No video

Kulanka Fanaaninta Banaadir ee RoyalTv, London, UK, 2011 - Qeybta 2aad

  Рет қаралды 35,195

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

Күн бұрын

Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011 - Qeybta 2aad
Axmed Naaji Sacad
Cabdulqaadir "Nuuraani"
Faynuus Sheekh Daahir
Shariif "Jeek"
Muxyidiin Xaaji Abuukar
Muriidi Sharles
Raxiima Mahdi Abuukar
Deeqa Axmed Cabdiraxmaan
Amaara Cali "Shoobero"
Waxaa duubay, wixiii xuquuq ahna u dhowran Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011.

Пікірлер: 20
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Walalaha hargeysun iyo walalaha banadiir mansha alah
@siyaadhaaji1107
@siyaadhaaji1107 4 жыл бұрын
woow sadex nin oo fanka banaadiriga taariikh ku leh waa xanaaqsana waa iga qosliyeen
@abdiwahaabomar4047
@abdiwahaabomar4047 3 жыл бұрын
Mash allah heer banadiri🥰🥰
@Odaybiiqeey
@Odaybiiqeey 12 жыл бұрын
maasha'allah fan banaadiri lee waaye , thanks ustaad, iyo abwaanada iyo feynuus sheekh daahir
@gaawanowqoryooley6623
@gaawanowqoryooley6623 3 жыл бұрын
banadiri waa dad meel walba ka hormarey guul😍😍😍
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 6 жыл бұрын
Reer Waqooyi Reer Xamar Maxeey Ka Ka Sayaan Reer Banadir ❤❤❤❤
@amywayeel
@amywayeel 13 жыл бұрын
Waah! Waah! Waa Asharaaftii Fanka Banaadir oo kulnsan. Farxad badanaa. Bahuwaa! bahuwaa! XasanBurhaan waad ku mahdsan tahay. Noolow!
@AHLUKHEYR
@AHLUKHEYR 4 жыл бұрын
Ilaahey ha uraxmado abwaan weyn aweys geedow
@nabadraadshe
@nabadraadshe 13 жыл бұрын
Heesta ay qaadayaan hoboladan waxay ka mid aheyd heesha sida joogtada looga soo deyn jiray Raadiyo Muqdisho. Waan ka helay sida wanaagsan ee loo agaasimay kullanka hobolada Banaadir.
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 5 жыл бұрын
Axmed Naaji: Maan daranaa Maana aabbahaa mooro xalaal kuuu raboo Kula maaganeyn maaddo xumaan Loo soo dhisayey. Faaduma Qaasim: Anna makaankiisa u dhafee Meel iiga macanaan heley Oo miirkeyga u roon.
@abdirahmandaairi6480
@abdirahmandaairi6480 12 жыл бұрын
sida ... DISCO DISCO AYA MADISCO DANSA ,,2- LOVE MY LOVE oo ay qaaday faadumo qaasin iyo TALK TO ME BABY..oo qaaday fanaanka jeeri sida CAALAMKAAN CASRIYOOWAY CABIRAAYO CADCEEDA CILMI IYO CAQLI WAAYE COLAAD IYO CUDUD MA,AHAN..BY FANAAN DR.RAAFI sidaad arkeeso heesahaan oo dhan waxay ka tarjumeesaa THE TIME .. ama casriga iyo horumarka
@mymrgreenmrgreen
@mymrgreenmrgreen 8 жыл бұрын
hada yacal iyo heblow iyo hebley ma lo yoogo waxas ka baxa waa la isko maqan yahaye..figiira........musica iska daafe...haway huygadi adunka...fanan ku laha....waah..
@ahmedikar8114
@ahmedikar8114 7 жыл бұрын
ikar sheikhalio is my grandfather
@abdirahmandaairi6480
@abdirahmandaairi6480 12 жыл бұрын
bro zuweeys. markaad leedahay wax qabiil manaqaano ayay ku oranaayaan ileen ayaga ayaa qabiil kaaga badiyo.... ?,, runtii waxaan jecleesan lahaay inaad taariiqda si fiican aad usoo aqriso waayo fanka soomaalia waxuu u kala baxaayaa labo fan mid ah soomaali iyo mid ah banaadiri labada ba waxay ka tarjamaayeen dhaqanka sida dhaqanka magaalda iyo miga fanka soomaalia waxay ka tarjumaayeen ay ka shanqarinaayeen dhaqan soomaalida kaasoo ah dhaqankii miiga ee xoola dhaqatada ahaay taasina
@abdulqadirs4452
@abdulqadirs4452 Жыл бұрын
UJEEDO CADEEYN UUMISTA ILAAHEEY WAXAA KA HOREYAA ARAGTIDA ZOO BOOQDA SARTEYNA KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA SHINGAANI MUQDISHO OO MADFAC KU DHACEEY OO BSRAAKO KU DHISTEN CIDA XOOG KU SOO DEGEEN.SOO BOOQDA SOOMAALIYEY
@zuweeys
@zuweeys 12 жыл бұрын
KUWAANI SIDII FANAANIIN QARAN, UMAHADLAYAAN WAAMAXAY? TVGNA. GABARTEEYNA BANAADIRIGEENA , MAR KAAS BEEY KULEEYIHIN WAX QABIIL LA,DHOHO MA, NAQAANO IYAGAABA UGU DARAN ILEEYN !
Majaajilo| Magool iyo Cabdalle Nuuraani, 1985.
3:17
HOOBAL
Рет қаралды 35 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 4,5 МЛН
Sooyaalka Fanka Banaadiriga
41:05
Astaan
Рет қаралды 11 М.
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 10 М.
Curintii Codadka ee Cabdillaahi Qarshe
7:31
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 7 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 474 М.
Xamar ,Maxamed Aweys Geedow
1:24
Ali S
Рет қаралды 44 М.
SURPRISE LAKI HAJI OO FILAN WAA LA ILMEESAY!
17:20
Goobe Video Production
Рет қаралды 91 М.