LAHJAD REER WAQOOYI VS REER KOONFUR QOSOLKA ADUUNKA 😂😂

  Рет қаралды 97,902

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@amiraqurux
@amiraqurux 5 ай бұрын
Waakan channel ka omar subscribe usaara youtube.com/@OMARKA275?si=0_wr1pLPu9XmDtU2
@NimcoAhmed-sh3rw
@NimcoAhmed-sh3rw 5 ай бұрын
Majaroor waaye😂😂
@AbdinasiHassan
@AbdinasiHassan 5 ай бұрын
Waxa waye sinsiyeri Amiiro
@Amirafan1
@Amirafan1 5 ай бұрын
Ok princess 👸🏼 ❤
@imaniimaan5429
@imaniimaan5429 5 ай бұрын
Hye xbbti wa usaarnay amiiray ❤❤❤❤❤❤
@MaxamedXassan-fh1oi
@MaxamedXassan-fh1oi 5 ай бұрын
Lapada uhoreeyoo iga saara
@user-vt8dc7ve4w
@user-vt8dc7ve4w 5 ай бұрын
Wah anigu afka cumarban fahmayaa team soomaaliland🟩⬜️🟥👋
@king______diini2777
@king______diini2777 5 ай бұрын
O ma afgoniyuhu ku hadalya waa wada fahmena hee😂
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 5 ай бұрын
​@@king______diini2777 wxa amiiro sheegeeso midh maka fahmin yqy😂😂
@khadrayurub9523
@khadrayurub9523 5 ай бұрын
Reer hargaysa is muujiya balantiino waa commentiga iyo cumar ❤❤
@user-fx1ns8ww4t
@user-fx1ns8ww4t 5 ай бұрын
Ok wll
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 5 ай бұрын
Majaroor dhahan hadan rer waqooyi nahay meam landaris is muujiya 💚🤍❤️✋️
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢 ❤❤❤😢😢🎉
@user-gf1md3lm3t
@user-gf1md3lm3t 5 ай бұрын
❤😮
@Badraanahmed2173
@Badraanahmed2173 5 ай бұрын
Ay waikana😂😂
@user-uk2ji1oc7v
@user-uk2ji1oc7v 5 ай бұрын
Omg jh
@user-gw8sr7xq1e
@user-gw8sr7xq1e 5 ай бұрын
Omaygat jah❤🎉
@AaminocabdaleIbraahim
@AaminocabdaleIbraahim 5 ай бұрын
Mahadsanid
@user-fc3xn1px6x
@user-fc3xn1px6x 5 ай бұрын
quraac ba la yidhahdaa walhi wa runtiisa amiiray😂😂❤
@LAdancidi-k3s
@LAdancidi-k3s 5 ай бұрын
Team omar one like ❤💚🤍♥️🤴🏻
@umunuura2759
@umunuura2759 5 ай бұрын
Sinsiyeeri
@LAdancidi-k3s
@LAdancidi-k3s 5 ай бұрын
Ha uyaacin 😃
@user-ye3ik5lz5t
@user-ye3ik5lz5t 5 ай бұрын
Kiii diiidayooow imkaba dilaaac😂😂😂
@nasramustafe1757
@nasramustafe1757 5 ай бұрын
Hadalka cumar waxa fahmaya awladul casima tu hargiesa 💚💭❤
@user-fs1ew5rn9h
@user-fs1ew5rn9h 5 ай бұрын
Ku sali xapipkan Maxamed scw ❤❤😊😊❤❤
@user-ez4um7in6p
@user-ez4um7in6p 5 ай бұрын
Majaro waa yana Amiira
@user-fs1ew5rn9h
@user-fs1ew5rn9h 5 ай бұрын
@@user-ez4um7in6p amiira waan uu jayda wll
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 5 ай бұрын
Hadi Aad ujeedo magaca alaah like sar الله أكبر ❤❤
@fartamo5879
@fartamo5879 5 ай бұрын
Amiiraay waxaan rabnaa 2 video malin io hbn routiin iyo chalenge ❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 5 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@NuurAxmad-si7lz
@NuurAxmad-si7lz 5 ай бұрын
Kusaliya xabiib kena muxamad scw ❤❤❤
@NasradaahirNasriin
@NasradaahirNasriin 5 ай бұрын
Scw❤
@SowdaMuuse
@SowdaMuuse 4 ай бұрын
Scw
@edilupdy6438
@edilupdy6438 4 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤️❤️❤️
@user-ym9yy3zr2t
@user-ym9yy3zr2t 5 ай бұрын
Amiiroy Wiilashaan cidaan waan jeclahay Wllhi Lahjadadooda neh waan jeclahay Cumar Isiiso 😂❤
@XzaBrIboy-5
@XzaBrIboy-5 5 ай бұрын
Waaa 10 ki danbe ee bisha ramaddan illhay ha ingu beego habenka barakeesan ee leyltul qadriga amiin
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 5 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi dhamaanteen insha allah
@mumtaas95
@mumtaas95 5 ай бұрын
Omer ban fahmaya lahjadisa 💚💬❤
@NASRAMAHAMMAD567
@NASRAMAHAMMAD567 5 ай бұрын
Reer waqooyi hadaan anahay majaroor ayaan dhahnaa lknze reer koonfur ayaa dhaha majaraaf 😂😂😂😂😅😅
@king______diini2777
@king______diini2777 5 ай бұрын
Labadaba waa dhahna majaror ma jaraaf muhimadu wa Ina waxa fahanta un
@QueenJuuro27
@QueenJuuro27 5 ай бұрын
Majaraaf mahin masharaf weye from muqdisho 😂
@Kingshow874
@Kingshow874 5 ай бұрын
Cumar funny waaye noo so badi😂❤
@xaliimosacdiya2560
@xaliimosacdiya2560 5 ай бұрын
Reer Hargeisa is muujiya one like😂❤👍
@AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do
@AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do 5 ай бұрын
Afka amiiro ku hadleyso waxba kama fahmin😂from Hargeisa
@shabadshakatow
@shabadshakatow 21 күн бұрын
Yaa kubalmiyey adiga
@zuuzujama
@zuuzujama 5 ай бұрын
Ani reer puntland ahay majaroor dhahnaa😂👍❤
@user-gz5gq2np8r
@user-gz5gq2np8r 5 ай бұрын
Haaa😂
@MaxamudCali-xe4vs
@MaxamudCali-xe4vs 5 ай бұрын
Haa ani xitaa
@Ruqiya22-fo4cq
@Ruqiya22-fo4cq 5 ай бұрын
Majaroor iyo mutuleel iyo shukad shugo mxa la dhahaa
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h 5 ай бұрын
Same😂
@user-li1vp4wz7y
@user-li1vp4wz7y 5 ай бұрын
Wlahi amira lahjadetha waxba kamafahmin 😂😂 Ani iyoh Omar iskumid nhh
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 5 ай бұрын
Cumar wan wadana team landers hada nahay💯💯
@user-cd9im5rv4g
@user-cd9im5rv4g 5 ай бұрын
Team soomaalilaan like💚🤍❤️
@SamsamDek
@SamsamDek 5 ай бұрын
Ilaahey baan kudhaarte xabad maka fahmin wxy amiira sheegayso War adinka somali maaku hadlaysaan🟢🔴⚪️
@user-xn8gs4fv2o
@user-xn8gs4fv2o 5 ай бұрын
Same wlhi 😂😂
@user-ij4gu7js7c
@user-ij4gu7js7c 5 ай бұрын
Ani cumar wuxu sheegaya fataa baq leen ka fahmay bis 😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤🎉
@edilupdy6438
@edilupdy6438 4 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤️❤️❤️
@almaaspea8333
@almaaspea8333 5 ай бұрын
Amiiro barnamijkii dhagoolka part3 nsoo samee zein cadnan io cumeer please❤😂
@user-lg1in6pm6p
@user-lg1in6pm6p 5 ай бұрын
Zein kanaa kafiican😮
@user-wt5he8ck4n
@user-wt5he8ck4n 5 ай бұрын
Amiiray xabad kaama fahmin 😂❤hadana mar walba wku dawada😂
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 5 ай бұрын
Oo hadalka caadiga mafahmin 😂😂😂
@Sukhracali48
@Sukhracali48 5 ай бұрын
Amiira mxaa u soo galin waydey dadkii ku guulaystay ❤❤🎉🎉 coming soon 900k
@user-gg3zs7nw9i
@user-gg3zs7nw9i 5 ай бұрын
Amiiro teamkaada inay reer waqooyi yihiin hadaan ogaaday❤😂
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 5 ай бұрын
Haa reer waqooyi ubadan anaga dhan badan reer waqooyi nahy 😂😂
@user-gg3zs7nw9i
@user-gg3zs7nw9i 5 ай бұрын
@@Ikraanomar57-cm1ho been maaha team reer waqooyi & team amiira ismuuji
@queenasiisa5354
@queenasiisa5354 5 ай бұрын
Routine kii waan uxiisnay amiiro malinkii 2video nosoosamee
@GuuledcaatoDayaxaxmed
@GuuledcaatoDayaxaxmed 5 ай бұрын
inta nabiga jecel scw ❤ like ta
@hipoabdiqadir8624
@hipoabdiqadir8624 5 ай бұрын
Team waqooyi ❤😂
@Najaxmohamed512
@Najaxmohamed512 5 ай бұрын
Isaga waxa uu sheegaYa ayaa sax dee😂Amira wlhi mesha somali ku haysan😂😂😂
@Rayaan277
@Rayaan277 5 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
@salmo_Warsame_24
@salmo_Warsame_24 5 ай бұрын
Reer puntland iyo reer somaliland show waa isku lahjad😂
@CawiyaMohmet-fx9zz
@CawiyaMohmet-fx9zz 5 ай бұрын
Haa from putlnd 😂😂
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h 5 ай бұрын
Ha wlhi😂
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 5 ай бұрын
Aamira iyo omar waan nisalamay 🙌rer waqoyi waan unaqaba ereyadaas ama rer xamar waan unaqana ereyadas aniga dhexda ayaa kujira labadoda waan garanaa Eid wanagsan mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab insha allah ❤️👏
@user-jn6te8js4b
@user-jn6te8js4b 5 ай бұрын
Please fans kaaga ayaan Ka mid ahay soo badi wllloo fariidiiyeeeeey❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢🎉😊😊
@NadaMuuse-nm7lu
@NadaMuuse-nm7lu 5 ай бұрын
Team hargeysa is muujiya one like❤
@Xamda153
@Xamda153 5 ай бұрын
Team cumar one like💚🤍❤ amiiro le afki bay naga ciyaartay nagada noh😂😂😂😂
@Nashaad452
@Nashaad452 5 ай бұрын
Reer Soomalind 🫀💋
@NasraAxmedshaqale-wo6fx
@NasraAxmedshaqale-wo6fx 5 ай бұрын
Amiiray asxaptadadu wa wada reer waqooyi ilen😂😂
@mariasead464
@mariasead464 5 ай бұрын
Marmar iyo mutuleelba wn u aqaan Maro kaneeco iyo sinsiyeeri Wn U aqaanaa Majaroor bn u aqaanaa Maqsin Anuu waxa u aqaan meesha lagu qayilo From puntland🇸🇱
@user-eq1zh3ib2t
@user-eq1zh3ib2t 5 ай бұрын
Wlhi ano rer buntlan ba.ahy kulina wn aqana😅
@Ruqiya22-fo4cq
@Ruqiya22-fo4cq 5 ай бұрын
Haa wllhi reer xmrka lama fahmi karo mara kaneeco magac kulahaa 😂😂😂
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 5 ай бұрын
Amiira cumar baa saxsan😂😂😂😂😂af talyaaniga nagala tag 😂😂😂
@yaasabella4010
@yaasabella4010 5 ай бұрын
Badal soon 900k insha allah 1m 🦁🥳🥳👑🎂🎂👸👸👸
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 5 ай бұрын
Qolka la seexdo ayan dhahna makhsin makhaasiin meesha ay ku sheegyso (istoodh) ayan dhahnaa😂👋 team 💚🤍❤️iga saxa
@AhmedCawil-jn8ix
@AhmedCawil-jn8ix 5 ай бұрын
Waaad zaxn thy wlllo❤❤
@MohamedYare-ko3lc
@MohamedYare-ko3lc 5 ай бұрын
Team amiira one like 👍🏻
@user-xy8qs5mc3c
@user-xy8qs5mc3c 5 ай бұрын
Team Omar majarora ❤❤😂 majaraf kulaa😂
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 5 ай бұрын
team waqooyi❤❤❤ soomaaliga in dib loogu dhigo ayay u baahan yihiin reer koonfurtu
@amiishaahmed3348
@amiishaahmed3348 5 ай бұрын
Omer guulayso wllo from hargeisa❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 5 ай бұрын
Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 4 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام 🩷❤️❤️
@user-dw7jl9tz8c
@user-dw7jl9tz8c 5 ай бұрын
Amiiro saxwaaye omar majaroor baalayraahdaa❤❤
@munomalisa1432
@munomalisa1432 5 ай бұрын
One like team amiiro qurux ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 5 ай бұрын
Amiira qurux waan kuwataa kaftan qosol fanny digir waaye waad heysaaaa
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 5 ай бұрын
One like 👍 team amiiro qurux marnaba nohoos 😅😮😢
@-Y95
@-Y95 5 ай бұрын
Ramadan Karim ☪️🇩🇯🕌🌙 Amiira
@Sameys-1232
@Sameys-1232 5 ай бұрын
Reer waqooyi bunka gaxwe ukasayaan 😅 kurka kahadlosid maba fahmooyo😅
@Suusu863
@Suusu863 5 ай бұрын
Amiira abaayo maalinkii 2 muuqal soo gaali waxaan rabnaa inaa ciida 900k gaarto I.a❤
@user-hk5rs9fp9i
@user-hk5rs9fp9i 5 ай бұрын
Amiira Soo badi😂😂war cumaraw amiira waydii😂aabahaa futadah kagali😂😂
@samiyamahamed3930
@samiyamahamed3930 5 ай бұрын
Reer burcow ciyaarta joojiya😂😂😂
@AyaanApdirahmaam
@AyaanApdirahmaam 5 ай бұрын
Ka dhac dee😂😂
@user-nu8kx1gq7l
@user-nu8kx1gq7l 5 ай бұрын
Roodhiga dhudhuman baa unaqana from puntland😂😂
@AhmedCawil-jn8ix
@AhmedCawil-jn8ix 5 ай бұрын
Wlhy waa noociii zaxda ahaa eee burco waa roodhida dhaadheeeer❤❤❤❤
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 ай бұрын
4:19 masharaf an unaqana anaga Team Amiira 😂❤
@bilkaxaaji3280
@bilkaxaaji3280 5 ай бұрын
Mar dhaw iyo 1m I.a 🎉❤ wana ku raa xeestaa muu qaaladaada👸🏻❤
@user-kt9lp1xu6h
@user-kt9lp1xu6h 5 ай бұрын
Reer woqooyi io reer koonfur❌️ Simaliland vs somalia✅️
@nimcocumar5127
@nimcocumar5127 5 ай бұрын
Team amiiro aan ukalakicino wiilka❤❤
@Hamdadagen
@Hamdadagen 5 ай бұрын
Team omar wataa wn fahmy from puntlnd 😂
@Farxiyo747
@Farxiyo747 5 ай бұрын
Waxaad sheegtii nabigii asagoo salaad kujira qoorta lagajare?team Amira qurux iskuday wcn
@MiskiAhmed-mr3pp
@MiskiAhmed-mr3pp 5 ай бұрын
Nabi yaxye
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 ай бұрын
Nabi yaxye
@isracabdi-gv5ze
@isracabdi-gv5ze 5 ай бұрын
Nabi yaxye csw❤❤
@asmaqadan
@asmaqadan 5 ай бұрын
Nabi yaxye cs
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 5 ай бұрын
Nabi yaxye cs
@AMAALEEY
@AMAALEEY 5 ай бұрын
Masharaf waaye reer somalia 🇸🇴
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 5 ай бұрын
Beebeeshee inta og in canbuulo tahy👍😂
@Abdullofficial457
@Abdullofficial457 5 ай бұрын
Baramijka dagolaha iyo indolaha iyo moodka soqabo zaki somali iyo cumer iyo cimran plz plz ❤❤❤
@BarwaqoMohamet-yu1dw
@BarwaqoMohamet-yu1dw 5 ай бұрын
Maryo keeco maaha😂mara kaneeco ladhahaa
@AhmedCawil-jn8ix
@AhmedCawil-jn8ix 5 ай бұрын
Waad zaxan thy❤❤
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 5 ай бұрын
Kkkkkkk cumar fani😢😢😢😢waye amiiro qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiiramahamud5540
@amiiramahamud5540 5 ай бұрын
One like team Amiira + reer waqooyi 😅❤🎉
@hibomohamed-sq9ls
@hibomohamed-sq9ls 5 ай бұрын
Waxa cumar oo dhan waa sax🎷 ❤❤❤
@AsiyaCali-lt2ln
@AsiyaCali-lt2ln 5 ай бұрын
Viva reer waqooyi🎉😮
@user-uc7ee9lu6t
@user-uc7ee9lu6t 5 ай бұрын
Reer koonfur wixiinu afsoomaali maahan waa oroma caadiyee😂😂 Majaroor weeye
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 5 ай бұрын
Shukran xayaati 😊
@user-wh5pt4gk7n
@user-wh5pt4gk7n 5 ай бұрын
Sabuuse waxa lagu daro duqada😂
@amiishaothman5810
@amiishaothman5810 5 ай бұрын
Anagu hadan landarska cumar wadana 😂😂😂
@URCRISTIANO-v4f
@URCRISTIANO-v4f 5 ай бұрын
AMIIRAAY LAHJADA REE WAQOOYIGA IYO REE GALBEEDKA OO AH SOMALI GALBEED WAA ISKU MID LKIN MIDIINA REE KONFURTA AH WAA WAREER WLLAYAAL REE XAMAR LAHJAD MEESHA KUMA HAYSAAN ANIGU OMER LAHJADIISAA FAHMAYAA HADII AAN AHAY SOMALIDA KASOO JEEDA SOMALI GALBEED OVER ETHIOPIA 🇪🇹 😂😂❤
@MonaAbdullahi
@MonaAbdullahi 5 ай бұрын
One like amiira quruxo ❤
@user-km1qo4jc6m
@user-km1qo4jc6m 5 ай бұрын
Shabaqa kaneecada waxaa ladhahaa sinshiyeeri ayaa u aqaana adinkaneh❤❤❤❤
@ArafadAhmed-lu8om
@ArafadAhmed-lu8om 5 ай бұрын
🎉🎉🎉900k Teem waqooyi is muuujiya
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j 4 ай бұрын
Mashaallaah bella dadkaan xamer waxey iimadeen 2good iilkahooda jaalo eh caday dheerwataan😜😂😂😂😂adaa saxsan100%
@user-bw6qe4rs6t
@user-bw6qe4rs6t 5 ай бұрын
2 lahjad way kal darkness yihiin😂qar an aqoon ay ku jira walhi
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 5 ай бұрын
Waar Anagaa Reer Waqooyi Nahey Afsomali Saxda Anagaa Ku Hadalnee Reer Xamaroow Ciyaarta Naga Daaya 😂😂😂😂😂🤭
@user-cg4vh7lr2b
@user-cg4vh7lr2b 5 ай бұрын
Mara kaneco waye maryan kaneco ma ahan
@user-vz4yn4vd2w
@user-vz4yn4vd2w 5 ай бұрын
Sabuska burka lagu laabo isku laab baan dhahnaa from Puntland🇸🇱♥️
@CawilcilmiXaashi-jg3cv
@CawilcilmiXaashi-jg3cv 5 ай бұрын
Only lenders💚🤍❤️🤟
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 5 ай бұрын
Ree koonfurtu waxan maxa waye walalayal wixiiba waa rogteene 😂😂from borama 💚🤍❤️
@1a.835
@1a.835 5 ай бұрын
Team omar one like
@NaimaAbdulahi66
@NaimaAbdulahi66 5 ай бұрын
Iska roge waan dhahnaa sidoo kale from mogdisho
@user-fk9vv8wr1e
@user-fk9vv8wr1e 5 ай бұрын
Amiro magaceyga I da walalo maryo kaneco lagu dhehe😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 5 ай бұрын
Amira ceyda gameki caawa xamaasada qaadey aad bu support gareyey com'on come on ba kaso hartey wlal aan marnaba cadowga ku jibin waye ceyda dadka hakaga duwanado❤❤❤
@Muna_____Turkish
@Muna_____Turkish 5 ай бұрын
Team Amiiro Qurux qalanjo qordheer keep going❤🎉
@abadansheikh
@abadansheikh 5 ай бұрын
Wlhi afsomali asal.amiro weye bebashe digirti wewen weye 😂😂😂😂😂😂
@AnuushHassan-wt9qz
@AnuushHassan-wt9qz 5 ай бұрын
Majarooor dhahnaaa from puntland😂❤
@Somaaliland592
@Somaaliland592 5 ай бұрын
Soomaaliland Putman isku mid waaye
@aliishamikram4945
@aliishamikram4945 5 ай бұрын
Amiira anago rer konfur ah waxa shegesa kus wafahanay kisna mafahmin wallahi bal cilimiga nagu sokordhisay nosobadi 😅😅
@awomohamed1780
@awomohamed1780 5 ай бұрын
Ana u horeeya😂😂
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 5 ай бұрын
majaraaf maahan ee waa majaroor rer xaamar see wax yesheen😂😅
@dhamaystiranhuseein7555
@dhamaystiranhuseein7555 5 ай бұрын
Team Omar waqooyi😅❤
@queenruun9709
@queenruun9709 5 ай бұрын
Amiiro full routine uxiisnay oo fr9m hbeen to habeen hh inoo sogali barnamijyada kistoo noo nasi
SHEEG CALAAMADAAN OO KU GUULEYSO LACAG WAX FUDUD AY KASI WAAYEEN hhhh
22:06
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
LAHJADA REER WOQOOYI VS REER KOONFUR/ IS FAHAM WAA😂😂..?
12:19
Game Adag |  LAHJAD  Ciyaal Xamar VS Reer Somaliland | BeerCasaad
20:46
QIYAAS CUNTADA MAGACEEDA TEAM WIILASHA / QOSOLKA ADUUNKA😂😂
15:08
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01
Adna Channel
Рет қаралды 244 М.
BARNAAMIJKA LAHJADA //REER WOQOYI VS REER KOONFUR😂😂
16:09
King Ceyda
Рет қаралды 76 М.
LAHJAD - Part 11 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
22:14