Lacag Miya Laga Samayn Kara Website-ka DollarTub | Muuqalkan Kaga Bogo Xaqiiqada

  Рет қаралды 38,670

Somali Tech

Somali Tech

Күн бұрын

Пікірлер: 221
@daaru-alwacdi
@daaru-alwacdi 5 ай бұрын
Legend wll xaqiiq waan kaa hayaa sido kale han ku salino NABIGEENA SALALLAAHU CALEYHI WASALAM❤🎉
@safiamohamed369
@safiamohamed369 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@safiamohamed369
@safiamohamed369 5 ай бұрын
Wall sidee logala baxaaa
@Zamiiryare1
@Zamiiryare1 5 ай бұрын
Zxp 960 aa ka sameyey lkn sida logala baxo Ma aqaN😢
@ApdaleJamac-f1y
@ApdaleJamac-f1y 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤
@SakariyeJamaac
@SakariyeJamaac 3 ай бұрын
Scw
@sharlaawechannel
@sharlaawechannel 5 ай бұрын
Waad kumahasanthy sida quruxda bdn ee aad nooga jaahil bixisay.❤
@FadumoDeerow-e8z
@FadumoDeerow-e8z 2 ай бұрын
Seusamesee
@Abdisalaam1
@Abdisalaam1 5 ай бұрын
Mahadsanid🎉
@MaxamedWardi-ro7ss
@MaxamedWardi-ro7ss 5 ай бұрын
Shaqa adagbaa noo haysaa ustaad anigu horta appakn kuma ordin wallahy waanku booday sababtoo ah waaba waali lacagta markaa buuxiso buu ku odhan Amazon waxka gado dadkeen sheeko baralay kale yacnii
@Mariyamunawara
@Mariyamunawara 4 ай бұрын
Caadi weeye maad Kaga Gadartid
@najahmohamed1166
@najahmohamed1166 5 ай бұрын
Thnks ustd
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 5 ай бұрын
Zxp waa mahadsantahay Saad noogu hagarbaxday 😊
@BarwaqoMuse-b7q
@BarwaqoMuse-b7q 5 ай бұрын
Mshllh wll thank you ❤
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
young sister ❤
@barderaheadofprojectsandde7552
@barderaheadofprojectsandde7552 4 ай бұрын
❤ ​@@SomaliTech0
@MOHANCADE10
@MOHANCADE10 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@Shafici49
@Shafici49 5 ай бұрын
Mahadsanid mudane, wuxuu eebbe igu bedbaadiyay in xogtii ugu horreysay een ka arkay ay ahayd inuu yahay app, markaan baarayna waan waayey haddaan youtube imidba waad iigu soo hormartay, mahadsanid mar kale hadda kedibna waan kula soconayaa idamka alle.
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Hayeh wll, adiga mudan 👍🏾
@fahadinho6654
@fahadinho6654 5 ай бұрын
Thanks ustad
@Timelinesoftheworld
@Timelinesoftheworld 5 ай бұрын
Legend ustaz
@aamiinyare6484
@aamiinyare6484 5 ай бұрын
Aar walhi legend ba tehe horay usoco Zxp anuba Wan ka yabanaaye Cid igu racda ayan wayee adna hadad kaso hadashay khalas zxp 😊
@fosiyamukhtar9222
@fosiyamukhtar9222 5 ай бұрын
thanks pro ❤❤❤❤❤
@MaxamedAnsar-om1zf
@MaxamedAnsar-om1zf 4 ай бұрын
Sxp ii sheegapp aan lacag ka sameeyo ❤
@Boos_tÉlite
@Boos_tÉlite 5 ай бұрын
thanks bro
@KING_MAHIR_7
@KING_MAHIR_7 4 ай бұрын
Waad ku mahadsan thy sidad noga jaahil bixisey wll iyo waqtigaad ku bixiseyba🫡
@NimcaanCarabay
@NimcaanCarabay 3 ай бұрын
❤❤❤❤legend my friend
@SacdaCumar-ny1sc
@SacdaCumar-ny1sc 5 ай бұрын
Waad mahadsantahay❤ wllkay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
adiga mudan walal
@way8983
@way8983 5 ай бұрын
To make the withdrawal you need to complete a task, 1. make the $100 dollars, 2. invite 25 friends. 3. interact with surveys or games.
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Its fully scam, don’t try to convice the people for this scam. I already reviewed, and its fully scam.
@CabdinaasirBarre-is4xk
@CabdinaasirBarre-is4xk 5 ай бұрын
Congratulations 70k subscribers
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Mahadsanid wll cabdinaasir
@CabdinaasirBarre-is4xk
@CabdinaasirBarre-is4xk 5 ай бұрын
@@SomaliTech0 zxp manatusi kartaa sida website lacag aad uga sameyn karto noo faa faafhi plz 🙏🙏🙏🙏
@Kulman.yare124
@Kulman.yare124 5 ай бұрын
Thanks bro 🎉🎉
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Welcome bro 😊
@FARTUUNABDIKAMIL
@FARTUUNABDIKAMIL 5 ай бұрын
​@@SomaliTech0abwe app hideout tv sida loo isticmalo plz nogali
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Hayeh haday iisuro gasho wll insha allah
@MohamedSheikh-ij6vk
@MohamedSheikh-ij6vk 5 ай бұрын
Waad mahadsanid tahay zxp
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 5 ай бұрын
Thnks wll😊
@AmiiraAbdullhi
@AmiiraAbdullhi 4 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@mahadabdi4076
@mahadabdi4076 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aqoonkoob3362
@aqoonkoob3362 5 ай бұрын
Waad mahadsan tahay wll, Waxaa noo soo baadhaa websites lacagta badan laga sameynay oo aan aheyn hideout tv.
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Hayeh wll, waan idinla wadaagi doona dhawaan i.a
@abdilahihadi3191
@abdilahihadi3191 5 ай бұрын
Thnks bro
@mohaayarehirsi169
@mohaayarehirsi169 5 ай бұрын
Trade zero kasoo hadal kaas ayeey nagu wareriyen
@apdalehirsi6287
@apdalehirsi6287 5 ай бұрын
Legendary waan Kaynaa
@salafiyamedia-d5q
@salafiyamedia-d5q 5 ай бұрын
Thanks ustaad hidout tv kasoo hadal
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Hayeh wll i.a
@sacduushchanel2591
@sacduushchanel2591 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@RaNio-v7y
@RaNio-v7y 5 ай бұрын
Thanks.
@DeeqoDagan-gj6js
@DeeqoDagan-gj6js 5 ай бұрын
Tnx zxp
@AKLovelyHooyomacanAKLove-xt9wr
@AKLovelyHooyomacanAKLove-xt9wr 5 ай бұрын
Waa ben wayo wlhi malag sameyn karo lacg
@MaxamedCalicadaawe
@MaxamedCalicadaawe 4 ай бұрын
Wabseedkas intekahelaa
@suldanabdiqafaarmohamed7280
@suldanabdiqafaarmohamed7280 5 ай бұрын
Mudane ka waran qofka haduu sameysto dollar tube acoun uu ka sameysto Email kiisana uu geliyo xogtiisa miyaa la hayaaa sir sideena uga bixi karaa mhdsanid inad ii soo jwbto rajeyneynaa insha Allah
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Waxa aad samaysa wll kaliya passwordka aad Website-kan isaga diiwan galisay haday jirto meel kale oo internetka ah oo aad ku isticmaasho ama ku adeegsato ka badal. Sido kale maadam emailkaga uu dibada ubaxay ha ku kalsoonan wixi danbe fariimaha emailka ah ee aad heli doonto i.a
@zuweyssaidabdikarim7507
@zuweyssaidabdikarim7507 5 ай бұрын
Mahasanid
@Maxamedsaleban-yl5jc
@Maxamedsaleban-yl5jc 20 күн бұрын
Sxp so soraaci sida lacagta logala baxo mahadsanis
@SomaliTech0
@SomaliTech0 17 күн бұрын
wll muuqalkan appka aan kaga hadlay waa scam ee iska ilaali
@FaadumoMohamedCabdi
@FaadumoMohamedCabdi 2 ай бұрын
Mahadzanid wll Ee plz Ride BNB Kaso Hadal❤
@nofac16
@nofac16 5 ай бұрын
Noo soon raadi
@NiyeyShiekh
@NiyeyShiekh 5 ай бұрын
Asc ustd telegramkad mxaaa ku qoran ling rpy isojawaap tnks
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Wcs wll, linkiga telegram channelkeena waakan wll: t.me/somalitech0
@caashakiin121
@caashakiin121 5 ай бұрын
@Ewunetu-l4p
@Ewunetu-l4p 5 ай бұрын
Hi i was joined Dollar tub but there is no tasks how i get it please tell me
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
its a scam website, don't use it, if you use it, pleas change the password u use the social media and other online websites
@Ewunetu-l4p
@Ewunetu-l4p 4 ай бұрын
I was registered before and watched a vidio and collected $1400 but fruad verfication needed 6 tasks to complete so how i get it
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Its a scam Website, they didn’t give money for the people. They create thsi website so that they can steal the personal information for the people. They are using the information to hack the people
@WallLugmaan
@WallLugmaan 3 ай бұрын
🎉😢😢😊
@Mustafetafo90Mustafetafo90
@Mustafetafo90Mustafetafo90 5 ай бұрын
Zxp waadahadsantay balse apka waxaad kaso hadashaa please 🙏 hiduot tv madama aad tiri waa ab saxa
@SiciidMahdi-g6o
@SiciidMahdi-g6o 5 ай бұрын
Waabeen sxb
@Sahan9474
@Sahan9474 5 ай бұрын
Lagama samayn karo
@ahmednoor2500
@ahmednoor2500 4 ай бұрын
Fraud miyaa Bank gigaaga macluumaadkiisa meey rabaan sifudud usheeg waaye mid eber ah usameeya oo markale aan la isticmaaleyn
@Dahirosman-1
@Dahirosman-1 5 ай бұрын
Website lacag laga sameyo noo keen 🎉
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
hayeh wll insh allah
@clwahaabbashiir5755
@clwahaabbashiir5755 5 ай бұрын
Macalin aadbaan u mahad san tahay Hide out noo keen link giisa io sida loogala Baxaayo
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
linkiga hideout waxa aan soo dhigay telegram channelkena wll, linkiga telegram channelkenana waakan: t.me/somalitech0 marka aad furto linkiga telegram channelkena waxa ad ka helaysa linkiga hideout telegram channelkena
@RiyaAyuub
@RiyaAyuub 5 ай бұрын
HODEOUTTVI SIDEE VIDEO LOO DAWADA IO SEE LOOLA BAXA LACGTA KASOO HDAL😢
@AbdihakimAwil
@AbdihakimAwil 5 ай бұрын
Libaax ba tahay zhpe me telegramkagi si aan website kan linkigisa uga helo
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
waakan telegram channelkena wll: t.me/somalitech0
@Comedic-d9l
@Comedic-d9l 5 ай бұрын
Hamster combat makaso hadli kartaaa sxb
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Haa wll, dhawaan ayan kaso hadli doona haday inoo suuro gasho i.a
@DaruurahaBiyodhacay
@DaruurahaBiyodhacay 5 ай бұрын
Ok
@WarYaa-v9d
@WarYaa-v9d 5 ай бұрын
😢ustaad gmail kayga ayaan u adeegsaday wabseityo bdn ooiskaana waana gmail kayga bangiga ee sidee uxaliyaa dhibatadaa
@abdallah19elmaas
@abdallah19elmaas 5 ай бұрын
Website lacag laga samenayo ado video dawanayo oo saxan nosodhig walalka hana naga dahin
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Hayeh wll, insha allah haday ii suuro gasho
@SomDigital252
@SomDigital252 5 ай бұрын
Mahadsanid wll. Pi Network kasoo hadal lacag malaga samayn karaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Waan eegaya wll hadan muuqal ka samayn karo, hadii aanan muuqal ka samaynin si aan adiga kugu sheego inu sax yahay iyo in kale, waxa aad igala so xidhiidha whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka
@JohnMack-kk2fv
@JohnMack-kk2fv 5 ай бұрын
Ok zzxb ❤
@runsheegproduction3748
@runsheegproduction3748 5 ай бұрын
Ustaad telegram kaga mahayo xage kahelaya sxb
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
waakan wll linkiga telegram channelkena: t.me/somalitech0
@samirking2530
@samirking2530 5 ай бұрын
Shp telegram ka wuu is mays mi waye link xagan nooso dhig
@nuurnbsecretsuper5973
@nuurnbsecretsuper5973 5 ай бұрын
Ustad website ka dambe hide kaas qaab noocee loo sameyaa lacagtana banka somali ah malooga baxsan karaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Su’aalsha hore aya layso waydiiyay wll markii aan baadhayna xog rasmi ah oo ku saabsan waan waayay. Dhor meelod oo internetka kamida ayan ku arkay Websiteka wadamada lacagta lagaga samaynaayo somalia kuma aysan jirin. Balse meelaha aan ku arkay ma aysan ahayn update waxa la qoray qoraalada sanado ka hor lagumana kalsoonan karin. Waxa aan ka raadiyay websiteka laftarkiisa bal inay jiraan wadamo si gaara lacag looga sameeyo waanan waayay wll. Hada soo jeedinta ugu fiican ee aan ku siin kara waa inad tijaabiso Websiteka wll
@nuurnbsecretsuper5973
@nuurnbsecretsuper5973 5 ай бұрын
Ok thanks ​@@SomaliTech0
@MSN1-r4s
@MSN1-r4s 4 ай бұрын
Moooo. Kawarn homster. Kombat ksoo. Hdal
@drsocial6889
@drsocial6889 4 ай бұрын
Ustaadii fb reels sidee lacag ula baxaa
@CaliCadaan
@CaliCadaan 4 ай бұрын
Website ka magaci ....out tv inta ka horeso
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 5 ай бұрын
Xagee lagag so xiriira wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
waxa aad igala soo xidhiidhi karta whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hose ee descriptionka wll
@HanadAhmedhassan
@HanadAhmedhassan 3 ай бұрын
Linkaga kle xage ke heli
@mohamettaguero5972
@mohamettaguero5972 5 ай бұрын
😮
@MohamedAadanJamac
@MohamedAadanJamac 5 ай бұрын
Hideou tv lacgta sidee looga saaraya wll
@Dugsiya37
@Dugsiya37 5 ай бұрын
Wll website Ayaan u Hans inan sameyto blse wan sameyn wyeye please help me
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
hayeh wll, waxa aad igala soo xidhiidha whatsapp numberkan: +252657917414
@Dugsiya37
@Dugsiya37 5 ай бұрын
@@SomaliTech0 mahadsanid wll
@Michaeltyson-y2o
@Michaeltyson-y2o 5 ай бұрын
Bro telegram channel sida lacagta loogala baxo video nooga soo samee
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
waxa jira wll muuqal ku saabsan sida lacagta loola baxaayo oo aan soo dhigay muuqalka telegramka aan kaga hadlaayo qaybtiisa hoose ee descriptionka. muuqalka anigu ma duubin, waa muuqal english ah balse si talabo talabo ah kuu tusaya sida lacagta loola baxaayo marka muuqalkas daawo wll. anigu hada muuqal kama soo duubi karo sababto ah telegram channelkenu ma uusan samayn lacag lala bixi karo wali, hadiise uu sameeyo lacag lala bixi karo waan idin laso wadaagi doona i.a
@Hachi_Hamse
@Hachi_Hamse 5 ай бұрын
Hamster kombat kaso hadal sxb
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
hayeh wll insha allah
@Isxaaqibraahim-s6d
@Isxaaqibraahim-s6d 5 ай бұрын
Marah min
@HaashimHassan
@HaashimHassan 5 ай бұрын
Halke ka helnaaa appka aad sheeggayso ama telegram halku ku taalaaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
waxa aad ka helaysa muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka, linkiga telegramka aya halkas yaala, fur linkigaas, kadibna marka ad tagto telegram chanelka waxa aad halkas ka helaysa linkiga website-ka aad rabto
@abdifitah5945
@abdifitah5945 5 ай бұрын
Hide Out Tv Hda Lacag Malaga Sameyn Karaa Ustaad
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Haa wll, waa Website lacag laga samayn karo si buuxda, waa website nadiif ah.
@abdifitah5945
@abdifitah5945 5 ай бұрын
@@SomaliTech0 Mahadsanid Ustaad Wa so Fiiriyey Locationka somalia Kuma Jirto Xoga Wa Fahmi Wayey Hal Video Ina Kaso Sameyso Ayan Jeclaan Laha Qaabka Loga Sameyo.
@1.m232
@1.m232 5 ай бұрын
Piadwork ka so hadal sxp please waa codsi🎉
@salafiyamedia-d5q
@salafiyamedia-d5q 5 ай бұрын
Waad ka samaynkartaa zxp
@1.m232
@1.m232 5 ай бұрын
@@salafiyamedia-d5q ma iga hubta
@salafiyamedia-d5q
@salafiyamedia-d5q 5 ай бұрын
@@1.m232 sida loo baxayo ma fahmayo wax bay ka badaleen lkn waad ka samaynkartaa inaaba ka sameeyey
@CusmanMuhumed
@CusmanMuhumed 5 ай бұрын
qoofkii Rabaa waxa uuma samayin karaa lacag Dhaba just play game
@WarYaa-v9d
@WarYaa-v9d 5 ай бұрын
😢ustaad gmail kayga ayaan u adeegsaday wabseityo bdn ooiskaana waana gmail kayga bangiga
@MullahAlqaanuuni
@MullahAlqaanuuni 5 ай бұрын
Ustaad ethiopia makashqaynayaa appkaasi
@Xaamudcosmatics
@Xaamudcosmatics 5 ай бұрын
ustaad inaad i caawisa rabaa meel aan kaala soo xiriiro whatsappa ama telegram sxb ila soo wadaag mahadsanid
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Waxa aad igala soo xidhiidha wll whatsapp mumberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka
@anasgemar3
@anasgemar3 5 ай бұрын
Payoneer
@SudimahamadOmar
@SudimahamadOmar 4 ай бұрын
wabseedka lacsgta laga sameeyo linkigiisa isodir
@Moneyon-air
@Moneyon-air 5 ай бұрын
1$ inaad 7 days samayso wax macquula maaha zxb xitaa 1day istaahil kuma aha waa inaad week samaynkartaa 50$ ama ka badan hadii kale waqtigaaga waxkale uga faaiidaysataa sida waxbarashada,
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Waa runta wll, waan kula qaba ragtida, hase yeeshe sida uu yahay Websiteka ayuun ban idinla wadaagay anigu waxbana kama badali karno inagu
@Enginerka
@Enginerka 5 ай бұрын
Hide out side isu diwaan galiyaa Lacagtana ugala baxaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Qoraal ahan kuguma sheegi karo, laakin asxaab dhowra aya iso waydiisay waanan eegi doona inan muuqal danbe idiinka sameeyo i.a
@MahamudDahir-x5j
@MahamudDahir-x5j 5 ай бұрын
sxp like baaan kusaaray waa iga qoslisay walhi hadii aadan jecaysaneynin disliketa mxaad dadka uleedahy disalike gareeyaaa liketa bahalaa iiga daaataa ladhaaah sxp kubooba 🤑🤑🤑🤣
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
😀😂 waxa aan raba inan ogaysiiyo inay saari karan saxib, balse runta ayan iska sheegaya ma jecli disliketas 😀😀
@MahamudDahir-x5j
@MahamudDahir-x5j 5 ай бұрын
@@SomaliTech0 🤣🤣 aaad iyo aad sxp
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
😂😅
@farihabeauty5714
@farihabeauty5714 4 ай бұрын
Wllo link ga telegram mahayno
@abdallah19elmaas
@abdallah19elmaas 5 ай бұрын
Allah kuxifdiyo aniga hada arkay qiyano waye iska delete gareyi
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Aamin, hayeh wll
@Aziza_rbxx
@Aziza_rbxx 5 ай бұрын
O'zbek tilida bo'sin
@MohamedDekow-r5b
@MohamedDekow-r5b 5 ай бұрын
Ustad linkiga telegram isodir ama qeybt commentiga sodig mahadsanid
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
waakan linkiga telegram channelkena wll: t.me/somalitech0
@WarYaa-v9d
@WarYaa-v9d 5 ай бұрын
Ustaad plum kasoo hadal
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
hayeh wll, waan isku dayaya haday inoo suuro gasho i.a
@layliinaqalbidhaya3030
@layliinaqalbidhaya3030 3 ай бұрын
Seelolasoobaxaya 140 angaarsiyeeh
@Enginerka
@Enginerka 5 ай бұрын
Kaa saxda ah nalala wadaag zxb
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
waxa aan soo dhigay linkigisa telegram channelkena wll, linkiga telegram channelkenana waaka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka
@FARTUUNABDIKAMIL
@FARTUUNABDIKAMIL 5 ай бұрын
​@@SomaliTech0app hideout tv abwe sida loo isticmalah nosi gali plz
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
hayeh wll i.a
@AbdirahmanAliBariyow
@AbdirahmanAliBariyow 5 ай бұрын
Ok
@ApdulaahiDaahir-vt5nr
@ApdulaahiDaahir-vt5nr 4 ай бұрын
Telegram maxa kugu qoran legend
@SaalaxCabdowxati2024
@SaalaxCabdowxati2024 5 ай бұрын
Walal tonix kaso hadal wakubarya
@BatteryLow-i1r
@BatteryLow-i1r 5 ай бұрын
Sidee looga sameeya
@Ipnu7
@Ipnu7 4 ай бұрын
Zxp hide out sidee bal na faham sii
@AaminaDheeman-h2z
@AaminaDheeman-h2z 3 ай бұрын
Side loga baxsda lacagta
@Hassan_Omar
@Hassan_Omar 5 ай бұрын
Aad ban kugu mahad celinaya saxib
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
adiga mudan xasan
@CabdirisaaqMaxamuud-y4r
@CabdirisaaqMaxamuud-y4r 5 ай бұрын
😊​@@SomaliTech0
@KhaalidNuurWrsaame
@KhaalidNuurWrsaame 5 ай бұрын
Sxb magiciis kan kale hadr word maa dhahday
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Maxay magaciis wll? Ma fahmin su’aalshada wll
@novjanpreci4102
@novjanpreci4102 4 ай бұрын
Ciao come si fano il refelsa
@Mohamett29x
@Mohamett29x 5 ай бұрын
Link Telegram intu Yala 😢
@SomaliTech0
@SomaliTech0 5 ай бұрын
Waakan: t.me/somalitech0
@Mohamett29x
@Mohamett29x 5 ай бұрын
@@SomaliTech0 thanks 😊
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee
10:21
Gelle Bashir
Рет қаралды 76 М.
FREELANCER: 4 Website oo $50 ka shaqaysan kartid
17:04
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 154 М.
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Gelle Bashir
Рет қаралды 146 М.
5 App oo lacag laga samayn karo 2024 | 90 maalin gudahood
12:50
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 70 М.
Hada Lacag Waad Ka Samayn Karta Internetka Adigo Somalia Jooga
36:35
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40
Gelle Bashir
Рет қаралды 60 М.
WAA TAN sida lacag looga sameeyo Internet-ka xirfad laáan
12:12
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 74 М.