Laqanyo Samatar iyo Saado YouTube

  Рет қаралды 193,818

maajid axmed

maajid axmed

Күн бұрын

moosoow

Пікірлер: 75
@AhmedOsman-rg1fy
@AhmedOsman-rg1fy 5 жыл бұрын
Waawoow Codadkii Macaanaa hoboladdii Waaberi Hargeysa City iyo Moqdisho City hoboladdii Waaberi Waa Xiddigihii Fanaaniinta Soomaaliyeed I like Soomaali Stars Waaberi Xasan Adan Samatar iyo Fanaanadii Codadka Macaanayd Saado Cali Cunaabi Waawoow Codad baxsan iyo Suugaan Soomaaliyeed oo aan laga Xiiso goynayn oo Dahabi iyo Beautifull Somali Culture I like For ever
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 6 жыл бұрын
Allow u naxariso mamo saado cali warsame xasan adana cimrigisa dheere fananin qaliya runti Erayada faylasuufki waynaye maxamed cali kariye allah haw naxariste Xasuus iyo sudan wayo wayo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmm❤. Lqanyoonyaa. Waa wx kle Xasan.
@Tiimbare
@Tiimbare 5 жыл бұрын
Ka sokoow labadan fannaane waaweyne SAMATAR & SAADO waxaad xustaan Musician-kaan faraha fudud ee runtii dhegaha u raaxeynaya iyo sidoo kale Mullaxankii sidaan isu qabadsiiyey miraha iyo codkan hallaasiga ah. AUN abwaaan Sammigey Maxamed Cali Kaariye. Waddani buu ahaa aan boorka isku qarin.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Kabanku horta waa Daauud organkana waxaan filayaa inuu yahay Sabriye, erayadiina waxaad tiri waa AHU Maxamed Cali Kaariye tolow laxankan cajiibka ah yaa saaray ????
@abdirahmanabokor8782
@abdirahmanabokor8782 4 жыл бұрын
Amiin
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxanka c.m.lugeey codka samatar iyo saado
@hasanadeecwarsame8172
@hasanadeecwarsame8172 7 жыл бұрын
Waa hees xusuus mudan samatar iyo saado alaha unaxariisto. Fadlan asxaabey fanka yaan la qabyaaladayn waaka mamnuuc.
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
war heedhah somaliyey ilaaho midnimadeena noo soo celi yaa rabi
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 жыл бұрын
Waah Waah Xasan iyo saado Alle ha u naxariiste
@funnymemesyouknow942
@funnymemesyouknow942 6 жыл бұрын
Hassan adan fanaan Qaran. Iga dheh. From Diinsoor, Sado cali. Fanaanad qaran. From buuhodle, Togdheer. Alow wadan ka nabad ka dhig. Resources ku jira gobol ka galgaduud baa inagu filan.
@Tiimbare
@Tiimbare 5 жыл бұрын
Hassan Aden wuxuu ku dhashay oo uu ku koray magaalada Diinsoor haddiise aad ujeeddo heybtiisa waa nin ka soo jeedda labada gobol ee maanta loo yaqaanno Galmudug especially lafta uu ka dhashay waxay deggaan xeebta mudug sida Xarardheere iyo ilaa Nawaaxiga Hobyo.
@funnymemesyouknow942
@funnymemesyouknow942 5 ай бұрын
Thanks for remind me that,
@abdiaziizali1263
@abdiaziizali1263 8 жыл бұрын
ereyadii abwaan maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxariisto
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Ma moodaan bilawga kaban Daauud inuuba leeyahay DAAUUD DAAUUD,,, u fiirsada codka weyn ee xarkaha uu ka sameynayo ustaad D.C.Masxaf
@mohariinaahmed6437
@mohariinaahmed6437 8 жыл бұрын
masha Allah axsan hees IGA dheh laqanyo
@waqalaroryaad321
@waqalaroryaad321 7 жыл бұрын
oh xasuus wayo wayo ragii joogay kwarama..alow kuu naxariiso hooyo qaran saado cali warsame
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Heestan ayaa looladan lahaa waxan idhi jaale syaad baaloodan lahaa
@madarrush7135
@madarrush7135 7 жыл бұрын
axyaa fanaaniin iyo erayo music laxan qiimo badan alla yaa raxma maamo saado
@hasanadeecwarsame8172
@hasanadeecwarsame8172 7 жыл бұрын
Waa heesihii aan dhageysan jiray berigii aan ardayga ahaa waayowaayo.Xasan aadan sanmatar xasan baashi aad baan utaageeri jiray.
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Riwaayadii Sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa Ayadoo abwaanadii soomaaliyeed aysan kala dhicin hadana waxaad moodaa inuu safka hore uga jiray abwaan maxamed cali kaariye dadka qaarna uyaqaanaan aabihii jacaylka allaha unaxariistee
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
wahwaah waxaasa fan iyo fananba ah waayo waayo
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Qofka siyaad bare caynaya siyaad dhimay isaaqow darood baad udanledihiin waayahay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Hasanow Eedan: Ledi maayo oo Leggaan cunay baan Laqanyoonayaa Ha loolamoo Jaceylku ha laacdamee Labadeennu aan lisno Aan ladaabannee Ha liicin ha libdhin Ayaa ku leyli baray?? AHU Saado Cali Warsame: Laydha raacayeey Lulumihii biyaha Ka ladaabtay baan ahee Lug baa faras La duushayoo Ku daba luntee Hadda looge Looba joogee Ha liicin ha libdhin Waynu lammaanahee Hasanow Eedan: Ma labaataniyo Lix sanaan jirayoo Lumiyaa waqtiga Weheshadaa luggooyo Loxoos ahee Kal laxiiiba laafyihiinna Lurka ii sidee Ha liicin ha libdhin Ayaa ku layli baray?? AHU Saado Cali Warsame: Ladh baa ii baxoo Lalayoo jaceyl Lugta igu maryee Laftii jabtoo Luddii jaryoo Lufan baa hadhee Wuu I leeyoo Laqantooyo ku laxaadsaye Ma laasan listiisoo Waygu ligan yahee Hees cajiiba kabanku waa mucjisadii ninkii Daauud Cali ahaa , erayada iyo laxanka ma hubo ,, walow dadka qaar erayada ku sheegahayaan AHU M.C.Kaariye. Lkn laxankaan u baahanay ciddii haysa ninka curiyey haddii la yaqaan????
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 6 жыл бұрын
Lug miyaa mise (Luki) Luki=Digaag=dooro Luki baa faras laduushay oo kudaba luntay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
@@iamamillionaireiamamillion4205 Lug weeye sxb macnaha dagaalka markii loo socdo qofkii gaadiid saaran iyo ninka lug adeegsanaya waa isku dhib mudanayaan macnaha dhanka socda. Heeskale waatay aheyd: Looyaanka dirireed Leexadiisiyo Lugtii faraska raacdee Luunku gowracaan ahee Axmed Nuur Jaangow iyo Sahra Ileeye Alle labadoodaba haw naxariistee
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
@Mohamud Ibrahim Haahey sxb.
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 5 жыл бұрын
Lulumahu talow eraygaas maxuu micni-ahaan noqonayaa? hees kale oo xasan qaadana way ku jirtay: lulumaha biyaha gala.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
@@saadsuleiman3750 Waqooyi waxa looga yaqaan Midha-xareeraad , waa xayawaan yar yara oo biyaha ku dhasha sida rah dhal ah ama waxyaabo kale. Lulume waad fahantaan u gartay haddeer.
@faqashlaayesnm7001
@faqashlaayesnm7001 7 жыл бұрын
saado allah hw nxariste wa geesi6ada riday JAHIL SIYAD BARE Idinka dilay reer qofkasta cun
@nimconimco1350
@nimconimco1350 3 жыл бұрын
20.20 12.24 iyo heestan
@cabdulahishacban8221
@cabdulahishacban8221 3 жыл бұрын
3/15/2021 iladaawada 26sano jira Hoyda fanka ala yaraxmo
@geeska
@geeska 9 жыл бұрын
Fannaaniinta qaranka Alla yaa Raxmo Saado!
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Waxan aqriyay qoralka hose qof reer waqooyiga ah caynaya siyaadbare
@mohameddahir9749
@mohameddahir9749 5 жыл бұрын
waxaa youtube ka daawaday 20.11.2018 midoo leh waxaan ahay oo ku heesesa iku qabo iku qabo xarakaatna bixinesa, fanki somaliyed waa u dhamatay marki masraxa laga wYe lafihi hore, lkin manta waa fursad waxee ku jiran youtube
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Labo fanaan oo qaali ah nuucaas ayaa nasoo maray yaahuu maantana nuuca aan aragnay ayaa fankii kufsaday
@mohamedbaraawe8222
@mohamedbaraawe8222 9 жыл бұрын
inaba caadi mahan wlh waa xasuus qibo badan ee wa INA barna ilmaheyna dhaqankena iyo hesahena hadii kale afgaal ayeey Ku hesidonaan luuqadeni hoyo wey lumin
@kornaylmaxamedcasse8840
@kornaylmaxamedcasse8840 8 жыл бұрын
waah waah xasan aadan samatar & saado cali warsame iyo laxan cajiiba iyo midho waa wax aan kaladhicin alla yaa dadkaa iyo abwaanadii noo soo celiya fanaaniintii mar la araga ahaa (haliicin halibdhin laydharaacay lulumihii biyaha kaladaabtay baan ahayee
@shamishussein9268
@shamishussein9268 7 жыл бұрын
Wah wah waxay tahay ayay tahay heeskan waxa jecel odaygayga
@dibjirkawayn5862
@dibjirkawayn5862 7 жыл бұрын
Shamis Hussein alah haysku kiin daayo wl sharfey adi iyo odaygaga
@maxamedcali1004
@maxamedcali1004 8 жыл бұрын
inaba caadi ma.ahan xasan iyo Saado xasuus weeye
@vaysal59
@vaysal59 11 жыл бұрын
Waah waah cisaak cisaaak
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 жыл бұрын
Haloolamoo jacayl ku halaacdamee
@bashiirguuleed6011
@bashiirguuleed6011 6 жыл бұрын
Asc mudane. Ruwaayadee ayay ku jirtay heestani iyo abwaankii sameeyay
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 6 жыл бұрын
bashiir guuleed Riwaayada ma hubo lkn abwanka laha wuxu aha maxamed cali kaariye allah haw naxariiste
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Mohamoud kirih sida ma isku qabna mise wa isku qasana bay ku jirtay heestan bn filayaa
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 6 жыл бұрын
Riwaayadii Guur ama Guurso ee Maxamed Cali Kaariye AHN
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Abdiweli Hassan kuma jirin riwayadaas walal mawada heesin saado iyo xasan guur ama guurso waxa wada heesay kuluc iyo saado
@muuseaskarimuuse7056
@muuseaskarimuuse7056 7 жыл бұрын
LAYDH RAACAYAY LULUMIHII BIYAHA KA LA;DAAB TAY BAAN AHEE LUG BAA FARAS LA DUSHAYOO KU DABA LUUNTEE WAA MIDHO CAJIIBA
@abdirahmanabokor8782
@abdirahmanabokor8782 4 жыл бұрын
Maalinta jacaylka aduunka 14/feb/2020
@mohamedmusse998
@mohamedmusse998 3 жыл бұрын
Wahubaal waxad shegtay bsxb
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 6 жыл бұрын
Anaa dawaday oo aan ja daalin
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 6 жыл бұрын
2018 yaaila daawanayo subscribe igu qabta
@ahmedsharifahmed8595
@ahmedsharifahmed8595 6 жыл бұрын
janada to see you mama saado
@yuusufmahmudahmed7104
@yuusufmahmudahmed7104 5 жыл бұрын
Waxa aad xasuusanaysa Taliskii fajiita ahaa ee afwayne xumaanta iyo Qabyaalada iyo in aan dib laysu aaminin lkn Somalidu waxay u baahan tahay khoboro soomaali ah oo Dib u heshiisiin ka dhex abuura
@mohamud1588
@mohamud1588 5 жыл бұрын
2019👍👍👍
@abdiahmed4466
@abdiahmed4466 7 жыл бұрын
Cod.. Laxan... iyo.... Midho .. Somaaliyeye taariikh deenii afar tan cajel ee yuu tuubka ayaa u danbeysey iyo gurum gramka ka hoos caytama..
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 7 жыл бұрын
Abdi Ahmed xaqiiqda ayaad tabaty bro jiilka naga danbeeyo Somali ba ineey heleyn mel lagu shego
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Abdi Ahmed walal waxaan la yaabaa ummadaha kale faalada heesahooda si caafimaad qaba, beyn uga faaloodaan Soomaalida maxaa ku qaadey Ceyn uun?
@haliima7514
@haliima7514 6 жыл бұрын
Waah samatar iyo saado alaaha unaxariiste maxay batari IGA dhameeyeen
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Jawaabtu waa fududahay Soomaalidu ma laha wax mideeya oo ay ixtiraamaan sida waddaninimo, dal jaceyl iwm,, waxa keliya ee ay ixtiraamaan jaceyl indho la;aanana ku taageeraan waa qabiilkooda oo Ilaah ka dhigay , maxaa yeelay adiga iyo anigu midna ma uu dooran lagaalama tashan qabiilkaad ka dhalan doontid. Qofka Soomaaliga ahi , siyaasiga, shiikha, fannaanka iyo aqoonyahanka waa fiirinayaa haddii uusan ku qabiil aheyn ama ku gobol aheyn wax kastoo fiican uu ka hadlayo wuxuu toos u go'aansanayaa inuusan macno isaga u sameynayn marba haddii uu ka gobol ama reer geddisan yahay kkkk. Ka dibna, waxa uu ka sheegaana ama fariintuu reebayaana waa mid ka turjumaysa naceybka iyo colaadda ay naftiisu iska buuxisay oo ku soo aruuraysa ceebeyn iyo caytan inuu miciinsado. Maxay kaa dhimi laheyd haddiiba uusan jeclaysan ama qofkaas uu u arko mid aanu doonayn inuu at least iska dhaafo, waqtina uusan isaga khasaarin qoris caay iyo cambaareyn.
@faisoosman9776
@faisoosman9776 5 жыл бұрын
Maba lamoodoo in eey wax kalumeen somalidan
@mowlidelmi4223
@mowlidelmi4223 6 жыл бұрын
Hees sare
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
cajiib
@baalimedianetwork8125
@baalimedianetwork8125 6 жыл бұрын
Nin xamar ku dhashay oo ku koray meeshan ma kujiraa oo fahmaya erayada heesta hahahaa kaftan le ha ubixina
@cumarcabdiraxman1649
@cumarcabdiraxman1649 6 жыл бұрын
caaaaad macahhhhhhhhhhhhhhhhhhan
@adenliban605
@adenliban605 11 жыл бұрын
Rd
@adenliban605
@adenliban605 11 жыл бұрын
Rr
@adenliban605
@adenliban605 11 жыл бұрын
Re
Afgrad
12:05
Release - Topic
Рет қаралды 1,5 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 33 МЛН
Hassan Adan Samatar - heestii dooxadii Nugaal kaban
12:02
Cabdul Nur
Рет қаралды 85 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Dhoof Caashaq.SSC00464
9:06
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 814 М.
Khadra Dahir iyo Axmed Cali Cigall
12:50
Maaweelo
Рет қаралды 505 М.
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 73 М.
Samatar Sahra Shamso iyo Dhabarlaw - NAQ
7:34
Waqal WStudío
Рет қаралды 186 М.
hassan aadan samatar & xaliimo khaliif magool Dalsan lyrisc 2023
13:45