Asc Walaal Maanta Rayan Kuguma raacsani Hablaha lafuray Ama laga tegay Macbaheefu maaha Inaanay Qiimalahay Ha iloobin Sharafta Alle siiyay!
@QeyzHussein-h3iАй бұрын
Masha allah alle hakubarakeyo talo fcn badnasise
@ShugriHasan-cp9wmАй бұрын
@@QeyzHussein-h3i walaal Qaali dadnimada ayay ka midtahay In Aan wax saluugno Waxba Aqbalo Noolow inta nololi jirto Cashar Aan kaa bartay Ayaa jira❤️🌹🌹🌹🌹🌹🤝
@ShugriHasan-cp9wmАй бұрын
@@QeyzHussein-h3i Amiin Ducada 🤲
@seynababdi292Ай бұрын
Subxaanallaah hno talo hadaad bixinayso dhiintana ka feker hillary aayadiisa isagaa dalaaqasooroga guurkana soorogay laakiin maanta maaha inaad tidhaahdo qof qiimoleh lama furo alle intay isfureenkadib buu dhexdooda jeceyl kiihore kabadan kusiyaadinkaraa bini aadn aan wax wa ogeeynahy laakii talada inanta heerkaaga dhaqo illaahy afar ininkan ubaneeyey shalay adoon aqoonbay naagtani nolo lawadaagtay maantana inay isku noqdaan alle ayey gacantiisa kujirtaa wax aan alle uqorin qofna mahelo ilaa intii rabi uqaderay maahaane bye qlli 😊
@saidamohamed8097Ай бұрын
Talo fiican aa siisay Alaah ha ku anfaco
@MahadSalaad-j1zАй бұрын
Walaal talada ma xumo lkn warka runtiisa maadan ka sheegin mustawaha raga waa mid ka sareeya meesha geeysay ragu waa masuul talo ayaad ku lee dahay maahane raga masuuliyad ayaa saaran mid qaas ah iyo mid caam ah marka mid qaaska ah waa mida qooyskiisa waa inaa u ogalaataa inuu masuuliyadisa guto waa hadii aad tihiin dad caqli fiyoow leh
@ikramabdirizak6087Ай бұрын
Maxa logatagey haday Qiimaledahay kulahaa masasa talo kubixisaa 😂😂😂
@sadiamohamoud2617Ай бұрын
Talo ma aha hadii iyada ku dhici laheed way fahmi lahed naag la furay ninkayga so wacayso sbab wax lo adkayso karo ma aha ee Maskaxdeda haka tasshato 😂