Last episode comedy 🎭

  Рет қаралды 46,670

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 107
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. Жыл бұрын
Muuqaalkan Like saara sxbayaal, ra’yigaagana hoos noogu reeb ❤
@suhaibabdihakiim3209
@suhaibabdihakiim3209 Жыл бұрын
Wakaa zxp
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Жыл бұрын
WAAR ILAAAHAY KA BAQ XARAMKII BAAD JOOGTAAA DHIKHLAYN IYO LUF LUF BAAAD SO DHIGAYSAAA IYADOO BISHIII WELIBA BARAKAYSNAYD LAGU JIRO CAJIIIIB WALEEEEE JAHLI HALKA DIINTA AH BAA I MUUQDA IYO SABANKII OO XUMAADAY BAL MUUU RAMDAANTA KA DIB SOO DHIGO WALAAHI YOUTUBLEYDIII VEIWS BAAA ORDAY SUBXAAN ALLENA WEY ILOOBEEN😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@suhayb7706
@suhayb7706 Жыл бұрын
Waa badhax nio xalqadani
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Afkii baa juqda gabay
@hayanjr8754
@hayanjr8754 Жыл бұрын
qays qeysar youtuberka ugu best san youtubereda
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺✨
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢😢😢
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢😢😢
@yahyesaid8480
@yahyesaid8480 Жыл бұрын
Dhakhatar inta sugysa farta so taaga Iga cun qaysow mowliid,niyadsame, Bidixo waa aqoonyahan wayno saga social media baa u bahana legendkaas.🙏
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz Жыл бұрын
Qays qaysar ❤ legend ramadan Mubarak
@UmuAsmaa422
@UmuAsmaa422 Жыл бұрын
Qays xushmadii oo qof ah ❤️❤️
@axmedCiise-yy7lv
@axmedCiise-yy7lv Жыл бұрын
Legend qays waan ku saalamay talent ayaan hayaa ee meesha ma yimaadaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@kingabdikani9517
@kingabdikani9517 Жыл бұрын
Way dhaamatay hadda waxan ramadaan ka hor baa la duupay
@mss.canada
@mss.canada Жыл бұрын
Qeys qeysar waku tagera wllky qaali nolsha kuma ciisho abwe mcn ❤😢❤❤❤
@hudaaxmed1568
@hudaaxmed1568 Жыл бұрын
Ciid mubaarak legenka wayn❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak inta cafimad ku sontey
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Жыл бұрын
Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga 😢😢
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
@nashaadismciil1552
@nashaadismciil1552 Жыл бұрын
═══════════ ♥ೋღღೋ♥ ══════════ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ═══════════ ♥ೋღღೋ♥ ══════════
@suhaibabdihakiim3209
@suhaibabdihakiim3209 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw ❤❤❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Keep going qays qayser 😊
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😂😂😂 kaan waa funny Gar sore naga Qoslisay
@munisha4698
@munisha4698 Жыл бұрын
Wiilkan funny Weeye maxa U reebtan🥵🥲😂
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
culeys walpo oo ku heysto allaha laa qaado subscriber iso dheh walaal ❤️🙏😢😢😢😢
@zamzamnuurcali1251
@zamzamnuurcali1251 Жыл бұрын
Best got talent geys qeysar ❤❤🦋
@caashoali5651
@caashoali5651 Жыл бұрын
Qofka ugu horeyay oo daawada❤🥰😊
@asmocokone3852
@asmocokone3852 Жыл бұрын
qays qaysr sdu uqoslo jacly ruunti ❤❤❤
@adnohajji7160
@adnohajji7160 Жыл бұрын
Talent qeýzar is not easyyy 😩❤🤦‍♀️
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰
@maxamedsiciid4775
@maxamedsiciid4775 Жыл бұрын
qays wllhi waa qof wangsan haa bu siyay isagon waxa ba kashekayn
@A.rahmanadam
@A.rahmanadam Жыл бұрын
Ma jeceshahay xirfadaha Hibadaydu waa channelkan naguso biir ❤🎉
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Жыл бұрын
Qays iyo wiilku way isku Eegyihiiin Ahmed
@HotmanYuosuph-bs2mq
@HotmanYuosuph-bs2mq 5 ай бұрын
Dhirigalin mudatay bro😊
@umalkhairnasir2468
@umalkhairnasir2468 Жыл бұрын
I need dhakhtar😅
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Жыл бұрын
Wlgy wlhi salad iid Ma tukn ilhw iidan igu sim ❤😢🎉
@cabdirashiidcaweys8867
@cabdirashiidcaweys8867 Жыл бұрын
Kayar aniga laftigayaygu Waa maya
@hamdaabdelkadir8821
@hamdaabdelkadir8821 Жыл бұрын
Alla qaracsanaa muxuu diin waxeeyey 😂
@niciimaabdirashid3213
@niciimaabdirashid3213 Жыл бұрын
Sheekada mawled waa funny wlhy😂😂
@najipkorea3100
@najipkorea3100 Жыл бұрын
Barnaamijku maanta ma ninkaa khaliya ayuu ahaa War barnaamij ka waan wataa😅😅🙌
@anfacchannell
@anfacchannell Жыл бұрын
Dhaqter iyo maweel xaasidiin aha yeen
@msssilent
@msssilent Жыл бұрын
Qeys qeysarow wiilka ahmed layidhaahdo wad isku yara eegtihiin wlhi mshllh mlh wa wllka oo miyika ka imaadey😂
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Жыл бұрын
Iqra igu salan ❤❤❤❤❤❤
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Wcs qeys qeysar 😊
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Masha Allah
@xiinoleo5068
@xiinoleo5068 Жыл бұрын
Qays qayser waan ku salamay zhp
@youzuphapdi2171
@youzuphapdi2171 Жыл бұрын
The one and only empire qays qayser
@sayidaxmedmohamud3633
@sayidaxmedmohamud3633 Жыл бұрын
War ninka inaa ku adkeesaan aa ku soo tashateen hhhhh
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Жыл бұрын
Qays sdu uqoslo jcly wlhu 😂❤🎉😢
@fotboller.
@fotboller. Жыл бұрын
Qeysow barnaamijka waxba ka qaldan round two
@HassenAhmed-rx1eq
@HassenAhmed-rx1eq Жыл бұрын
Qays qayser nin aan ad u tageero keep going pro
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын
Axmed ciirta ciyaalka xaafada hakaga Qosliyo
@AbdiwaliAhmed-zx2mg
@AbdiwaliAhmed-zx2mg Жыл бұрын
Saaxiip anaauhoreeyo
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Cws, Qays Qayser, inta kadib Qays Qayser xafadee buu Hargeisa Ka dagan yahay?
@Hafzazidiiqoficial777
@Hafzazidiiqoficial777 Жыл бұрын
Aar waxan madhaxlaha ah naga wareeji😂
@khalidabdilahi4018
@khalidabdilahi4018 Жыл бұрын
400k congarts qays qayser
@mabsuudamerica3945
@mabsuudamerica3945 Жыл бұрын
War dadkii miyeen xalqadiu u danbeysay laheyne
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Жыл бұрын
Wali hal like Ma helin ❤😢🎉
@ShiineGahayr
@ShiineGahayr Жыл бұрын
Go bro sxp abdirahman abduwali
@mohamedkhadar6883
@mohamedkhadar6883 Жыл бұрын
Waaa heedhe ninkaagan qaysow imika ma hargaysa ayd jogta mise makka waaa yaabbr😮
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 Жыл бұрын
😂😂😂
@jamzcaptainouri3438
@jamzcaptainouri3438 Жыл бұрын
Waxan qosol maha markasta diinta islamla
@guleedfarxan8344
@guleedfarxan8344 Жыл бұрын
Asc
@charmaboy-zo9sq
@charmaboy-zo9sq Жыл бұрын
👍👌🌹
@mubashirbadal-os4yr
@mubashirbadal-os4yr Жыл бұрын
Legend qays qaysar
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Жыл бұрын
Qaysoow xalqadaha isku soo xig xigsii
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
Nio ninka maxaa u reebteen😂
@najuuabdirahman2171
@najuuabdirahman2171 Жыл бұрын
Mnsha Allah wll qli hore usoco Abdirahmaan Abdiwali maxamuud faarax🫂🥰💯
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
qays qeyser Ramadaan mubarig
@ZulaymoonMoh-hn1zc
@ZulaymoonMoh-hn1zc Жыл бұрын
Qaysoow zxp hargeysa maad kusoo noqotay
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Cawa ma shidno yaqee
@fy4r
@fy4r Жыл бұрын
QaraaMiga Soo BaDiya🎉
@dalmarinho_09
@dalmarinho_09 Жыл бұрын
Imika Got TalenT-kan Muxuu Ku Salaysnaa Mise Views Uunba Laga RabaY Qaysow 😂😂
@hodoabdi204
@hodoabdi204 Жыл бұрын
Waar qaysaroow adiga chanelkaagu ma fasax haystaa wlle sidani maaha got tallentie😀😀😀
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Жыл бұрын
Hye legend
@khadarqalbifuran4752
@khadarqalbifuran4752 Жыл бұрын
𝗪𝗮𝗿 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗺𝘂𝘂𝗾𝗱𝗮
@nimcohassan9138
@nimcohassan9138 Жыл бұрын
Qaysoow dharkan iga cuna nio 😂😂
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall Жыл бұрын
RaganI Wax WaLi Baraanjim horeY U qabtaY Maha QaYs ba Logu qataY Saddex kale Wa xooLo cadiYa😂😂
@moursalhoussein201
@moursalhoussein201 Жыл бұрын
😂 wow 😂😂😂😂
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
200 boqole😂😂😂😂😂😂
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Жыл бұрын
Waar alle haddaad garanayso kaalay waxan iga furfur.
@AmiinGamer2
@AmiinGamer2 Жыл бұрын
Qeysow maadan soomanayn
@mahamudcraxmaan3376
@mahamudcraxmaan3376 Жыл бұрын
Qey qays wan ku salmaay
@Nimco_dhamays
@Nimco_dhamays Жыл бұрын
First
@muhacarabiyozuuri6510
@muhacarabiyozuuri6510 Жыл бұрын
Bin igu qaabo wll
@Jamac_Qooryare
@Jamac_Qooryare Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@dirisleabdi6660
@dirisleabdi6660 Жыл бұрын
First pin shp qaysoow
@SADAM_YOSOF12
@SADAM_YOSOF12 Жыл бұрын
Alx cala kuli xaal
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Жыл бұрын
Ku socda kkkkk
@guledaden1585
@guledaden1585 Жыл бұрын
PRANK AAN KUSAMEYAY MUUMIN BAALOW TUUG ASKARI SIXUN LOO GARAACAY. kzbin.info/www/bejne/fKSmiYSofb11a9U kzbin.info/www/bejne/fKSmiYSofb11a9U kzbin.info/www/bejne/fKSmiYSofb11a9U
@cabdraxmaanmaxamad
@cabdraxmaanmaxamad Жыл бұрын
Siiiilka hooydaaa q dhilaa ku dhashe subscribetana waa kaaa ceshtay dhilaaa ku dhashay😡😡😡😡😡😡