“Kuwaan Maxay Yihiin Hee” Sorry Macallinka | Kamerada Wareegta

  Рет қаралды 213,000

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

#arimaheena #team27 #kameradawareegta
Wiilka Lebonaneska channelkisa / @katoor
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,164,753 subscribers

Пікірлер: 595
@ArimaHeena
@ArimaHeena 6 ай бұрын
Odeygaan aan caawino 🫡 Mohamed Katoor youtube.com/@katoor?si=oKu4gMj_ghPhnDia
@OzanPoi-c2w
@OzanPoi-c2w 6 ай бұрын
Abdulahi hasohirow video
@shaaficisiciid462
@shaaficisiciid462 6 ай бұрын
Keep going 100k 🎉
@Team_27-A
@Team_27-A 6 ай бұрын
1k day aan gadhsino
@sayidyuusuf1347
@sayidyuusuf1347 6 ай бұрын
M.alhh
@fadnamohamed
@fadnamohamed 6 ай бұрын
Wa usaarena
@katoor
@katoor 6 ай бұрын
Thank you brother ✊🏼3.5K in 1 hr 🤣🙏🏼
@moroçky99
@moroçky99 6 ай бұрын
Keep going my brother from Somali 🇸🇴🇸🇴
@M15-f7d
@M15-f7d 6 ай бұрын
Keep going brother, you deserve it ❤
@yuusufcaligurey2615
@yuusufcaligurey2615 6 ай бұрын
I'm from Somalia,🇸🇴🇸🇴🇸🇴 pro, you can get 15k and you deserve that and more. We are promised 50k . ان شاءالله
@DriveToSucceedd1
@DriveToSucceedd1 6 ай бұрын
Insha allah u will get more than that bro love u❤
@cabdirzaaqziraaji1324
@cabdirzaaqziraaji1324 6 ай бұрын
@abshir998
@abshir998 6 ай бұрын
walaahi qanac sanaantu waa muhiim waxa uu ku furaxsanaaa 150 ka qof ee uu husty waxa u soo duby vedios kala duwan hadanh wax badan kuma uusan hellin Arimaheena iyo dhamaan dhalinta soomaaliyeed ee magaca soomalinimida qurxinaya garabkiina alle ha gallo
@mulkizaylax9982
@mulkizaylax9982 6 ай бұрын
30k ayuu heysta hada
@yahyemohamed9365
@yahyemohamed9365 6 ай бұрын
Thanks bro
@MohamedAbdinasir-e4e
@MohamedAbdinasir-e4e 6 ай бұрын
Video uu wakhti kaaga baxay duubistiisa iyo edit kiisa inaa kucaajisno waa khalad wayn wllkeen arimaheena 🔥👑
@MaryamaAbdisalan
@MaryamaAbdisalan 6 ай бұрын
11 sano kahor uu ku soo biray KZbin 150 subscribe wuu heysty hadana wuxu ka so muqday famous KZbinr 1 hour uu helay 3.5k iyo wllo somaliyed oo qalbi wngsan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴we are somali🇸🇴👑🥺
@NacimaSiyad-ot5oc
@NacimaSiyad-ot5oc 6 ай бұрын
11 bilood kahor weye
@Wacdi-d7l
@Wacdi-d7l 6 ай бұрын
@@NacimaSiyad-ot5ocwalal isar ana
@Yooco_media
@Yooco_media 6 ай бұрын
Masha allah Adna wax badan ayaad uqalantaa❤
@fatahabukar
@fatahabukar 6 ай бұрын
In la is caawiyo waa wax wanagsan somali ajaamib jacayl ninkas carabka weey u kala kiciyeen anigana ii kala kiciya dhahay waa iga wada aamuseen Kkkk Dad keyga soomaliyeed dhib badana 10k xita ima quuran inay isiiyaan carabkasna 50k ayey deg deg ku gaarsiiyeen
@fatahabukar
@fatahabukar 6 ай бұрын
@@Yooco_media Mahadsanid
@sahradaroor
@sahradaroor 6 ай бұрын
Aaamiin aamiin aamiin ducada illhy haynoo aqbalo Arimahena جزاك الله خير
@malableychannel8464
@malableychannel8464 6 ай бұрын
Bisha Ramadan haa adina xeebta please wax yaabo ishiina uu fiicneyna arkeysin madama dad wanagsan tihin ilahey haa Idin xafido
@Apdiwahab-w8s
@Apdiwahab-w8s 6 ай бұрын
Macalinka meelahan la geenayo ka dhaafa arimaheena ok 😅
@ZalZone
@ZalZone 6 ай бұрын
run ahaantii waad is muujiseen team Arimaheena mahamed katoor waad dhaqaajiseen soomali waa taa waa dad qalbi fiican wanaaga looma tilmaamo somaalida dhanka caawintana way isku fiicanyiin thanks all keep up the good work brothers and sisters
@Ahmad.shreif.team27
@Ahmad.shreif.team27 6 ай бұрын
Igulasaliya nabigena Mohammad scw scw scw scw
@NajaxNuura-cx5lw
@NajaxNuura-cx5lw 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw y
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 6 ай бұрын
Muuqaal ka ayaan jiiday si aan u ogaado in gabagabays ka cabdulahi uu kujiro 😂lkn waa waye 😢
@aliyafarah987
@aliyafarah987 6 ай бұрын
😂😂😂😊
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AmiinDmc
@AmiinDmc 6 ай бұрын
after two days he have 35k from 150 to 35000 wow ❤❤ ❤❤ i am proud to be somali
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 6 ай бұрын
Arimaheena kuma ceebobaysid waanu soi dhaweenaynaa Ramadaan kareem dhamaantin umada Muslim amiin amiin yaarabi all Muslim ❤❤❤cafimad kuwada
@AshaHajiahmed
@AshaHajiahmed 6 ай бұрын
Arimaheena macalinku wu jecelyahy sa,ide ugu baxda m,a wa asxab is fahanthy❤😊
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 6 ай бұрын
Masha Allh Aramahena wax fcn qabatay jazakallh khery
@Omardhaaye-ge9pd
@Omardhaaye-ge9pd 6 ай бұрын
Wlhi wu u qalma zxp Ninkan wax badan Aynu somaali wanaaga ay leedahay tusno Marki hore 150 qof ayu haystay hadana 7.51k Respect 🎉❤
@fatahabukar
@fatahabukar 6 ай бұрын
Anigana hala ii kala kiciyo oo 1k hala ii gaarsiiyo
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@maxamedaweys9919
@maxamedaweys9919 6 ай бұрын
Mohamed katoor 6.29k oo sii maroowaa kaas waa kuu duceeyoowaa saacaan arimaheena
@ayang7089
@ayang7089 6 ай бұрын
Alla ninka lubnanka wan ka naxay wlh 150 qofod iyo camerada u wato iyo wilashena inta subscribe ay heystan Masha Allah
@yacqub7047
@yacqub7047 6 ай бұрын
Inta Afurka ku sugta liketa ku muuuuuuuuji 😂❤👍
@Nasra009
@Nasra009 6 ай бұрын
Maa labo juz iska aqrisati 😂
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 6 ай бұрын
MANSH ALAH GUULAYSTA DHALIN YARO WAXAA TIHIIN RAG FARIIN QURUX BADAN KA GUDBINAYA UMADA SOMALIYED🇸🇴💙🤍
@raxmoxasan55
@raxmoxasan55 6 ай бұрын
Asc arimaheena waxaan hooyo somali ah oo KZbin u furan waxaan jeclan lahaa KZbin inaad igu cawiso shukran Inta aragta farinteyda ii gaarsiya wllyal
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle 6 ай бұрын
I.a waxaa. Rajaynaa inaad hesho waxa aad rabto sidoo kle dadaal ,
@SankaXalweste
@SankaXalweste 6 ай бұрын
Wow mohamad kator afur ka hor 150 qof to 2k afur ka dib team arimahena cadi maha 😂
@kawiryare2006
@kawiryare2006 6 ай бұрын
Nabi allow wanku jecelnahy ❤️
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 6 ай бұрын
Inta gabagabays ka cabdulahi jecel like 😢👍
@fatahabukar
@fatahabukar 6 ай бұрын
Anigana hala ii kala kiciyo oo chanelkeyga halagu so yaaco asxaabta guuleysta
@xaajimayeofficial9167
@xaajimayeofficial9167 6 ай бұрын
Arimaheena maclimuu iyo cabdulaahi isku balimi markle sabtoo ah mclimuu way kugu baxdaa wlle
@kamalali-eq2bp
@kamalali-eq2bp 6 ай бұрын
Macalinku ilaa shalay doonta yar ayuu kaa cadsanayaa waad ku adkaysay walhi ceeb markuu xeebta imaad doonta yar ayuu kaligii ku haysta lkn waa ku adkesen ceeeb Team 27
@MeyzuunAxmed
@MeyzuunAxmed 6 ай бұрын
Waaaba laguusheega xagee uideena wiilka😮
@SULDANAk
@SULDANAk 6 ай бұрын
Inta sugaysay hadana kudaashay liketa ku muujino 😂
@Fatma_932
@Fatma_932 6 ай бұрын
Arimehena dartaa ba ugu cimaamaday yarkii lubnaniska ahaa
@BosteyoCiise
@BosteyoCiise 6 ай бұрын
Arimahenaaa so noqo meshan marabne kamirada waregto xafadeyda ku so celi
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 5 ай бұрын
After 11dys 52.8k subscribers somlidena cdi ma ahn illhy ha prakeyo melkzto ay jogaan ❤️
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 6 ай бұрын
macalinka doonte ugu dhagantahay saar ilaa uka naco Arimaheena naagtas sawirkeda meel ku arkay isoo xasuusi😂😂😂
@Maryan-d5t
@Maryan-d5t 6 ай бұрын
Maa arimahena Allah ku xafdo wllkei ❤
@sundusali8340
@sundusali8340 6 ай бұрын
Please macalinka dalxiis geeya ramadanka ka dib maskin wu rabaa in jawiga lo badalo❤❤❤
@sumayomaxamed338
@sumayomaxamed338 6 ай бұрын
inta u daawada kaa mirada wareegto😅 abdullahi hajio dhibkiisa 😂❤
@AbdiFATAHAdan-c7t
@AbdiFATAHAdan-c7t 6 ай бұрын
Dhar ciid ii gad pro Arimaheena😢
@ifkanoloshai3564
@ifkanoloshai3564 6 ай бұрын
Team 27 ❤❤ilove you 💓 ❤
@huthaabdirahman1366
@huthaabdirahman1366 6 ай бұрын
Waa markii ugu horayse ee aan dawanayo kamerada wareegta aniga oo soo afurayeeee😂😂😂
@buulayyare6314
@buulayyare6314 6 ай бұрын
Dhawashada kamirada wareta mamah wax loga baraan esooduwosa sidan haka badalo aarimahen
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Arimahena camerada waregta wa uxisay no so laabo c/llahi dhibkiisa uxisnee
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 6 ай бұрын
Thank you 1.5K its really amazing 😂
@MahamedIsmaaciil-nt9df
@MahamedIsmaaciil-nt9df 6 ай бұрын
Kaamirada wareegta wax xun ee arkoosaa macalimoo hajeesan
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 6 ай бұрын
Aduunka maso marin ruux la mida Rasuulkeena Muhammad scw❤☝️🕋☪️♥️
@hamzeaadan
@hamzeaadan 6 ай бұрын
Macalinka qof fiican weeyi waa tageera inakstoo hadalkiisa anan sifiican ufahmin 😂😂😂😂
@quenhanaa7002
@quenhanaa7002 6 ай бұрын
M.a arimaheena wlhi waa qof qalbi wngzn soo wiilka lubnan ka ah soo uso dhawey ka helay wlhi m.a ❤❤
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 6 ай бұрын
Arimaheena ilahay indhihiina waxa xun haka qariyo oo allah ha idiin dambi dhaafo amiin amiin amiin ❤❤❤
@NajmaAli-t1l
@NajmaAli-t1l 6 ай бұрын
Arimaheena wanagiyo qofa weeye insha allah mln un hda Malaysia tago teamkn ina lakulmo illah haigo simo keep going prothers❤
@UstaadCQaadirCabdowUstaadCQaad
@UstaadCQaadirCabdowUstaadCQaad 6 ай бұрын
Arimaheena pro dad sooman baad tihiin idinkoo dhan marka galabtii inta soonka idinkaga dhiman soonkiina ilaashta hatagina meelaha danuubta aad kalasoo kulmeysaan intaas waa iga waano walaalaheygow dhamaantiin waan idin salamayaa all team arimaheena Allah aan kabaqno soonkana ilaashano dhamaanteen walaalaheyga Muslims inta oodhan
@BasheLiig
@BasheLiig 6 ай бұрын
Waxaan Amisanhy Inaanu Jirin Qof Caan Ah Oo Sidaa Usoo Dhawayn Lahaa Qof 150sub Haysta Lkn Wllhy Dhalinayarad Heer Malysia Waa Dad Qalbi Wangasan Somali Oo Dhan Taas Way Ogtahy Sidad Quruxda Badan Ee Aad Daka Usoo Dhawaysaan Alle Haudin Ka Abaal Mariyo Kley Duco Wax Kawangsani majirane ❤🫡
@Najiibcabdirizak-qj4or
@Najiibcabdirizak-qj4or 6 ай бұрын
Arimaheena zxp dhar iid igad zxp 😢😢
@sabaaddiriye9377
@sabaaddiriye9377 6 ай бұрын
Somaali weyn waa idin salaamay Ninkan Timaha jilicsan wuxuu u eg yahay ninka yuutubka reerkiisa ka raadinaya ee lumaya isagoo 3 jir ah markaa waxaan doonaynaa inaad kala xidhiidid ninkaa Mm somaali TV ninka Maclimoo aa ugu yeedhaysaan. Ninkaaso aad buu kuugu eg yahay ee raadi waa intaayoo reerkiina noqdaaye. TAASI WAA FARIIN MUHIIM AH EE HADHALYSAN.
@Wayloraac
@Wayloraac 6 ай бұрын
150 qof oo wataa wlhi waa vlog oo duuboya wlhi legend hami oo leeyhy ilahey ha u rumeeyo 😂❤
@FathiUPdy-k5w
@FathiUPdy-k5w 6 ай бұрын
😭😭😂
@AbiirAlli
@AbiirAlli 6 ай бұрын
Plz willka ajaanibka hala Caliwiyo from arimaheena haladhaho plz
@MaxamedMahad-f6h
@MaxamedMahad-f6h 6 ай бұрын
Maxaa ugu qoran
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 6 ай бұрын
​@@MaxamedMahad-f6hcomment u horeyay u saranyhy link ku dhufo
@sadrisalad777
@sadrisalad777 6 ай бұрын
arimaheena dhib badanaa waxaan maxay yihiin hee kulahaa
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 ай бұрын
Arimaena adiga iyo dalxiis maxaa idin kala heysta😅😅cabdulhi maxaa ugu so xiri weyday asad iso dub xaa udhihi weyday😢😊😊😊
@MoAweis-vl4sc
@MoAweis-vl4sc 6 ай бұрын
Mohammed katoor waloo kala kiciyeee amazing somalia🙃
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 6 ай бұрын
Raga meelaha jooga maxaahaysta dumar bilaaxijaaba bismilaahi lkn xijaab asturnaan mashalaah
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 6 ай бұрын
Camera waa wareer Qof baa wax loo qabanayo. Waa in camera gumeysi laga qaadaa. 🔹️ ninka la hadal ku yiri Ku yahee maxalimoo adi la hadal. ● camera waa cadowtinimo. ●qofka duruufya yaan looha faaidaysan
@AishaAdam-pl5rx
@AishaAdam-pl5rx 5 ай бұрын
Masha Allah 😂😂macalinka wuu xiishoode
@HibaaqArwa
@HibaaqArwa 6 ай бұрын
Arimahena marku 150 haystey cid badan ma isticmali jirin lkn seki somali xasus ayu kudul galay wa marku ina odhan jirey dadku way iga dhuman jiren cumer ciyar ciyar ayu kugalay arimahenu waa qof qlbi fcn wlhi oo naxaris bdn alle haka abal mariyo miskinka sida ucawisay malmo kahor wxn ku laha wn kucajisney youtubekaga waxba maso gelisid hurdada katoos hadana barmamij maalin wlba ah ayd noso gelisa wxn ahy tagerahaga hre usoco arimahena aynu gadhsino 1.5 mlyn
@sadaaxgahai562
@sadaaxgahai562 6 ай бұрын
Hal faras ah MAAD isoo dhiipi 😢❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 6 ай бұрын
Wiilka lubnaanka aan caawino from arimeheena dhaha waa maskiin wlhi .
@ibrahimabdirisak8687
@ibrahimabdirisak8687 6 ай бұрын
Mohammed katoor kuyaaca one love
@Araale48
@Araale48 6 ай бұрын
Xariifka wlhi waa la caawiye 8k ayaa la sii marsiinoya wax ka yar 10 saacadood
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
Aar somaliyaa meeshay u taadaan waa laga guurayaa ana 2k igaadhsiiya somali baan ahaye walaalkiine🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 6 ай бұрын
Arimahena dhibta ka dhaaf macalimo 😂😂😂
@siciidbaashe1001
@siciidbaashe1001 6 ай бұрын
waxaadl kunooshihiin magaaladla kualalumpur
@sucdiinamohamud6493
@sucdiinamohamud6493 6 ай бұрын
Arimaheena Dhib Badanaa Maclimow Hajesanin Kulahaa😂😂😂
@Iftinissamohamed
@Iftinissamohamed 6 ай бұрын
Please arimahenna next vidio Mohammed katoor screenshot kasogad korsosar
@sabaaddiriye9377
@sabaaddiriye9377 6 ай бұрын
Iminka Hargeysa ayuu joogaa.
@cabdiyare12-o2n
@cabdiyare12-o2n 3 ай бұрын
Odayga 50k owgaray🎉
@ASHRAFMUHYADIIN
@ASHRAFMUHYADIIN 6 ай бұрын
Arimehena wlalka asad ado ka firxiyey oo dhar ciid ugaday iga so qaad walal😢 dhar ciid igad
@SaynabQurux-lu2tr
@SaynabQurux-lu2tr 6 ай бұрын
Mohamad kadar wuxumarayaa 4k 100k eedawata ilaacawa ha usaren
@NaciimasiciidNaciimasaed11
@NaciimasiciidNaciimasaed11 6 ай бұрын
Danbi lagalo kan ramadaantaa ugu liita maad meesheenii Iska joogtaaan
@DahraanHasanali-j2q
@DahraanHasanali-j2q 6 ай бұрын
2.26k maroya ninki lubnanka aha team arimahena💪
@Jaaaama36
@Jaaaama36 6 ай бұрын
2.49k now
@UpdyNasirUpdyllahi
@UpdyNasirUpdyllahi 6 ай бұрын
Cabdullahi xajiyow aawey nio vedio wad ku dheeshay nio
@MouhiyadinahmedOsman
@MouhiyadinahmedOsman 6 ай бұрын
Arimahena sonkad naga nusqaminaysa Ee dadkan qaawan eed sodubaysid naga daaya guududo ayan kuhaysana
@shakiryusufmohamed
@shakiryusufmohamed 6 ай бұрын
Welcome broh from Somalia 🇸🇴
@AlvaRes-q3h
@AlvaRes-q3h 6 ай бұрын
macalinka inaa danbaajisa uwaday malis dhihikara arimaheeno wayo idinkoo og xeebta in ay dumar qaawan jogan aya ubareerteen ood aadeen
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 5 ай бұрын
Aniga xita waan jabhadeenooya 196 subscribers only 1 year haye habaryertina hala ii kala kiciyo Arimaheena 😂😂😂😂😂😂😂
@HalimaAli-m2n
@HalimaAli-m2n 6 ай бұрын
Soo fududey kaamirada waregta
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 6 ай бұрын
MACLINKA SOONKA WAA OOGA DHEESHEEN SAAAN MAAKU SOOMAN TIHIIN NAAGAHAAS DHAR DHARAAMAN
@kimuumohamed6294
@kimuumohamed6294 6 ай бұрын
Walahi runta aya fiican arimaheena ilahy dartiis waan iskajeclahy
@xamseabdirisaaq3391
@xamseabdirisaaq3391 6 ай бұрын
Arimahena wll marya iidka ma ii gadi wll wlhi meel an wax ku ogay ma jirte❤
@zabriye20
@zabriye20 6 ай бұрын
Qalbi wanaga waa lodhashaa zxb sharaf iyo karamo🫡🫡🫡🫡
@wll_______zaki4558
@wll_______zaki4558 6 ай бұрын
Arimaheena macalinka noso badi he is funny 😂
@yasminhusen8375
@yasminhusen8375 6 ай бұрын
Walaal arimaheena ilaahay ka cabso bil ramadaan iido lagu jiro inaad naago qaaqaawan soo bandhigto waa shuqul sheeydaan sawirka aad muuqaalkaaga saartay indhaha iyo qalbiga dhalonyarta waxaas uma fiicna bil ramadaana waa lagu jiraa danbigaa ku dhacoosid walee mid yar ma aha ee ilaahay ka cabsio fasahaad faafiye ha noqon sheeydaan u shaqeeye ha noqon aduunyada waa maalmo kooban ee ilaahay hala xasuusnaado walaalayaal comentigaan in aan qoro bis aan u soo galay
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 6 ай бұрын
Aan kuwada salino SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suqriyaahmed1588
@suqriyaahmed1588 6 ай бұрын
Arimaheyna waa qof qalbi wanaagsan
@raxmoaxmed4831
@raxmoaxmed4831 6 ай бұрын
Arimeheena see camal in taas sano aa meesha kunooshihiin lukhadha ne makaseesiin 😢meel kaato latago lukhadha waa muhiim barta fadhlan
@marcozgandi
@marcozgandi 6 ай бұрын
ugu danbeyn waan raacay waana ka farxiyay😊
@fatimoha1084
@fatimoha1084 6 ай бұрын
Sawirka aad saaratay waa danbi ja daji arimaheena misna waa ramadaan 😏
@WllYaaair
@WllYaaair 6 ай бұрын
Arimahena zxp waxaa tahay nin qalbi wanaagsan oo isla❤❤ weyn ey
@Labaalepro
@Labaalepro 6 ай бұрын
Macalin Camerada Wareegta wax xun ay arkeyso ha jeesan 😂😂😂
@_Shorts251
@_Shorts251 6 ай бұрын
AraHeena ❤والله اني احبك اخي الغاليه انا اخوك من الصومال انت معلم والله
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 6 ай бұрын
Macalinku yaraanti mu ka soo booday ta u arkaba na saar bu leeyahay 😂😂😂
@uzamehwaqalka7324
@uzamehwaqalka7324 6 ай бұрын
Abdilahi hagio waa lo xiisey😂
@deeqoabdidulahi4760
@deeqoabdidulahi4760 6 ай бұрын
Masha Allah Ani camera Dan waa ku hesta arimaheena salan sare
@housseinhalimo4511
@housseinhalimo4511 6 ай бұрын
Macalinku waa miskin walhi😢❤
@Abshir_Ahmed_hasan1
@Abshir_Ahmed_hasan1 6 ай бұрын
macalimoo 1.fan like isaar👍
Film || Arimaheen oo La Qabtay Isago Burcad Badeed Somali Ah @ArimaHeena
10:02
Soo Koobida Aflaanta
Рет қаралды 236 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 25 МЛН
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
ASAD HAGIO AMA KING CK DIL AMA DOORO
10:14
Armaan Somali
Рет қаралды 4,4 М.
XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN  KU QABTAY XAFLADII 2M
21:45
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1 МЛН
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 155 М.
XAMDI BILAN NAXARIISTO WAA DHALAD II HAYSTAY  WELLCOME TO MALAYSIA
9:23
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН