LAHJADA REER WOQOOYI VS REER KOONFUR/SI FAHAM🤣🤣

  Рет қаралды 47,311

Macalimo

Macalimo

Күн бұрын

Пікірлер: 289
@samawademedia9603
@samawademedia9603 Ай бұрын
Samia kuu soo far inta igu racsan like isku muu jiya
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan Ай бұрын
Ani kow ka eh
@maqbulysf8066
@maqbulysf8066 Ай бұрын
Ku Saliya❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️ Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim ❤️❤️❤️👍👍👍
@SamdaGarad
@SamdaGarad Ай бұрын
Reer waqooyi ahay badan kodana ma fahmin ani iyo comar seme nahay😅
@jaweriamohamedfarahmohamed5192
@jaweriamohamedfarahmohamed5192 Ай бұрын
Micnaha naagta wax aan jirin Mey noo sheegtay
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft Ай бұрын
@@jaweriamohamedfarahmohamed5192si ixtiram leh uhdl wxy shegty hdey runyihiin iyo hdi klaba ayaga shegine
@Maan3416
@Maan3416 Ай бұрын
Weligay ma maqal waxay ka hadlayso ugbaad dhawr erey ee ugu horeyey mahane from rer waqooyi 😂😂
@Joohara-k2x
@Joohara-k2x Ай бұрын
Same😂
@FardowsAbdilahi
@FardowsAbdilahi Ай бұрын
Cumar isagiiba fahmi la’ba 😂😂😂😂
@anisabarrise-sh9po
@anisabarrise-sh9po Ай бұрын
Away amiro ceyda iyo salax jj we miss team wallah came back we really miss u❤❤😢
@shqarBoy
@shqarBoy Ай бұрын
DUNIDA MASOO MARIN RUUX KA KASHARAF BADAN KAN RUN BADAN NABIGEENA MAHAMETH CSW ❤🕋
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy Ай бұрын
OMG only 1k noharty team macalimow hambalyo wilkeni yra ❤🎉🤴🏾
@HabibaYussuf-on8dn
@HabibaYussuf-on8dn Ай бұрын
Mashaallah hambalyo hambalyo walalka wad uqalata inta iyo inkabadan keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 Ай бұрын
Ugbad waxay idiin sheegty qaar anagii rer hargiesa ahayn ma naqaan omarbaa run sheegaya sida omar ban yabanay mareegty idin tiri waa koorta geela maha waa marada adhiga ilmihiisa yaryar qoorta loo galiyo inta meel lagu xiro✅
@NaciimaYar-y2y
@NaciimaYar-y2y Ай бұрын
Somaliga sacda ah Ku hadshay ugbaad Tusaale mareeg in ay tahay xadhiga lagu xidh xidho maqasha waa sax
@aliyaMaxamed-d6u
@aliyaMaxamed-d6u Ай бұрын
Waa sax wata adhiga ilmahisa laguxidho😊
@Xamda153
@Xamda153 Ай бұрын
Anigo reer waqooyiya fahmi waayey waxay leedahy ugbaad wllhi oomarbab dhaama😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@OdayA_fifteen
@OdayA_fifteen Ай бұрын
Hhhhh wan garanayaa dhaqan weyih hooyo waydii😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@FatumaAhmed-d9f
@FatumaAhmed-d9f Ай бұрын
Ma jarafad wa badil only rer kenya😂
@khadrajama2543
@khadrajama2543 Ай бұрын
Sibraar✅️ Qarbad✅️ Majarafad✅️ Tarabalayn😢 Mandaqad wax jira maaha 😢 Mareeg( koor maaha❌️)lkn waa xadhig yar oo maqasha lagu xidhxidho Dhure✅️ 😊😊
@XamdaQureesh-d9p
@XamdaQureesh-d9p Ай бұрын
Sibraar gorof mey dhahaaan
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 Ай бұрын
Dhure fandhaal miya
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 Ай бұрын
Mandaqad way jirta originally wa carabi lkn waynu isticmalna reer somaliland😂 tarabalayn xata way jirta lkn say u macnysay iyo san u aqaano ba kla duwan😂
@SagalSaleeban
@SagalSaleeban Ай бұрын
Reer bari sinbiraar ma aqaano😂😂
@hafsaindho2855
@hafsaindho2855 Ай бұрын
Ugbaad waxay sheegtay anagi ba yaban maxay gartan😂😂😂
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 Ай бұрын
Ala ila mid bd thy wn yaabanaa amba 😂😭
@Nafiisa11Xariir
@Nafiisa11Xariir Ай бұрын
Asalki weyaan
@alishahirsi4494
@alishahirsi4494 Ай бұрын
Congratulations my pro 300k hinta io inkabadaN ba wad uqaLantaa abowe🎉❤🥳❤
@SalmaCilmi-cg3sg
@SalmaCilmi-cg3sg Ай бұрын
Congratulation for 300k and keep going pro🎉🎉
@Amiishmohamoud1122
@Amiishmohamoud1122 Ай бұрын
Ani barnaamijyada lahjada waaba iigu baxdaa 😂
@raaidaarahmaanhussein9638
@raaidaarahmaanhussein9638 Ай бұрын
Kula mid wlhy😂
@AmaalAmiish
@AmaalAmiish Ай бұрын
Ugbaad baa reer waqooyi dhaba wllhi😊
@HudamustafeHudamustafe
@HudamustafeHudamustafe Ай бұрын
Part two ugbaad iyo cumar way diiya rer koonfur😂😂😂
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 Ай бұрын
Hambalyoooooo maclimo my fave KZbinr🎉🎉❤ water gang 💧
@LubnaIbrahim-cs4nt
@LubnaIbrahim-cs4nt Ай бұрын
Mansha allh hambalyo wllky macalimo keep going 300k ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nasronasro4540
@nasronasro4540 Ай бұрын
Hambalyo hambalyo 300k🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@UmalkhayrMaxamed-y8c
@UmalkhayrMaxamed-y8c Ай бұрын
Ugbaad hal io lapo Lee ka fahmi😮😊❤
@hafsaothman4798
@hafsaothman4798 Ай бұрын
Waa naqaana wxy sheegtay oodhan from burco ❤❤❤ ugbaad waa idinka waashee
@NajmaCumar-c2d
@NajmaCumar-c2d Ай бұрын
Wlhi Ani ma aqaani reer waqooyown ahay😂yaab
@XamdaQureesh-d9p
@XamdaQureesh-d9p Ай бұрын
Hamablyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉
@raniayussuf2488
@raniayussuf2488 Ай бұрын
walahay waxan ahay rer burco waxaad sheegteena miidh kama fahmiin😅😅😂😂
@hamdushjama3106
@hamdushjama3106 Ай бұрын
Ugbaad waa afsomaligii galbeedka hunda😂anka Reer burco nahaye waxaba kama fahmin😂😂😂
@faizaahmed08
@faizaahmed08 Ай бұрын
beenta aniiga bari iyo galbeed baa ku koray waa sax
@HothanMahamet-g3b
@HothanMahamet-g3b Ай бұрын
ma leys nabaa marka from gabiley😁🤣
@hamdushjama3106
@hamdushjama3106 Ай бұрын
Ugbaad waxa kama fahmin ani Reer Somaliland ah wah😂😂
@Abdiwahab-j3y
@Abdiwahab-j3y Ай бұрын
Beenby shegaysa gembararwaye😂😂
@AyannaCumarr
@AyannaCumarr Ай бұрын
Ugbada waxay shegaysa waxba kma jian afki rer miga ayay wadta 😂
@fartuunfantastic5455
@fartuunfantastic5455 Ай бұрын
Congratulations 🎉macalimow 300k in.a kabadan ku rajayna keep going ee youtube cajiska ka daay soo babi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@Farhiaabdullahimaxamuud-bs9ms
@Farhiaabdullahimaxamuud-bs9ms Ай бұрын
Macalimoow Hambalyo 300k🎉🎉❤❤
@djDeeqsi
@djDeeqsi Ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉
@Suliekhacabdi
@Suliekhacabdi Ай бұрын
Dhagiba itagmay😂😂😂
@NajmaMaxamud-lz3vf
@NajmaMaxamud-lz3vf Ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉wll 300 inta iyo inkabadan🎉🎉🎉❤❤
@Farxaan1234
@Farxaan1234 27 күн бұрын
Yaabka adunka😂❤
@Ifrah-j1d
@Ifrah-j1d Ай бұрын
Waa waa wx biyaha lagu shubta
@XanaanMuuse-t7p
@XanaanMuuse-t7p Ай бұрын
Walaahi waa wada sax waxay sheegtay ugbaad😊
@Zamzam-t4j
@Zamzam-t4j Ай бұрын
😂😂😂 dhaman waa fani 😂😅
@INDHOJama
@INDHOJama Ай бұрын
macalimuu. waaaa. aqal soomaaliga. dhigta. dhex weeyaa😂😂😂😂😂
@nuurahaybe3911
@nuurahaybe3911 Ай бұрын
Mocalimow funny ba tahayba lahjadiina noso geli koonfurta
@ayaanmohamed6292
@ayaanmohamed6292 26 күн бұрын
Cumar umdeena maaha kulhaa waxn I meel kale Kala timi 😂😂😂😂😂
@Farxaan1234
@Farxaan1234 27 күн бұрын
Manaqaani wlhi ano joga borama wxy ugbaad sheegysay wxn ka garty majarafad bas😂😂😂😂
@MiskiinAlleinadhegaweyne
@MiskiinAlleinadhegaweyne Ай бұрын
Anaa uhoreeyo🎉
@Joohara-k2x
@Joohara-k2x Ай бұрын
Macalimow hanbalyo 300k🎉❤
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan Ай бұрын
Wlhi anoo hargeysa ku dhashey qar kamida ka seenin😂😂 macalimow 300k coming soon
@ayanibrahim-c1v
@ayanibrahim-c1v Ай бұрын
Meshu omer kayaabey man Anaga joogeynaa 😂😂
@aameinahmethawil3788
@aameinahmethawil3788 Ай бұрын
Mareeg waa xadhig adhiga qoorta lagaga xidho Koorna waa ta geela lagu xidho
@INDHOJama
@INDHOJama Ай бұрын
😂😂😂😂 sibraar. reee miyga garnya😂😂
@SacadCabdilaahi-fc3op
@SacadCabdilaahi-fc3op Ай бұрын
Waxay Khaladay Ereyga mareega waxa ku Sheegta Kor Mahaa Wax La Dhahaa Wax Marka Waxaraa Yar yari Dhashan Lagu Xidho😂🎉
@XaawaCabdirsaaq
@XaawaCabdirsaaq Ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo macalimo 300k sapes carepis 🎉🎉🎉 🥳🥳🥳🥳
@AKShareaf
@AKShareaf Ай бұрын
Keep going bro 💪
@JawahirMaxamad-j4u
@JawahirMaxamad-j4u Ай бұрын
QOFKII UGU HOREYEY INAA AHAY MLIIGA DAREMA😂❤
@HamdimahamedHassan
@HamdimahamedHassan Ай бұрын
hambaliyo wallkey maclimow 300k🎉🥰
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 Ай бұрын
Hambalyo Macalimow 300k❤🎉❤🎉 intaa iyo inkabadan kuura jeenaya abowe❤🎉❤🎉
@MarwaaxmedCali
@MarwaaxmedCali Ай бұрын
Waa run wexe shegaysa
@Saalim-t4x
@Saalim-t4x Ай бұрын
Majarafad xaaqin waaye 😂😂😂😂 kulahaa
@WaanoChannel-jb2mi
@WaanoChannel-jb2mi Ай бұрын
Waa run de tarabalay waa safiito haddan reer bari nahy wan u naqan
@Shani.mallin2023
@Shani.mallin2023 Ай бұрын
Macalimoo hamblyo 300k 🎉
@NajmoAbdukadir
@NajmoAbdukadir Ай бұрын
War ani qarbad waxn uaqanaa jwanka yar ee rer miyiga badana wax ku gurtan😂😂
@Akboss22-b8d
@Akboss22-b8d Ай бұрын
Congratulation my pro 300k🎉🎉🎉🎉hampalyo
@hamdiduran1615
@hamdiduran1615 Ай бұрын
Dhakal waaye😂😂
@nasriinyusuf6746
@nasriinyusuf6746 Ай бұрын
Anigo from duriyad aha ayanan garanin sabraar😅😅😅
@hamduush-x2b
@hamduush-x2b Ай бұрын
Ugbaad waxay sooguratay soomaaligii waawaynaa ee macnaha ubaahnaa lkn may isticmaalin lahjadii reer waqooyi oo maydhahdo mabakh tashdi dhariga oo may isticmaasho lahjadooda taasna maaha lahjadooda
@HodanKhaliif-rd5ut
@HodanKhaliif-rd5ut Ай бұрын
Naa ugbadey se wax u wada anga xitaa ma naqano wxn ad shegyso rer waqoyina waa nahee😂
@AmalHappy-n6s
@AmalHappy-n6s Ай бұрын
Congratulations macalimo 300k ❤🎉
@abdourahmanhassanaden514
@abdourahmanhassanaden514 Ай бұрын
Congratulation brother for 300k
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj Ай бұрын
Ugbaad bari baad na gaysay hargaysa meel kuman dhaafin 😂😂
@FadxiyaCraxman
@FadxiyaCraxman Ай бұрын
😅
@nourlakiish
@nourlakiish Ай бұрын
Gaawahana ma gonibaa 😂
@KadraCisman
@KadraCisman Ай бұрын
😅😅😅😅😅
@SakariyeClkariin-u3v
@SakariyeClkariin-u3v 27 күн бұрын
Tan Isaaq maaha nio aniga ka yaady luuqada 😂😂
@roodocabdi546
@roodocabdi546 26 күн бұрын
Ugbaad wllo reer miyi weyen waxagani dee marka magaran karan dhalinyartan
@susumuhamed-z9m
@susumuhamed-z9m Ай бұрын
Hambaliyo 300k🎉
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 Ай бұрын
TEAM SAMIYA CONGRATULATIONS 🎉🎈500k🎉
@mumtazabdifatah
@mumtazabdifatah Ай бұрын
Anagu rer jigjiga sibraar gaawo unaqana 😂
@SuldaanMaxamuud-g2r
@SuldaanMaxamuud-g2r Ай бұрын
Reer xamaroow luuqadii years idinkaxaday😅😅😅
@IftinAbdirahin
@IftinAbdirahin Ай бұрын
300k🎉❤❤
@Nafiisa11Xariir
@Nafiisa11Xariir Ай бұрын
Soomaligi hore asalka waqooyi ahaa
@SalmaAbdirahmaanDaahir
@SalmaAbdirahmaanDaahir Ай бұрын
Congratulations 300k
@Oumkaltoumsaidibrahim
@Oumkaltoumsaidibrahim Ай бұрын
Waa naganaa
@SundusCabdiraxmAn-i3n
@SundusCabdiraxmAn-i3n Ай бұрын
300k macalimo congratulations 🎉bro
@KadiraHassan-di2zx
@KadiraHassan-di2zx Ай бұрын
Ladan keen macalimo iyo ugbaad iyo samia iyo adika
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl Ай бұрын
Team maclimo🎉🎉 like😊😊
@Abshir5
@Abshir5 Ай бұрын
300k subs and over 10M views congrats🎉
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 Ай бұрын
congratulations 300k mOcalimOo🎉😊
@amenchanteh2126
@amenchanteh2126 Ай бұрын
Qaar badan oo ugbad sheegtay waligay ma maqal from waqooyi😂
@HudamustafeHudamustafe
@HudamustafeHudamustafe Ай бұрын
Waa sax nia😂
@Hodansiciid-kj6qb
@Hodansiciid-kj6qb Ай бұрын
Heer woqooyi ahay balse mafahmin ereyo badan ugubad waxan kasayno keen ani iyo cumar sawonahay abayo
@SadiaAbdiMohamed
@SadiaAbdiMohamed Ай бұрын
Macalimow walakala guuraa kluhaa 😂
@abdisamadsheikh
@abdisamadsheikh Ай бұрын
Hablahuna Sibraar Iyo Dhiilo Saabka Loculay Sinta Bidix kuqadee Subaxii Bariisada 😂
@NouraHassan-tr1wq
@NouraHassan-tr1wq Ай бұрын
Ugbad waxay shegeyso ani xata magaranayo😂😂😂😂
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k Ай бұрын
Wlhi xita ani ma garanayo asalkii hargeisa na wan ahy maxa qaldan😂😂
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj Ай бұрын
Bari baay na gaysay hargaysa waa laga tagay😂😂
@aaminakhadar6448
@aaminakhadar6448 Ай бұрын
Congratulations congratulations congratulations macalimo 300k
@naimaBintuAli
@naimaBintuAli Ай бұрын
Macalimoow guleeso huuno❤🎉
@XamdaAli-j6s
@XamdaAli-j6s Ай бұрын
Wa bire su asha kobad
@AmaalAmiish
@AmaalAmiish Ай бұрын
Waa sax lkn siday usharaxday qaar khaldan jira
@NasteexaCabdi-x9i
@NasteexaCabdi-x9i Ай бұрын
😅😅 sobadiya brank😅😅
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj Ай бұрын
Next sami soo qabo❤
@ZamiraFarhan
@ZamiraFarhan Ай бұрын
Haruup😂
@zamiayassen2667
@zamiayassen2667 Ай бұрын
Ugbaad waxaaneete xagee ka keentey bisinkoow😅😅reer waqooyi maahane😅
@Nuurtoabshir-ul1ny
@Nuurtoabshir-ul1ny Ай бұрын
Dadkina baadiyaha isticmaalo my reer magaLka ba tihin😂😂
LAHJAD QOSOLKA ADUUNKA KOONFUR PARI WAQOOYI
14:32
Samia AHMED
Рет қаралды 209 М.
WAC HAL QOF KANA XARABYSO …🤣QOSOL🤣🤣….!?
12:14
OMAR OFFICIAL 47
Рет қаралды 48 М.
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA DAGAL || MAXA SAWIRAKA IGA QADAYE😱
12:49
QALBI JAAB💔BLOCK WE LISTEN WE DONT JUDGE COUPLE EDITION ??
15:17
SUNDUS OO QOSOLKA NAGA DHAMAYSAY ANI IYO ASAD SIDEE ISKU BARANAY
17:25
WAXBA LAYSKUMA REEBAN | YAA UGU SHUKAANSI BADAN ? |
18:53
LADAN CIDI
Рет қаралды 209 М.
XARIIR JACEYL AYUU U SHEEGTAY OMG SI FARXAD & WAAN AAMINI WAAYEY🥺
19:20
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН