LAHJAD HARGAYSA VS MUQDISHO

  Рет қаралды 120,370

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 329
@JOSEPHBOY66
@JOSEPHBOY66 10 ай бұрын
Abdalla jamaal vlogs this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@NasraSaleeban-mr9is
@NasraSaleeban-mr9is 10 ай бұрын
From Hargeisa waan idin salaamay reer muqdisho🎉🎉
@AlisaidNor
@AlisaidNor 10 ай бұрын
Waa kaa qaadnay
@darishore814
@darishore814 10 ай бұрын
Waa kaa qaadnay nasra cadey kal iyo laab 😍😍
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 10 ай бұрын
Sami waka qaadne❤
@AA-921
@AA-921 10 ай бұрын
Ku Sali nabigeena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad sallallahu calayhi wasallam❤
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 10 ай бұрын
Anigu kabtan baara ayaN wataa anoo reer hargeisa nin weyn ciyaalka haku soo dhisana legend
@mohammedofficials
@mohammedofficials 10 ай бұрын
Ilahay darti ku sali nabigena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 10 ай бұрын
Kabtan baara waa beer casaad from ceergaabo😅😅😅😅
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 10 ай бұрын
allha is one ☝️ 😢❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 ай бұрын
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay👋 INTA KA HESHAY ❤️👍 Duhur wanagsan❤️☺️
@Ayaaat.Abdullahi
@Ayaaat.Abdullahi 10 ай бұрын
Kaptan baasraaa wlhi funny waa😂😂😂😂😂😂
@CumarMadamed-o5w
@CumarMadamed-o5w 10 ай бұрын
Lkin adiga ka😂 fanisan😂😂😂
@CumarMadamed-o5w
@CumarMadamed-o5w 10 ай бұрын
😂😂
@abdiqani50
@abdiqani50 10 ай бұрын
maxaad tidhi basra aaa 🤣🤣🤣🤣
@alexputnikovic5989
@alexputnikovic5989 10 ай бұрын
I sending big hug to beautiful country in world...my dear Somalia...i am from Serbia...
@Arawelomer
@Arawelomer 10 ай бұрын
Warayada labadan nine baxsadka ma dhaxanta waddanka ka dhaceysad ka baxsateen 😂😂😂😂cabdale iyo qowdhan War so noqda niyow 😂😂😂😂 Team somaliland like hayla dhafina👋🤣
@darishore814
@darishore814 10 ай бұрын
International bee noqdeen moos iyo babaay iyo isbaramoonto isku dhuuq aye soo doonteen. Qofka marku fanaan ama caan noqdo xaafad iyo local ma deeqdo
@Arawelomer
@Arawelomer 10 ай бұрын
@@darishore814 waxey doontenba lama huran wa caws jilaaal oki كل شي إلى ارجع 😎 Midna ku darso adi kulama hadal marka deg degu wa camal sheydan🥱✋️ninka channelka iska leh ban u qorey isagana ma ma tashid adigu
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 10 ай бұрын
Alla kuwan funny wa dhafeen 4 Kala daran waye xitaa been weyshegen😂😂😂
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 10 ай бұрын
😂😂😂 qosolka iga dhameeyen
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 10 ай бұрын
Hargeisa qurux ❤❤❤❤❤ my dhigayga
@sudaysiaxmed3554
@sudaysiaxmed3554 10 ай бұрын
Xiisaha waxa uyeelaya vedios ka waa inaad kolba meel aad tagto.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HappyAbdi-x7d
@HappyAbdi-x7d 10 ай бұрын
Hargiesa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@saciidooww
@saciidooww 10 ай бұрын
Labo war dhibeen idin Helay Waliba xamarkii asalka ahaa 😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 10 ай бұрын
Labadeyda legend abdala jamaal iyo qawdhan❤
@niicimamuxamuud4538
@niicimamuxamuud4538 10 ай бұрын
Inamada reer somalilnd qur qurxbadaa carab bad moda❤❤
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 10 ай бұрын
😂😂😂
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 10 ай бұрын
Kuwa kle haka helin hda rabto balse Somali hanicin, carab bad moda kute
@NajaxCusman
@NajaxCusman 10 ай бұрын
Caywaacalyo❤❤soomaalilanguul😢😢
@NajaxCusman
@NajaxCusman 10 ай бұрын
Waarun❤❤waacarab.soomaaliland😢😢😢
@abdizakigacaliye8031
@abdizakigacaliye8031 10 ай бұрын
Reer waqooyi is not easy 🙏💪
@ilhaancnaasir8275
@ilhaancnaasir8275 2 ай бұрын
Reer koonfur isn't easy
@Adamisxaaq
@Adamisxaaq 10 ай бұрын
Captan baara very funny walaahain noolow sxb Afmaay xitaa wuu soo galisay Wang Gaal caano geel kkkkk 😂😂😂✌️
@hanaadam-xh7pr
@hanaadam-xh7pr 10 ай бұрын
Keep going Abdalle jamaale dear prother ❤🎉
@Istarshiicali
@Istarshiicali 10 ай бұрын
Cabdalle legand taageyro nambar 1 ku ahay keep going pro❤
@rijaalcisman-un7yb
@rijaalcisman-un7yb 10 ай бұрын
Kaptanka caawa wlhi qosol igu dilay😂😂
@azharbintiahmedqalbinuura1594
@azharbintiahmedqalbinuura1594 10 ай бұрын
Kabtan bara iyo baba isn't easy 😂😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 ай бұрын
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸
@khadijamaxamed5420
@khadijamaxamed5420 10 ай бұрын
Quwdhan and Abdel isn't easy 😂
@XayaadSiciid-pw3to
@XayaadSiciid-pw3to 10 ай бұрын
Woow legendary apdalla and qawdhan🎉🎉❤
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 10 ай бұрын
Kabtan baara umadeena ma ahn😭😭😂
@hanixasan847
@hanixasan847 10 ай бұрын
Allaa dagdaga dhafaa team hargaiysa
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 10 ай бұрын
K.baara =salma qariye mahoo ,cunag yar la qariyey Qawdhan=yaa qariyey markaa K.baara =Hooyadii 😂😂wlhia waa raftay yaa isku keenay kuwan 😂
@IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
@IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo 10 ай бұрын
😂😂
@hamdaxusen4597
@hamdaxusen4597 10 ай бұрын
Kabtan baaro umadeena maaha wlhi waan wataa from hargeisa
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 10 ай бұрын
Abdalla jamal iyo lahjad reer xamar iyo reer hargeysa
@timaya77
@timaya77 10 ай бұрын
baba jey iyo baaro sidaas naguma matalaan wax badan bey qaldayaan xeerin maaha waa xaarin tan kale al qaban bey aqoon waayen
@dheereyechannel
@dheereyechannel 10 ай бұрын
Five legends always abdale Jamal and qawdhan captan baraah and babajey continues 💯💯⚽️⚽️❤😜
@CaashaCali-b3w
@CaashaCali-b3w 10 ай бұрын
Haragesa caday ❤❤❤❤❤❤
@xamdaxikma6999
@xamdaxikma6999 10 ай бұрын
Qawadhgan🥰
@xamdideeq422
@xamdideeq422 10 ай бұрын
Abdalow afartiin part 2 soo sameeya
@dhaqaniyodheel7321
@dhaqaniyodheel7321 10 ай бұрын
Waa qoslay walahi afraxanweyn iskuma aan ogeeyn kulahaa kkkk
@Najmaabdirahman-r9q
@Najmaabdirahman-r9q 10 ай бұрын
Cabdle Jamaal iyo qaadan wllhi mugdisho way ku xumadeen
@bamiiman8891
@bamiiman8891 10 ай бұрын
Cayda meesha ka saara 😊😊😊
@CabdirisaaqKhadar
@CabdirisaaqKhadar 10 ай бұрын
Soo badi zxp❤❤❤
@hodanmaxamuud3754
@hodanmaxamuud3754 10 ай бұрын
Cabdale jamaal cabdale ku jecliya ❤❤❤
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 10 ай бұрын
4 Legends ❤❤❤❤❤
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 10 ай бұрын
ماشاء الله 😂😂😂😂😂😂😂
@nihanmaxamuud8884
@nihanmaxamuud8884 10 ай бұрын
Abdale and qawdhan is not easy🙏💪
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 10 ай бұрын
Abdalla mugadisho kuso dhawoow walalkey
@Mr_Shafkaa
@Mr_Shafkaa 10 ай бұрын
Ey ey dhalay Af weyn kashka wuu Qiyaamay 😂
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 10 ай бұрын
Horta maxaan la qoslaa markaan arko kabtan baara 😂😂😂😂😂
@saidmohamed745
@saidmohamed745 10 ай бұрын
Wad jeceshaya ahay de
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 10 ай бұрын
Hargesa😍
@Ugasada614
@Ugasada614 10 ай бұрын
I like when yo do this game.😂 part 2 only girls …
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 10 ай бұрын
600k i.a ma dheera wllky abdalle jamaal waanu u wada dabaaldagi doonaa goor aan dheereyn tan kale aad ban u salaamayaa adiga iyo wllhy qowdhan kabtanka baabajey iyo kashka sharaf iyo karaamo dushiina allaha yeelo😊🎉❤
@FaadumoCali-wp8fs
@FaadumoCali-wp8fs 10 ай бұрын
Inamadayada Abdala and Qawdhan is not easy💯💪💪
@iqraahmed6970
@iqraahmed6970 10 ай бұрын
Wangal waligey ma maqal muqdisho ku dhashsy Maxaa jiro😂😂
@drmuhamedsalmaanmuscab4300
@drmuhamedsalmaanmuscab4300 10 ай бұрын
😂Af my waye
@ifrahismail9671
@ifrahismail9671 10 ай бұрын
Saxiib ismaciil arka igu sharaf😊😊
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 10 ай бұрын
Ayy war noso noqda nio abdallow sidani si maha wan is fahanay inta in kabadn ma haynee😂😂
@azmaomar1453
@azmaomar1453 10 ай бұрын
Al qaban dugsi ilmu dhigtan oo hargysa ku yal😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 ай бұрын
Kabtn bra and babajey isn’t easy rxaweyn la isku ma ogeen 🙆‍♀️😂
@hudiitha4465
@hudiitha4465 10 ай бұрын
Reer muqdisho waynaga soo baxsadeen Qawdhan io Abdalle jamal Fadlan nooso celi😂😂😂
@musiclyrics7674
@musiclyrics7674 10 ай бұрын
Waan idiin soo heyneenaah😂😂
@NajaxCusman
@NajaxCusman 10 ай бұрын
Maxoolaa❤❤modern.nimanka😂😂😂
@osmanmursal8082
@osmanmursal8082 10 ай бұрын
Been weynaa baabajey fadiil aaa taaas been bee ku qaateen wlhi liifad waaye 😂😂
@sumayamohamed3912
@sumayamohamed3912 10 ай бұрын
😂😂😂 ana yaabe
@DeeQamuuseFaarax
@DeeQamuuseFaarax 10 ай бұрын
Inamada rer waqoyi gulystay ader😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 10 ай бұрын
Qawdhan woqooyi maaha waa nin shekhaala wll😂
@Natur732
@Natur732 10 ай бұрын
@@khadiijaabdqadirdee waa nin reer somliland mxa qabilkisa nasudhay kaa isaaqe xamar kudhashayna waa nin reer konfura 😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 10 ай бұрын
@@Natur732 ninwalba abtigii buu ku abtirsada miyaad ledey anigu imika ilmahayga wa isaaq muqdisho ayaana kukorinaya i.a warku wuu dhanyay😂😂
@nadiiracismaan-u2x
@nadiiracismaan-u2x 8 ай бұрын
Cabdale jamal is not easy buufiya cayaynks😂😂😂
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq 10 ай бұрын
Abdl jamaala walala qali
@AbdirizaqHajirSaLAD-pk6yy
@AbdirizaqHajirSaLAD-pk6yy 10 ай бұрын
Kkhh cabdalle inka Mogadishu leh❤❤
@ibnumoha-b4r
@ibnumoha-b4r 10 ай бұрын
Af reer xamar iyo reer waqooyi wan layababhy labaduba wxay shegayaan ma naqaano hada nahy reer baRi😂😢
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 10 ай бұрын
Abdalla welcome to mugadisho adi iyo asxabtada lahjadi reer hargeysa iyo reer mugadisho soo saame yaah waa kusugoona hee
@liinshhassan577
@liinshhassan577 9 ай бұрын
Luuqada harkeysa inaan Bata weeyo walee waxaba mafahma waa idin daaawadane cajiib ❤
@AmonaRobleh
@AmonaRobleh 10 ай бұрын
Macha Allah walaaha ❤❤❤❤❤
@leylofarax265
@leylofarax265 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 qofkii qosol usiiso abdala jamaal canalkiisa haso booqdo 😂😂😂wlh markan so xanaqo inta ayan iska so fadhiista kilyahaa ixanunay saan u qoslaayay 😂😂😂wan ku wataa huuno 😂😂😂😂
@eregshugri8823
@eregshugri8823 10 ай бұрын
Keep going Abdale Jamal.🎉🎉
@mataanyare7582
@mataanyare7582 10 ай бұрын
Macquul maba noqon krtee war ragga waa lagaaday
@kingabdikani9517
@kingabdikani9517 10 ай бұрын
#abdale jamaal big legend❤
@mohammedabukaryusuf6575
@mohammedabukaryusuf6575 10 ай бұрын
Abdala and qowdhan is not easy 😂😂😂❤😊
@Idiris17
@Idiris17 10 ай бұрын
Natiijada waa la musuq-maasuqay waana qaadacnay hadaan reer mudug nahay ma aqlaynayo
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 10 ай бұрын
mansha allah
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 10 ай бұрын
Team hardeysa wa idin wataa
@World-of-content
@World-of-content 10 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 was the funniest lahjad video
@AmonaRobleh
@AmonaRobleh 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤ j aime
@ilhaanCumar-g7z
@ilhaanCumar-g7z 10 ай бұрын
4 kala daran ee iska hor kenen 😂😂😂😂😂
@MohamedMawlid-v6h
@MohamedMawlid-v6h 10 ай бұрын
Qawdhan goat 🐐 🙌
@lbdelima6201
@lbdelima6201 10 ай бұрын
😂
@FatuushAhmed-wc6uh
@FatuushAhmed-wc6uh 10 ай бұрын
Reer waqooyi is not easy
@sahrajamaac-wi5sw
@sahrajamaac-wi5sw 10 ай бұрын
War wlhi waxan jirin bay idin sheegayan baara iyo baaba jeey
@shacira824
@shacira824 10 ай бұрын
ha dharn abyo wa sx inta bdn wxe sheegen hl mid ben la shegen fadiilad mide dhahen wna liifad car mid kle sheg
@sucdiishhussein3888
@sucdiishhussein3888 10 ай бұрын
Runtii qowdhan hadanba arko ano dawan coment ka,bixinaa Welcome to muqdisho walow nasiib uyelan ano jooga inad imadid 🙏
@milaasdyc
@milaasdyc 10 ай бұрын
Fadiil iyo Baraajis anigoo reer Muqdisho ah xita ma aqaano mida kale Baraajis Baara iyi Jeey waxey dhaheen waa Cagaarka Soorta lagu cuno, Bukreey miya marka.
@ruqiyomuqtarcali7170
@ruqiyomuqtarcali7170 10 ай бұрын
Dadka hor adeeg san jireen abyo
@milaasdyc
@milaasdyc 10 ай бұрын
@@ruqiyomuqtarcali7170 kkkkk lkn Abyo inte u socotaa Magaca maa ku wareertay. Waad ku mahadsanthy waxa aad i faaideesay. Abyo ma ahan ee waa Abwe ok.
@ruqiyomuqtarcali7170
@ruqiyomuqtarcali7170 10 ай бұрын
@@milaasdyc sorry abwe
@hamdixsan
@hamdixsan 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Kabtan baara funny
@xusnimohamedyusuf5648
@xusnimohamedyusuf5648 10 ай бұрын
Feraha ifuuure😂😂😂
@HafsaSalah-z2g
@HafsaSalah-z2g 10 ай бұрын
Arku wanaah 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 waaba naka waleen runti qosolkii aduunka
@BilanQaldane
@BilanQaldane 10 ай бұрын
Kaptan bara io qowdhan pa ugu fanny san😂😂
@Shacnially
@Shacnially Ай бұрын
Wlhi wan qoslay 😂funny boys
@khadarwaqal409
@khadarwaqal409 10 ай бұрын
Abdalla legend hadaa tahy af may may iyo af reer waqooyi isku balami 😅
@Mariamitio
@Mariamitio 10 ай бұрын
Dubaalad ❤ the Somali we know.
@bintucali7288
@bintucali7288 10 ай бұрын
Mowliidow dee muraayad la'aanta ayaabad ku shidantahe hhhhh
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 10 ай бұрын
Vivi af may ❤❤❤🎉🎉🎉
@AbdiqaniMohamed-hu7mz
@AbdiqaniMohamed-hu7mz 10 ай бұрын
Somali waa hal Diid ama dood
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 10 ай бұрын
Me team abdale jamal❤👍💝 fogaatay
@IsraNuur-s5d
@IsraNuur-s5d 10 ай бұрын
Waaaaw
@mr.wakhti5908
@mr.wakhti5908 10 ай бұрын
Baabajey waxbu garnya captanka iyo idiriska
@ahmedbile
@ahmedbile 10 ай бұрын
Reer xmr is not easy 😂😊
@hibaksalah9388
@hibaksalah9388 10 ай бұрын
Geedba geed baa ka weyn 😂😂😂😂 waa rag idin helay
@q_miraa627
@q_miraa627 10 ай бұрын
Ala kabtan bara ben badanaa aniga xita maba aqani wxan aad shegeyside😂😂😂😂😂😂❤❤
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 10 ай бұрын
Wax jira maahan miyaa wuxu sheegayi😂
@ruqiyomuqtarcali7170
@ruqiyomuqtarcali7170 10 ай бұрын
Run wye abaaa wey jiran
@MawliidCabdiwahab
@MawliidCabdiwahab 10 ай бұрын
C.dala jamaalaw ninkaa qawdhan hadyad ayuu kaa mudanyahay waa qof aad kuu jecel kuna ixtiraama wlhi plz qawdhan uxuun gudoonsii waa codsi
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 373 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
IS BADBAADI SUAALO ADAG IYO ABAAL MARIN WAYN
19:02
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 220 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 182 М.
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 12 М.
LAHJAD RER HARGAYSA IYO RER MUQDISHO
26:40
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 694 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,8 МЛН
Guess the singer
28:24
Qays Qeyser
Рет қаралды 272 М.
LAHJAD MUQDISHO VS HARGAYSA
11:30
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 259 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН