No video

LAKI HAJI WACEYS HEESTII LOVE MY LOVE 2020 SHOWGII BK IN LONDON

  Рет қаралды 315,813

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my pp

Пікірлер: 102
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 4 жыл бұрын
FANAANIINTA London bk way Ka seexden Laki boqorad dhiig leh fanku waa walaalo 🥰🥰🌷🌷🌷🌷
@MaxamedlaascanoCaalim-ce9vv
@MaxamedlaascanoCaalim-ce9vv Ай бұрын
Waaw asal ❤❤❤❤ laki xaaji
@zaashiacumari9889
@zaashiacumari9889 4 жыл бұрын
Show qurux badan lakiin uk dhalin yaro malaha miyaa dumarku waa wada giinbaar
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Machallah Allah Fananda Dalkeina HOYO Somalia LACKI HADJ WACEYS NOLOW Love my LOVE ALLAH iskeindawoo Ada Seegagaa and YOU CHIDRENS LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL AMIN ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@saaramohamud5803
@saaramohamud5803 4 жыл бұрын
Laki xaji Boqarad an tagero ❤❤❤❤❤❤❤
@samiranuur7052
@samiranuur7052 4 жыл бұрын
Viva laki xaaji waceyz ilove you 🇸🇴❤️👑🌹👏
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 жыл бұрын
Alloow Gabdhaha Soo hanuuni timaha xitaa qariya Wa idinla jeclahay Qeyrka dadkeeygiyow Soomaaliyeed
@mubasharabdulkadir996
@mubasharabdulkadir996 4 жыл бұрын
Allah qurbaha maxa lagu xumaday ragiina gacmaha iyo qortay jijimo gashten dumarkina timihii iyo shafkay luxayaan ismaba oga inay timaha cawrada ogu wayn thy yaa allh la isma dhame nahanuuni amii
@yasilafabdo6388
@yasilafabdo6388 4 жыл бұрын
Isiiiiii heestan xasuus gaar eh ey i tahey wllhi laki haji noolow
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Love my y LOVELYLIKELI my CHERIE TRES BIEN AIMER FANANDIWEYNEQueen.LACKIIIIIBISCHAROBARWAGOOOÒ.VERY GOOD BESTED SINGER LACKII HADJ WACEYS RIEN TE DIRE ATRICHOOOOOOMMELACKI LAGOUMA HOUNOOOO LAGOUMA WORRWOOOOOOOO ASBIYALLAH WA NIRBOURDE LONGUE LIFE AMINE ALLAH SCW ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW SCW
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@mohamedabdirahmanyeberow7546
@mohamedabdirahmanyeberow7546 4 жыл бұрын
Masha allh laki fanaanad aan taagero buxo u ahay
@zakariamohammed5094
@zakariamohammed5094 4 жыл бұрын
I was there that night Looooool ♥️♥️♥️♥️♥️😂😂😂
@amaansanfatma1166
@amaansanfatma1166 4 жыл бұрын
Laki ku jecliya nolow queen 🥀🥀💋💞
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Laki xaaji
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 4 жыл бұрын
Gabadha dhinac taagan qacda horey hadii fiska umaleysay like isaar wall
@hour3466
@hour3466 4 жыл бұрын
xidigta waaberi huuno waa amal kayse walasheed
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
@@hour3466 ma foosiya ifka iyo amal kayse ayaa wllo ah miyaa wllo
@hour3466
@hour3466 4 жыл бұрын
Haa ma tas sheegaysaa
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
@@hour3466 haaa wllo ma walaasheed baaa
@xilwaali9953
@xilwaali9953 4 жыл бұрын
baruukada ayaa isku ekeysiisay lkn wajiga waa kaaf iyo kaladheeri 😂😂😂😉 fiska ayaa quruxleey ah 👌
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 4 жыл бұрын
Laki xaji ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@princessahlaam3669
@princessahlaam3669 4 жыл бұрын
Omg 😮 inta dnbo iga gdn wlhi sxpke uqda cwda😂❤️
@qamarahmed7763
@qamarahmed7763 4 жыл бұрын
Laki xaaji hees iyo badh👌❤❤❤❤❤
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Love my love laki wacays ❤
@ashaahmed2073
@ashaahmed2073 4 жыл бұрын
Wow mashallah
@sahraqalbi2993
@sahraqalbi2993 4 жыл бұрын
Uk ayaba kadartey hargeisa waa Wada naag nin kuma jiro
@najmonalkaali8450
@najmonalkaali8450 4 жыл бұрын
laaki xaji waan jeclahay walhi noo loow walal
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 жыл бұрын
Hayaa laki say waxleedahay dheel khatara🤣🤣🤣
@bidhaanchannel6201
@bidhaanchannel6201 4 жыл бұрын
Inta ila aragta in showga ragu kawada maqan yihiin liketa igu qabta
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Huno rag loomuga talo gelin waa dumar qudha
@zlsports5427
@zlsports5427 4 жыл бұрын
Qoftan markan arkay waxan zoo xasuustay heestii ha ooyine aamu Wll
@johnbobby3339
@johnbobby3339 4 жыл бұрын
Uuuuuuuf maxey ugu ogooladeen gurunkaan qadaadweyntu qaada. Necbiiya heesahooda.
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 жыл бұрын
Shut up evil yaheey
@johnbobby3339
@johnbobby3339 4 жыл бұрын
@@haniahmed5547 ... Qaxbaad yahay dhiidhibso naga dhaabol urta
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
@@johnbobby3339 abyo faanaanita oo dhan baa deedy in ay tagaan showga bk laki xaaji baa u shedy maxaa u caydy dadka
@johnbobby3339
@johnbobby3339 4 жыл бұрын
@@jamahasangorod4886 ... Sorry saxiib bk uma baahna qadaadweyn isa isku filaan.
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
@@johnbobby3339 waa sida ay kula thy mid kle dadka kama qadaa yareda caadi iska dhig qof aan qadaad la hin ma jiro qofka xaaraka ka buuxo laki uma baahan waajibka soomaalinimo by gudty
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕
@muniiraaxmad1353
@muniiraaxmad1353 4 жыл бұрын
laki hargaysa kugu wacnan lahayd inad tagtid labsaalax laxariir bk dabada kusiixiro hargaysa kugal masabor waxa laarki jiray dal lagugalee laabsalaxna waatuu balan qaaday inay usimanyihiin gabadhaha soomaliyeed eefanka kujira midkastana hargaysa kusodhawaynayo
@ifkabeauty2754
@ifkabeauty2754 4 жыл бұрын
Laabsalax la'anti laki ma tagi karto hargeesa meeshu yaraa hadiiba hal cid ku xidhan tahay imashaheda
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Inta laki jecel Farta hataago
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 4 жыл бұрын
Horta laki banaadiribaa
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
My rer galkacyo weye wllo
@umucawo594
@umucawo594 4 жыл бұрын
Faiza amir mada so kaxeeyay tii cunsuriyada ahayd ee laki?
@maxamedoktoobarhome6165
@maxamedoktoobarhome6165 4 жыл бұрын
Dhilo adiga cunsuruyda 🤨
@umucawo594
@umucawo594 4 жыл бұрын
@@maxamedoktoobarhome6165 khanis yahaw fudada iyo afkaba laga wasa maxad igu wacaysa maa lacagba igu leedahay ?
@amalqueen4890
@amalqueen4890 4 жыл бұрын
Na cunsyriyad na garan maysid umada kala fadhisa bila aqlaaq yaay laki h wacays reer somaliland qasataan burco wanu ku jecelnahay❤❤❤❤❤❤
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
@@maxamedoktoobarhome6165 wllakay dumarka lama caayo wa ceeb wllo haday xita adiga kuqabsato wa layska furfuraye lalama tirsado wamaxay dhilana Illahay ninbukadhigaye nafisgali.
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
@@umucawo594 gacaliso Somali oo dhanba cunsuriya maxad wllasha ugu danbabi Somalidu gacalo meelmakala jirte siyaasiba ku maxaafsade inanta ha caayin mainay wax iska celisad diidantahay sxb?
@dunyaali7412
@dunyaali7412 4 жыл бұрын
Nagaahan Waan ka yaabaa qofka heesya lama arko madras qofka heesya u daayaa please Reer baadiya somalil maryooleey gormay ilbxaysan
@ilyasaden8352
@ilyasaden8352 4 жыл бұрын
Kkkkkk reer waqeeyo niiko maya yaqaanaan 😏😏
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 4 жыл бұрын
Kkkkkk Waley naga tahay. Si walbooy u dabo kuusnaadaan kuwayagu la luxi yaqaanaan. Kkkkk Waar dumarkayaga oo niikiya iska daayoo anaga oo raga ayaa badka (stage ka) iskaga yaacna markey mid waalan oo Reer Koonfureed ah oo dabada wadhfidheysaa nagu soo dhex dhacdo. Goobta waa loo baneeya. Daawasho ayaanuse gawda kaga saarnaa. Kkkkkkkk
@amiraahmed6215
@amiraahmed6215 4 жыл бұрын
ليش تحب تغمز عينه كل ما تغني
@xilwaali9953
@xilwaali9953 4 жыл бұрын
😂😂عشان تملح الاغنيه لأن عارفه صوتها خايس بس كذا تسوي اغراء
@amiraahmed6215
@amiraahmed6215 4 жыл бұрын
@@xilwaali9953 والله عرفتي السر
@ayanahmed7248
@ayanahmed7248 4 жыл бұрын
Waxan la yaabey laki maxey heestey fadumiina qaadaba madey oga Daba qaadaa yaaaaaahuuu, heesanaha kuma fiicno riwayadaha ooyinta bey ku roonaan lahay🤣🤣🤣
@kimfarah6559
@kimfarah6559 4 жыл бұрын
qaali this song does not suit,not your voice level, maybe faadumiina can sing this song much better ,laki i love ,but that is honest
@ayanahmed7248
@ayanahmed7248 4 жыл бұрын
That's so true walayi she can't
@temitina2804
@temitina2804 4 жыл бұрын
Meedey tii farhiya fiska sootii hargeisa siifican welcome she’s ignoring Bk in London wa double face islaantu
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 4 жыл бұрын
Lkkkkkkkk
@sahankawararka9922
@sahankawararka9922 4 жыл бұрын
Dumarkeeni inta qurba tageen ayay saas u tumahaayaan iyagoo qaawan markaas baan rabnaa nabad & nolol allow soo hanuuni
@hawanature9053
@hawanature9053 4 жыл бұрын
2019 I get my true love but I dont get mariage Eebo isi calaf igadhig love my love thanks Laki Qalanjo
@Khaled-fb4oo
@Khaled-fb4oo 4 жыл бұрын
may Allah guide them plus those womens has kids where do they left at plus they want to they kids to be better Muslim 🤔
@Oli-lk1gp
@Oli-lk1gp 4 жыл бұрын
What do you know about Islam, if you know your Sunnah, you wouldn't have said "May Allah guide them" but rather say "May Allah guide us all". Also you wouldn't talk about other people's children.
@zahrahirsi4106
@zahrahirsi4106 4 жыл бұрын
Mida caloosha qaanadaha leh aan ku qoslooyooyaa ilaa xiligaan kolba hadey allah kacishoonen mey bini adamkiisa kaxishooto
@qaaliqalanjo5983
@qaaliqalanjo5983 4 жыл бұрын
show kala kacsan iga dheh cadi ma ahan
@zaytuunjama6405
@zaytuunjama6405 4 жыл бұрын
Qofkaan aad modid hilaac hadba camera hozta ka glyza nio ma marbay Oroday olazoo qabty zan caadiba kumay aheee uff..naaa izla yaab Balaayo kiliyo giraana lehe
@bachirhaybe1148
@bachirhaybe1148 4 жыл бұрын
Canuki waay ukala kacaday
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Bal tan aad moodid digaagan riftifan Ee Wada kudkus ka badan tolow maxaa cadibay???
@muniiraaxmad1353
@muniiraaxmad1353 4 жыл бұрын
nimco dagana watay markuumiistaye waxaba lagayaba inay iskakaa cafisoo kusodhawayso ileen majeertena matihidoo moorgan kadhashaye marexaana matihide maxayba kugu cayrsanaysaa nimcodagan
@bacaadmediauk4399
@bacaadmediauk4399 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 hdaa Yey tahey Nikiska baa Ku Aragtey miyaa Barasho Wanaagsan Naag Laandhere Daarood Ismaacil ah Waaye Kabanee Dariiqa
@zaytuunjama6405
@zaytuunjama6405 4 жыл бұрын
Majeeryeen Layne halaydinka bazhalo malagiini mj noqoye
@bacaadmediauk4399
@bacaadmediauk4399 4 жыл бұрын
🤔Hana Cunin Dadkaa Cuntaaye Xaa La habaartamee Habar Qumayo Cml
@amiraahmed6215
@amiraahmed6215 4 жыл бұрын
الفنانه حركاتها بايخه
LAKI HAJI - NAF BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2024
7:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 399 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
LAKI WAREYSI MAXEY UGU OOYDAY HEESTII AY GABADHEEDA U QAADAY?
22:16
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 448 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН