Kulankii & Sodhawayntii Besha Duduble U sameyey Garaad Cabdirisaq Garad Soofe & Kaftankii Madasha ..

  Рет қаралды 7,156

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@jaamacismaaciil845
@jaamacismaaciil845 3 ай бұрын
Maansha allaah. Garaadka sidaad usoo dhoweyseen waad kumahadsan tihiin Dudubloow. Waa walaalnimo iyo isdhexgal soomaaliyeed.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Maasha allaah soomaalidu waa walaalo from khaatumo ❤️❤️❤️❤️
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 3 ай бұрын
Masha Allah. Iskaasha guul daku waa walaalo waa wiil iyo Abtigii❤❤❤❤😂😂
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 3 ай бұрын
Duduble waa cali gari
@snw9257
@snw9257 3 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Allah walaaleyo umada Somaliyeed 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💚💙💯✅🇸🇴🦁🦁🦁🦁❤️🌹
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 ай бұрын
Maanshalaah Maanshalaah Soomaalidu waa walaalko
@Tasniim1
@Tasniim1 3 ай бұрын
Nagaad TV adaa lagaaga fadhiyaa waxan meesha ka’socda inaad dadka fahamsiiso.
@MohamedCiise-i4f
@MohamedCiise-i4f 3 ай бұрын
DUDUBLE WAA REER DUDUB WAXAY KA YIMAA DEEN AWDAL WAY DADAALAYAAN RAGKALOO MAQNAABAY SOORAADINAYAAN WAA GUUL SIYAARADII SHEEKH DUDUBNA TAGA DEE WA IIDIN SIDEE DUDUBLOOW XARIIRAD TAGA QABRIGIGII DUDUB
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 3 ай бұрын
Cali geri waa gaajo duduble ayuu xoolo ka rabaa
@FaeduusMaxamuud
@FaeduusMaxamuud 3 ай бұрын
🎉
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 3 ай бұрын
War cali geri sidee wax u wadaan
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
War meel iskuraaca waadadhalateen ee ma Hiraab baa tihiin MISE HARTI? dhinac iskugubeyra
@fowsiyaMohamoud
@fowsiyaMohamoud 3 ай бұрын
Waa soo socdaan reerka ha laga dhowr sugo
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
@fowsiyaMohamoud dhulbahante iyo duduble wadadhalashada waad jeceshehiin lkn qolo walba marabto iney katagto Hiraab iyo Harti waxaa lamid ah xawaadle iyo leylkase. Waakuwaa duduble sida qurxoon umaamusey Garaadka hadana maxamud hiraab baanahey waana uwadadhalaney
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
@@fowsiyaMohamoud Fowziya reerka naago mcn bey leeyihiin
@AminaGAli
@AminaGAli 3 ай бұрын
Reer ayeeyahay Caligeri Axmed miyaa noqdey Duduble mise Dudublaa noqday Caligeri Axmed?
@samdaani
@samdaani 3 ай бұрын
Duduble miyaa dhulbahante ah Mise
@bulohus8548
@bulohus8548 3 ай бұрын
Wager Sidee walaal ku yihiin !
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 ай бұрын
Samaroon ne duduble baa kujira
@engilyas44
@engilyas44 3 ай бұрын
Waa ilahay mahadi Walalahay isxiidhidhinay inan arko ❤❤❤❤ Duduble iyo cali gari Waa curadkii iyo curad xiigen Waa Rag rer dudub ciisman ah
@Tasniim1
@Tasniim1 3 ай бұрын
Sidee kunoqdeen bal noo faahfaahi.
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 3 ай бұрын
Cali gari waa ninman dudubleh
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 3 ай бұрын
Meesha calankii ssc khatumoba kama muqdo duduble ma mucaradba dhulbahante ayanu ba unaqanaye
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 3 ай бұрын
Caligeri waa abtiyaashay lkn ka yeeli maayo hooley inuu abti ii noqdo !
@Tasniim1
@Tasniim1 3 ай бұрын
Adeer cali geriyoow iscadeeya ma’niman Axmed garaad ah baad tihiin mise Duduble? Maxaa khaldan?
@saidali6971
@saidali6971 3 ай бұрын
DUDUBLOOW MAAD ISKA KEEY DILI DUULKALA IIGAKAA DARANE
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 3 ай бұрын
Oo heedhe reer cali geri ma hiraab bay noqdeen mise duduble ayaa cali geri ah
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 3 ай бұрын
Dububle Maa Cali Gari noqoday
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 3 ай бұрын
Duduble iyo cali geri iyamaa ibna furaash ahaa ?
@hassanabdi3502
@hassanabdi3502 3 ай бұрын
Caligariyow qarniyaal badan yaad been iyo daarood yaan nahay oo ahmed garaad yaanahay yaad nagula joogteen ee maanta naga guura. Hiraab iyo Ahmed garaad yaanu labadaba nahay xaggee lagadhèelaa. Lkn Caligari inuzsan dhulbahante ama garaad u ekeyn waaloo jeedaa.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Weger reey iman ka cali gari ma hitaabey noqden
@mohamed88466
@mohamed88466 3 ай бұрын
Cali Geri iyo reer hagarku ma isku laf hoosaa
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
@@mohamed88466 ma haranayo waa hawiye noqdeene say hager wax isugu yihiin
@a.j2428
@a.j2428 3 ай бұрын
@@mohamed88466 haa waa isku Axmed garaad, waxayna ka sii yihiin faarax garaad, shishoore
@Tasniim1
@Tasniim1 3 ай бұрын
Maya.
@Tasniim1
@Tasniim1 3 ай бұрын
Sidaad uyaaban tahay baanu uyaaban nahay 😮.
Isaaq iyo imaaraadka carabta qodobo kale
33:50
Qaranimo TV
Рет қаралды 747
BEESHA CAALAMKA  MW XASAN SHIIKH XAMSE LAFTAGAREEN AXMED Madoobe
21:34
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
21 January 2025
9:03
Somalia New unit
Рет қаралды 1 М.
Gabay Cajiib ah & Abwaan Axmed Qorane "Gabaygii Saylac"
11:23
XOGTA FAHAD YAASIIN AMAR ALLE LAAKIIN 29 January 2025
22:59
Mudug Tv
Рет қаралды 1,1 М.
Reer jabuui iyo Madaxweyne ismaaciil Cumar Maxaa kala Haysata
13:06
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН