maasha allah kuwait shaeekayga osman khamiis iyo nabiil ciwadi xaaakim mudayri falaax mudikaaar iyo culimada maasha allah
@alkheyr4 Жыл бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
ALLAA...FIICANAA.DALKA. KUWAIT. 🇰🇼
@oladkassimolad6280 Жыл бұрын
Sxp ka soo hadal sida Kuwait lagu tago iyo visaha sida lagu helo iyo lacagta visaheda
@abdirisaksako3988 Жыл бұрын
Shukran ustaad
@ahmedhussienabdillahi7341 Жыл бұрын
❤I like kuwiat country one day I wll go there and visit beauty of kuwait 🇰🇼
@hanad20 Жыл бұрын
WAKAA HAYAA SXB QLI ❤NIN FICN BA TAHY EE KEEP GOING WLALKA
@Qarjiofficialofficial Жыл бұрын
Waar siidan siii Maahan somaliyey odeykaa u kala giiciiya wlhi saxiib wan kugu xiranahy mar walba lakiin há isdiibin horey usoco
@liibaanxuusen5572 Жыл бұрын
❤Our channel
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Thanks Liibaan
@amiindaaud5629 Жыл бұрын
Mawduucyaddaadii ugu dambeeyay wax ay ku wareegayeen Jasiiradda Carabta ee wax aan soo jeedin lahaa in aad kala fogaysid mawduucyaddan juquraafigga ah si uu xiiso u yeesho waa sida aan u arko ka ra'yi ahaantayda.
@khadaribnufaysal7321 Жыл бұрын
Mahdsnid wll Muwduucan kan xiga dalalka wata caasimadahooda magacooda
Ustaad maalmahaan Carabaha jeceelkaagii hore maa kaa aaday
@abdirahmansayid1040 Жыл бұрын
Carabta jealous ka tahy miya 😂
@kingsharma7064 Жыл бұрын
Sxp wadamada Latin America kaso hadal❤
@nasrihassan9327 Жыл бұрын
Sxb hadalkada wa isqaban layahay dadka kuwait 🇰🇼 80% aya muslim aha iyo ruuxa dinta marku kabaxo citizen wa lagala noqon 🤔
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Dadku dhalashoyin kale ayay watan sida yurub iyo america
@husencabdicasis6938 Жыл бұрын
Tolow kuwa masiixiyiinta maxay sharci ku joogaan maadaama aad dhahdey qofka diinta ka baxa waalagala noqonaa sharciga oo aad sheegtayna 85% muslimiin inta soo harteyna maxay ku joogaan dalka ogolaasho ah
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Dadku waa laba qeyb: Kuwo muwaadinnimada ku dhashay iyo kuwo dalbaday dhalashada dalka kuwa ku dhashay caqiiddo looma fiirinayo laakin kuwa dalbanaya waa in ay muslimiin yihiin, haddii ay muslimnimada ka laabtaanna sharciga waa lagala laabanayaa ... inaad fahantay aan rajeynaa