Kulliyadee Jaamacadaha Turkiga igula Talinaysaa? Talo ku Socota Ardayda

  Рет қаралды 9,496

ShaakirTube

ShaakirTube

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 жыл бұрын
Maasha alaahu shaakir shugran halwadaag aad u heeyso umadaada horo u soco hamigaada waad gaari insha alaahu ascww
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Dalkeenu aad ayuu ugu baahan yahay engineer nimada
@fardawsamohamed7083
@fardawsamohamed7083 2 жыл бұрын
wan ku salaamay ustaad"" jaamacadaha turkiga majiraan qaybo ku fiican islamic istudio
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Wacalakumasalam mashaa Allaah jazaakalaa kheer waad ufaaidaysay ardayda shukran
@hanti-abuurconsultancycom9582
@hanti-abuurconsultancycom9582 3 жыл бұрын
Masha Allah wll waad mahadsantahay
@faadumoaxmed9943
@faadumoaxmed9943 3 жыл бұрын
Masha Allah Jasaakalaah khayr ustaad Kuliyadaha caafimaadka oo tayo sare leh malaga helayaa turkey ga
@maalincusub
@maalincusub 3 жыл бұрын
jamacadaha caafimaadka bro kuwee ugu fiican weliba master baa rabaaa
@irman2630
@irman2630 3 жыл бұрын
Thanks
@sulubfilms4374
@sulubfilms4374 3 жыл бұрын
Ustaad Mawducaagu wuxu kusaasan yahy Civil engineering oo keliya, Dhaman Ardaydu Civil engineering Uma wada Baahna, Kuuliyadahada Inoo soo badi,
@kadra-ayandaach1809
@kadra-ayandaach1809 3 жыл бұрын
Jazakallah khair
@zakariyeahmedali6358
@zakariyeahmedali6358 2 жыл бұрын
ustaad caafimadka kwrn
@abdirizakmohamoud3089
@abdirizakmohamoud3089 3 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wll alle haku xafido
@maxamedcaadilcaadilyamani7039
@maxamedcaadilcaadilyamani7039 2 жыл бұрын
Ustaad kheyr allah haku siiyo Waxan kaloo ku weydiinaa mala helaa jaamacado bixiya faculty of education
@LuulMuxumed-xz8go
@LuulMuxumed-xz8go 5 ай бұрын
Wllkay qayb shareeca ma leedahyna
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 жыл бұрын
Guulayso mudane
@asmamuhumed5937
@asmamuhumed5937 Жыл бұрын
Oo dadkan imika comantiga buxinaya mawaxaaso lacagay haystaan jamacada lagu dhiganayo anu lacaglay ayaan ismodayay show faqiirbaan😂 ahay walee 7kun ama 3kun ayaan waxkusoo dhigan hadaan helo insha allah sadaqo ayaan ula bixidoonaa
@cxakiinaxmed2305
@cxakiinaxmed2305 8 ай бұрын
M ,a
@caashaxasan3602
@caashaxasan3602 3 жыл бұрын
Ilaahay hakaa amaal mariyo
@arafatkahin4617
@arafatkahin4617 3 жыл бұрын
Well explained uustaad
@HORNTRADING
@HORNTRADING 3 жыл бұрын
Mowduuc innba muhiim ah 🤝🤝❤
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 3 жыл бұрын
Ustaadii ciqaamadaadii makuu hagaagtay Alle hakuu fududeeyo.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Maya weli wllo
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 3 жыл бұрын
@@ShaakirTube Allha kuu fududeeyo walaal.
@sacdush319
@sacdush319 3 жыл бұрын
Asc wll wxaad iisheegtaa jaamacadaha ugu tayada sareeya ee caafmadka lagu barto magacyadoda iyo halka ay kuyaalaan mahadsanid
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@sayidomarolad2696
@sayidomarolad2696 3 жыл бұрын
Wll Shaakir runtii wax aad u wanaagsan baad bulshadeena u heysaa, Alle hakaa abaal mariyo. Wll website kee ama halkee laga eegaa kala sareynta jaamacdaha , jamacdo bdn ayaan rabay inaan ranking-kooda ogaado ? Mahadsanid wll.
@sayidomarolad2696
@sayidomarolad2696 3 жыл бұрын
Jaamcdaha Turkey baan ula jeeda ustad.
@sadiiqcabdixakiin8427
@sadiiqcabdixakiin8427 3 жыл бұрын
Walal waxaad ka soosamaysaa jaamacadaha kuyaala gobolada ee kubaxa englishka
@samirasaidmohamett3504
@samirasaidmohamett3504 3 жыл бұрын
Asc ustaad waxa raba kuliyada software engineering inan kaso hadasho jamaacadaha ugu tayada wanaagsan inta lagu dhigto sanadki mgaalada istanbul
@Mohzadik143.
@Mohzadik143. 3 жыл бұрын
Ustaad wad mahadsantay ee medicie kasoo waran. Iyo jamacda kubaxa luqada turky
@munaabdiaydiid4197
@munaabdiaydiid4197 3 жыл бұрын
mhdsanid wll. please waxan noga so sheekeysa kuliyadaha caafimaadka iyo inay ku fcnthy in laga barto
@cibaadocali8062
@cibaadocali8062 3 жыл бұрын
Meel aan ka xaraysto oon visa la hubo ka helayo hadad garanayso ii sheeg wll
@azadmohawi6095
@azadmohawi6095 3 жыл бұрын
ASC Wll waxaan ahay arday jooga turkey una imaaday inaan barto caafimaad, sideen ku helaa kuliyad caafimaad oo raqiis ah.
@mohammedhaadi1067
@mohammedhaadi1067 3 жыл бұрын
Wd mhdsnthy mudn ee medicine kaso hdl brkllh sida kuwn oo kle insha Allah
@queenliza596
@queenliza596 3 жыл бұрын
Ustaad waxan ubahanahay Fashion Designer sooo hadal please 🙏🙏🙏🙏🇹🇷🙏
@muhimpretty4028
@muhimpretty4028 3 жыл бұрын
Asc kawarn ICT please iso jawaab
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll wax kaso hadasha iskuulada dowlada iyo kuwa gaarka lo le yahay gar ahaan magalada Istanbul
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Waan ka hadlay wllo, Channelka ka eeg
@sahalali1035
@sahalali1035 3 жыл бұрын
oo ah jaamacadda ugu wanaagsan ee gaarka loo leeyahay ama dawliga ah
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Jaamacadaha English ka kulliyadahaa lagu dhigo weeye
@mahadmowliid9118
@mahadmowliid9118 3 жыл бұрын
Wll waxan raba bal in ad warbixin naga sido sclorshipka bangiga islaamka in lagu dhawaaqay bisha 7aaad ayaa lagu dhawaaqaya la yidhi mrka wax wara hadii ka hysid wll
@karamajr8943
@karamajr8943 3 жыл бұрын
M.a ustad waxan ahay arday rabo in uu Turkey wax ku barto.
@omaradam6924
@omaradam6924 3 жыл бұрын
Ustaad m.a allah ku xifdiyo muuqalo kale noosoo hagaaji fadlan adigoo mahadsan aniga waxaan joogaa ankara waxaana rabaa master degree oo dhaqaale ah gaar ahaan International finance oo English ku baxayo wllow jammacadde ugu wanaagsan oon ku biiri karaa fadlan ila tali inaan admission raadsada ayaan rabilaa maalmahaan soo socda ama numberkaaga ila wadaag adigoo raali ah ustaadii
@AxmedNuur-u4x
@AxmedNuur-u4x 10 ай бұрын
Wll waxan joogaa ethiopia waxan rabaa software engineering kawaran wll jaamacadee ugu fiican io qiimaheeda
@Farhansomalili
@Farhansomalili 3 жыл бұрын
KaliYa hal kuliYad aYaad sheegtaY Marka MuQalka Labaad 3 Faculty kaso dhig Aad Buu Xiiso U leyahaY Macalin
@dharmaalehassan8250
@dharmaalehassan8250 3 жыл бұрын
Card qaxoontiga sida lo qaato ka so hadal wall plz
@khaliifcali8218
@khaliifcali8218 3 жыл бұрын
Ustad mad nosheegin kuliyada suuqa shaqada ugu fiican dalka turkey
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Turkey Suuqiisa Shaqada Jaanis badan Ajaanib ugama banaana wllo
@MohamedOmar-qf6gs
@MohamedOmar-qf6gs 3 жыл бұрын
Ustad kuliyd sofware enginer inan ka barto rapaa turkia bal kwrne
@kadarahmedrashid4760
@kadarahmedrashid4760 3 жыл бұрын
Anigaba software engineering kasoo baran rabaa insha Allah
@sacdush319
@sacdush319 3 жыл бұрын
Caafmaadka maad wax noga taatabatid wll
@nasraabdi9100
@nasraabdi9100 3 жыл бұрын
wlal waan kugu xidhanahy aadba u mhdsn tahay waan walal gabadh ayaan ahay scholarship ayan ku iman raba turkiga ensha allaah cidina iima dgana waxn galaya yuurtoyinka ajaanib ayaa la gala mrarka qaar ardyda somaliyed wax samayna ma uga timda ajaanibta iiga jwb fdln hdad awoodo video nooga so samee mhdsanid
@zubercabdi4040
@zubercabdi4040 2 жыл бұрын
Waxan raba kuliyada engineering ee macalin jamacade ugu ficn Turkey
@ooo1417
@ooo1417 3 жыл бұрын
Walal Fashion Design Ayan ubahanahay mala helaa waxbaraasho ISO jawab
@ooo1417
@ooo1417 3 жыл бұрын
Jawab walid jawab ayey rabaan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nuuneprodection8425
@nuuneprodection8425 3 жыл бұрын
Kasoo hadal gobolada turkiga ugu jaamacada fcn
@ugbadjano1016
@ugbadjano1016 3 жыл бұрын
Mucallim Kulliyad Kale oon Enginrig Ahayn Oy Kufcn yihiin Manoosoo Gudbin Kartaa
@addedamal585
@addedamal585 3 жыл бұрын
jamacadaha wll ma privet ba
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Haa wllo
@youtubeigadhigo5279
@youtubeigadhigo5279 3 жыл бұрын
Waxaaan rabaa inaan doctor kanoqdo turki IGA Soo jeedi
@cumericadde1895
@cumericadde1895 3 жыл бұрын
Muden kuuwe luuqada turkish noso samey ado mahadisan
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,5 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 27 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 10 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
SIDEE HANTIILE LOO NOQDAA?
16:12
Amal Bank
Рет қаралды 11 М.
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
Xogmaal Media
Рет қаралды 31 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17
Rootiinkaan Wuxuu Kaa Dhigi Laacibka Taariikhda ugu Fiican :
14:57
Saddexda Shuruudood ee lagu helo deeqaha waxbarasho ee Ingiriiska.
21:35
waraysi || deeqda Waxbarasho ee dalka turkiga.. Axmed Saciid Axmed
19:11
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,5 МЛН