Laascaanood : Garaad C.risaaq oo fariin adag u diray Somaliland iyo Sida loogu soo dhoweeyay

  Рет қаралды 88,311

kalshaale channel

kalshaale channel

Күн бұрын

Kalshaale Channel
Laascaanood oo siwan loogu soo dhoweeyay Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo Wafdigii Buuhoodle ka yimid

Пікірлер: 162
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Allow sahal amuuraha libaax seexday bay niman salaaxeene. Dhulbahante was awoken up from deep asleep!. There is storm with roaring thunders!!
@saidkadi3633
@saidkadi3633 Жыл бұрын
Alow sahal u muuraha liibaax jiifa bay ii door Salaaxeene !!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimcoyusuf6643
@nimcoyusuf6643 Жыл бұрын
Mashallah garaad saxa dheh
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 Жыл бұрын
Illahoow ituus hargeeyso oo calanka buluga laga tagaay
@mubarikmaxamuud5376
@mubarikmaxamuud5376 Жыл бұрын
Malaha Soomaali ALLAHAYOW midee in aad tidha ayaa wacan sababtooy tahay muhim maaha Calanku se qulubta dadka ka muhiimsan
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Жыл бұрын
War bahintii Laascanood loogabahna Waa timi kalshaale wax faseexa ugu kalay weeye camerado mugdiya nawale bari garaad jamac na video clear ahba idinkasugaynaa darwish ❤❤❤💙💙🙏🙏🙏🤴
@use_996
@use_996 Жыл бұрын
Walahi waxan huba insha allah haday s/land nabad ku bixiwaydo inay jabtay , Ninki hadlaba wuxu leeyahay wan idin abhinana , wallee ab hinta allah wax sahlan maha
@suudi-wx1ft
@suudi-wx1ft 4 ай бұрын
Sidaa sheegtay noqoteyba walal
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah guul Garaad guul reer SSC Khaatumo guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta Sidookale reer Tuli Guuleed Geesi yaasha Soomaaliyeed ee Geri Koombe guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta
@abdirahmansuleman7700
@abdirahmansuleman7700 Жыл бұрын
🎉🎉🎉war hoow midnimo 🎉🎉war hoow midnimo 😮😮 war hoow midnimo iska ilaaliya lacakta falka ah ee hargeisa hoow cidna haku xadkudbina dantiina ilaashada 😮😮😮
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Жыл бұрын
Mashallaah tabarakallaah qiimo badanaa calanka blue 💙 😍 👌 ♥ ❤
@maxamuudhorri9351
@maxamuudhorri9351 Жыл бұрын
guuuuuul garaad halbanunahay❤❤❤❤❤🐎🐎🐎🐎🐎🐎🤴🤴🤴🤴
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo Khaatumo waa guuuuleysatay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯😍🥰✅🐪🫶🏻💪🏿💓💙💚🥛👏🏼
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 Жыл бұрын
Masha Allah lascaanood waa xoroowday Somalia hanoolaayo💪💪💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹
@samirabilan1971
@samirabilan1971 Жыл бұрын
Al reer awdalow ilahay sidaa reer khatuumo haynaga dhiigo
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Amiin
@abdihakimboy3178
@abdihakimboy3178 Жыл бұрын
Mashalaag guul awoowayaal ilaahay garabkiina ha ahaado
@Muslim-d9d
@Muslim-d9d Жыл бұрын
Qofkasta waa xor qofna ma khasbi karo
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 Жыл бұрын
Masha Allah jira oo jira oo cafowgiin hajobo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤😃😃😃😃
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 Жыл бұрын
Guul guul laascaanood hore usocda Somaliwayn hanoo laato ❤❤❤❤🎉🎉🎉🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Darwiish land. Oo.dawladnimo.soomaaliyeed Aas Aas u lahaa. Awalba. Oo markale..hurdada ka kaceen Guuleysta. Calanka somalia 🇸🇴. Sandulle. Somaliland. Dadka ku baraya. Casrigaan illaahow idin guuleey From wiil faqa shine dhuusamareeb
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Absolutely. Thank you Garaad!
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Allaha idiin mideeyo dhulbahantoow ❤❤❤ ma ogolin in qabiil qabiil kale gumeysto
@adanbile4237
@adanbile4237 Жыл бұрын
NINKII ABHIN DIIDEY, ISLAAM DIID WEEYE, AJASHIISU GASHAY ! ILAAHOW MARAG !!! ISLAAMKOW MARAG ! #GARAADKU MAANSHALLAH, SI WANAAGSAN AYUU U HADLAY, XAQIIQDANA WAA TAABTAY. #QABIIL AANU COLAAD U HAYNAA MA JIRO, BALSE WAXAA NAGA GO,AN, BIYA KAMA DHIBCAAN AH, INAANU DEEGAANKAYAGA U TASHANO, NINA NOOGU TALIN, *REERAYNU NAHAY ILAAH BAYNAGA DHIGAY, REER WELIBA DEEGAAN AYUU LEEYAHAYE, HA KU EKAADO. #NAFTAADA WAXAAD LA DOONI, AYAAN TAYDANA LA DOONI ! #NAFTAADA WAXAAD LA DIIDEY ! AYAAN TAYDANA LA DIIDI ! HADDII HADALKU IDIN DEEQO ! NINKASTA NABADDAA U DANA E DEEGANADIINII KU LAABTA. #DARWIISH BAAN ABID AHAA, IN LAY DAAN-DAANSADIYO DIRQINA ABIDKAY MA QAADAN. HORAA TAAS LOOGA DAALEY. GUMEYSTE DUB-CAD BAN KA DIIDEY, ADEER LAYGUMA DAYEE, DULQAADKAAD DOQONIIMO MOODEY, DAB IYO DHAMAC NAARA IYO DIGAAN AHAY LAGU GUBTEE, DULQAADKAYGU YUU KU HODIN. GUUL IYO GOBANIMO
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 Жыл бұрын
MASHA ALAAAH guuleyso Khatumo isteyd❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha Allah 💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nimohussein7629
@nimohussein7629 Жыл бұрын
Guuul MashaAllah may Allah bless and protect Lascaanod khaatumo.❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💪🤲😎😎
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
Guul iyo gobonimo aad ayaan u faraxsanahay in Dhulbahante midoobay guuleeysta
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Khaatumo government Hanoolaaato 💜💙💙💙💙💙💙💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 Жыл бұрын
Mansha allah ilahay hanamideyo
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah guul guul guul
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 6 ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊🙏 GUUL SSC KHATUMO Staat Darawiish Hartiweene! 5 Darood ✅🕋🙏👍🏅 GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🦁🕊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdidacar4095
@abdidacar4095 Жыл бұрын
Mashallaah dadki la iga beerayow guulaysta wan halgameynaa waanu u dhimanaynaa dhulkayaga nafta hadan huriwaayo oo an awoodi waayo inan dalka imaado maal bn hurayaa
@jawaasenewcastle6886
@jawaasenewcastle6886 Жыл бұрын
Jannaa dhalataye kaca jiilkii darwiish koow
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸
@CabdiraxiinCali-h5i
@CabdiraxiinCali-h5i Ай бұрын
Maan shalah awoowe
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Khayr Allah hakadhigo
@smursal9490
@smursal9490 Жыл бұрын
😍😍😍🤩🥰🥰🥰🤩🤩🤩
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Ascw Reer Qaatumoow Adenka Oo Reer Qaduma Doowlada Dhexe Doos Ula Midoobo Insha Allaah
@mahamedmahamuud9031
@mahamedmahamuud9031 Жыл бұрын
Isaaqo awoodad shegin jirten wa kasi wax sameya awood dhulbahante bad lascanood Ku jogten manta calanki lagu xir xiri jiray caruurta yar yar Hargaysa aya ka ba banaya lascanood ar wakas hadla langaab idoor Ilahay ba ifka kugu ciilay reer yar
@califaarax7052
@califaarax7052 Жыл бұрын
Guulaysta darawishay, dhiga taarikh cusub, ( history darawishay)
@dodorara9532
@dodorara9532 Жыл бұрын
Allaah ha idn barakeeyo Allaah ha u naxariisto janata fardawsa ha geeyo dadkii laascaano lagu ku dhamaaday hal door leh shiikh iyo shacaba soomaaliya u malayn mayo cid idiinka xaq badan dalka soomadliya in ay jirto idnkaaba u huray halyayadiinii laakiin waa afrikaan soomaali Nicmada kuma shugri iyaan dulmigana caado iyo dhaqan bay ka dhigteen iyo sacabada in laysugu tumo diin iyo kitaab waa la sitaa laguna dhaqmi maayo aduun baa laga doortay allaah ha soo hadeeyo
@jcjf61
@jcjf61 Жыл бұрын
Afkaaag caano lagu qabaya
@fartunyussuf3511
@fartunyussuf3511 Жыл бұрын
Somalia waamid hanolato
@dahaar29
@dahaar29 Жыл бұрын
Guul walaalahay dhulahante dulmiga diida
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
Ilaahaw garaadadaa xifdigaada geli;;;
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 Жыл бұрын
Masha allah sodhawaada maamulka somaliyeed khaatumo state somalia 🇸🇴 🙏 ❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Absolutely, guul iyo gobanimo insha Allah
@FromHaylaan
@FromHaylaan Жыл бұрын
Ma sha Allah
@hibofarah532
@hibofarah532 Жыл бұрын
Dhulbahante. Uuraysaye bal wuxuu dhalo Hala arko
@liishuu4
@liishuu4 Жыл бұрын
Guul reer Laascaanood, taariikhda ayaa idin xusi doonta Insha-Allah. Khaatumo State of Somalia
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
SSC Hanoolaaato guul iyo gobanimo
@hawoahmed3904
@hawoahmed3904 Жыл бұрын
Marayss
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Absolutely.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Somalia Hanoolaaato
@samiyafuler1920
@samiyafuler1920 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@musamohammed7184
@musamohammed7184 Жыл бұрын
Masha Allah
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Midooba, guuleysta iyo horay usocda
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Dhulbahante waba dowlad maxay sida masakinta iidoorka u baryayeen
@cabdirisaaqtimacade7014
@cabdirisaaqtimacade7014 Жыл бұрын
guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Жыл бұрын
Guul iyo gowanimo ciidankeena soomaali 💪 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢🥳🥳🥳🥳🥳🌹🌹🌹🌹🌹
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 8 ай бұрын
Muhimaadu lascanod wa somaliland
@bilabodariibilabodari4205
@bilabodariibilabodari4205 Жыл бұрын
Guul iyo gobo nimo💪💪💪💪💪💪
@khadracawil9607
@khadracawil9607 Жыл бұрын
Saxweeye
@samiyafuler1920
@samiyafuler1920 Жыл бұрын
guul Mashallah
@whome6175
@whome6175 Жыл бұрын
I’m 32 yrs old am ready to fight for dulbahaante that’s my people why they killing women cowards come to field soft people
@muduabdi1687
@muduabdi1687 Жыл бұрын
Dhibta jirta waxay tahy..dhulbahante xamasadu intay hayso bes waye ...hadhowna caade qate waye ..yap
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
Shacabkii ayaa kacay dalna waxaa bedelo waa shacabkiisa caado qaato iyo ruufiyaanba doonista shacabka ma hor istaagi karaan.
@cabdixakiincalixuseen8905
@cabdixakiincalixuseen8905 Жыл бұрын
Guulyso garaad
@samiyahersi
@samiyahersi Жыл бұрын
💙💙💙💙
@7kids901
@7kids901 Жыл бұрын
ALLAH
@cadeboyboy
@cadeboyboy Жыл бұрын
❤❤
@khadracawil9607
@khadracawil9607 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Жыл бұрын
Guulaysta
@nimcoali3237
@nimcoali3237 Жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo
@moudali3358
@moudali3358 Жыл бұрын
Anigo udhalan ssc qabilka dagana ahy wan tageraya didida dadka lalynayo ee somaliyed wan didny somalilandna wa somaliya unban uyaqana
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 Жыл бұрын
Oo calankan muxu ahana😡😡
@Atheneon
@Atheneon Жыл бұрын
Waa Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya Ahna calanka Soomaaliyeed
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
This is an insult to SNM and Somaliland
@cabdiraxmaanmahamed111
@cabdiraxmaanmahamed111 Жыл бұрын
Kana dhulbahante ugu caqli badan oo garaad ah waxa kale garaad ay ku hadlaan ma leh
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Adkaatay iidoor😂😂😂 GUUL INSHA ALLH
@mfayz980
@mfayz980 Жыл бұрын
Yaaaa ? iidooor way dhacday, ha jabto Insha’Allah Cadowga SSC ha jabaan
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Жыл бұрын
🇸🇴❤💯👏
@yaasiinmohamoud
@yaasiinmohamoud Жыл бұрын
Habarjeclo soo dhaafa horta
@crisaaqaxmed
@crisaaqaxmed Жыл бұрын
Libaax
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
33 nuxus wax xamar loogu shaqotago heli maysaan
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Wagaash meeluu ku xaaro ma jirto
@hanz_60
@hanz_60 Жыл бұрын
Alshabab hanoolatoooo 🤝🏽🤝🏽
@aawad1260
@aawad1260 Жыл бұрын
'Ma dhul dhacsade NIN ii qabey, ma dhul dhece ma ii qiray!
@hamzamohamed9183
@hamzamohamed9183 Жыл бұрын
Adeer hawiye ha sheegan idinku iska hadla
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du Жыл бұрын
Ishii buktaay ku bikaacso!!!SSC Guul
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын
Dhulbahnte israacaan doonynaa hadaan mj nahy
@yaasiinmohamoud
@yaasiinmohamoud Жыл бұрын
Hayaay habarjeclo hhhhhhhhhhh
@free-thinker1046
@free-thinker1046 Жыл бұрын
Habr jeclo wa fuleey.
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Habarjeclo maxaad ka rabtaan habarjeclo ma talayhaysaa iminka nimanka talayada haya abaara dee waa nimankaa gabiley ka yimee
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 Жыл бұрын
alla faan iyo ffatatakj waynaa car ha caraarine.joog
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
Adiga un yaan 15 minute sidii dhacdayba lagugu saarin mar kale oo isa soo adkey koloaan afka la idinka galin xabadee iidoor futo jilic ilmo abaarso
@saredofaraxg6657
@saredofaraxg6657 Жыл бұрын
Diigtoonaadaa
@souleimansougal1621
@souleimansougal1621 Жыл бұрын
annago Dhulbahaante ah ku nol Las-canood daantayadu waa Somaliland. Belaayo looma caraare waa laga carara waxkasto oo aan haysaney nabad baanu ku haysaney oo dadka reer Somaliland la qabney.
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Isaaaq baad tahay dhulbhaante been haka sheegin
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
@cabdirisaaqcalimaxamed8564 Жыл бұрын
Dhulbahantaha dad fudud baan moodi jiray waa wax garad
@user-oo6tj8ol4n
@user-oo6tj8ol4n 2 ай бұрын
Hadal taariikhda galay xarago dagaalan garaad allaha noo kaa daayo
@ahmedgurey8739
@ahmedgurey8739 Жыл бұрын
Hadalkaas badan iyo baqbaqda anagu Somaliland ban nahay un sow kuma so dhamaanayso maxaa lagu daalayaa marka, soo dadajiyo goaanka koley waa goaan aan ognahaye
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 Жыл бұрын
kkkkk Qof waliba waa og yahay goaanka. waa goaankii 33 gudida. Garadadu waa ansixinyaan kaliya. Dhulbahante iyo somaliland waa kala tageen. that is it.
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 Жыл бұрын
Somlimida
@saredofaraxg6657
@saredofaraxg6657 Жыл бұрын
Wn idiinsoo dalxiis taagii donaa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
SSC sharaf iyo karaamo SSC
@xasannuuur307
@xasannuuur307 Жыл бұрын
Inkastoo makas isaaq ka tirsan ay sodon sanno cadaawad aanu ka mudnayn iyo cay faqash ina odhanaayay inagoo inan iyo abtigiiya saasay tahay hadana Somaliland waa Ummad soomaaliyeed oo masaakiina oon ku gumaysan ood wax wada dhisateen in waxaasoo energy a lagu bixiyo guul uma arko....somaliland maaha qabiil waa qaran dimuqraadiya rabitaankiina ayaanad uga mid ahaydeen hadii lakala go ayana si sharafle halu kala gurto......
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Aaqiibo taliya
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay kaahin iyo biixi dhuugadooda xagay ku danbaysay ssc gooni isutaageedu waa muqadis
@awenoolays6540
@awenoolays6540 Жыл бұрын
Naxaariis iyo naalo toona ma leh walaalkaa dhari shisheeyaad dhuunigiis galay oo dhowrta oo uba dhaga nuglaaday oo kaasi inuu ka dhinto ayaa ka roon beesha uu yahay dhuuni xumihiisa oo taas waxaa maanta ku sifoobay ina baashe, ina koore, ina canbaashe, gudoomiye iidoor cabdirisaaq, ina qanbi, faratoon iyo kuwaas inan gumeed iidoor somalidiid ariga u raaca oo inay dhulbahante ka dhintaan ooy hilmaabaan ayaa uga roonaan lahayd hataan siday yihiine oo waa dhurwaa dhuuri raac tolkiis dhabarka jabinaaya.
@farxaanali66
@farxaanali66 Жыл бұрын
Hadi nala qasbo ayuu garaadku ku celcelinya iska fahma ina wada hadal lagu dhamaynayo dhaman umada wada dagata sool iyo sanaag
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 24 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 91 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН