin xitaa sheikh wayn aya Daris la aha ma owsan dhihin war gabadhaan yar ee xanuunsan yaa faraxumeynaya mamadina iyadi aba iska xishootay oo is tiri yaan lagu caayin! Marka somali waa dad aan bini,Adam ahayn😭😭😭
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 3 жыл бұрын
Ina lilahi waa Ina ilayhi rajicun SUBXANALLAH miskiin ilahay ya caafiyo
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Aniga waxaan Arkay Gabar maskaxda ka jiran oo Sanad kasta Uur ay leedahay Subxaanalaah waxa cajiib ahayd maalinta aanu Aragnay Gabadhii xanuusanaysay oo Ilmo Dhawr maal mood Mayda xanbaarsam markaas ayaa laga Qaaday oo laduugay ilmii yaraa Subxaanalaah
@bellaali6391
@bellaali6391 3 жыл бұрын
@@hoobaan8674 wa wax laga xumaado somalida wixi xun iskama qabtaan dadka tabartayarna loma naxo
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
@@bellaali6391 illaahay khayrka hayna waafa jiyo Dadka Somalideena allow sahal weeye xaalku
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 3 жыл бұрын
@@hoobaan8674 subhanallah
@khadijah1093
@khadijah1093 3 жыл бұрын
Mawaxaa umalaynaysaan inuu keligeed kufsaday waxa lagayaabaa inuu 100 hablood 00 yaryar kufsaday halla qabto xaaraamiga walaal dacwee gabdhaha soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa inay gabadhaa in aad loo caawiyo ninkaa hallagu mudahraado oo hallasoo qabto
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا سَأَلَكَ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا عَاذَ بِهِ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ
@ubaxali2985
@ubaxali2985 3 жыл бұрын
Your very strong mana💪💪 keep shining mana 🙌🙌 there’s a light at the end of the tunnel 🙏🙏 we support you till the end inshalalh☝️☝️
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 3 жыл бұрын
Illaahow xaqeedii usoo saar Illaahow qalbiga uqabooji Illaahow cadaalad ay heshaa gabadhan iyo inta lamida wllhi qalbigay taabaty
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 жыл бұрын
Aaamiin
@khalidisse4031
@khalidisse4031 3 жыл бұрын
Amin
@lula383
@lula383 3 жыл бұрын
Aamin aamin aamin. Ya rabbi bad baadi gabdhaha soomaaliyeed
@zahrahasan234
@zahrahasan234 3 жыл бұрын
45 dislike saartey waa kuwa wax kufsada iyo kuwa qariya xaaraanta🔪
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
I am happy that your children understand you Old Privet history, and I hope your Lovely husband will understand you and will make you more strong.👌🥰
@faizaali5702
@faizaali5702 3 жыл бұрын
😭😭
@ambarojama3972
@ambarojama3972 3 жыл бұрын
Yaa Allah Xaqeeda sii intay nooshahay. I wanna hug her 🤗❤️
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Aamiin
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 жыл бұрын
MaanshaAllaah waxaad ahay gabar qurux badan yaraantaad habaryar ninmanka xun Allah ha qabto xaqaad Allah ku gudo ☝😂 asgana gabdhaha uu dhalay laga gooynayaa sroy 😅😅😅😅
@duniyokulan2071
@duniyokulan2071 3 жыл бұрын
Waa sax waxaan aqaanaa gabar adeerkay dhalay oo ayadoo yar aykufsadeen ilmo abtiyaasheed ilaa hadana madhalin dhibkii ku dhacay awgiis
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 3 жыл бұрын
@@duniyokulan2071 oh sorry wllhi dumarka cuqubo baa laga galay
@dekahaji
@dekahaji 3 жыл бұрын
Canada ayan daganahay ilahayaw asaga iyo tafiirtiisaba naga badbaadi 🥺
@sofiahassen5231
@sofiahassen5231 3 жыл бұрын
Fathia absie and safi omar, thank you for sharing this story with us, may allah bless you. Ninkaana ilahay incaar ha ku rido
@yasminmohamud5188
@yasminmohamud5188 3 жыл бұрын
Buugaan ayaan gadaneeynaa insha allah si uu kuucawiyo dacwada lacagta
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 3 жыл бұрын
Fathie needs our help so that she can help the rights of girls and women.
@greatjob593
@greatjob593 3 жыл бұрын
Dacwee kuwii kalena issgaa sheegayee lawyer haloo qabto gabadha Go fun me haloo furo waa in laga caawiyaa sidii ay cadaalad u heli lahayd
@quruxdiidalkahoyo4927
@quruxdiidalkahoyo4927 3 жыл бұрын
Ah ah hoyo macaan i am so so sorry walahi wan dhameysan wayey ilma igasoo daadatey. Yaa Alaah waxey Somalia ladagi weeydey waa TANOO KALE gabadhaga sidaa loo xoogo 😭😭😭😭 Buuga magacisa isoo sheegaa please
@nololcusub5095
@nololcusub5095 2 жыл бұрын
Hanoolaato kasoo daawp video oo intan ka dheer ma aadan ooyin waliye wali waan ooyayaa aniga wlhi you will cry too much. Oh oh 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭
@shukrihanna652
@shukrihanna652 3 жыл бұрын
Hooyo ceeb malihid, ee illahay Hakuxifdiyo Aduun iyo Akhiro.
@halimaosman5910
@halimaosman5910 3 жыл бұрын
Fathia Absie aad iyo aad u mahadsantahay, Safi abaayo caafimaad badan Allaha ku siiyo qalbigaagana Allaha weyn ha kuu dajiyo.
@imanabdikarin51
@imanabdikarin51 3 жыл бұрын
We love you mom hooyo sharafleh baad tahy tusaale na waad noo tahay god bless you ❤️
@mamaunique411
@mamaunique411 3 жыл бұрын
Walahi one of the painfull kufsi story I ever heard couldn’t go out of my mind
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Wallahi my heart is broken on this Situation that happened to Our Sister here
@hamdanuur1148
@hamdanuur1148 3 жыл бұрын
Inaalilahi wa inaa ilayhirajicuun Allow ugargar gabadhaas xanunwayn weeye hawshasi xaqaaga ale hakuusoo saaro
@GareenMedia
@GareenMedia 3 жыл бұрын
Walaal mcn, maanta waad nafistay, ka hadalka dhibkaagu wuxuu qayb ka yahay caafimadkaaga. Si wanaagsan baad samaysay, in sha Allahna xaqaaga waad helaysaa. Hablo badana irid baad u furtay si ay uga hadlaan dhibaatooyinki iyo tacadiyadii loo gaystay taas oo danbiilayaal badan ku ciqaab aduun mudan doonaan! Qalbiga Allaha kuu qaboojiyo, we are always with you sister.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
I believe you 100% . Allaha macaka.
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 3 жыл бұрын
Shugran abaayo qeyr allaah ku siiyo
@smirailbir3931
@smirailbir3931 3 жыл бұрын
Ax mamo waxa tahay qof ku dayasho mudan ilah ha xifdiyo adi iyo qoyskaga💖
@lula383
@lula383 3 жыл бұрын
Aamin aamin aamin dhibkeeda dheef Allah igu badalo
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 3 жыл бұрын
Illaah qabigeeda iyo maskaxdeeda ha u dhowrro wixii dhibka u geystayna ifka iyo aakhiradaba hauga jaro kuwa hada ku fakarayana allah ka cesho oo ka hanuunsho Allah na noogarto inaan xad gudubka dhexdeena iska joojino nuuc kastuu yahay Aamiin yaarabi
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ رَبِّ اغْفِرْ لِي
@abdimoe1049
@abdimoe1049 3 жыл бұрын
Mansha allaah strong women ilahay swt xaaqaga haso bidhbidhiyo masibo ku dhacdayga
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
He could be Watching us now as we Speak.... Naartiiku Ure
@faadumomahamedmahamud4813
@faadumomahamedmahamud4813 3 жыл бұрын
Fathah absiya abaayo ilaahy qayr hakusiiyo waxaatahay gabar qalbi leh inshalaah ajir iyo hasanaad alh kusiiyo sidaad oogu damqato gabdhah soomaaliyeed aniga shaqsi ahaan waligay waan ku jeclaa sidaad runta ooga hadsho👏👏👏🌷🌷👍🍀✅✅🌺❤️
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 3 жыл бұрын
Asc wrwb Alle ayaa mahad leh Aaqiro Ayuu war yaalaamujrimiinta Allaha soo Qabto xanuunka xun u gaysanaaya walaaladooda subxaana Allaah Aad AyAn uga xumahay walaasha Arinta kudhacday subxaana Allaah
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 3 жыл бұрын
Somali Ladies are strong wlhi. Afka Hala furto, xaqa hala mujiyo. Allah Xifdiyo somali dumarkeeda.
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 3 жыл бұрын
😢😢Gabdhaana Allah Qalbiga u qaboojiyo. Danbi dhaf iyo janno Allah siyo. Xaqeedana Allah u soo dhiciyo. Kii ka oysiyay oo 30ka sano dawacay, Kii ku Kalifay in ay indha ay daboolato, Kii ku Kalifay conversation kaa aad ka u adag in aya yelato awladeeda iyo lamanaheeda iyo walidkeeda, Allah ka jaaseyo. 😓😓.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
TIGIDKA AAD CANADA KU TEGEEYSID ANIGAA KAA BIXINAA.GABDHAH SOMALIYEEDOOW ISU DAMQADA. NUMBER KEYGANA HALKAANAAN SOODHIGAA.
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 3 жыл бұрын
Waa sax abaayo aan isku caawino inaan isgarab istaagno
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
@@nimcoxasanlife8043 because raga manoonaxayo ee aan isku naxno malinwalba xafladaa ladhigayaa meeqaa lacag kubaxda wax loodhigayo xafladahaas waarag.
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 3 жыл бұрын
Masha allah illah ha ku caawiyo qaali thnx
@anabmahamed4871
@anabmahamed4871 3 жыл бұрын
Aad baan uga xumaadey Billaahi Calleeg Waxaan ogahay inuu ka soo bixi doono Nabsigeeda Inshallah
@boondheerelibaax6059
@boondheerelibaax6059 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahy offer kaaga lakin weey awoodaa
@ismahan3309
@ismahan3309 3 жыл бұрын
Insha Allah abaayo but the book on Amazon. Your story touched my heart.
@hibaq2477
@hibaq2477 3 жыл бұрын
Ismahan abikar sis what's the name of the book ?
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 3 жыл бұрын
Buuga bisha danbe ayuu soo baxaya abayo
@kaahalive3505
@kaahalive3505 3 жыл бұрын
Iiyu
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 3 жыл бұрын
kaaha live the book what time is coming out
@sihamyusuf2547
@sihamyusuf2547 3 жыл бұрын
ILAHAY cafimad Ku SIYO Ameeeeeen Hooyo Somali qofki dhiibataysay subxanalah
@lula383
@lula383 3 жыл бұрын
Aamin ya rabbi
@qalbixarago6035
@qalbixarago6035 3 жыл бұрын
Anigu gabdha hadan ahaan lahaa ilahay igamaba dhigine sadex wlh ma soo carareen nimanka inta la sxbo ayaan habenba mid duban lahaa oo sunta maska ama jiirka wax ugu dari lahaa markaan arko inay kuli adduunka ka tageen baan soo carari lahaa nijaas nijaasi dhashay gabarkasto kufsi ka badbada ha disho wixi dulmiyay si kasta ay ku dili karto wlh markaas ayaa habluhu nasanayan intan sidaa u aamusanahay waligen sas ku jiraynaa
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 жыл бұрын
Qofka kaliya runta ka hadlaa tahay waa inay hadlaan dacwoodaan tabartooda intey gaarsiiso dagaalamaan ee ma ahan inay shib dhahaan hadaa shib dhahdo yaa KU og ninkina saas KU yeeley waa xarakeenaa ax ax ax ax aduunka wlaahi gabaraa dhalay wlaahi waxaa ugu becbahay kufsi kii lagu cadeeyo hala dilo qabaa laakiin gabdhahena ayaa aamusan xaa ka qaban karaa
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkl aad iyo aad walaahi.
@deeqaomar2647
@deeqaomar2647 3 жыл бұрын
Saafi abaayo waan ku raalli geleinayaa, anoo kuhadlaya maga gabdhaha Soomaaliyeed. Ilaahay xaqaaga hakasoo bixiyo kaasi. Ilaahay ha na caawiyo haddaan nahay gabdhaha Soomaaliyeed.
@okahmed8846
@okahmed8846 3 жыл бұрын
Aamiin abaayo
@maryancali8065
@maryancali8065 3 жыл бұрын
Aamiin abayo
@amish6126
@amish6126 3 жыл бұрын
Safi Waan ku aaminay waanan kuu ducaynaynaa wllo qalbiga allah hakuu qaboojiyo kuwii dhibkaa kuu gaystay allah umada haka qabto
@aqualuna21
@aqualuna21 3 жыл бұрын
I believe in you sister and support you😍🥰I am so sorry for what happened to you.You are very strong woman for coming out to talk about something so traumatic that happened to you.May Allah make it easy for you in your quest for justice.
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
بِسْمِ ٱللهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٱلْحَمْدُ لِلهِ رَبِّ الْعَـٰلَمِينَ (٢) ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ (٣) مَـٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ (٤) إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ (٥) ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ (٦) صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ (٧)
@dahablow2846
@dahablow2846 3 жыл бұрын
Aadaa uga xumahay wixii maamadaan kudhacay waxaana rajeynaa in ilaaheey xaqeeda ha usahlo ilaaheey ha ciqaabo raga waxaan kusameyay aduun iyo aaqiro
@abdirashid4318
@abdirashid4318 3 жыл бұрын
We need mr goof allah yalcanuhu.my we with you im.cry wallahi. This sadnes. Verry.sorry my sister.
@hibay4752
@hibay4752 3 жыл бұрын
I feel your pain thank you for being brave habo
@maxadtidhiyaa2696
@maxadtidhiyaa2696 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Aad ayan uga xumahay gabadhan waxa ku dhacay ilahay in uu u hiilinayo shaki kuma jiro waayo ilahay aya balan qaaday waxana dhaba in nimankaasi aay dhib ku jiraan aakhirona su’aal aya u taal iyaga iyo kuwa la midka ahba ilahay umada haka qabto ... Aad iyo aad ayan uga xumahay gabdhaha dhibkaasi gaadhay ilahay quluubtoda haw boogo dhayo very sad ☹️ walahi 😭😭😭
@Hareedo
@Hareedo 3 жыл бұрын
Dowlada Canada 🇨🇦 haka dacweyso
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 3 жыл бұрын
Wuxuu joogaa toronto.. Ha soo wacdo somali community toronto. I feel sorry for her..
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 3 жыл бұрын
@@MohamedAli-xq9jo what's his name
@mariza101_
@mariza101_ 3 жыл бұрын
@@sarahdumarland3672 Cabdulahi goof
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 3 жыл бұрын
@@mariza101_ mahadsanid ana Toronto jogo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Allahii kaa badbaadiyey oo ku xafiday ayaa Mahad leh. Alxamdu lillah.
@nejmaomer9273
@nejmaomer9273 3 жыл бұрын
I would like to say something but i can't subhanallah😢 so #painfull
@imanabdikarin51
@imanabdikarin51 3 жыл бұрын
Take your time abaayo but hadal waxaa laga yaaba in aad dad badbadiso adigana aad nafisto garabkaaga baan nahy love ❤️
@nejmaomer9273
@nejmaomer9273 3 жыл бұрын
@@imanabdikarin51 thnx hppt but ani naftyda kma hadlyn shekada ayan waxan dhaho garan wayey wna jecla inan fikir ka dhibto ilhy hablaha haka dulqado dhibka thnx qli
@lulgane4654
@lulgane4654 3 жыл бұрын
@@nejmaomer9273 kkkkk your so funny 🤣
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr , farxiyo.
@cabdicali607
@cabdicali607 3 жыл бұрын
S c kum walaal waan ka xumay arintaada wllahi waan ka ooyaa markan xasuusto xataa waxan gaadhay inaan ooyo waan kuusoo du ceeyaa qof gob ah ayaad tay xaqaagu wuu skk bixi doonaa isha alla waan ku garab joog naa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
I will buy the Book.... I am waiting it (Saafi)
@houda-sld
@houda-sld 3 жыл бұрын
Mamo malyuun qofkii ugu horeeyay ee in lakufsaday ka hadashay ila ee dharka dhigato ku kalifeen wey waalantahay se ulahayeen
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 3 жыл бұрын
Mana sheegayan iney ayada diriqan fashey. Dumarkan Soomalida wan la yabey. MMS wa qofki ugu horeysey. Dumarkina ma uu istagin. So sad
@houda-sld
@houda-sld 3 жыл бұрын
@@sarahdumarland3672 so sad wlaahi maalintee social media katiri wala ikufsaday anigu wan rumeestay becouse qofka dhaawacan feeling gooni ayu leeyahay ayagana ila heer ay dharka dhigato ku kalifay oo dumar ka ayago dhacawan oo shegan karin kucayayan
@samsamali1430
@samsamali1430 3 жыл бұрын
@@sarahdumarland3672 mid la kufsaday baa caayeysay oo ilma laga dhalay oo walahi ah tiiyoo caayeysa malyuun markii aan arkay ayaan ogaaday in dumarka somalidu Waxjira ayan ahayn
@lulaxasan8483
@lulaxasan8483 3 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo mamo alle heydin gulleyo❤️❤️❤️
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Bring it to USA 🇺🇸 please specially Columbus Ohio is the place start 👍🏾
@daahirjv
@daahirjv 3 жыл бұрын
Huuno ceeb ma lihid quruxeey SORRY ee waa lagu dulmiyey
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 жыл бұрын
Xaqu feeraha. Ayow ka dilaacaaaa marba hadii ay fagaaraha keentay ninki kufsaday magaciisa aad ayey u fiicantahay adigana habar yar saafiyey qalbiga allaha kuu dajiyo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@ikram2326
@ikram2326 3 жыл бұрын
Dear, may you get ur justice in this world and the next!
@ayanali9609
@ayanali9609 3 жыл бұрын
gabar qaaliya tahay.wali wiilkiii bay ledahay wiil uguma yereen..bahalkii ban ugu yeeri lahaa.
@hamzayousuf627
@hamzayousuf627 3 жыл бұрын
Allaha xaqa tusoh umada somaliyed abdulahi Goof balaayeystaha kogsan allaha cadaabo if iyo aakhirobah
@israa.040
@israa.040 3 жыл бұрын
Ilaahaye ku cadab adunyo iyo aqiiro gabdha maskinta e ad noolsha ku duugtaye xaqeda alaa kaso biixi abayo adiigan ilaahaye xaqaga haakuso biixiyo
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 2 жыл бұрын
Youssouf african is alive wll. MashaaAllah
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 жыл бұрын
Muqrimkaa baa ceebaysan inshallaah gabdhihiisa bay ku dhacaysaa iyo walaalihii buu xaqdaro meel u dhigay ilaahay waa danbeeyo yaa mujrim ifka iyo aduunkaba ilaahay haa kaaga jarooo
@sowturaxma9580
@sowturaxma9580 3 жыл бұрын
Sad story wlhi wan la ilmeyey ilhey cadaalad haku siiyo
@najmoahmed9720
@najmoahmed9720 3 жыл бұрын
Qalbigaa i xanuunay welhi waraysigii cusbaa ban arkay😥😥 waalaga garbaxayaa
@Hareedo
@Hareedo 3 жыл бұрын
Ninkas mujrimka ah Allah swt hasoo kashifo deg deg
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 жыл бұрын
Canada ayuu dagan yahay haday dacwayso waxbaa looga qabanaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Ilaahay Kama xoraynaayo Ayaytdhi Ayaankahaya Saafi Omar 😢
@shuriyahali4491
@shuriyahali4491 3 жыл бұрын
mashaa allah rabi xaqqga ha soo iftiimiyo
@hibofarah2014
@hibofarah2014 3 жыл бұрын
Insha Alah buuga waan gadan doonaa .magaciis buuga
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Oh, I cried with you because your heart hurt. May God comfort your heart Somali man is not cruel somali women are abused every day😭😭💔😭💔😭💔😭😭😭😭😭😭😭
@legoat9259
@legoat9259 3 жыл бұрын
never qof u dabaaninaayo ma jiro welcome 🙏🏾 to canaada we will be help you inshallah 🌹😍♥️saafi
@aminahassan8277
@aminahassan8277 3 жыл бұрын
Hadalku waa dawo wall haday gabadhan mar hore hadli lahayd dhibkaas xanuunkaas wey ka ladnaan lahayd wax la qariyo wey ku qarsataa wall hore u soco 🌹♥️
@ilayscmr1800
@ilayscmr1800 3 жыл бұрын
Waa guul biloowgeed in dhibanuhu ku dhiiraday sheegista gaboodfaladii loogeystay ineey sheegankaraan illeen waxaa jirtay mudo fog ku dhiiranwaayey sheegida wixii loogeystay, sidookale Ma heleyno nabadgelyo iyo xasilooni illaa dhibgeysuhuna ku dhiirado inuu yiraahdo ‘’anigaa dhibkaan kuu geystay ee walaaloow/walaaleey iga aargudo ama i cafi!’’ Waxaan rajeynayaa intaasi maalin uun dhaceyso insha ALLAAH
@naimanajah3031
@naimanajah3031 3 жыл бұрын
Ax ax subxaanallah allah ha u gargaaro dumarka soomaaliyeed meelwalba ay joogaan Illahy nimanka xaqa lagu leeyahy Allah ha garansiiyo "Goorma ayaa dulmigu dhamaanayaa " 😭😭😭😥Allah haku garabgalo maamo
@lula383
@lula383 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@nimodaud5279
@nimodaud5279 3 жыл бұрын
Ilaahay xaqaaga ha kaaga soo qaado
@nadiifanadiifa9403
@nadiifanadiifa9403 3 жыл бұрын
Ina sh camir cumar waa ka xumahay
@munalizashow5969
@munalizashow5969 3 жыл бұрын
Maluga eedeenaayo xaqaaga wa in aad u dagaashaa maxkamad saar. We r with habaryar and I'm sorry the pain u faced.🥰💖💝
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Illaahay waxaan ka baryayaa inuu ninkaas ifka calaamad ka soo saaro Aamiin Aamiin
@farhiyoabdi3877
@farhiyoabdi3877 3 жыл бұрын
Mama saafi dulmiga laguu geestay waa soo ifaa soon Insha allaah mujrumkaas kenya haduu joogo waaba meesha ugu fiican oo lagu iqaabi karo xaqaada cid kuu dhici meyso hadii aadan adiga u dhabar adeegin
@muhaajir77
@muhaajir77 3 жыл бұрын
Midka sidaas u galay maamadaan asiga iyo ragii kale waxey mudanyihiin aduunkaan in lagu ciqaabo, lacnatu laah caleyk
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Quruxda Alle Kugumanaystay Ayaykaaga Ba’ayeen Ayaanisidhi Saafi Cumar Caamir 😟
@meryamali8267
@meryamali8267 Жыл бұрын
Where I can find the book 📕 abaayo igu caawi please 🙏
@m.kthetiger2197
@m.kthetiger2197 3 жыл бұрын
Abdullahi Goof kufsadaha maamada waan arkay asagoo u boodboodaayo sida caruur yar. Waxaa igula yaab badan hees wadani ah asagoo qaadayo. Balaayo ku aragtay!
@farhankheyre7142
@farhankheyre7142 3 жыл бұрын
Ogoow kiiis kaan Waxaa hadda la wareegay maxkamad cadaalad ah Waan ku sugeeynaa insha allah Danbiga uu galay aniga wax ka qAbanneeyna ogoow taas
@hooyomacan9212
@hooyomacan9212 3 жыл бұрын
Allaha kula garab qabo insha allah
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 жыл бұрын
Laaa xawla wallaa quwata illaa billah laa xawla wallaa quwata illaa billah laa xawla wallaa quwata illaa billah
@ayeeyojecel3811
@ayeeyojecel3811 3 жыл бұрын
Hooyo sharaf badan baa tahaye Ilaahay Ninkii gabadh dhib u gaysata if iyo aakhiraba ha kaga jaro.
@nerodavola9188
@nerodavola9188 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay waxa ku soo dhacay maamadaas waxaana rajaynayaa inay ku guulaysato dacwaynta denbiilayaashaas tusaalena u noqoto hablaha kale
@nhassan5800
@nhassan5800 3 жыл бұрын
Aad ayaan oga xumahay ineey hooyadan qaaligaa dhibtaas soo martay Naxariis laga fageygii kufsaday Allah soo qabto. Arintaan iyo mid kasii foolxun wali dumarka baa loo geystaa, Allah naga qabto naxariis lawo yaasha.
@shuushuuxaaji1528
@shuushuuxaaji1528 3 жыл бұрын
Walahi waxan sheegno maba naqaan hadiiba sodon sano kahor saas la ahaay oo wadanka dowlad ka jirtay 😭😭😭😭😭😭
@ahmedjanuune8684
@ahmedjanuune8684 3 жыл бұрын
Marka xoogida la dhaho waqtigaas ayaaba darneed
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 3 жыл бұрын
Maxakamad la tiigso insha alllah xaqaaga waad heli Waanu kula damqanaynaa edo Garabkaaga ayaanu taaganahay isku day inaad sharciga la tiigsato
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 3 жыл бұрын
Ya allah ya raxman ya raxiim sharkoda raga qar naga badbaadi
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
Aadbaan ooga xumahay arinta kudhacday walaasheey ragga somaliyeedna way nagu tunteen illahay hanaga qabto Aamiin Aamiin
@legoat9259
@legoat9259 3 жыл бұрын
saafi welcome to 🇨🇦
@shukrihussein6331
@shukrihussein6331 3 жыл бұрын
Asc abaayo waxaan rabaa in la dacweeyo waxan daganahay wadan laga waxaan dhihi lahaa saafi dacwee wax ceeb ma lahid isagaa caayen ninkaan waaba ey
@monafarah4324
@monafarah4324 3 жыл бұрын
ASC WALAAL AAD IYO AAD BAAN UGA XUMAHAY DHIBKA KU GAARAY ILAAHAY HA KU CAAFIYO AAMIIN
@ahmedsadak6904
@ahmedsadak6904 3 жыл бұрын
mamo ceeb malihid waaa lagu dulmiyey
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 3 жыл бұрын
Ilaahey ha ku darajeeyo mum mahadsanid waa aduun xaqa wuu so bixi insha allaah
@munna9537
@munna9537 3 жыл бұрын
Subxaanalaah gabdhaha somaliyed ayaan daranaa
@fattiahabsiyeh477
@fattiahabsiyeh477 3 жыл бұрын
Masha alla waa fariit anaa garsin Fathia iyo yousuf Isha Allah
@raxmafraxa1339
@raxmafraxa1339 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo hore u soco in Sha Allah wad guulaysan
Wax Badan Ayaa Laynaka Qariyey Si Aynu Ugu Qanacno Nolol Qawed & Suququl Ah🤔
44:06
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,4 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 79 МЛН
reer burco iyo sawirka boqor cismaan burmadaw maxa kala qabsaday😂😂 kk
17:15
SAFARKA RW XAMSE BAYDHABO (4471)
2:56:05
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
Ka Xoroowga Fakhriga & Kobcinta Shaqsinimada (Self Development)
33:19
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4,4 М.
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Boorame  Iyo Aageedii Ayaa La Ikala Baray ❤️😍👍🏾
15:50
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 22 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,4 МЛН