Masha allaaah tabarakallaah illahey subxana watacala ha nuga anfaca misanka xasanat allaaah ku saro ❤❤❤diragalisoo magacada waye mush ayaaan❤❤❤
@maidahassancabdulhi635 Жыл бұрын
Alx Ayaney Mahadsanid Mida Xikta Ayeeyo Ilahay Ha Ii dhafe Waxan La Jogah Kaligeed Ilmo Soo korisey Sida Lacagta Loo Keyd Sado Dhaman I Bartay Alx Cimrigeda inuu Ii raago Igu Soo Ducey
@FaadumoAbdisamed-sn8vl Жыл бұрын
Ayaaney ani biilka waxa iiga hadha aan ka ururiyo dahabbaan galiyaa inta garam uu ii noqdo Baan galiyaa caadi saw Maaha mise way qasaare
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Wlhi talo fiican waye abyo gabdho badan noloshoda nuur u yeesho oo indhaha u furtaa markaa dhiiri galin aa samayso thankz qli
@sagalsaafi2215 Жыл бұрын
Masha allah wan kaheley walhi ayanay wana sameyna inasha allah
@siciido8920 Жыл бұрын
Dhirigaliso wanagsan keep going my sister
@aaminasaleeban6943 Жыл бұрын
Waaba rabay dhiirigalintan shukran abaayo🙊
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Masha Allah xbbty shukran 3mar aan daawaday Mash Allah ❤
@Yasamiin-vr9qi Жыл бұрын
Alha ku dhara Abayo Macnto
@AyanYoussouf-j6x Жыл бұрын
Mashallah hno
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Maasha allaah walaashey mcn ayaan guuleyso
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Ayaneey warayi fican wixi dhira galin ah janalkas nogey qisasna wan kuxiranahay ayan gobdon wan lasocda 🥰🥰🥰
@ManziMuqtar-cc6ns Жыл бұрын
From ayaan gobdoon🥰❤
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
Ayan talada Wan ku Faidaye inaksto wali guursan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@umumaida4539 Жыл бұрын
M.a malmahan wan xanun sanahay iso duceya asaxabta ayan iyo abayo ayan 😢muqalada xita waka mashqulay video fcn oo nagu sabsan aniga sas ah ilmaha wa leygu bila mana fikiro al yowm ayu iguso tura ana wanba iska isticmala inkasto wax saida leysin lkn ben ma ficne wax wa ka dhiga kara mel
Ayaaney waaye ku salaamey abayo allaha ku xafido 😊❤❤
@QisasChannel Жыл бұрын
🙏❤️😘
@xaawo1212 Жыл бұрын
@@QisasChannel asc
@xaawo1212 Жыл бұрын
@@QisasChannelilasoo hadal
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@fertunali1007 Жыл бұрын
Ayaaney waxaan kugu racsanahay Mida ah tukaanka in la iska yareeyo tukamada waxa dhaqalaha hoos u dhiga waa ka koow dhar hanoqoto alaab guri hanoqoto kuli kan cuntadana markad gadho waxa aad u socotay bes aya laso qataa wana laga so baxa tukanka no ku dhex wareeg 😂😂😂 hadiikale waxaadan rabin ayad so uruurineyasaa anaa jirabay tas waana ku guuleystay alxamdu lilaah
@ruweydocraxman6092 Жыл бұрын
Ayaaney aniga waxaan ahay gabar aad uyar mise na laqabo oo mar dhaw laguursaday halcunug iijoogo marka waxa aruursado lkn waa is ka cunaa in kastoo alxmdu aan waxfiican heesano waxa joogaa wadan mooska 2 xabo hal dolar lagado mar ka qudaarta bis lacagteeda qaa taa inta ka le waa lii keenaa qudarta lacagta aan u qaato show dad biil dhan uqaa dan karan wax badal ka sagaa ba 2 far idheer alxmdu alle ayaa mahad usug naatay
@hafsanorelmi39942 ай бұрын
Wlh waxa kayaba sidaa dabaal u aha 2 sano 50$ bil walbo micno daro ku bixin jire lacag mel madhigtid 😢bishan bilaba ilahow ila garab gal
Wallo waa talo fcn aayaney marba dahbaka ujabyhey ookle marku qaali noqdo lacgba kugu kordheheysa 2020dahbrayo hooyo heysey inyaro lacga ku biirney waxey noojartey boos meeliskawagsan ku yaala marka maha qasaare
@nadiifoabdullahi3266 Жыл бұрын
❤❤m.a.sh.a nuur calaa nuur abyo allaha ku amaansado horta ayaney meshad jogto iyo Somalia ma isku waqti baa muuqalkan 11:22dii harnimo yuu iso garee markas miyaa so deesey?
@@QisasChannel m.a wan maleyey ayaaney sida da,da iga weyn camal aan ku dhageystaa runtii mudo aan qadka ka maqnaa san kugu basasey alle aya ogaa waxan ku duceystaa markasta ayaan xirsi inaa ka weji Kaweji aan ku arko waa iska xaal aduune nabad allaha nagu kulmiyo.insh.a
@maryanaxanedcali4397 Жыл бұрын
Asc setahay
@QisasChannel Жыл бұрын
Wcs
@umumaida4539 Жыл бұрын
Wcs
@HudaMukhtar-gy1pz Жыл бұрын
Ayaane nososame farxayada sidaa marakan laga amuso waxaa la sameyo