No video

LAKI HAJI HEESTII CAASHAQU FULL HD 2019

  Рет қаралды 506,203

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Пікірлер: 220
@wayraxyare9477
@wayraxyare9477 5 жыл бұрын
Laki quruxlay runtii Qosalkeeda iyo afkeeda Ayan kahelaaaa 👌👌👌
@munamanka6897
@munamanka6897 5 жыл бұрын
Laki xaji waceysle nolow waligaa walasheda qaliga waan ku tageraa walee
@sharafquman1894
@sharafquman1894 6 жыл бұрын
I love you Laki fanaanad +Actorad weeye jilisteeda jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Waaw my queen Laki haji halkedad dhigtay wale
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 жыл бұрын
Ugubnimo xishod lleh iyo il nugelna watane afkna kama caden karo ergo uma diran kare cashaqu ogeysis maleyahay wah wah esh cela eryo laxan lkn musc iyo Cod maleh away somalidi dhiga lahed cawa like ayan idinka fadhiya walalheyga somaliyed FIFA somaliwen
@nadramohamed7544
@nadramohamed7544 6 жыл бұрын
I love this woman ❤️✌🏽
@mustafemohamed4879
@mustafemohamed4879 5 жыл бұрын
laki Hajji sis of mine ❤
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 5 жыл бұрын
Laki waa fanaanad qeyrkeed dhaaftey cod iyo jilitaanka darenka heesta ay markas qaadeyso runti heesta dib ayay no xasuusisay waliba ayado nagu qancisay cod iyo jilitanka intaba
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 6 жыл бұрын
Ababaay Laki waa ukala kicisay reer ciyaaar jecel Fiska Isha qofka kuhaayay inteey kadageeysay like noh kkkkkkk
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
Wlo laki haji mashallah you got nice voice mashallah x x
@somalilandgovernment8938
@somalilandgovernment8938 6 жыл бұрын
Laki x wacays fananad cod macan masha allah
@ayanlehabdallah4874
@ayanlehabdallah4874 5 жыл бұрын
Laki haji nolow walal ee balse waha iga yabshey ninka halka dambe jooga ee cidiyaha cunaaya waa out full music
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 4 жыл бұрын
laki xaaji best song😍😍💋💋
@Abdulkga
@Abdulkga 6 жыл бұрын
Lucky waa super star - heesaha iyo jilista riwaadaha labadaba
@nadaarishaanishaatirumaana2528
@nadaarishaanishaatirumaana2528 5 жыл бұрын
Abdulkga tttopt
@nimcosuldaan8267
@nimcosuldaan8267 5 жыл бұрын
I
@tonightwithgouled32
@tonightwithgouled32 6 жыл бұрын
Waa heesti ugu horaysay ee ay laki qaado oo aan ka helay runti 💯
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 5 жыл бұрын
tonightwithgouled heesta khadra daahir ayaa qaaday waxaana sameeeyay abwaan huryo
@mustafelay3862
@mustafelay3862 6 жыл бұрын
Inta kaxun laki caaji wacees isiga ayee utaalaa noolaaw walasheey laki xaaji wacees
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 6 жыл бұрын
Mustaf Elay boqorada iljabiska la'aanteed wlhi Abaar waye
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Mustaf Elay somalidii imnka waxa lagaso tagay afxumo iyo qabiil bal qof fanaan oo caana oo wax qurux badan soo bandhigay maxay kaga mashqulayan yaab wllhi
@FaisaAmir
@FaisaAmir 6 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin dhamaan asxaabta ❤️
@abdulahimohamedbutuul4361
@abdulahimohamedbutuul4361 6 жыл бұрын
Faiza Amir .
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Faiza Amir Waa erayadii AUN abwaan Cabdi Cali Weyd. Mahadsanid .
@kadarcmar673
@kadarcmar673 6 жыл бұрын
Faisa Amir gdugwgd
@kadarcmar673
@kadarcmar673 6 жыл бұрын
Faisa Amir gfdryfbvhg
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Kadar Cmar what do you mean?
@zimannur6943
@zimannur6943 6 жыл бұрын
Gabadhan iyo iljabiz
@alimohamudhaid8413
@alimohamudhaid8413 3 жыл бұрын
Thanks faiza
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ala london maxa naago waaweyn oo fanaan is mood ah ka buuxa, candho la ruxo mooyee arin kale hayn. Subxaan.
@sharafquman1894
@sharafquman1894 6 жыл бұрын
Wow Laki barteeda baa dhigtay heesta caleyk
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 6 жыл бұрын
Niyadan ka ogsady markan numberkisu iso dhacay 20/8/2018 isniin hbn khair qaba wana eid mubarak like ha la iso saaro
@isseyare837
@isseyare837 5 жыл бұрын
Naa muu ku guursaday mucjisadu Anagaa isniintan kaa farxinaynee noo sheeg
@ahmedii3833
@ahmedii3833 5 жыл бұрын
Heestaan Laki Aadby Ugu Soo Baxday 😁😁
@ashrafshariif9362
@ashrafshariif9362 6 жыл бұрын
allow noodaa fanaanadeena aan jecelnahay aamin aamiin
@yaasiinmaxamed5822
@yaasiinmaxamed5822 6 жыл бұрын
Dalmatllll
@yaasiinmaxamed5822
@yaasiinmaxamed5822 6 жыл бұрын
Delmar.. yare
@yassinmohamed6154
@yassinmohamed6154 5 жыл бұрын
Amin
@fadumomohammed7643
@fadumomohammed7643 6 жыл бұрын
Fiska. Qurux badnaa masha allaah nin xun baa furay gabadhaas sidaas u eG
@samiranuur7052
@samiranuur7052 5 жыл бұрын
I love your ❤️❤️❤️
@nawaliman1968
@nawaliman1968 6 жыл бұрын
Beautiful lady fiska loveeeee😍❤️😘
@niyaa5585
@niyaa5585 3 жыл бұрын
Ma fiska baa heesta qaadeysa mise laki oll fiski baad ku heeysaane hadaad saas u jeceshihin uk iska dhiiba oll hhhhhh🤩🤩👆🤩🤩😂😂💃🏼💃🏼💃🏼🤔🤔
@Haile518
@Haile518 5 жыл бұрын
Midka xagga danbe ku fikiraya muxuu ahaa adeer ka baashaal meesha.
@falisomar3247
@falisomar3247 6 жыл бұрын
masha allha wad qaday
@nimonor5520
@nimonor5520 6 жыл бұрын
Farxiya Fiska I Laki Yabahelikro😘😘😘😘😘
@sharafquman1894
@sharafquman1894 6 жыл бұрын
Laki cadeey waa ka baxsatey fanaanadeena qaaliga ah nooloow ku jecliyaa
@jaamacxurbe8264
@jaamacxurbe8264 5 жыл бұрын
waa 40 sano kadib qofki nolada inshaallaaah
@dhancadeyarechannel9734
@dhancadeyarechannel9734 5 жыл бұрын
Nic
@hubiyosalah5793
@hubiyosalah5793 6 жыл бұрын
Waaaw farhiya fiska baby sinoqoneysa masha allah
@geenyoqrx977
@geenyoqrx977 4 жыл бұрын
Fiska qrxdi hablaha❤️
@sahrocumar8836
@sahrocumar8836 6 жыл бұрын
Ilaaahey Haidin soo hanuuniyo dhmntiin
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyi somali hal-abuur u dhashay sameyay miraha heesta cabdi cali weyd 1980
@wiilkajecelsomaliland472
@wiilkajecelsomaliland472 6 жыл бұрын
cartan 21 waar xaasidyahow somaliland dheh waxad ka xuntahay horumarka somaliland waayo idinku faqash aya tihiin heeso ma taqaanaan , wadan ma lihidiin qaraxyo ayaa idin dhameeyey , heesaha somalida isaaq aya sameeyey dhamaantood,
@samraabdi843
@samraabdi843 6 жыл бұрын
Fiska saado Cali ayeyba usoo ekaatay
@maxamedaxmed1650
@maxamedaxmed1650 5 жыл бұрын
SAS we ye sado Cali bay isku ekaysiisay
@diimakhali451
@diimakhali451 3 жыл бұрын
@@maxamedaxmed1650 🤣🤣wax walan ma cidba cid isku eekaysin karta
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Laki❤❤❤❤
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 5 жыл бұрын
muwwah
@sadiamohamed375
@sadiamohamed375 6 жыл бұрын
Farxiya fiska 😍😍😍😍
@hanaanyasin609
@hanaanyasin609 5 жыл бұрын
Ninka gadaal taagan suu indhaha ugu fiirinayo queen tasha yaa ila arkay 😂😂
@fatxisiyad8429
@fatxisiyad8429 6 жыл бұрын
Jecliyaaa fiska boqoroda codka iyo quruxdha
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
waar wuxu maxay ahayd sawtan heesti dishay subxanaka ya cadim qoftan ma hesta laga qabto watan kufsataye markasey waliba laba naas oo dhacay oo maro camal noqday isledahay kor u taag oo ruxrux kkkk hesti qadro daahir RIP
@saciidafaara9341
@saciidafaara9341 5 жыл бұрын
fiski sidey naqatay maxa waye lkn wey isbadashay runtii
@mceeri7238
@mceeri7238 4 жыл бұрын
Heesaha Sahra Axmed Khadra Daahir Kinsi Xaaji Adan Kufsi Baas Ba Lagu Haya
@somalishidan5577
@somalishidan5577 6 жыл бұрын
aniga waxa ku qoslooyaa queen tashaa kaaa laki kadanbeeya si xun buu u eegayaa wa qoslaa marka arko
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 жыл бұрын
dadkan wan layaba khadra dahiir ma iyadaba cod macan leh waxa ka codmacanayd sahra axmed magool iyo fananiin kalo badan lakina waa fananad ad ucod macan e haku dhex walanina
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 6 жыл бұрын
Ikraan MO Nour hhhhhhh malaha hadaa kugu horaysay magaca khadra daahir horta fananadan qaadaysa way cod macntay musica loo garacayana waa casri kala xili maahana u fiirso codka gabadhan xabeeb baa Ku duugane khadra waa gabadha kaliyee la yidhaahdo Hooyada fanka Heesa at qaadana waa wada jacayl daran
@yonisf_fzzz2188
@yonisf_fzzz2188 6 жыл бұрын
fadxi barre Usheeg dadkani Khadra Daahir maba yaqaanane
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 6 жыл бұрын
Bilan A fan waa fankii hore fanaana waakii jiray nooh may garanayaan ba waheey wah!!!!!!!!!! Khadra heesaheedu waa kuwo dhiiga cas kordhiya
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
fadxi barre khadra daahir hooyada fanka heesaha mcn bay ku noqotey ee waa laga cod mcna iyaduna kuwa badan ayay ka shidnayd laki waa saas oo kale
@lakiahmed8315
@lakiahmed8315 6 жыл бұрын
Ikraan MO Nour wlhi taageero buuxda baan u ahay khadra daahir waan jeclahay lkn cod maleh lkn ereyo dareenka qofka kicin kara bay leedahay
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Wx noool baaa ku nooleyaa
@faultylog3713
@faultylog3713 6 жыл бұрын
Think phone should be banned on stage, create photo booth so everyone can take photos with there favourite singers
@jaamacxurbe8264
@jaamacxurbe8264 5 жыл бұрын
allaw sohanuni
@abdifitahkalif7462
@abdifitahkalif7462 6 жыл бұрын
JcliYaa laki xaaji 😘😘😘
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 жыл бұрын
Khadra Daahir yaan looga ciyaarin heesta
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 6 жыл бұрын
heestii Khadra Daahir Cige way kaga ciyaartay guumaystan ma xishootada ahi
@leilasuldan3812
@leilasuldan3812 6 жыл бұрын
Feska egeyaa soislam matehen dartet ayanba lexawalirawa
@leilasuldan3812
@leilasuldan3812 6 жыл бұрын
Afka kamacadenkaro cerkanah umaterenkaro cashaqo ogeyses maleyahay fiska
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 5 жыл бұрын
like that my mans
@ibrahimidriss6518
@ibrahimidriss6518 6 жыл бұрын
dameer ciyey
@farxiyaladan217
@farxiyaladan217 6 жыл бұрын
Maraxaaan daya
@ladanali8610
@ladanali8610 6 жыл бұрын
Laki iinoolw xbbt cadowgaa ha jabo
@puzzys22abukar5
@puzzys22abukar5 6 жыл бұрын
Inantan hudheyda wadata ma waxbaa u dhiman tolow e dhagaha wawen xeran
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 жыл бұрын
Naktaan kofida. Weey. Naka fadhisiya. Maxa ishiito Miyaa
@jaamacxurbe8264
@jaamacxurbe8264 5 жыл бұрын
allaw soon hanuuni
@siraadmohamed2420
@siraadmohamed2420 6 жыл бұрын
Queen tasha xaa ku dhib ah😂😂😂
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
war midka taleefanka gabadha sanka ka galinahya yaa naga qabta wuxu mawuusan xishooneyn
@majeed6949
@majeed6949 6 жыл бұрын
2:30 😂 😂 he wondered the way she dancing queen taasha
@dejiyamuxiibo3156
@dejiyamuxiibo3156 6 жыл бұрын
Fan Hargeisa loGa hadhaY 🌹❤️
@mahadcadde4004
@mahadcadde4004 6 жыл бұрын
DejiYa Muxiibo fan wax lqgu faano miyu noqday
@dejiyamuxiibo3156
@dejiyamuxiibo3156 6 жыл бұрын
Mahad Cadde DaBcaan hadii Hees La DhaHo AMA xigmad LoGuma Imado Hargeisa
@mahadcadde4004
@mahadcadde4004 6 жыл бұрын
DejiYa Muxiibo sxbow aniga fan in lagu faano jaaahilnimo ine u dhawdahay ayn u arkaaa
@dejiyamuxiibo3156
@dejiyamuxiibo3156 6 жыл бұрын
Mahad Cadde Kuma Faniiiin Ee Runta sidas Ah Runta dadka waY Dhibta mrka Zxp xasiid Lama noqoTo
@mahadcadde4004
@mahadcadde4004 6 жыл бұрын
DejiYa Muxiibo haa sxb wa sax xaasid lama noqdo balse bada tan xasidnimo lama dhihi karo wayo aqoon iyo hormar kle hadad coment kuso bixin lhyd mashaAllah aya ku dhihi laha Ilaah ha idin barakeyo na wan ku raaci laha lkn hada wax aanan fcnyn ayd wax fcn ka dhigeysa
@aishaabdalla656
@aishaabdalla656 6 жыл бұрын
Farxiya fiska ayan ku haysta stallka way so yare bedeshay
@odaydaad7539
@odaydaad7539 6 жыл бұрын
kufsi heeseed laki xaaji xarig iyo ganaax baad ku xukunay
@aishaabull7654
@aishaabull7654 5 жыл бұрын
Hestan partka wuu idadaheeya so keey qaade sahra Ahmed
@mahadcadde4004
@mahadcadde4004 6 жыл бұрын
Libaax abdi khaaliq aya ku jira mesha
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 жыл бұрын
fadxi bare iguma horayso habarta wan aqana waliba live ayan agu arkay hargaysa lkn cod lagayabo malaha lkn heeso qimo leh bayqada tana waa abwanka inlagu amano marka waxba ha macanayn
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 6 жыл бұрын
Niyoow gabadhan fiska ayaban ku haystaa ani eesh cala
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
@gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 жыл бұрын
Waa istusaad
@ladanali8610
@ladanali8610 6 жыл бұрын
Minka laki gadaashe taagan queen tasha ayuu ku baxay
@hafsoyasinyasin7901
@hafsoyasinyasin7901 4 жыл бұрын
Ar kandebe maxuu damacsan yahay
@abdijama7564
@abdijama7564 6 жыл бұрын
Maxaa waaye baacoyga gadaal fanaanad jooga an nuucsanayn
@caqiloshido9897
@caqiloshido9897 6 жыл бұрын
Naag nol
@ladanali8610
@ladanali8610 6 жыл бұрын
Heestan xasuusbay iitahay iinolow
@mohametbazhe1631
@mohametbazhe1631 6 жыл бұрын
waar ninka Gabadha taagan ma mopil uu la cararo ayuu rapaa wuu taagan yahoo ma dhaqaaqayee😂😂
@FaisaAmir
@FaisaAmir 6 жыл бұрын
Mohamet Bazhe waa nin xanuunsan abayo meshuu iska taganyahay
@FOOTY277
@FOOTY277 5 жыл бұрын
Jaadkaan iska daayay after 2 week ayay asaxaabtii ii yeedhay markaan ku sii socday heestan sii qadayay balwadi waa dhib
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 жыл бұрын
Fiska wajiga maxaa kahwlayi miyay soo duratayi
@dunidabadhkeed4583
@dunidabadhkeed4583 6 жыл бұрын
Laki Xaki wacays
@nimcaanhilaac6429
@nimcaanhilaac6429 6 жыл бұрын
Heestii Waad Nagaga Ciyaartay Sida Hodan abdirahman Hadaadan u Keenayn Heesaha isKa Daa Laki
@wanaagjama4417
@wanaagjama4417 6 жыл бұрын
Xishood dhimay saas nay dumarkii soomaali yeelayaan maxaa mms loo caysanayaa
@queenaxlaam5274
@queenaxlaam5274 6 жыл бұрын
Dib wuxuu ka keenaa maxaa ku xiga halkaas fahmi waaye dardar iyo xumaane miyay leedahay
@MM-vz4zp
@MM-vz4zp 6 жыл бұрын
Farxiyo fiska cumar dagdag ayaa ku dhacay
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Wiil Hoog War heedhe cimri deg deg dheh 😆😆😆😆😆
@diimahproduction9242
@diimahproduction9242 6 жыл бұрын
sanamka inanta daba taagani waaxay bilow ilaa dhamaad 😂😂😂
@ahmedabdallahmohamed3832
@ahmedabdallahmohamed3832 6 жыл бұрын
laki waceys waa iga yaabisay orodoo etn ku laabo
@maryanabdirahman2816
@maryanabdirahman2816 5 жыл бұрын
Hhhh xabada kofiyda xiran koronto ku dagtay miiyaaa
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Dakhariyo humaati oo Humaati waa kacdoon. Ama nabar kugu soo noqday
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Ninka cidiyihiisa cunaya oo laki dhabar keeda taagani Maxaa ka siya ?😕😕😕
@Ahmed_abdiyy
@Ahmed_abdiyy 6 жыл бұрын
Fadumo Hassan meel khatara ayuu taagan yahay
@nawaliman1968
@nawaliman1968 6 жыл бұрын
Natasha wareriyow ku ride
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Xoriyo News Kkkkkkkkkkk caadi maaha
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Queen of Somalia Iman Kkkkkk sax
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 6 жыл бұрын
Fadumo Hassan inu xanuunsanayo ayaan umaleen. haday sidaa noqoto allaha inoo caafiyo huno, wa wiil somaliyeed. Amiin.
@sagalmuseharun4192
@sagalmuseharun4192 6 жыл бұрын
waaw heesti sahra ahmed jamac
@user-dp2rw1tq2s
@user-dp2rw1tq2s 5 жыл бұрын
War fiska diraca ee wadato bay iiga dhagan tahaye tolow magaciis😢
@adelali4210
@adelali4210 5 жыл бұрын
وحيدة كالقمر في منتصف الليل wllo waxaa la yidhaahdaa hal Habeen igu soo wareeg
@user-dp2rw1tq2s
@user-dp2rw1tq2s 5 жыл бұрын
@@adelali4210 oo wlhi ah😍 Lkn adi wiil aaba tahaye yaa ku baray magiciisa
@munastar5437
@munastar5437 6 жыл бұрын
Wy kharibty heestii cod xuma qofku
@xakiimoxagaayo3342
@xakiimoxagaayo3342 5 жыл бұрын
mashaallah
@adelali4210
@adelali4210 5 жыл бұрын
Ciyaar yahanka dambe ma wax buu xadayaa Talow 🤔
@hamsirr6551
@hamsirr6551 5 жыл бұрын
Qofka xaga dambe taagan muxu scan garaynaya looolz
@sharafquman1894
@sharafquman1894 6 жыл бұрын
farhiya fiska maba la garanayo maxay laqday
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
@gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 жыл бұрын
Allh naaktan iyo nikiis keedan nacey funaanda madow maxishoto
@aabiismaciil42aabiismaciil32
@aabiismaciil42aabiismaciil32 5 жыл бұрын
Acs
Laki Haji Song Ogeysiis
7:41
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 7 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 991 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Laki Haji Live Kaban
7:22
Filmsheeg
Рет қаралды 48 М.
Laki Haji---Dareen Jacely HD
7:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 253 М.
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 8 МЛН
Laki Haji Wacays---Heesti Dhabta i saar. Xasuusti A.U.N Saado Cali
5:35
Goobe Video Production
Рет қаралды 461 М.
LAKI HAJI WACAYS IYO HEESTII DAWO XUSUUSTII SAHRA DAWO 2018
3:55
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН