Laba Nooc Color Timaha Nafaqo iyo Midab Qurux Badan Ka Helayan

  Рет қаралды 36,571

Faiza’s World | عالم فايزة

Faiza’s World | عالم فايزة

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 жыл бұрын
Hpptii waxbdan bn kaa faidaY Sual bn qaba qaliyey costor oil iyo salid saytuun iyo salida lawzka iyo qumbe brshot Ma isku dari kara intaz salidod Haday jawabta haa tahy qabke iskugh dara yacni salidaha isku qiyas ma istcmli kara mise kala badiya madaxa ma udayn kara oo caadi salid ahan ma usticmali kara lafta tintana ma marin kara mise timaha lee mariya Jawab ka sugya xbbti role model kyga tahy💛🥰🥰
@zainabdalib807
@zainabdalib807 3 жыл бұрын
Maasha”allah ilaahow gacantaada kuu barakeeyo familkaadana ilaah ha xifdiyo ❤️❤️❤️❤️
@سلمىاليافعي-غ8ك
@سلمىاليافعي-غ8ك 3 жыл бұрын
Asc aad iyo aad ayaa umahat santahay maanta waxaan ku leeyaha waa qofta ugu heysato yuutobka
@hanimohamed3311
@hanimohamed3311 2 ай бұрын
Asc abayo waxan rabay tinmaha dahabiga isheg waxyalaha la iskudaro dahabi aan jaclahay
@najaxsaxardiid5268
@najaxsaxardiid5268 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayr xbbti Ma isticmaali karaa xinaha ka onetime ee hindidu samayso
@natramohamed8233
@natramohamed8233 3 жыл бұрын
Masha allaah shukran xabibti aniya ciro caano iwarerisi wabaro wena insha allaah keep going 😍
@abdiganiabdulle9717
@abdiganiabdulle9717 3 жыл бұрын
Waaw mansha alaah walaal qaali aad ayaa kaaga mahad celineynaa Sida wanaagsan aad noogu faa iideyso waxaan kuleeyahay horay usoco 👍👍👍👍👍👍😍😍😍❤️
@XamdiXurmo-rp7bq
@XamdiXurmo-rp7bq Жыл бұрын
Abaayo fadlan soomaaliga badi hadalka carabiga ma fahmeeno
@sihamabdifiqi8410
@sihamabdifiqi8410 3 жыл бұрын
Xbbty alpi thanks lkn plain yoghurt waa wayey asoo flavour leh ma noqonesa ama caano garoogka caadiga ah ee la sameyo ama caano boore caadi ah maxan meeshisa ku badala xbty ado raliyah n love you ❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 жыл бұрын
Haa wa isticmali karta caano garorka cadiga
@farhiamohamoud7997
@farhiamohamoud7997 3 жыл бұрын
Asc. Aad ayaad u mahadsantahay xinaha quruxda badan aan nala wadaagtay. Lakiin walaalo dam qasal geedka aad ku sheegtay engelsh ama sida u eeg yahay ma noo sheegi karta. Waayo anigu waligey ma maqlin. Jkz habibti😊
@marwomed5378
@marwomed5378 3 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakallah
@mdkitchen-
@mdkitchen- 3 жыл бұрын
Masha Allah hormar wacan 👍
@fadumomahbub7797
@fadumomahbub7797 3 жыл бұрын
Mansha alaah abaayo💕👍💯
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali allh ku xifdiyo abayo
@iqra11rok43
@iqra11rok43 3 жыл бұрын
Faiza xabiibti ciro aa nadhibty wax cirada lagu gaduudiyi noosheeg
@nadiirafaarax3935
@nadiirafaarax3935 3 жыл бұрын
Mash Allah wllo qali
@hafsaomar9833
@hafsaomar9833 2 жыл бұрын
Abyo badalka beet rafka galisay karagadee ma isticmaali karaa
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 жыл бұрын
MashaAlh tabarakallah horay usoco hppto🥰
@army-on8wp
@army-on8wp 3 жыл бұрын
Masha alaah abaayomahadsanid
@umususi1754
@umususi1754 2 жыл бұрын
wll ilmo yar maw marinkaraa
@riyadaoscar6613
@riyadaoscar6613 3 жыл бұрын
Marsha Allah tabaraka Allah Allah Hafiz you Ameen
@fathiilyaas9613
@fathiilyaas9613 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo qali
@xoriyohussein6421
@xoriyohussein6421 3 жыл бұрын
Abayo mcn cilaan yamaniga baagatisa isoo sawir iyo kalawga iyo qacwada isticmaleyso bagadoda isoo sawir
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 жыл бұрын
Baako maku imado cilaan la cabirayo waye qf7s26sxazr7uwqlogrl311.blob.core.windows.net/sys-master-root/h09/hd5/9908237926430/295522_main.jpg_480Wx480H
@rowdamohamed730
@rowdamohamed730 3 жыл бұрын
Mansha allaaaah uqti calaaa wen
@cintamati3067
@cintamati3067 3 жыл бұрын
Abayo cilanka timahoo adkeeyaa xabiibti
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 жыл бұрын
Cilanka marka alaabahan lagu daro timaha jileec u ka dhiga
@iqra11rok43
@iqra11rok43 3 жыл бұрын
2da nooc cilaanka kee zaaid uguduudan
@samilaali_amy5691
@samilaali_amy5691 3 жыл бұрын
دم الغزال muqdisho malaga helaayo
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 жыл бұрын
Masha allaah macaanto shukran
@fatushayaan111
@fatushayaan111 3 жыл бұрын
Beta rafka side u qaste isheg mcnto
@cintamati3067
@cintamati3067 3 жыл бұрын
Abayo jilcisaa marsadaa ma isticmali karaa
@saynabcabdirashid2652
@saynabcabdirashid2652 3 жыл бұрын
abyo kakawga kafay maku badalan kara ples isoo jawab
@nacimaabdikarim2715
@nacimaabdikarim2715 3 жыл бұрын
Jasakallhu khayr habo ❤️💋
@shugrifani4243
@shugrifani4243 3 жыл бұрын
Masha allh
@faadma.haruunxasanfadm8981
@faadma.haruunxasanfadm8981 3 жыл бұрын
asc Faiza abayo maduga no sosubi
@queenayush1463
@queenayush1463 3 жыл бұрын
manshaAllah keep going abayo 💝
@canabmuktar102
@canabmuktar102 3 жыл бұрын
Woow😲
@iqrachanel9564
@iqrachanel9564 3 жыл бұрын
Saliid timaha ufacan igu caawi
@samadyare3425
@samadyare3425 3 жыл бұрын
hdaaa qaxwo heysan kofee malagu badalan karaa
@neimadaher1934
@neimadaher1934 3 жыл бұрын
Masha allah 💔💔💔💔💔
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 3 жыл бұрын
Xabibti Neima subscribe ii saar waa channel cusub qaali waadna ka heli doontaa insha Allah❤
@nimcakitchen6903
@nimcakitchen6903 3 жыл бұрын
Masha allah keep going abayo
@maryanabdirizak3288
@maryanabdirizak3288 3 жыл бұрын
Maansha allah
@umusuheib1058
@umusuheib1058 3 жыл бұрын
Ilmaha 5 jir ah ma lo marini kara. Please Rply
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 жыл бұрын
Haa wa loo marin kara
@hawanor9456
@hawanor9456 3 жыл бұрын
Maasha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@deeqocabdulahi9042
@deeqocabdulahi9042 3 жыл бұрын
M.a
@sahrodhemanxasan2213
@sahrodhemanxasan2213 3 жыл бұрын
Dahabi sede lo sameyaa
@aalamahamood1465
@aalamahamood1465 3 жыл бұрын
Jilciso isticmala ma marsan karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 жыл бұрын
Hadi kugu cusbeynin wa isticmali karta
@yaasmiinmaxamuud9452
@yaasmiinmaxamuud9452 3 жыл бұрын
Kfeega caadiga mku bdal kraaaa
@nacimaabdikarim2715
@nacimaabdikarim2715 3 жыл бұрын
Qaxwada kAfay maismali karaaa habo
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 жыл бұрын
Haa wa isticmali karta
@shaymaamohamed5960
@shaymaamohamed5960 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@primoherbal6382
@primoherbal6382 3 жыл бұрын
WARARKII UGU DANBEEYEY EE DALKA ITOOYIBA XAHEE MARAYAA IYO DALKA SUUDAAN U HAN JABAY ITOOBIYA- kzbin.info/www/bejne/m5qwoJWoqb6efdk
@sumayalina1124
@sumayalina1124 3 жыл бұрын
Waxan noqdey qofki shanaad like saar 😊💖
@buraanburghani4547
@buraanburghani4547 3 жыл бұрын
Maashallh Alle ha kuxiftiyo qali
@nimoaden3873
@nimoaden3873 3 жыл бұрын
Mansha allah💕💕💕💕💕💕💕💕
@koosmu2362
@koosmu2362 3 жыл бұрын
Masha alaha
Timahaga ma istagayan si layab leh ay kugu baxayan mask brotien keratin nafaqo
8:02
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 14 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Maxaa keena timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa Bidaarta?
15:03
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 223 М.
nafaqada cilanka tinta san usameyso cajib 😱 henna hair mask
8:22
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 210 М.
Flackseed oil Saliid timaha dhereyso jilec io dhalal ka dhigeyso
8:01
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 3,3 М.
Do Not Wash Out .😳 Use this For Extreme Hair Growth and Thickness.
12:09
Islamic Ruqyah for Healing and Peace | Play While Sleeping
1:59:06
Everyday Ruqya كل يوم رقية
Рет қаралды 13 МЛН
Nafaqada Tinta Jajabka Uroon Kuuna Bixineyso
17:55
Adna Henna
Рет қаралды 99 М.
5tan Shey ka ilali Wajiga Salida leh io wajiga qaleylka io sida lo nafaqeyo labadaba
11:33
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 2,7 М.
QISADA RAASHID IYO XAMDAAN QISO CABSI AH!!@sawdamqaalib
1:08:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 107 М.
Выхлоп за 70р, дёшево и сердито!
0:28
IGORIAN TODAY
Рет қаралды 3,8 МЛН
пранк 🤣😂😂
0:54
Numdexx1
Рет қаралды 1,5 МЛН