LACGTUU IGA XADAY AYUU RABAY IN UU NAAG KU AROOSO PART4

  Рет қаралды 16,160

Hanni Hannan

Hanni Hannan

Ай бұрын

#america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Пікірлер: 61
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed Ай бұрын
Hani xanan abyo bin igu qabo bilzz wll qaali alle haku barkeyo adiga iyo carurtada siaan kunka ku gadho bilzz wllo
@waaberi4446
@waaberi4446 Ай бұрын
Allah haku xafido wll waxad tahay qof daacad ah. Insha Allah guul...
@FardowsaAbdikani-vw1cd
@FardowsaAbdikani-vw1cd Ай бұрын
Ba aa naa walal waaba yaabe ma xoolo xaraana ayuu rabey inuu ku arooso. Sidaara ku salaama wllshy waa duqdii tasniim ahayd
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 Ай бұрын
Hani quruxeey Masha Allah daacad baa tahay daacadna ma hungowdo ducada Ilaahay wuu kuu aqbalay Ilaahay swt dhib dambe kuma tuso bi idmillahi kariim adiga Iyo awladada horumar farxad Iyo wanaag Ilaahay hakudiiyo bi idmillahi kariim ❤️🥰
@user-vl3vy6nk8l
@user-vl3vy6nk8l Ай бұрын
Mash allh Wllshy qaalia hore u soco abyo mcnto
@user-pi2rf8be1q
@user-pi2rf8be1q Ай бұрын
Alle haku xifdiyo wllshy hani
@faadumojaamac5642
@faadumojaamac5642 Ай бұрын
Masha allh Mcnto guuleyso markasta ❤❤❤❤
@SamiraMohamedMaasmuusley
@SamiraMohamedMaasmuusley Ай бұрын
Mansha allh
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Ай бұрын
mansha allah illhbaamahadleh❤❤❤
@AyanleAyanle-hd1lg
@AyanleAyanle-hd1lg Ай бұрын
Guulayso walaashay horay usoco
@farahj2244
@farahj2244 Ай бұрын
Ilaahay ha idin xafido adi iyo ciyaalkaga walashay qaali is ilaali adi qof daacad ah bad tahay ❤
@LovelyBocce-om7eq
@LovelyBocce-om7eq Ай бұрын
Masha allh indhahaygii
@CumarfaraxGuure
@CumarfaraxGuure Ай бұрын
Abaayo macanto horey usoco❤❤❤❤
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz Ай бұрын
Anaa ugu horeyo😂❤
@user-pp2xc2ce1i
@user-pp2xc2ce1i Ай бұрын
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t Ай бұрын
Hayeh abayo
@Nasramohamud-k9h
@Nasramohamud-k9h 27 күн бұрын
Ilhy ha din xiftiyo abyo ❤
@munomahdi3433
@munomahdi3433 Ай бұрын
Abaayo horay usoco
@user-sj8ru8gz2i
@user-sj8ru8gz2i Ай бұрын
Asc hani
@janno4217
@janno4217 Ай бұрын
Mida kale nimanka sheeg magacyadoda iyo mesha ay degan yihin
@qadroomar4143
@qadroomar4143 Ай бұрын
Anaa u horeryo cawa
@user-yy4zg7zn1x
@user-yy4zg7zn1x 27 күн бұрын
30 jeerr copy link ka ku taaab tey❤❤ guuleyso ❤❤🎉
@janno4217
@janno4217 Ай бұрын
Maashku wa xage
@misramohamudelmi5202
@misramohamudelmi5202 Ай бұрын
hani abayo setahay adiyo awladiba❤
@HawaBarreyshubuq
@HawaBarreyshubuq Ай бұрын
❤❤❤
@fatumacaali
@fatumacaali Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ir6xg1yr8i
@user-ir6xg1yr8i Ай бұрын
M.a
@HawaBarreyshubuq
@HawaBarreyshubuq Ай бұрын
😊❤❤
@user-ln3ed4jl9q
@user-ln3ed4jl9q Ай бұрын
Abayo meesha miyaa laga baxa bal isoo sheeg qliye❤
@NimcokeyfZuu-nb6fe
@NimcokeyfZuu-nb6fe Ай бұрын
Iyaaaaa yaaaab 😊
@user-ir6xg1yr8i
@user-ir6xg1yr8i Ай бұрын
M,a
@abdibarre7520
@abdibarre7520 Ай бұрын
Masha allah❤❤
@user-sj8ru8gz2i
@user-sj8ru8gz2i Ай бұрын
Hani abaayo mahayo lanrakaa
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk Ай бұрын
#hanihanan wlly qof waliba ha aminin Malinta qof aminto mugdi kuu bilowday
@YurubMxmd
@YurubMxmd Ай бұрын
Asc
@lindaratibarobleh6558
@lindaratibarobleh6558 Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 Ай бұрын
Miskiin awgi waa ale
@BurhaanoMohamedAli
@BurhaanoMohamedAli Ай бұрын
abaayo hanow no sheeg mesha magaceeda aan iska ilaalinee please
@laylaladan9955
@laylaladan9955 Ай бұрын
Wey sheegtay xalane aya ladhahaa ayey tiri
@user-be7of6qn7x
@user-be7of6qn7x Ай бұрын
ana i cawi bal haniyey😢
@rawanahmad560
@rawanahmad560 Ай бұрын
Byo mcn salad istikharo la'aanted waxba ha ko'ansan talabo na haqadin ❤
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t Ай бұрын
Wcsm
@user-up1jm2xr4r
@user-up1jm2xr4r Ай бұрын
Asc see tahay
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
Labo tuugo ki heshay aboyo. Rer Nairobi na wey shar badanyihin badankoda
@xamdicaday7163
@xamdicaday7163 Ай бұрын
Alla dhiblawe wankasa qaa in waye 2022 ayaa xamar igasoqaday lacag igamAdhacin lkn wa idhibay borso igahestY shabbily markidanbena shantung igaqatay
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 Ай бұрын
Bagaad sheegtay ha layska ilaaliyeee
@fardawsafardawsa2465
@fardawsafardawsa2465 Ай бұрын
Nolosha Indonesia nooga soo sheekee
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Ай бұрын
Anigaba inti nin lacag iga dhacay buu nag ku aroosey naag hore u qabayna dahab aqal qurux badan oo turki iyo wadamo kale ugu dalbay😢😢😢
@Zaam495
@Zaam495 Ай бұрын
Siduu kaga dhacay ma is qabteen ninka?
@YaanBintujamac
@YaanBintujamac Ай бұрын
🧐
@HanniHannan
@HanniHannan Ай бұрын
Zory abyo😢
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Ай бұрын
@@Zaam495 qaali qisadaydu waa qiso dheer laakiin anigu wllkey baan u dhibey lacagta 22 kun oo doolar saudi arabia ka shayeeyey waxan joogey 14 Sano khadaamad baan ka shaqeeyey anoon qaan gaadh ahayn ilaa hadaan joogaa markaa waxan rebey in hooyaday lacagta guri loogu dhiso laakiin lacagtii wllkey baa nin siiyey teedna magaalada dadka jooga baa saf u geli jirey oo uu ninku Ku qayil siin jirey way dheer tahay qoraal kuma kooobi karo ana wadne xanuun iyo dhiikar baa igu soo boogeyman waxa lay yidhi qalin deg deg ah baa tahay dhiigaygiina wuu degi waayey intii sikasta loo galay
@FatxiAbdi-ii8oh
@FatxiAbdi-ii8oh Ай бұрын
Hani col ka ahay ani abayo wadanka sewa nogasoohadal noh
@mashallha8081
@mashallha8081 Ай бұрын
Abyo waxad ikaso warnta idanusiyo
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Ай бұрын
Hani sheekadaan gacan ku sameys inay tahay waala dareemaya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Ma Waxaad Ka midtahay kuwa laga sheekaynaayo
@farax6361
@farax6361 Ай бұрын
Hhhhhh iskadaa haniyey waa astamaha qurba joogta in sheeko badh jaraan ku sico kaftan
@user-bk7mm4um9g
@user-bk7mm4um9g Ай бұрын
Abaayo pisooyan sooqali
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Ай бұрын
Nimanka vedio suu dhig wajigoda hala arko goobta ay deganyhin ama sawirantoda so bandhig si dadka iska ilaaliya wa tuugo xun abyo
@LovelyBocce-om7eq
@LovelyBocce-om7eq Ай бұрын
@nicimanicima7429
@nicimanicima7429 Ай бұрын
Asc
HAMEEN SAQDHEXE AYA LAIGA SO BURIYE AIRPORT KA PART5@HanniHannan
25:58
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 76 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 22 МЛН
EID IYO  SIDAN GURIGA UBADALE UU QURHEYE NASROHNH FAMILY
6:54
Nasro Hani Family
Рет қаралды 22 М.
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 129 М.
WAA SIDEE NOLOSHA INDUNISIA IYO WIXI AN KALA KULMY@HanniHannan
18:51
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 61 М.
ROUTINE CAJIIBA @HanniHannan
11:02
Hanni Hannan
Рет қаралды 7 М.
MAXAN U GO,ANSADAY IN AA KATAGO NIROBI  PART 1
16:04
Hanni Hannan
Рет қаралды 59 М.