LACAG extra 5 shaqo guriga kusameen kartid

  Рет қаралды 29,795

Xaas Iyo Hooyo Ali

Xaas Iyo Hooyo Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 138
@uniquehooyo
@uniquehooyo 6 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo walaasheyda Amiin. 😍☺️😉😎🤔
@ashaabdimuse7772
@ashaabdimuse7772 6 жыл бұрын
Masha allah abaayo shukran xbti swedan ka so guuray inaan finish barto raba ilahey ha i fududeeyo
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 6 жыл бұрын
Asc salan kadib Masha ALLAH, ALLAHA Ku barakeyo wanad ufaideysay inta caqliga u saxibka ah ....👍👍👍👍👍💐
@mohamedosmanaadan
@mohamedosmanaadan 6 жыл бұрын
Masha allah walaal. Ilaahay adiga iyo family gaaga haydin dhowro, adigana ilaahay haku caafiyo. Gabar aad u caqli badan ayaad tahay masha allah, keep it going.....
@alohasummer3952
@alohasummer3952 6 жыл бұрын
Walshay waad mahdadan tahay walhay baryahnba waxan radinyay qof qalbi fican ooo an ka helo information ku sabsan shaqada laga sameyo youtobka. Wax kariska iyo nadafdaba ad ayan u xiiseya lakin meel an ka bilawo ayan lahay iyo qof iga cawisa shukran qali cafimad alah ku siyo
@deeqoosmansabriye3890
@deeqoosmansabriye3890 6 жыл бұрын
Cafimaad taam ah Allaha Ku Siyo Abyo dhabar xanun wan daremi Kara mar aan aad uga xanunsaday
@thereality815
@thereality815 6 жыл бұрын
Thanks sister I just subscribed...good content
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
Ooh sister I can’t wait your next video....to be KZbinr.. it’s something interesting me.. but as I am studying primary school teacher I am not sure what 2 cover.... as well as cooking but time consuming is issue for me.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
masha Allah sis .. you can do videos about kids and how we can teach them and prepare them for school, this would be something I would be very interested in it . I think I would be you, 1 subscriber,
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
I really like ur personality you’re inspired me.. in so many ways.. I will let u know n seek more info from u around the time inshallah.. jazakalah sis
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
thank you, sis, I can not wait to see you videos Insha Allah
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
Abayo when are u going to upload ur next video I am looking forward to It so much... any time frame? Sorry that kept messaging u. Can’t wait to watch it inshallah
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
insha Allah this week I need to edit only
@user-ot8tp7us4y
@user-ot8tp7us4y 6 жыл бұрын
Masha Alaah qof aad ufican ilahey kher ha ku siyo
@barwaagosujaac3690
@barwaagosujaac3690 6 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah jisakallah khayr sis
@shiinoqaarey7280
@shiinoqaarey7280 6 жыл бұрын
Xaas iyo Hooyo. Abyo Talo fiican waaye oo Anfaceyso Hooyooyinka Qurbaha ku Nool. ee kuwa Wadanka joogo ayagana mar u soo gali Talooyinkan Cml oo an facaayo. Mahadsanid.
@ayanabdullahi3630
@ayanabdullahi3630 6 жыл бұрын
Mashaa allah walahi waxaatahay gabar aqlibadan alaha ku barakeyo
@fc9782
@fc9782 6 жыл бұрын
Masha Allah abayo jasakallah kheer xbbti
@salmaibrahim6674
@salmaibrahim6674 6 жыл бұрын
runtii wanku jeclahay walashay qali noolaw
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 6 жыл бұрын
masha Allaah Abaayo jasaa kallaah khayiir illaahayii haku caafiyo
@awalenuro4947
@awalenuro4947 6 жыл бұрын
Masha Allah smart girl
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
maashaa Allah waa fikrado fiican laakin aniga afrikaan joogaa
@safiyaabdalla6922
@safiyaabdalla6922 6 жыл бұрын
asc abaayo waa ku salaamay masha allah allaha ku caafiyo dhabarka
@fartunciisemaxamed8715
@fartunciisemaxamed8715 5 жыл бұрын
Masha allah abyo
@lulmohamed181
@lulmohamed181 6 жыл бұрын
Abaayo caafimaad taam ah Allah Ha Ku siiyo
@istahilcadey6118
@istahilcadey6118 6 жыл бұрын
insha allah abayo wan la hadli fcbok talefonka allah ha ku hagajiyo
@sahruja5777
@sahruja5777 6 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo Allaha kucaafiyo.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 6 жыл бұрын
Masha allh sis rabi haku xafido alle haku caafiyo
@qalbinadiifeebiyaale2244
@qalbinadiifeebiyaale2244 6 жыл бұрын
Super
@amiraahmed8374
@amiraahmed8374 6 жыл бұрын
Masha Allah mahdasanid
@deeqoosmansabriye3890
@deeqoosmansabriye3890 6 жыл бұрын
Mansha Allah walashey aqliga Allaha kuu barakeyo
@najmodahir5777
@najmodahir5777 6 жыл бұрын
Maasha allaaha abaayo RAMADAN KARIM
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
maashaa Allah
@habonosmanosman3764
@habonosmanosman3764 6 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah illahey haku xifdiyo iqtii
@abdifitahnoor2927
@abdifitahnoor2927 6 жыл бұрын
masha Allah abaayo allaha kubarakeyo
@hudaali9242
@hudaali9242 6 жыл бұрын
Miisanka xasanaad ka ale hakuu siyaadiyo
@Lamahurantv
@Lamahurantv 6 жыл бұрын
Mahadsanid xaas iyo hooyo
@yasminmaow5536
@yasminmaow5536 6 жыл бұрын
Abaayo Allah ku caafiyo Allaahumma Aamiin
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 6 жыл бұрын
mnsha alllah sis
@fardoussaahmad2041
@fardoussaahmad2041 6 жыл бұрын
Masha allaah
@saidmessi8475
@saidmessi8475 6 жыл бұрын
dadka Somali joga siday lacagta usameyn no so gali wllo
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 6 жыл бұрын
Said Messi beero abuurta roobki wuu idiin soo batay
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 6 жыл бұрын
Said Messi 😂😂😂😂
@ProductivewithFatima
@ProductivewithFatima 6 жыл бұрын
Arligii Udgoonka Wlh bentaaa maahan abuurka ilaah waanoodiiday Ma aqan sababta Qurbaha markii laimadaa loshalayaaaa xaaa wax u aburawayay cml
@najmahappy2136
@najmahappy2136 6 жыл бұрын
Said Messi rghugh
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 6 жыл бұрын
Thnks dhiiri galintada
@kaamilk8863
@kaamilk8863 6 жыл бұрын
Taas waa rkun abaayo waa in qof walba wadan kuu joogo afkiisa bartaa waana muhiim taas walaashay qaali.
@shamsomohamed595
@shamsomohamed595 6 жыл бұрын
Shugran abayo lkn irsaqada an meshas ka radin laha ilahay Mel ka fudud ha IGA siyo Africa wax dhamo malahan allow no barake o nagu xiifdi amin
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
lol shaaqo waa shaqo irsaqada ilaah baa bixiyo lakiin kan qashinka aruuriyo kaan shaqeesan oo isla weyn uu dhaama
@xafsaali3651
@xafsaali3651 6 жыл бұрын
masha alah khayr badan alaha ku siiyo abayo dhabarkana alah kuu caafiyo
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 6 жыл бұрын
Masha allah wllshay aad ayan kusalamaya xaas iyo y
@ProductivewithFatima
@ProductivewithFatima 6 жыл бұрын
Ani yutubka iidaran isoo sheeg sida loogasameeyo lacagta Aaaka shaqesteee
@fatumamohamed6086
@fatumamohamed6086 6 жыл бұрын
Mash. Allah 👍👍💖💖👈
@fartuunhassanali9648
@fartuunhassanali9648 6 жыл бұрын
amaad engis qal dan bar taa
@mlggaming5575
@mlggaming5575 6 жыл бұрын
Mansha alah abaay kheyr allaha ku siiyo
@aminaabdirahmanahmed1765
@aminaabdirahmanahmed1765 6 жыл бұрын
kheyr allah haku siiyo qali
@shukriyusuf3193
@shukriyusuf3193 6 жыл бұрын
Ascwrwb abaayo allaah ku caafiyo caafimad tamaa
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 6 жыл бұрын
Illahay wll hakucaafiyo
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@fardusjibril437
@fardusjibril437 6 жыл бұрын
Dan jeclay vidioyadaada xbbti. Wax badan baa kaafaiday jkz khayran.
@fadumoquruxofficial6710
@fadumoquruxofficial6710 6 жыл бұрын
Asc abayo waa runta
@khadradheeman1772
@khadradheeman1772 6 жыл бұрын
Maasha allaah rabbi haku xifdiyo
@sadiasheikh1692
@sadiasheikh1692 6 жыл бұрын
You are so cute!
@bellaskitchen9392
@bellaskitchen9392 6 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abayo
@dhoolali7869
@dhoolali7869 6 жыл бұрын
Wwww Xppti salama
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
Alle hakucaafiyo abaayo
@dhuubomohamed7313
@dhuubomohamed7313 6 жыл бұрын
Ilahay hakucaafiyo xabiibti
@samiromohamed6053
@samiromohamed6053 6 жыл бұрын
Rabbi haku caafiyo walashey
@daahirfaarah9956
@daahirfaarah9956 6 жыл бұрын
Wll jarmalka jooga salida timaha go ayo aan raba
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
aboowe facebook iiso gal xaasiyohooyo
@aaminayahya3817
@aaminayahya3817 5 жыл бұрын
Waxbaro kaliyaa iga anfAcay Waxad ka hadashay oo dhan naag gurigeed intaa kadaba wareegi laha 😰😂
@khadarbayern8519
@khadarbayern8519 6 жыл бұрын
Thanks
@farhiaabdirahman3330
@farhiaabdirahman3330 6 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll
@khadijaahmed7142
@khadijaahmed7142 6 жыл бұрын
ASC ABAAYO QAALI > SALIITA MAGACEED THANK
@abootacommunitychannel9085
@abootacommunitychannel9085 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣 dhururuu markaa tiri baabuur AMA tugtug wada inaa dhihi rabto kkkk waad noo faaiideysay
@dhuubomohamed7313
@dhuubomohamed7313 6 жыл бұрын
Wan ku jeclahay waxad ka hada sha wax yaabo badan on xiiseyo
@zahramohamed2703
@zahramohamed2703 6 жыл бұрын
Masha allah walashey waxaa tahay gabar maskax badan oo kartiii leeh allaha kudayo ameen
@aminaabdirahmanahmed1765
@aminaabdirahmanahmed1765 6 жыл бұрын
iswidan mad ka gurtay qali
@worldtiktok3849
@worldtiktok3849 6 жыл бұрын
Abayo saliida wan rawa diden ku hela Facebook mA hesto wan Iska daayey mel kale an kala soo xariiro ii sheg
@nimcaaxmed978
@nimcaaxmed978 5 жыл бұрын
dadka.somaliya joga.side lacag.usamayn karan ayago gurigoda joga
@ifrahmohamed7316
@ifrahmohamed7316 6 жыл бұрын
As walaal macaan salida xagee laga helaa waxaan daganahay london?
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
facebook iso gal qali xaasiyohooyo
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 6 жыл бұрын
Waa iga qoslisay Somali maa yaqaniin ineey eey xananeeyaan😂😂😂😂. Fariid baa tahay.
@deeqadagan4493
@deeqadagan4493 6 жыл бұрын
Masha allah walasheey mcn hore usoco miis you abaayo
@amaalabdi5320
@amaalabdi5320 6 жыл бұрын
Waaa tahy gabr dacad ah
@shukriicabdi1245
@shukriicabdi1245 6 жыл бұрын
asc abyo saliida timaha goaya ayaraby germny joga sekuhelikra
@dodobobo7971
@dodobobo7971 6 жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@farxiyofiski4289
@farxiyofiski4289 6 жыл бұрын
Xaas iyo Hooyo
@farxiyofiski4289
@farxiyofiski4289 6 жыл бұрын
Xaas iyo Hooyo
@faizaabshir2102
@faizaabshir2102 6 жыл бұрын
Ale hkucfiyo qali insha alaah
@faysalsaciid6491
@faysalsaciid6491 6 жыл бұрын
mnsha Allah barka llaaha abyo qali allh ku barakeeyo
@fardusjibril437
@fardusjibril437 6 жыл бұрын
Asc walaashay waan. Kusamaya telefon iphoneka anay saa igu dhacday. Marka umbaahdin inaad lagac bixiso wuxuu leeyahay hjälpmedel oo aad kaga maarmaysid badhanka xumaaday. Raadi program kaas waa sida badhanka oo kale Taj Ah.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
thnx xabbti
@saynaba5307
@saynaba5307 6 жыл бұрын
Waad ku mahadsantey wanadada
@munaniina7530
@munaniina7530 6 жыл бұрын
abyo gabdhaha yaryarna sidee ku helayan malmeedka lcgtaas 18 ahy jogto xmr
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 6 жыл бұрын
Allahu haku caafiyo walalo
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@fadumoquruxofficial6710
@fadumoquruxofficial6710 6 жыл бұрын
Abayo salitadan ayan rabe
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
qali hadawaa joojiyey lakiin waa so celineena insha allah
@darlingdoll5271
@darlingdoll5271 6 жыл бұрын
Abayo do this make up look plz I love how you did your eyes
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
woow thanks qali I am not make up guru I just do what i can
@rahimaismailali1176
@rahimaismailali1176 6 жыл бұрын
Rabiyow kucaafi
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 6 жыл бұрын
Asc wax aqoonsi Loma baahno
@fartunabdulqadir320
@fartunabdulqadir320 6 жыл бұрын
I love you qaali
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
love you to xbbti
@kifaaxahmed4846
@kifaaxahmed4846 6 жыл бұрын
Abyo saliida timaha intee ka helaa
@user-uy6jd5sr1p
@user-uy6jd5sr1p 6 жыл бұрын
abaayoi ilaahey haku caafiyo 😂
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@fadumosaharochannel5451
@fadumosaharochannel5451 6 жыл бұрын
Asc abaayo ich wohne in Österreich 🇦🇹 ich kann deutsch sprechen
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
sehr gut
@umanimo1964
@umanimo1964 6 жыл бұрын
allaha ku caafiyoo qali
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@xaajiguied9174
@xaajiguied9174 6 жыл бұрын
hur har jag hamnat hàr?
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
det vet jag inte lol
@dhuubomohamed7313
@dhuubomohamed7313 6 жыл бұрын
Sede ugu gurtay jarmalka. Abaayo
@abumalik8309
@abumalik8309 6 жыл бұрын
kkkkistaqfulah wlh wad iga qoslisay
@abumalik8309
@abumalik8309 6 жыл бұрын
waxa ku qoslay yaanyuur ama bisad aniga bilasada arageda xitaa ma fiirin karo, waaba ka baqaa
@xaliimoxasan5983
@xaliimoxasan5983 6 жыл бұрын
عمر حس
@ikraanali975
@ikraanali975 6 жыл бұрын
Xabiibti allaha ku cafiyo
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
amiin
@hamdicadey9041
@hamdicadey9041 6 жыл бұрын
Abyo mid makuweydiya magac farhiyo cabdulahi miya tahay abyo
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
maya qali aniga ma aha
@sucadsadiiq4501
@sucadsadiiq4501 6 жыл бұрын
Xage laga helaya salidn abyo ama telkaga isoqor
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 6 жыл бұрын
Can you teach Qur'an
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
true but some people like to teach the Quran fisibililaah
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 6 жыл бұрын
Xaas Iyo Hooyo Ali that's masha Allah
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
Maryan Ali Ahmed visit youtube channel Macalin qoraan online
@suheyloabdi7913
@suheyloabdi7913 6 жыл бұрын
inte kahela salidas
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
xbbti facebook isoo gal xaasiyohooyo
@mumtaazcadey3195
@mumtaazcadey3195 6 жыл бұрын
Wa run hala kala faa iideesto wa caqli wanagsan
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 6 жыл бұрын
The rest are not important
@fardoussaahmad2041
@fardoussaahmad2041 6 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@najmodahir5777
@najmodahir5777 6 жыл бұрын
Aad baan u xiiseeyah moduucaga
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 180 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
Maxaa Timaha kaa gooynaayo ?!   Maxaa na joojiyo goida Timaha
22:31
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 57 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
The Secret to Self-Healing: What The Medical System Don't Want You To Know Shayoon | Tracy Harmoush
59:10
Tracy Harmoush : What They Don't Tell Us Podcast
Рет қаралды 32 М.
JERMALKA WAAN ISKAGA GUURA 😭😭😭
15:09
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 110 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН