laxaw jacayl 2016 by Ifrah Kalgacal

  Рет қаралды 21,830

Ibrahim Eagle

8 жыл бұрын

Laxaw Jacayl by Ifrah Kalgacal
Directed by Ibrahim Eagle
Produced by Khadar ilkacase
Erayadii; Rooda beerlula
Laxankii; Nuur Cade
Musigii: A.A Naji
Productions of Eagle Media Pro

Пікірлер: 44
@ismailadam1803
@ismailadam1803 5 жыл бұрын
woow heestan way iga gadantay codka=100% qurux=100% music=100% daganaanta=100% keep going sister wish u good luck
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 8 жыл бұрын
Walee cood ba ku jira gabadhaan Mashallah
@Contraband-7
@Contraband-7 8 жыл бұрын
I'm a very happy to be sitting next to the Beer-Lula oo ah Abwaanada sameysay miraha heestan, Dareenka heestu ay xambaarsan tahayna Aniga un baa fahmi kara!
@yaradot5730
@yaradot5730 8 жыл бұрын
Gabadhan yar codkeedaan ka helay walaahi codbay haysaa ifraax kalgacal waan kuu taageeraa qaali
@shireyusufducaleshireducal2367
@shireyusufducaleshireducal2367 5 жыл бұрын
Inaadertay ifrax guuleyso
@mhmsdmhmd8807
@mhmsdmhmd8807 4 жыл бұрын
Woooooow afkaaaga caaaano lagu qabay .. The Best somali young girl of ALL. Better than fiska iyo kabayar yaraalayaasha ..
@khdraomar5478
@khdraomar5478 8 жыл бұрын
macha allah cod baa kgu dhan❤❤❤
@MrJamaal05
@MrJamaal05 8 жыл бұрын
Hadaad IgU LamaaneYn Nafta Laba Ku NoqoNeyn Libin Calafka Noo Noqon Igu Ligan JaceykuYee Axsan Hees Iga Dheh Amazing ErayO Heestan Aad iyo Aad Ayey U Mcn TahaY Runtii tnX Ibrahim Eagle Duubista Quruxdabadan Aad Nooso GudbisaY iyo Fanaanada Qaaliga Masha ALLAH oo Codka MacaaN❤❤ Ifrah Kalgacal❤❤ Waan Ka Dhargi La'AhaY DhagaysigeeDa Xaaaaaaaax
@muunaqaali2180
@muunaqaali2180 8 жыл бұрын
Waa Aniga
@MrJamaal05
@MrJamaal05 8 жыл бұрын
❤️Muna Qaali ❤️ 👈 ☝️
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 жыл бұрын
Very Good Song Duubiata Eagle Media Waan Ku Qancay
@IbrahimEagle
@IbrahimEagle 8 жыл бұрын
Mahadi Adawe thank you sxb
@hadafkaagatoosi9013
@hadafkaagatoosi9013 8 жыл бұрын
Ibrahim Eagle noolow zxp big respect
@hamakimohamed2554
@hamakimohamed2554 8 жыл бұрын
best Hees Afkaga timir lagu qabay
@aragti6060
@aragti6060 4 жыл бұрын
What a voice, heer sare.
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 8 жыл бұрын
Inaba caadimaha wllky eagle media gacan baan ku taagay noolow♥♥♥♥
@IbrahimEagle
@IbrahimEagle 8 жыл бұрын
Thank you all
@muzamilyare9531
@muzamilyare9531 8 жыл бұрын
asxan hees inaba Cadi mahan best video
@zakimoses1518
@zakimoses1518 8 жыл бұрын
wow nice song ifrah and nice directer ibrahim Eagal nice walee gabiley wey dhir qurux badan tahay mnsha alah
@yusufkavumamusa2267
@yusufkavumamusa2267 Жыл бұрын
Super song just love it
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 жыл бұрын
Nuura Ma Ila Aragatay Walal Caadi Mahan
@cavemanpantry1062
@cavemanpantry1062 2 жыл бұрын
I'm here because I took a Uber and the driver had this song on.
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 жыл бұрын
Fanaanadani xagay ku jirtay cod macaanaa
@nuuramuhumued6793
@nuuramuhumued6793 8 жыл бұрын
tayari waa ehel jacayl
@mahamedabdullesabtow6618
@mahamedabdullesabtow6618 8 жыл бұрын
war inantu caadi maahinee waaaaaaaaw cod baa ka dhacay
@Kaaliyalegend
@Kaaliyalegend 8 жыл бұрын
Waa hees macaan cadi ma ahan
@munaahmed1002
@munaahmed1002 8 жыл бұрын
Beautiful song👌🏼 mashallah
@amranabdi7372
@amranabdi7372 8 жыл бұрын
caadi maaha qpftaan cod beybu igu dishay
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
#Ibrahim_Eagle U daa Duubista Qurxoon
@MrJamaal05
@MrJamaal05 8 жыл бұрын
Laxaw Jacayl Lyrics Laqdabu Kugu Maana baran inaan Hamo kugU Lugooye Habeen Qura kaama Ladinee Macan iNaan Kala Lumeyne *2 AduUnyada Na Laagto Qofba gees ku Laashe Wali wan Lagdamaya Qalbigu Luxmanayaa *2 Hadaad IgU LamaaneYn Nafta Laba Ku NoqoNeyn Libin Calafka noo Noqon Igu Ligan JaceylkuYee *2 Ludbiga beerka iyo Wadnaha Adaa Labxadeyda Xaadhe Dareen Xubi Layliyaa idagay LaXawila Madaaye *2 Dabeylaha Lalaaya Hadba Ii DhalacYoo Inta Aan Lixaadsado Ludhkeyga Aan U Dhiibaa *2 Hadaad IgU LamaaneYn Nafta Laba Ku NoqoNeyn Libin Calafka noo Noqon Igu Ligan JaceykuYee *2 Hadii Aan Qoraalkanl lyrics Wax Ka Qalday Waad Isixi Kartiin tnx #Waa #Aaniga
@witzkhalifa9635
@witzkhalifa9635 8 жыл бұрын
tnx
@rahmahussein2410
@rahmahussein2410 8 жыл бұрын
Waa Aniga txn bro😊
@safwansulow2059
@safwansulow2059 7 жыл бұрын
thanks sidaa farshaxan imada ee qoraalkeeda noogu so gudbisey big thanks wlllllooh
@styleshmanshowkingoflove6841
@styleshmanshowkingoflove6841 8 жыл бұрын
aduun majiro fasahadli cirka ayuw maraya
@aminjama6506
@aminjama6506 6 жыл бұрын
Codbey haysaa walee
@RaxmaRuuxi2050
@RaxmaRuuxi2050 8 жыл бұрын
nic boy caram man
@RaxmaRuuxi2050
@RaxmaRuuxi2050 8 жыл бұрын
nice sng
@nimcohess2905
@nimcohess2905 4 жыл бұрын
Owowwoowwoow💚💚💚
@rosserossey5969
@rosserossey5969 8 жыл бұрын
axla sawt
@RaxmaRuuxi2050
@RaxmaRuuxi2050 8 жыл бұрын
wooow
@ameravilvilo9576
@ameravilvilo9576 5 жыл бұрын
Habryrty 💑💋
@maayakhathar9697
@maayakhathar9697 4 жыл бұрын
Hey who are you
@GlowwithNafisa
@GlowwithNafisa 6 жыл бұрын
I want teach my beautiful Somali sister’s the real makeup.
@rawfsomli4618
@rawfsomli4618 8 жыл бұрын
heestii bacaadka loo soo seexde miyaa 😂😂😂hhhhh
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
Nursultan Nazirbaev - Қай қала? (премьера песни) 2024
2:33
Asqar Bozorov - Yetardi | Аскар Бозоров - Етарди
3:50
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - ҚАЛАУЫМ (official video) 2024
2:27
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 180 М.
Жігіт өмір
3:19
Aksultan - Topic
Рет қаралды 49 М.
Alisher Konysbaev & Duman - Мен болуым керек (Official MV)
2:35
Sadraddin - Melodrama (Çiki Çiki) | Official Music Video
2:42
SADRADDIN
Рет қаралды 19 МЛН