Allaa hooyo macanaa...ilahy haku daayo 🤲.....ilahow unaxariiso hooyadeey macn miss you mum 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲 nasiib uma yolaan labadaydaa jaanoo ilahy janadaa haka warabiiyo amiin yaa rabii 🤲🤲
@maaliyabintosoble23602 жыл бұрын
Xanaan ilaahey swt ha kaaga dhigo gabadhaada tii kuu abaal guda aamiin
@geelleofficialchannelgeell65542 жыл бұрын
Hooyo nasiib uma yeelan wlh war ilaalsada Hooyoyinkiina aniga Ayaa arkay Aabo la,aan hooyo la,aan wallo la,aan alone Ayaan dunidaan ku arkay Alla maxaa ciil soo maray komendi aan qorayo ayaan ilmeynayaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭 Allow u naxariiso labadii i dhalay
@luulsharaf68812 жыл бұрын
Walaalkeey Qoraalkaga Qalbiga Ayuu I Xanuunjiyay Kaligaa Kuma Tihid Aduunka dadka Somaliyeed dhan Ayaa Walaalo ku ah oo Aan Aniga Ka Mid ahay Hooyo iyo Aabo Allaha u Naxariisto Aamiin 😪😪
@nasteexocabdiraxmaan3126 Жыл бұрын
Asc wllky qali qalbiga ixanunay markan arkay qoralkaga ilmaa igusoo istagtay runtii qalbiga allaha kuqabojiyo inshaa allah dhamaan umada somaliyed ayaa walaal kuu ah oon aniga ugu horeeyo inshaa Allah hooyo io aabo allah u naxariisto janatul fardoowsa allaha kawarabiyo io dhamaan walidintena geriyotay insha allah 🤲🤲🤲😭😭😭😭
@nasteexocabdiraxmaan3126 Жыл бұрын
geelle Official Channel na waan soo boqandona insha allah 🇸🇴❤️❤️🥰🥰
@nafisamohamedwarsame39792 жыл бұрын
Walhi waan ooyay Gabadhaydi Raqiya Abahayd baa iga qatay aayo ayey la noshahay waana 8 years ilhy ha nakulmiyo malin un oo waliba dhaw😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great song wa ku tageray laki
@barlinyusuf88032 жыл бұрын
Innaba cadi maha laki cadey mesheda dhigtay hesta lakin wala oya calosha igadontay xanan wan jeclahay wa hoyo karti leh masha alah❤❤❤❤❤❤❤❤
@DeeqMaalMedia102 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤☝
@Shortclips6592 жыл бұрын
Laki waceys lajecley ❤️ heesahaga aad bey iitabtaan ❤️ iinolow intey nonloli jirto qaali dumar
@Boqoradda2 жыл бұрын
Maamo laki anoo marhore channel kale ka daawaday ban hadana jacylkaga u daawaday mrkay isso dhacday guulaysta adiyo inta kula midka ahba la aantiin heer manan gaadhneen abaalkina ilahy janno haka dhigo hooyo mcn lakki xaaji wacays❤❤❤❤❤
@aishahassan23272 жыл бұрын
Maxaa ku dhacay xanaan plz iga daba geeya wax ma ogiye
@najaxaxmednalka42087 ай бұрын
Waa waxa igu dhacay aniga heesta markan maqlo isma celin karo 😭😭😭😭
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Masha allha ❤❤❤
@bilalmusic37152 жыл бұрын
Alow ku dhowr Mama Laki 😢❤❤
@kafiaabdi30122 жыл бұрын
😥mashllh hooyo wa qali 😢😢😭😭😭 hooyo macan tu m'a manque mcn
@mohamedamiin38282 жыл бұрын
Waku salmy hooyo lakiyey hooyo mcny danaa kaaleeyahay ani marka hbo meelaan kaala sooxiriiro la ahay marka intee kaala soo xiriira blees habo mcn iisoo jawaap
@caishanuur96182 жыл бұрын
Laki xabiibti wa ka helay heessta walahi qalbiga aya I kicisay hooyadey dhimatay aya xasustay
@kassimshuib14372 жыл бұрын
hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔😥
@hodanabdul37002 жыл бұрын
Masha alah aad ayee iskuku ekyihin walalow aya low maleya hade dhashay e tahay gabadheda wlhi ma low maleynaya masha alah❤