War naga daa xaqa iyo baadilka aad simayso ha ku dagdagin waxa aad soo bandhigayso ninkaan iyo inta difaacaysa waa jaahiliin waliba wuu hanjabayaa ma ka muuqato inuu islaamnimadiisa cadeeyo waliba gaaladii ayuu u dacwoonayaa wadaniyad qiiro jabaan ah ha ku indho beelina ninkaan haduu Muslim yahay waxuu ka bilaabi lahaa masaajida culimada iyo tawxiidka!!!!!!!