No video

Lacagtii Faarax Murtiile Eglan Show IIdle Yare iyo Busharo Baando yaa ku guuleeystay ?

  Рет қаралды 151,618

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Lacagtii Faarax Murtiile Eglan Show IIdle Yare iyo Busharo Baando yaa ku guuleeystay ? qosolka aduunka?

Пікірлер: 408
@abdulqadir4454
@abdulqadir4454 4 жыл бұрын
Daahir calasow wlhi wuu dhib badan yahay lkn waa qof aad uqalbi wanagsan masha allah
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
Absolutisti
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
kaas caqli wanag ka dheer ceeeeeebta aduunka ayuu wataa dahir calasow waa ka caya malin wlaaba dadka ee dulmiya umada ilahayna akhiro ku sugaya waxaan arkay isago mujaahidin iyo dumar odayaal wasiiro qaabiilo cidwalaba wuu caya waxa u danbaysay gabadhi yarayd ee uu heesaha u dhiiban jiray oo uu caayayo markan arkay baan yaabay war xoolo qofku dad ha nooga dhigina
@bildhaanstudio4281
@bildhaanstudio4281 4 жыл бұрын
Sigaarka labada sano shidnaa waa Anigo xabad sigara shida habeenka sanadka cusub lasugayo saacada 11:58 laba daqiiqad kadib waxa lagalay sanad cusub tusale ahaan 12:00 waa sanad kale sigarkana laba daqiiqu shidnaba laba sano sidasad midh sigara ku shiday
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Waa kaluunka
@cazal542
@cazal542 4 жыл бұрын
Dahir alasow wan ku barya haben kazto iidle soo saar bro
@amediomary6742
@amediomary6742 4 жыл бұрын
Dadkan xagey kunoolaan jireen walee siyaad barre wax buu hayay ilaahay ha unaxaristo
@AliHasan-ii7sr
@AliHasan-ii7sr 4 жыл бұрын
Iidle ayaa xaq ulahaa lacakta yaa igu raacsan
@sharmaakeibraahim9874
@sharmaakeibraahim9874 4 жыл бұрын
7
@mustafaisse5738
@mustafaisse5738 4 жыл бұрын
Aniga cabay sanad dhamanaya o i kahadhay 1 min
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 4 жыл бұрын
Faarax Murtiile.Magucu kumuu Khasaarin💚🤍❤
@abdiazizjanagale6106
@abdiazizjanagale6106 4 жыл бұрын
Farax murtiile abwaanimadada waad natustay keep going
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
Daahir alasow maasha Allah bro. Guul iyo gobanimo innsha Allah.
@wadaagsansports9729
@wadaagsansports9729 4 жыл бұрын
Usha manoolaa bal Nabi Aadan Hooyo xaawo Hashii nabi saalax Wankii nabi ismaaciil lagu baday
@eng.husseinahmed
@eng.husseinahmed 4 жыл бұрын
Yacni usha marna waxey aheyd UL marna waxey aheyd mas wax cuna
@eng.husseinahmed
@eng.husseinahmed 4 жыл бұрын
AMA bahal
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
Waxa la dhadhamiyo aduunka Waxa ugu mac candhuufta.
@maxamedxasancade7852
@maxamedxasancade7852 4 жыл бұрын
MASHA alaah hambalyo daahir alasow
@sawdaabdikhadar7181
@sawdaabdikhadar7181 4 жыл бұрын
Waax aduunk ugu macancandhuufta waaye
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
Xadhuuf seya
@sakariyaali6910
@sakariyaali6910 4 жыл бұрын
Sawda Abdikhadar exactly saxiix
@abdullahiabdulkadir4629
@abdullahiabdulkadir4629 4 жыл бұрын
Hambalyo Faarax murtiile
@teammembers4021
@teammembers4021 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wlhi blhi idle yare Umad mahan jugulatada noh ninka kaliya ee somaliya ugu funny san inta iku racsan like dhac
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
iidlayare hadalkaas marku laha waxa noo cadatay inu yahay alshabaab adna waaba u qoslaysaa
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 4 жыл бұрын
Nope
@saadoducale8636
@saadoducale8636 4 жыл бұрын
7 suaalod baan sifiican u aqaanay sadexna Faarax Murtiilaan ka faa iday masha allah.
@farahali5134
@farahali5134 4 жыл бұрын
Murtiile waa qatar
@farhandouh5009
@farhandouh5009 4 жыл бұрын
Asc Abwaan. Wariye Daahir Calasow Sln Sare . Wa Su.aalo Muhiim Ah Mahad sanid
@kingnaseer5470
@kingnaseer5470 4 жыл бұрын
Iidle waa funy wlhi shinada hal il bay ledahy kulaha markii layiri waa ku dhacday waa kula kaftamayay ee sedex indho ayay ledahay 😂😂😂😂
@muuseafraxofficial
@muuseafraxofficial 4 жыл бұрын
Abwandhaba farax murtile mansh allah
@ismabusuri6199
@ismabusuri6199 4 жыл бұрын
29 February
@yaxyebaari4511
@yaxyebaari4511 4 жыл бұрын
Masha allah farax murtiila waa diyaarsanyahyay wllhi 👏👏👏
@khadramusse3725
@khadramusse3725 4 жыл бұрын
Busharo khatar weyi Masha Allah
@InaSulub
@InaSulub 4 жыл бұрын
Faarax Murtiile wuxuu ka soo jeedaa gobolka Ragga,
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Maxa dhacay dumarkii intee aadeen mise maka xisaabsana dumarka gobolkaa?
@InaSulub
@InaSulub 4 жыл бұрын
dumarkooda ayaa arag u dhigma , meeshani ciyaar ma qorto
@Burcawi24
@Burcawi24 4 жыл бұрын
Daris Hore way joogaan raganba sow dumar ma dhalin
@brotherfather7424
@brotherfather7424 4 жыл бұрын
Faarah murtiile waa nin reer soola maaha togdheer
@sumaya6201
@sumaya6201 4 жыл бұрын
@@brotherfather7424 war waa reer burco
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 4 жыл бұрын
Dahir sxb qof wax haysto ayad wax ugu dareysa dadka mudan ayay ahayd su.alaha inad kaga faideyso
@mayliban9228
@mayliban9228 4 жыл бұрын
Nabada ugu macaaan
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 4 жыл бұрын
Salah baadiye caafimad las ka macaan
@mohamoudhassan3494
@mohamoudhassan3494 4 жыл бұрын
1`sheep of Ibrahim alaihe salam 2`Adam alaihe salam 3`Bibi Hawwa 4`Asa e Mosaic 5 female camel of Salah(A.S) from the mountain.. 6. crow that led Habeel to the burial of Qabbeel 7. Iblis( devil)
@saciidxuseen2901
@saciidxuseen2901 2 жыл бұрын
Investigative journalist Dahir alasow thanks
@abdisamadballack9952
@abdisamadballack9952 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh qosol badanaa umadeena ma tihid daahir
@yussufmohamedimaan5938
@yussufmohamedimaan5938 4 жыл бұрын
Kaan Wu Na Walayaaa
@aslimohammed3838
@aslimohammed3838 4 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 4 жыл бұрын
bushaaro waa ku qoslay
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
Malabka mise shinida macnaha Ruuxda shinida tuusha 2 indhood Ayay leedahay
@ProudAfrican
@ProudAfrican 4 жыл бұрын
Daahir calsoow waan kahelay saxiib walahi, barnamijkaan oo kale usamee Somalideena waa ku supportgareen laheen kuligeena.
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
Iidle yare, qofta reer waqooyiga ah iyo faarax murtiile hhh very funy wlhi
@TheSamale
@TheSamale 4 жыл бұрын
Dahir. Umadan adunka karantinka laga dhigay viva beeso. Sax .
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 4 жыл бұрын
Mansha allah farax murtiile maskaxda alle hakubarakeyo dadkiiyo dhan luuq buu galiyey walee eglan bisharo wad dedaasheen lkn iidle waxba mesha kumahayo kkkkjj
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 4 жыл бұрын
Hambalyo farah Abwan culus
@yusufmohamedguled580
@yusufmohamedguled580 4 жыл бұрын
Dahir calow ramadan karim sxb.
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
Bahda waaga cusub ustaad Daahir iyo Iidle yare boss salaan sare
@omarmohamedahmed9737
@omarmohamedahmed9737 4 жыл бұрын
Farax murtile hadda bilaash loma dhihin wx kale iga dheh celmi sanaa loo bartay lkn iidle waa ninkii ugu funy somaliada ninkas ka qeyliyay 🙏🙏🙏🙏
@halimoabdullahi5463
@halimoabdullahi5463 4 жыл бұрын
Malayga weeye xeywaanka afka ka dhalo
@wadaagsansports9729
@wadaagsansports9729 4 жыл бұрын
Wa baqasha waxa iska dhalo Dameer iyo faraska sidaa ayuu ku dhashaa asiga wax madhalo👁🙏
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Hhhhhhhhh Walahi Soonkii baa iga jabi gaadhay 😂 Qosol dartiis
@mohamedabdiabdullahi6982
@mohamedabdiabdullahi6982 4 жыл бұрын
Barnamijkan inaa mid mid uso deso ahed dahirow
@abuabdallahsabce1626
@abuabdallahsabce1626 4 жыл бұрын
Manshallah wll hore u soco llkiiin wxyr ha ku sxo markad qofka lahedleyso waydi magacisa iyomeeshu kasoo hadlayo
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Iidle lacag ta hala siiyo asagaa aad ugu baahan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
War dahir qosol ayaan galey walahi shactirole a is heshen dahir waxyabo badan an ka baranoya sualahaan
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
faarax murtiile abwaanimadii ba ku soo baxday kkkkk
@haweeyonuur8170
@haweeyonuur8170 4 жыл бұрын
Waa waraabe
@kowsarmuqtar282
@kowsarmuqtar282 4 жыл бұрын
Hadad qosle waydo wad xanunsantahy
@khadramusse3725
@khadramusse3725 4 жыл бұрын
29.02 . Weyi
@saahilsoomali4087
@saahilsoomali4087 4 жыл бұрын
Faarax murtiile non adag
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
Hhh faarax murtiile mshallah ALLAHA kuu siyaadiyo maskaxda
@calishariif2338
@calishariif2338 Жыл бұрын
Dahir adoo ah asharaafta hawiye waxyaabaha qaarkod hakuhadlin
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Sahir calasoow ma ogtahay inay jiraan dad cilmi badan oo aadan war ka hayn waad iska qoslaysaa wallaahi waan ka naxay aqoon daridaada lkn ogow shaqsi ahaan inaan joogo meel barwaaqo ah
@libanamir7359
@libanamir7359 4 жыл бұрын
Waa habeenka sanadka dhalanaayo sanadka kalana dhamaanaayo dahiroow 11:59 daar 12:01 daqiiqana dami
@user-yi8mo4km5j
@user-yi8mo4km5j 5 ай бұрын
Sigar Lacabay.labasanadod.iya.doo Sanad Kii
@fuadahmed474
@fuadahmed474 4 жыл бұрын
Bushaaro baande wey iga qoslisay wlhi
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
Xaywaanka xaga danbe ka rima Ee afka ka Dhala anaa gartay ☝☝☝☝☝☝☝daahirw
@abdifatahabukarhussein6459
@abdifatahabukarhussein6459 4 жыл бұрын
Sheeg
@cabdiraxiinxasan9441
@cabdiraxiinxasan9441 4 жыл бұрын
Iidle yare fun waaye kkkkk Lkn se Xaga diiniga kuma fiicna
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 4 жыл бұрын
Murtiile waa Jaamacad
@jamaali6624
@jamaali6624 4 жыл бұрын
Faarax murtiile waa abwaan su.aalahan shaah aktiisa kama ahan
@baabuuwbartabsiin5446
@baabuuwbartabsiin5446 4 жыл бұрын
Faaraxwowkabaxsaday
@abdullahiabdulkadir4629
@abdullahiabdulkadir4629 4 жыл бұрын
Faarax murtiile Caadi Maahan
@faizaibrahim1924
@faizaibrahim1924 4 жыл бұрын
Wllo xagee aday waan ku waye
@abdullahiabdulkadir4629
@abdullahiabdulkadir4629 4 жыл бұрын
@@faizaibrahim1924 wll waan joogaa mahadsanid, Ciwankeyga Facebook Waa Abdullahi Somaali
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
waa nasta hooyada sigaarka labada sanada shidnaaa
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Bisha waa February 29 qof dhashay
@abdirahinmohamed7452
@abdirahinmohamed7452 4 жыл бұрын
Faarax waa mutacalim weeye
@osmansadiq5603
@osmansadiq5603 4 жыл бұрын
Dahir alasow ilkaha iska hagaaji pls nin weyn baa tahay e
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Adugu maanad nin ahayn waaxay ragaad ufoorsano dumarkaa raga ufiirsadee
@Salma013_
@Salma013_ 4 жыл бұрын
Iidle wax fiyoow
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 4 жыл бұрын
Maansha Alllah... Aad bay u fiicnayeen..
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 4 жыл бұрын
Hambalyo farax sababta murtiile laguugu bixiyay waa cadahay
@hamzabinosman8387
@hamzabinosman8387 4 жыл бұрын
asc waa isha ramadaan sida koodad ramadaan jimca
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Faarax murtinle😍👍
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Daaahir alasow nin wen goormaa iigu danbeysay waraa nabad iyo nolol ma afkey kuu buuxisay waa aamustee
@harisikarimi
@harisikarimi 4 жыл бұрын
HHHHHHHHHHHHHHHHHHHH CAADI MAHAN MR DAHIR ALASAW
@Gellehboon
@Gellehboon 4 жыл бұрын
Daahir sida dameer camal aa uqoslaaaya
@nasteehamohamed5915
@nasteehamohamed5915 4 жыл бұрын
Ciidle caadi mahan wa ku heesta😂😂😂👍
@saciidxuseen6763
@saciidxuseen6763 4 жыл бұрын
Wllhi idle yare fani waye 🤣😃🤣😃😃
@maankaali4239
@maankaali4239 4 жыл бұрын
Daahir calasow funny love you ❤🙏
@liidarajo2605
@liidarajo2605 4 жыл бұрын
Suaal diini ah ha kweydiin kulhaa😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Lacagtaan hadii reyn laha waxan ku adi laha dalxiis hotel an ku degi laha lakiin igarkaas shiidka ha qato asaga a iga mudan lakiin sualaha qafiifi
@umufathiabdullahi4880
@umufathiabdullahi4880 4 жыл бұрын
Iidle umadeena maaha
@XuseenXaasan
@XuseenXaasan 4 ай бұрын
5
@saadiaabey1906
@saadiaabey1906 4 жыл бұрын
Asc wll wan idansalamay marka hora kadeb xawayanka an nin iyo nag kalaqabin waa warabaha ama dorwaga
@sabriyeali7602
@sabriyeali7602 4 жыл бұрын
Faadimiini aaway
@sahaltello3727
@sahaltello3727 4 жыл бұрын
Time idle yare tageero kobaad wlhi horay usoco hn
@hindahassan8755
@hindahassan8755 4 жыл бұрын
Xaawa iyoAdan
@libinibrahim4880
@libinibrahim4880 4 жыл бұрын
Wlh farax waa aqonyahan masha murtile laku yiri kkk masha allag
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 4 жыл бұрын
Masha alh murtila daradiis ayan usogalay masha alh murti wax kugaraya malaha
@wiildhalad9021
@wiildhalad9021 4 жыл бұрын
Eglanshow waxa cawaniyasa busharo bande
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Hadii uu aniga I weydiin lahaa waan ka jawaabi lahaa
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 4 жыл бұрын
Wax ladhamiyo waxa ugu macan sil yar oo ciririi ah
@waxkabarodunina4325
@waxkabarodunina4325 4 жыл бұрын
Laba qof meel wada joga ayad wax isku mida wydiinysa waxasi ma su alba
@cabdiraxaamaxmed2588
@cabdiraxaamaxmed2588 4 жыл бұрын
fiiri barnaamishka online mahan sxp fahan
@waxkabarodunina4325
@waxkabarodunina4325 4 жыл бұрын
@@cabdiraxaamaxmed2588 isku day inad ifanhanto eglan iyo bishaaro xafd ayey wada jogaan su aalo usku mid ayuu way diiyey
@cabdiraxaamaxmed2588
@cabdiraxaamaxmed2588 4 жыл бұрын
@@waxkabarodunina4325 haday isku meel joogan maxay uga wada jawabi waayeen
@waxkabarodunina4325
@waxkabarodunina4325 4 жыл бұрын
@@cabdiraxaamaxmed2588 maskaxda aya ku fadhida cadina ma tihid waxan annku shegaya xagy ka marayaan eglan iyo bisharo hal qol ayey wada dagan yihiin so badh xolaad tahy
@hodanadan7255
@hodanadan7255 4 жыл бұрын
Daahir dhaqankii hore ee dumayka laguyasi jiray ayaad isticmaaleysaa dhabadha ilmaha ii dhashay wake up man
@hoodooibrahim9686
@hoodooibrahim9686 4 жыл бұрын
Candhuufta weeyi
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Iidle🗣🗣🗣
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 4 жыл бұрын
Murtile masha alah
@koossaid1367
@koossaid1367 4 жыл бұрын
Farax murtile wa abwan e dadka lama midahe
@khalifbulle4194
@khalifbulle4194 11 ай бұрын
Mallahallaah
@TheReal_Man
@TheReal_Man 4 жыл бұрын
Aduunka siil baa ugu macaan
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Qurux
@abdifatahbare265
@abdifatahbare265 4 жыл бұрын
February 29 afati sanaba marbey kudhamata bisha
Faarax Murtiile iyo Dahir Alasow maxa kala qabsaday?
19:24
Dahir Alasow
Рет қаралды 437 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
IIDLE YARE OO SIR BADAN AFKA FURTAY & QOSOLKA ADUUNKA
52:43
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 119 М.
BEESHA MAREXAAN OO U TANAZUSHAY AOMALIA
9:11
Arwaax Tube
Рет қаралды 1,3 М.