LAKI HAJI IYO FAADUMIINA KULANKOODI KOOWAAD

  Рет қаралды 223,750

Laki Wacays Podcast

Laki Wacays Podcast

Күн бұрын

KULANKI UGU HOREEYEY EE FAADUMIINA IYO LAKI IYO KOOXDA KALSOONI SHEENADAAN

Пікірлер: 397
@abdirizaksaid4296
@abdirizaksaid4296 3 жыл бұрын
Laba ruux aan jeclhy wada jirkooda laki haaji waceys io faadumiina sheikh hilowle 1 love 💯✅
@abdiabdull3182
@abdiabdull3182 3 жыл бұрын
Aad ban ugu faraxey in aan daawado baba aweys. Waligey live kuma arkin. Waxaan jeclaay heesi hiisa . Anigu fanaanimo waqtiga ma ii saamixin fannana ma ihi lkn baba aweys markaan heesi hiisa heeso dadka hadey I arkeenin waxey moodaan in uu baba aweys heesayo. Waa fanaanka kaliya codkiisa si 100% ah aan u keenay. Hada wuu kafiiriistey ilaah hanuunka ha u saa idiyo. Baba I love u from the bottom of my heart. Cimiri dheer oo cafimaad iyo cibaado leh aan ku rajeynaa. Mwah
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 3 жыл бұрын
Qof walbo cuqdad isku qabo side labadna allahey maslaxad ha dhex dheko
@amirahabdi
@amirahabdi 3 жыл бұрын
Labada ka hadley??
@raaliyoramliina6615
@raaliyoramliina6615 3 жыл бұрын
Wllhi laki xaaji iyo fadumiina madame ee heshiyeen aniga xaawo kiin ayaan rabe inee heshiyaan😢
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
Xawo kiin naagta xun e xuseen shire beenta ka shegaysay laki la heshiin mayso
@kingkhalid8882
@kingkhalid8882 3 жыл бұрын
Xaawo iyo laki waa his hishiis mar hore ayey hashiiyeen
@rahmaahmedchannel8779
@rahmaahmedchannel8779 3 жыл бұрын
Xuseen shire maxayka sheegtay wll iga daba gee
@susaan5050
@susaan5050 3 жыл бұрын
@@ikraammohamed5717 been maxayaa abyo mcn maxay kashegtaay
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
@@ikraammohamed5717 maxy ka shegty xawo waba miskine
@shiineqarandhise851
@shiineqarandhise851 3 жыл бұрын
Idinkoo is jeclaan kara ha is nacina you are the role model of community please solve your problems before it goes out to the public Omar sheikh from Faribault Mn usa
@hodaniquruuxsan2226
@hodaniquruuxsan2226 3 жыл бұрын
Masha Allah laki martida iyo walaltinimada caan ku tahay noloda fananiita an aad ka u jecelahay isku imiid ❤️❤️
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 3 жыл бұрын
Laki iyo faadumiina qalbiga wangsan baan kujeclahy wlhi bilhi labada fanaan ee an yurub ka taageero tihiin yaa ila jecel laki iyo faadumiina❤️❤️🙏
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Laaki xaji waa wadniyada jecel ina somaliween midinoqadan hore u soco waxa tahay fanaanda ku daysho mudan 💖💖💖👑👑🌹🌹👍👍👍💙💙💙❤❤❤
@jirtooabkeey2100
@jirtooabkeey2100 3 жыл бұрын
Mashaa allaaah wana ku faraxasanahey runti fadumina iyo laki xaji 👑👑👑👑🇸🇴
@zuuzuuofficial1035
@zuuzuuofficial1035 3 жыл бұрын
maasha allaah waaku farax sanahay hashiiskiina runtii ruwaayadada aad isla jishaan aad baan u jeclhy qosol miiran♥️♥️👌
@halimomohamedkaali6172
@halimomohamedkaali6172 3 жыл бұрын
Masha allah ilahey ha nii xafido amiin walaahi waan nii jeclahay Laki iyo Fadamiina cadowga ilahey ha niga qabto Amiin amiin yaa rabi
@jeylaani9814
@jeylaani9814 3 жыл бұрын
Allow ibuuubi oo baaalal ii yeel meshaan idhex dhig ala xamaasad badanaa we love you our beautiful people ❤
@zakimohamud6004
@zakimohamud6004 3 жыл бұрын
muqaal laki&faadumiina kujiraan waaba positive vibes socdo ❤️ wadajira
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
🙏laki haji wacays ss qaraaba aruuriska ku fiican thy qaraabda waa asxaabtada😀lkn wali wali waalaga maqan yhy meesha👉boqorada saaxibadaa 🙏XAAWO KIIN SOOQABO IYADA GARABKAAGA AAN KA ARAGNO INSHA ALAH🙏🙏🤲🤲❤️
@saciidabdiali3080
@saciidabdiali3080 3 жыл бұрын
Masha Allah BABA. AWESOW BUR HATADA Gari KARA ALLAH KU XAFIDO ADUN IYO AQIRABA
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 3 жыл бұрын
Wlh awees Qamiis qeybta ugu fiican uu ka qaatay fanaaniin badan oo iska joojiyey fanka aan hadana runta sheegin maasha allah baba awees
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Walhi mashallaah faadumiina happy waye dabeecad wanaagsan ayay qabta kaliya asturka iyo cibadada inad kudadasho iuo heesaha isaga baxda basa kadhiman allaha kaa hanuniyo
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
Dad culus dad culus Baaba awaisow iyo maama faraceeda Isku imaadeeeen allaha u naxariisto maama Faadumo Qasim 😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 3 жыл бұрын
Masha allaah fanaantii qaran ka farxad badan kunolada yaqey wad iga farxiseen in an beled kena jogna an soxusuus tay laki xaji wecey guuley insha allaah 🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤️
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
Shaqsiyad bulshada dhaxdeeda sharaf iyo qiimo ku dheh leh baa caawa meshan ku wada kulmay kulan kiina mid khayr qaba allh ka dhigo waxan idin ka sugnaba waa sida aad ino mada daalin jirteyn garab kiina nahay insha allh ❤❤💯💯🇸🇴🇸🇴
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 3 жыл бұрын
Laki iyo fadumiina quraan isku akhriya isha abukar mahdi ilaahay ha idinka hayo guul waarta
@muctaadmaanka5450
@muctaadmaanka5450 3 жыл бұрын
inta ila aragtày inay ka maqntahay farax kaftan like dhac ku see
@ayanabdi9990
@ayanabdi9990 3 жыл бұрын
Mansha Allah wad iskuso baxaysiin wlhi wan ku faraxay wadajoogina itakaheshay Fadumina iyo Laki Xaji l Love 🥰🥰❤❤
@Abdullah-h2i
@Abdullah-h2i 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️
@امين2019-ق3و
@امين2019-ق3و 3 жыл бұрын
Walaahi Aniga aad iyo aad Ayaan ugu faraxsanahy hishiis kiina iyo kulankiina 🤗♥️♥️♥️♥️♥️♥️cadawga Allaha idiinka qabto
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 3 жыл бұрын
Ayagooo caafimaad qaba farxadaan iyo farxad kabadan ayaa allh ugabaryaa ineey kuqataan dalkiii hooyo tiyatarka wlhi waa ilmeyay reer bondere reer banadir 😭😭😭ilintaas farxad lee waye farxadiina waaa farxadeena wlhi
@foos4126
@foos4126 3 жыл бұрын
maansha allaah fadumina iyo lakii ruwayadihiinii u xiisney dagaalka naga dhaafa
@nasrakulmiye2101
@nasrakulmiye2101 3 жыл бұрын
Mashaa allaah fadumiina qalbi nadiif waaye. Is cafinta waa wax fican. Lkin. Lakiyey aaway aqwaantaa faraxeeyna.
@lovelygirlhealthyandbeauty2518
@lovelygirlhealthyandbeauty2518 3 жыл бұрын
Farax kaftan awe is dhahayebo hda
@musbaxdaofficial677
@musbaxdaofficial677 3 жыл бұрын
Maasha alaah waa farxad isu imaatankiina lakiyey la aanta abaar iyo fahma shiiq hilowle isku waara wiligiin waqaala ahaada walaalaheey salan sare dhamaantiin kooxda kalsooni 🥰🥰🥰👍💞😍😍😍👈🌹🌹🌺🌷💐❤️❤️❤️☘️🌼🍀🌿🌺💐🌺💕🥰🥰
@xaredoomar9877
@xaredoomar9877 3 жыл бұрын
Masha allaah laki xaaji wacays illaahey haku xifdiyo wada jirkiina aad ban ufcn ugu ufaraxsanahay
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 жыл бұрын
Heeer sare baaba awees iyo asxaabtiisa Masha'Allaah waaa idiin wada salaamay.
@siman8001
@siman8001 3 жыл бұрын
Laki wacays iyo fadumina jinigeyga iska jecel wlhi .waa dad rer magaal ah mahan rer badiyahan dharka so wada dirtay
@abdillahimahamedmuhumed8543
@abdillahimahamedmuhumed8543 3 жыл бұрын
Maasha Allah walaashay fadumiina aad baan kuu salaamayaa by Abdillahi tii
@deeqaabdi5277
@deeqaabdi5277 3 жыл бұрын
I love fadimino iyo lakii haji waces guul iyo gobanimo
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 3 жыл бұрын
Shidadiisa jaceelkee ma iga shaafi kartaaye shaxuurteda run waaye shilimaada ma heestee waa ku shaafi kartaayee Aweys Qamiis ❤️💯❤️
@shuushuuomar9298
@shuushuuomar9298 3 жыл бұрын
Abukar mahdi calool xanuun aa u bilawday noolada wlhi wan ku farxay aragiina
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wad laheshay wllhi
@idilbarkhadomar
@idilbarkhadomar 3 жыл бұрын
Manshaa alah tabaarakalah walalo isjecel waraabe ma cuno alow qalbiyadiina qaligaa Isku dhowr cafimaad ku afura Bismilaah 💕💕❤️🤲🤲🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 жыл бұрын
Allah WARHAM FANANDIWEYNE FATOUMA KASSIM HILOWLEE ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH
@aishakaramasaed3087
@aishakaramasaed3087 3 жыл бұрын
Allaahuma Amiin
@amirahabdi
@amirahabdi 3 жыл бұрын
Horta sidaan sharciiga lama ugulo guriyaha dad badaan in aye iskugu imaadaan, ganaax maka cabstadaan miya??
@Marco-8u
@Marco-8u 3 жыл бұрын
Maansha Allah faiza amiir mahadsanid waxa tahay shaqsi qalbi wanaagsan hubanti dadaalkaga ee heshiiskaan ku dhacay mahadsanid abaayo One love faiza amiir Congratulation let Allah keep you my dear sister
@faadumoc.rizaaq1866
@faadumoc.rizaaq1866 3 жыл бұрын
gabdhahaan goormay isdagaaleen
@abdihonest2931
@abdihonest2931 3 жыл бұрын
Masha Allah dad is jacel wye wlhi Laki xaaji waa Qof dadka jacel alle ha dhowro Aduun & aaqiraba 🌹🥰
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
Mash Allah beautiful lake xaji love you beautiful keep going
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 жыл бұрын
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahisse fike HIHAFFIDAK YA BINTIIIII HILWAAAAA CHERIE LACKIBISCHAROOBOULCHOOOO RIEN TE DIRE ATRICHOOOOOOMMELACKI LAGOUMA HOUNOOOO LAGOUMA WORRWOOOOOOOO KEEP GOING SISTER AND YOU MY DAUGHTER MAIZAAGOOBEE GABAR CHARAFLEY LONGUENT LIFE AMINE ALLAH ASBIYALLAH WA NIRBOURDE ALWAAQUIL RAHMANRAHIM GOURWIGARNI ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW SCW
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 3 жыл бұрын
Laki @ fadumiini Labada qof oo indhaha iska fahmayo ayaa ugu fiican dad ee mardambe ha isku dhicinina waa leydinka dareemaa jaceylkiina.
@ilisaalii7823
@ilisaalii7823 3 жыл бұрын
Naa laki qalbi wanagey mesha ana kamaqan allow idiin xafid wlh qalbiga ka farxay jecliya wada jirkiina🌹🌹❤❤❤
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 9 ай бұрын
Mashaa Allaah sow amazing
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 3 жыл бұрын
Wow masha allah wa saas bashal Dad is jaacal yaa iska iamdan allah idin xafido salaan sare ❤😘😘✋✋
@queendeeqa9788
@queendeeqa9788 3 жыл бұрын
Dad aan jeclahay wa ku faraxsanahy kulangiina wlh ruyaad somali aan fiirso malmalka igu danbesay hada wa balan taa so wadaan wa ku xirnaana inshallah guuleysta axpapi❤❤❤
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 3 жыл бұрын
Masha allah farxadida alle haidin siyadiyo aad baan ugu faraxney hadan nhy taageerayashiina kulankiina lkn kooxda halagu soodaro faarax murtile ilhan xarako Muna iyo bos bas awey Waan idin salamaa dhamantin
@quruxbadan4333
@quruxbadan4333 3 жыл бұрын
Masha allh wnku farxsanay aryaa igeeya halkaas wlhi qalbigaa idinkala farxay team laki gulysta waligiin
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 3 жыл бұрын
Ababah ana qalbiga inikala joogaa noolaada wallalayaal❤️🇸🇴❤️✌️
@abdimohamadabdulle5768
@abdimohamadabdulle5768 3 жыл бұрын
Mansha allah fadumiini wa qof qalbi fican mansha allah
@Duceysan361
@Duceysan361 3 жыл бұрын
Groupkaan waxan lajeclaa iney ilhaan xaragana kujirto🥰
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 жыл бұрын
Fadumiina wlhi wa Qof Qalbi fiican Mansha Allah laki xaajina wa sidoo kale
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 жыл бұрын
Waddaaa jiirraaaaa habidkiiiiii GUUL YO GOBANIMOO.GABIBALOW HORREYHOUSSOWOS ALLAH ISKEINDAWOOS
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 3 жыл бұрын
Mashallah laki waa qoof qalbi fiican ilaah ha ku xafiido laki abayo❤❤❤❤❤
@simankulane8509
@simankulane8509 3 жыл бұрын
mansha Allah fatimiina wa qof qalbi wanaagsan walahi 🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@fatumajama9806
@fatumajama9806 3 жыл бұрын
Masha alaah my two favourite people Ilahey wixii cadaw ah ha idinka qabto Amin yaa rabi
@saciidabdiali3080
@saciidabdiali3080 3 жыл бұрын
Shiikh aweys ciyarta kadaya
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
🙏🙏Maansha alaah🙏🙏Heshiiska kheeyr qaba alaha kadhigo🤲❤️
@nimcojamac3049
@nimcojamac3049 3 жыл бұрын
Boqorada banandiriga Famudiina Hilowle waa dareemoynaa inaa heshiisen yaaqeey👌👌👌✔
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Mashallaah fadamuunin iyo laaki ❤❤❤💙💙💙👍👍👍💞💞🌹🌹🌹
@samiirogooye1348
@samiirogooye1348 3 жыл бұрын
Waa ina jclhy waxan allah kabaryay dhamante inu xaqa natuso amiiin oo nasohadeyo amiiin amiiin amiiin🤲🏽🤲🏽🥲
@leilaali2111
@leilaali2111 3 жыл бұрын
Masha allah dad qali is hela laki xaji gob qalbi wanagsan nolo inta nolo jira love u my sis❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dekaosman7483
@dekaosman7483 3 жыл бұрын
Mansha Allah laki qof nool aa tahay Allaha ku dhowro 👑😍
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Mashaa Allah faadumiina iyo laki iyo inta kalaba sharaf iyo karaama idiin heynaa
@gawar_puntland
@gawar_puntland 3 жыл бұрын
Masha Allah laki quruxey xawo kiin na laheshii abyo matantada wad isjecleden
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 жыл бұрын
Maanshaallah tabarakallah you all look amazing, that's true friendship.
@kaloonksa2079
@kaloonksa2079 3 жыл бұрын
Kkkkkk🖒🖒
@sahra___2220
@sahra___2220 3 жыл бұрын
Www ❤💝💎🥀🥰👑 isku labashadiina wana ku farxaya fadumiin io laki 😍
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 3 жыл бұрын
Masha allaah waa arin aad u farxad badan wallo is cafiyay wax kafcn malhan allaah hana wada cafiyo ❤❤❤❤
@aminaahmeddirie4119
@aminaahmeddirie4119 3 жыл бұрын
Kaftankina ayaan ka helaa laki and fadumiini viva reer banadiri
@mohamedabdullahi1349
@mohamedabdullahi1349 3 жыл бұрын
In la is qabto waa iska caadi oo aadmi baa layahy lkn geesinimadu waa heshiis iyo isku tanaausul guulysta hablo
@Anas3738
@Anas3738 3 жыл бұрын
Masha allaaah labo aan jeclahay isku tagiina Waku farxay. Baaba Aweys qamiis halaga daayo habta ino dhibsanaya laga dareema
@suldaanjaamac5263
@suldaanjaamac5263 3 жыл бұрын
Wallahay waa dad aan aad u jeclay hadaanan dhiman waan Idinla kulmi in shaa allah
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
Wlhi fdumina insaaan wye qalbi ndiif eh
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 жыл бұрын
Mnsh Allah dad aan jeclhy Alle ha isku kiiin daayo
@deksbella3319
@deksbella3319 3 жыл бұрын
Mashallah tabarak Allah i love u mina and laky
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 3 жыл бұрын
Waaw masha allh ciyaal boondhrere ciyaal shanta geed ciyaal buulo maqaarey ciyaal busleey inabq caadi maahi laki iyo faay bella thnx all
@maryamahmed3647
@maryamahmed3647 3 жыл бұрын
Lakiyeey maanta waa idiinka fogahay abaayo own waan idiinjecelnahay ee ilaalsho faadumuina iyo adiga waxaad Aberdeen dad ijzel ee marka daa isku imaateenee ha idiom ahaato abaay mariale h Kala jabina anakana urinaal I should boo ah hada fanaaniinta waa nacay abaayo waan Odin weheshadaa marka is dhoora❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@walaalekwalaalek2999
@walaalekwalaalek2999 3 жыл бұрын
masha allah maryama allah haku xifdiyo abaayo waxaan kahelay sidaad ogu faraxsan tahy masha allah kula mid baan ahy qaali Dumar waan kula qawaa ineen iswalashadaan waaayo waa fanaaniin
@sashafam2262
@sashafam2262 3 жыл бұрын
Asc lakiyey habo kooxda kusodara boss bass please
@rawiyagahnoug219
@rawiyagahnoug219 3 жыл бұрын
Mocha allah _come back fadumiina❤❤🌎🌍🌍io laki keep going ✨✨💦💦💦❤🌎
@fardowsoabdilahi8271
@fardowsoabdilahi8271 3 жыл бұрын
Masha allah laki xaji iyo fatumiin
@Teensmile375
@Teensmile375 3 жыл бұрын
Hawa kiin ba goobta ka maqan Fadumina walaley mcn Laki iyo Hawa iskukeen, labo qof o muslim qofki iskukeena Ilahay dar bu jannada ugadhiisa ee ha yareysanin abyo. Ilahayow Laki iyo Hawa kiin o jclkodi solabtay ituuus 😢
@mamoalmas2203
@mamoalmas2203 3 жыл бұрын
Allaahumma Amiiiiin casha karama xafidulaah
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Farxad qurux badan lkn laki ramadaan waaye madaxa qarso walal
@deeqomacalin8082
@deeqomacalin8082 2 жыл бұрын
Masha alaah koxis jecel
@zapriinmuse9971
@zapriinmuse9971 3 жыл бұрын
Qalbi nadif qalbi xabxab fadumina sh hilowle💋💋💋💋
@munishasadaqchannel2511
@munishasadaqchannel2511 3 жыл бұрын
Asc
@Coolgranma
@Coolgranma 3 жыл бұрын
Guul banaadirkii Asliga Ahaay,, 🌹🌹🌹
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 3 жыл бұрын
Waaw Meesha aniga aya ka maqan walahi way igu vaydi meshas in aan ka qoslo manta farxad ku nolada🤲 walalheyga qali ah keep going❤💋💋❤👏👏
@ashaismail713
@ashaismail713 3 жыл бұрын
Viva kalsooni group
@fosiaabdi5982
@fosiaabdi5982 3 жыл бұрын
Fanaaniin aan taageero alle ha idin dhowro more love fanaaniinteyna ❤❤❤❤😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘
@ifrahmuhidin4346
@ifrahmuhidin4346 3 жыл бұрын
Masha allaaah waala dhanyahay allaha idin xafido amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zahraibrahim5779
@zahraibrahim5779 3 жыл бұрын
Ayyyyy 🥰wlhi legendary ishely faadumiina laki weligiin sidaan ahaado 💖
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah ❤️❤️❤️👑👑 Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@saidma1683
@saidma1683 3 жыл бұрын
Sasa waaye ciyaal wabari aanahay dhalocadeey waaye qiyaamo. Iyo laqdabo makasayano lakiyey sas ogoow waabari waraajiraa viva fadumo baba awees laki
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 3 жыл бұрын
Farxad waa sheyga ugu qaalisan ee lahelo
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 жыл бұрын
ALLAH SOMALIA NABADGUELWO TAMMEH ALLAHSIIYER HASSILONNIDAY ALLAH KOUSOHEYLO AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW SCW
@Maqsud-t
@Maqsud-t 3 жыл бұрын
Mashaalah walalahii waa is wataan cadawgiin ma ciil baxo
@maqsuudsaalah8662
@maqsuudsaalah8662 3 жыл бұрын
Kulan qurux badan Masha Allh 😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 midnimaa muhima
@ruqiyadiiriye3061
@ruqiyadiiriye3061 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha idin xafido ❤️❤️❤️
SHORT FILM IS FAHMI WAA 2020
23:29
Fadumiina Comedy official
Рет қаралды 263 М.
HEES CUSUB SULDAAN SAABIR GABADHI ABGAAL REER WARSANGELI 2023
2:40
jacelow Channel 2
Рет қаралды 20 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
LAKI HAJI SAGOOTINTII REER            SEATTLE MAXAA DHACAY!
25:21
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 151 М.
Fadumiina iyo Laki | Heesti Waabari
6:06
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 790 М.
NUURWAA LASIYEY / JAREER WEYNE MUSIC OFFICIAL
9:34
JAREER WEYNE OFFICIAL
Рет қаралды 204
LAKI WAREYSI MAXEY UGU OOYDAY HEESTII AY GABADHEEDA U QAADAY?
22:16
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 451 М.
LUZINA OO IDILI GARTE😭😭😭
16:50
BALBALARKA OFFICIAL
Рет қаралды 58 М.
Yaasiin Qoslaaye oo Ruwaayad ka soo muuqday "Qosol iyo Qiso"
29:10
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 20 М.
SHEEKADA MALMASHA  LAKI IYO FADUMIINO SHEEKO QOSOL
12:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 136 М.
Xafladda Boqortooyada Ajuuraan oo Minnesota lagu qabtay.
1:12:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 5 М.