No video

ISKILAAJI | LABADARAN MID UUN DOORO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 10,265,949

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2022
ERAYADII: ABWAAN CABDIRAHMAAN QOSLAAYE
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 1 800
@asmamousa7793
@asmamousa7793 2 жыл бұрын
Heestan xaladaeyda ayey si toosa uga hadleysaa inta sideyda ku sugan ismuujiya 🥺😔💔 labo daran mid dooro 😣😢👀2022💔
@abdulrahmanabdullahi1875
@abdulrahmanabdullahi1875 2 жыл бұрын
Waa xaalad aan soo maray oo dhib badan allaha kuu hawlyareeyo wll lknse labo daran mid dooro
@Nafiso059
@Nafiso059 2 жыл бұрын
🤞🏽
@asmamousa7793
@asmamousa7793 2 жыл бұрын
@@abdulrahmanabdullahi1875 shukran wllkey 😪
@hoodoqali3430
@hoodoqali3430 2 жыл бұрын
Wakhti xun aya ku jira ale dhamantenba qalbiga hayno qabojiyo
@hannyfarah6781
@hannyfarah6781 2 жыл бұрын
@CaptainDj143
@CaptainDj143 6 ай бұрын
Xaqiiq heestan anigay iga hadlaysa 2024/02/23 inta iga danbeyso 👍
@hodanmouse833
@hodanmouse833 2 жыл бұрын
Waa xaalad isoo martay lkn aan imika ka gudbay wey adagthy qof aad jeceshy markuu xaalkiinu Muran ka bixi waayo lkn sidaad go'aan uga qaadataa aad ayay u adagthy samraaa sadkii uu helaa 😍illhy ha is fahansiiyo intii is jecel ❤💯
@nasroaweys7726
@nasroaweys7726 2 жыл бұрын
Haa mcnto wlhi sidokle anbo nolasha wago aan hadaa go aan qadato waxba kamahalaway wad gulaysanaysaa Inta injcl allh isfahsiiyo
@roukiabdillahi2646
@roukiabdillahi2646 2 жыл бұрын
Way Adak tahy maarka Laba Qof oo is jecel hadana Ay Muuran kaa bixiwayan Alle haa is fahansiyo inta isjecel 🤲🤲
@mohamedfarhaan1643
@mohamedfarhaan1643 2 жыл бұрын
Aamiin
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 2 жыл бұрын
Wlhi anee iheysata waxana raba inakabaxo ii so duceya🥺😢
@xamsekayse6727
@xamsekayse6727 2 жыл бұрын
Wll hodan qisdada ma nala wadgi karta
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 2 жыл бұрын
Inta nabiga jecel kusaliya walalayaal subanaheena SCW SCW 💞💓
@fjkaahinyare5734
@fjkaahinyare5734 Жыл бұрын
Scw❤
@nasromxmuudmxmednasromxmuu9732
@nasromxmuudmxmednasromxmuu9732 Жыл бұрын
@@fjkaahinyare5734 scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maryanhuseen4625
@maryanhuseen4625 4 ай бұрын
Salalaahu cayhi wasalam
@kawsaralifarah7244
@kawsaralifarah7244 3 ай бұрын
SIhsii​@@maryanhuseen4625
@kawsaralifarah7244
@kawsaralifarah7244 3 ай бұрын
DBibsijsbihtwHeGS😊😇😉
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 жыл бұрын
"Labo daran mid uun dooro, Oo maanta dabaddeedto, Aan meel u wada-jeedno, Qalbigana mataaneeyno, Ama daayay magacaaga, Adna mayr xasuustayda". Iskalaaji makala dhacaan heesihiisu wallaahi.
@HappyTaurus-mm1kr
@HappyTaurus-mm1kr 8 ай бұрын
❤Q1¹WQeq3❤qra1e
@anisaomar6490
@anisaomar6490 2 жыл бұрын
Heestan dad badan oo aan Ka mid ahay inay ka hadlayso. Waa dareensanahay we feel it. Waa halki gabadhiiye
@queenhanita9723
@queenhanita9723 2 жыл бұрын
Inta sideyda okle xaldadan hysatato ha iso raaco
@maymuunmuuse3715
@maymuunmuuse3715 2 жыл бұрын
Queen isooqabo
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Жыл бұрын
Lol ameba anaka naga hadlosa wlh waa iska adun hestiba ba shaki ka gala in adi lagu qaday cml see kugu socoto wee dhacda cml 😂
@amiiracadey116
@amiiracadey116 2 жыл бұрын
Qalbigeyga oo hadlaaya 🥺🥺 iskalaaji waa turjumaha kaliya ee qalbigeyga 😢🤦‍♀️
@ifraaxmaxamad7085
@ifraaxmaxamad7085 2 жыл бұрын
Realy
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Jeceel lagula fahmilayahay iya kuhaya kkkkk
@padriacaaqilali249
@padriacaaqilali249 2 жыл бұрын
MiYaan hdl kaliya ku qaxika Heestan wxad midaaba Abwaankan Heestan sameyay inu qalbigaga ka turjumayo Allw QalbiYaada Qaboji💔😪😭😭😭 Adigo Jecel hadana maraan💔💔💔💔😭😪 Yaa iguLa sugaan MicnaHan Heestan is mujiYa inta qalibiga macnaHa Heestani ku socotoo👍💋
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 5 ай бұрын
😢😢
@malyuunmaanka5645
@malyuunmaanka5645 2 жыл бұрын
2022 sanad wanaagsan ii warama ilahay inuu muraadkayga ii fududeeyo iiguso duceeYa🥰❤❤❤
@maithaupdymohamett5692
@maithaupdymohamett5692 2 жыл бұрын
Alle hakuu fududeyo abowe
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 2 жыл бұрын
Kumaduceyneyno sxb e madaxa nogabax abdow😂
@mherze3068
@mherze3068 2 жыл бұрын
ISKILAAJI + ABDIRAHMAN QOSLAAYE • Kun jeer qosol malintada Hit • Ha ii jabin Ruux i Neceb -Hit • Miyaadan Lahayn Damiir - Hit • Labadan Mid Uun Dooro -Hit . Ha idilin Rabow ha doorin. SuperHit
@abdirahmanqoslaaye3469
@abdirahmanqoslaaye3469 2 жыл бұрын
Thank you ugaas
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
@@abdirahmanqoslaaye3469 Abwaan Mudhay guuleyso wll from Muqdisho
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
@@abdirahmanqoslaaye3469 abwaan waan u bognay xirfadada ee allaha caqliga haku barakeeyo
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Abwaan qoslaaye wallee wacdaro cusub ayuu dhigay
@mherze3068
@mherze3068 9 ай бұрын
Qalbi Dooja. Super Hit
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
Adoon iga maqnaanayn😰 Anna aanan kaa maarmin😰 Laba daran mid un dooro Oo manta dabadeeto Aan meel uwada jeedno Qalbigana mataanayno Ama daayey magacaga Adna maydh xasuustayda Inkastood mar hore qaaday Maankiyo quluubtayda Inkastoon malaynaayey Mar uun inaan midoobayno Murugta iyo ciilkeenu Maalin uun dhamaanayo Miyaa dani i odhanayn adoo jecel hadana maaran🥺😥😰😥 1 Jan 2022 2:25A.M
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 2 жыл бұрын
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 2 жыл бұрын
hady ihysata
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
@@faadumomohamud4695 wlo alle qalbiyadin burcad haysku mariyo
@siyaanaasiyaanaa1080
@siyaanaasiyaanaa1080 Жыл бұрын
@@sumayafaraxsumayafarax932 isoo qabo
@ayaanmahamuud
@ayaanmahamuud Жыл бұрын
Heestaan waxaa isodiray marakaay sobaxday Wiil mudo 2 years xiriir naga dhaxeyay Waxaan ahayn laba qofo oo is rabta hadana si un ukala jeday xiriir aan dhamanayn muran jogtaa dagaal jogtaa Ugu danabyn xariirkii murugada iyo danqashada badaan💔😭 laha, waan so afjarnay 💔
@pirliqe6936
@pirliqe6936 Жыл бұрын
Yad u zhegaysa marka
@Miskiin111
@Miskiin111 Жыл бұрын
@@pirliqe6936 😂
@maahirkuus9880
@maahirkuus9880 Жыл бұрын
Zorry😢😢❤
@wllrashka-dr2oz
@wllrashka-dr2oz 4 ай бұрын
wow amezing😁😁
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 2 жыл бұрын
Legend Cabdicasiis Cali Ciise Iskilaaji Legend Abti Dhagaha Iyo Qalbiyada Somalida Waad Ruxday Heestanina Waa Song of the year Woof Cleek Camerada Editka Muuqaalka Indhaha Uroon Liibaan Jaama Halkeeda Dhigtay Eryada Iyo Laxanka music Codka Halaasiga Ah Lagama Sheekeyn Karo Wooof Cleeeek
@123iskilaaji
@123iskilaaji 2 жыл бұрын
Abti mcn thn u 🙏👑
@ikranbile5347
@ikranbile5347 2 жыл бұрын
Adoo jecel hadana maaran 💔
@qadaribraahim758
@qadaribraahim758 2 жыл бұрын
Fanan Qarniga midan way iga gadan tahy nagu filan 30 hada kadib ah
@nimconadar1627
@nimconadar1627 2 жыл бұрын
@@123iskilaaji Abti ookiyaalaha ma iska siibtid miya😭
@bilanxirsi9093
@bilanxirsi9093 2 жыл бұрын
Kabarai adianah ma kujirtaa dadkas qulubtoda laga hadlayo 😂😂 aniga haa 🥺 ado jecel hadanah Maran 🥺 😭💔
@muniranuur5899
@muniranuur5899 2 жыл бұрын
😭😭😭😰💔 murankeena maalin in inow dhamaada rajaynaaye lkn rajo beel bu igu riday waana ka dhaqaajiye anigow jecel Ilahay qalbigyga qabowji 😭😭💔 jacayl sharaf maleh
@xuseenxassan1962
@xuseenxassan1962 2 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪
@munaaxmed5577
@munaaxmed5577 Жыл бұрын
😢😢😭😭
@Shukritamokhtar7153
@Shukritamokhtar7153 11 ай бұрын
😢😢
@RoblehYosof
@RoblehYosof 7 ай бұрын
😢😢😢
@abdiato21
@abdiato21 2 жыл бұрын
2022 Heestii ugu horeysay Aad Dhageysato Hadee tahay Farta Taag😁🤘🏾
@hafsabazaa6496
@hafsabazaa6496 2 жыл бұрын
✋✋✋✋
@umumuasif8471
@umumuasif8471 2 жыл бұрын
👍👍👍
@tracyinglisa
@tracyinglisa 2 жыл бұрын
Waa tii 2aad
@zakariyecqaadir8755
@zakariyecqaadir8755 Жыл бұрын
2023 baan dib ugu soo laabtay😰
@iqraahmed9321
@iqraahmed9321 Жыл бұрын
@@zakariyecqaadir8755 Kula mid
@burhanyuusufsh.hilowle5303
@burhanyuusufsh.hilowle5303 2 жыл бұрын
Iskalaji legend waaku wata 😍 Erayada laxanka and music 💯 Waa another level barteda dhigtay 💯✌
@isaknakeye6935
@isaknakeye6935 2 жыл бұрын
Heestaan mageceedu wuxuu ku fiicnaa ADOO JECEL HADANA MAARAN. 🙏🏾
@sacdiyahusein6029
@sacdiyahusein6029 2 жыл бұрын
wa sax isku fikir ayanu nahy
@nesrineyusuf2520
@nesrineyusuf2520 2 жыл бұрын
waa inta ugu xanuunka badan ,Adoo Jecel Hadana Maaran.💔
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Sax walhi 😢😢😢
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Lkn adoo jecel hadana maran hadii laga dhigo qof uu tagay Lkn qof qofkii kama tagin Eee fursad ayuu isa siyay
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
​@alhamd❤❤❤❤❤😂😂😂😂ulilaahalluakbar595
@abdikadirisack3977
@abdikadirisack3977 2 жыл бұрын
The man with a golden voice.. legend iskalaaji love u always from Kenya you're my favorite Somali musian
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 2 жыл бұрын
Niyadani i odhanaynin adoo jecel maaran😭😭😭❤ Ilaahow iskaaya fahansii
@bakarshariif7991
@bakarshariif7991 Жыл бұрын
Hestan wxa daremi karta labada qof is jecel hadane marwalipa murma is dagala hadane aan kala marmin anigana xaladan hada ayey i hesata lkn wa laga qudbaya kala tagi meyno hestan hada ayan dib u dhageysanaya 21/8/2023 inta iga danbeysa 👍
@nimcomohamed2009
@nimcomohamed2009 2 жыл бұрын
Heestan uurkayga laga qoray 💔😭 xaaladan kusuganahy ayay kawaramysaa !! Miyaan dani i odhanynin adoo jecel hadana maaran😭😢 2022😫
@haadiahmed3132
@haadiahmed3132 2 жыл бұрын
raga libintiisa wa loo qiraa iskalaaji waa fanaanka da'yarta
@omarraage87
@omarraage87 2 жыл бұрын
Labo daran mid uun dooro✌️ Oo maanta dabadeedba Aan meel uwada jeedno Qalbigana mataaneyno👸🏻🤴🏻 Ama daayey magacaagee Adna iska meer xasuusteyda✍🏻
@nadifonafiso310
@nadifonafiso310 2 жыл бұрын
Mida hora dortay🥰
@abdiaibrahim5308
@abdiaibrahim5308 2 жыл бұрын
I like his songs.. Abdiaaziz iskalaji..it always touches me alot😞😞💔
@zack747
@zack747 2 жыл бұрын
Heesti sanadka In Ay Noqonayso Ma Igu Raacsan Tahay🌏💖💯Like
@shamsodhicisowcali392
@shamsodhicisowcali392 2 жыл бұрын
haa 🥰🥰😇
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 жыл бұрын
haaa. waa. kugu. Rascal lagente ♥️
@obnatchannel9789
@obnatchannel9789 Жыл бұрын
I'm from Ethiopia 🇪🇹 I love this song 🎵 ❤
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
Well come brother, Ethiopia is our second home, we never knew how Ethiopians our brothers and sisters before our civil war. We will never forget Ethiopia 🇪🇹
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 2 жыл бұрын
Inkastod marhore qadaay mankiyo qulubteydaa 😧😢inkastoon maleynayaay mar uun inaan midobayno😭💔Aloow nasibkayga la dhig 🖤😢
@mohamedkhadar9583
@mohamedkhadar9583 2 жыл бұрын
M.a
@sundusarashid6266
@sundusarashid6266 2 жыл бұрын
Heestan xaalada dhabta ee guurkayga ayee kahadlesaa waa dhibaato wlhi dhib joogta ah aan dhamaad laheen am tired and giveup while I still love him....
@shukri3267
@shukri3267 3 ай бұрын
Abayo 2sano kaso waregte hada xaladi shaky ina dhanto kurajyna ad faraxsantihin
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 жыл бұрын
Legends baa isku helay meesha Liibaan Jama 📹 📷 🎙 Abdrirahman qoslaaye ✍ Ustaad furinle 🎹 🎶🎵 Codkii iyo laxamkii dhadhanka lahaa ee iakalaaji 🎤🎧🔥🔥
@waayahaaduunkafilms8874
@waayahaaduunkafilms8874 2 жыл бұрын
Pin 📌 baad xaq u leedahay
@sademaxamadcali9620
@sademaxamadcali9620 2 жыл бұрын
2222
@mohameddeeq7809
@mohameddeeq7809 2 жыл бұрын
Hees mcn 100 Laxanka 100 Eriyada 100 Codka 100 Fanaaka 100 Muuqaalka 100 Music 🎶 100 Kaamirad 100 Waa Ka Helay 😍 💖 Liiban jama
@user-pu4qs3fn4h
@user-pu4qs3fn4h 7 ай бұрын
Amaal❤
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Iloohoow sanadkaan sanad guulo farah badan hantiyo iigadhig iloohoow riyadayda iirumeeh uukayga waad ogteheh🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🤲🤲🤲🤲😷😷😷
@suhurismail3480
@suhurismail3480 2 жыл бұрын
Amiiin yarabi waynu uwada socona meshaas 🇨🇦
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
anaga iyo inta muslin ah muraadkeena noo sahal illahayow aamiin
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
@@ubahsalah2773 aamiin
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 2 жыл бұрын
Illahey kama aqabalo abdow
@barniyeey2307
@barniyeey2307 Жыл бұрын
Ma tagtey wll canada😊
@abdiazizali5681
@abdiazizali5681 Жыл бұрын
Heestan waxaanku casuustaa jaceylkeygii ugu danbeeyey ayaa isodirey waxayna noqotey heestii ugu danbeysey ay isoodirto allah yacisik roodo maxamed Cabdiraxman qofkii ugu wanaagsan aan jaceyl uqaado welina aan jeclahay qofna kaama danbeysiindoono ogow roodo waxaana kuu rajeyn nolol iyo farxad waarta
@shukriainapo8513
@shukriainapo8513 Жыл бұрын
Jah mation muna lahayn KZbinku😭😂
@abdiazizali5681
@abdiazizali5681 Жыл бұрын
@@shukriainapo8513 malaha wllo 🥲🥲🥲🥲
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 2 жыл бұрын
Hees xaqiiqo ah. Abwaankaas wa Hal abuurkii la arki jiray ereyo is haysta oo macno leh oo Hal ujeedo leh weye. 🥰🔥
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 жыл бұрын
Abdiaziz Ali Isse ( Iskalaaji),has made such a huge impact on the world of Somali Music that he is come to be a living legend 🦁 🦁
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 2 жыл бұрын
He is a LIVING LEGEND!
@xubemahamed
@xubemahamed Жыл бұрын
Ssss
@user-hu1ui9rz6x
@user-hu1ui9rz6x Жыл бұрын
❤❤❤❤😊😊😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂​@@user-hu1ui9rz6x
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@qalldunmahamed5072
@qalldunmahamed5072 2 жыл бұрын
Legend hees dhabta ka hadleyso mrka labada qof isfahmi waayaan alle Wxan ka baryaa in an ka magan galno isfaham waa naso dhaxgalo Aniga iyo tii an dumar ka ka doortay ❤️❤️🌎🌎😭😭
@user-pl9jm7ju5y
@user-pl9jm7ju5y 11 ай бұрын
Amin wll🤲🤲
@ahlaamabdi8130
@ahlaamabdi8130 2 жыл бұрын
Iskalaaji ha i joogo intakale ha ika maqnadaan😍 laba daran mid un dooro🥺
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Iskalaji golden voice ✨ 🙌🔥
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
😅❤😅❤😅❤❤😅❤😅😊😊❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
😅❤❤😅❤❤❤😅❤😅❤😅❤😅❤
@cjamin
@cjamin 2 жыл бұрын
Iskalaaji Axyaa Hees 🐐👍
@ladnacumarmaxamed2533
@ladnacumarmaxamed2533 2 жыл бұрын
Orgiga xage uwadaa 😂
@qalbimohamed621
@qalbimohamed621 2 жыл бұрын
I luv ur swt songs my dearest I skalaaji
@fadumodagan4108
@fadumodagan4108 2 жыл бұрын
Asc
@BASHKA898
@BASHKA898 2 жыл бұрын
Iskalaji golden Voice pure message.. wonderful lyrics. Thumb up
@hadiyarashid7277
@hadiyarashid7277 2 жыл бұрын
Ado jecel hadan maraan😭💔 Heestan wxay so bxdy anigo isla xldaa ku jira Rabiyow Qalbiydaa no adkeee🤲🤗
@zuhanaboss2497
@zuhanaboss2497 2 жыл бұрын
Heestan waqti aan u bahna bey so baxday thnk u iskalaaji 😭
@abdifatahhassanomar56
@abdifatahhassanomar56 2 жыл бұрын
This man is on Another Level wlhi 🥰❤️❤️
@Rakio618
@Rakio618 2 жыл бұрын
Sanad cusub io hees cusub alaha nasiyo khyrka sanadkan hesahana hanaga madoweyo 🙏✋🦋sanad wanagsan ✋
@samiircadesamiircade
@samiircadesamiircade 2 жыл бұрын
12/1/2022 15:15 Ayan dawanaya inta iga dambeso iso raca Legend iskalaaji I'm always with you ❤ Laxanka 10000/10000 Percentageka 100 wu ka badan yahay Ya igu racsan
@xasangeesxasancabdi2723
@xasangeesxasancabdi2723 2 жыл бұрын
Ninkani fananiintii waabari ayuuka lumay 💯💥❤ Adoo jecel hadana maaran "
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
The quality and clarity of his voice is just so f amazing! His vocal control is also crazy ❤️💔😢
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 2 жыл бұрын
Incredible and every song feels personal!
@MA-xh8pk
@MA-xh8pk 2 жыл бұрын
He is an upcoming legend & we love to see it
@axmednaasir8505
@axmednaasir8505 2 жыл бұрын
@@MA-xh8pk uùuùuuùùùujjuuuujjuùuùuuuuùùuuuuuuu
@axmedawes973
@axmedawes973 Жыл бұрын
Wffdhjz
@cabdinasirmaxamad7568
@cabdinasirmaxamad7568 Жыл бұрын
​@@NoloshaCusub0 Ok llp0 waz
@raaqiyosiidcali6339
@raaqiyosiidcali6339 2 жыл бұрын
Fanaanka ugu jeclahay fanaaniinta Somaalida C/aziiz iskalaaji ugu danbeyn hees wax badan sugnay😊💖
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 2 жыл бұрын
Raaqiyo qurux bdn sln sare abayadey qaliyey ❤🙏
@mohamedosmandaalik5863
@mohamedosmandaalik5863 Жыл бұрын
Aniga aada oga helay hestan wayo xalad aan ku jiray ayey iga tur jumeysa jecelku wa wax xun hadu janis ka helo
@mohamedosmandaalik5863
@mohamedosmandaalik5863 Жыл бұрын
Jecelka waxa fiican in leyska daayo wayo qalbiga uma ficna nolashana uma ficna qalbiga ayuu mugdi ka dhiga nolashana wu la hara waxad gaareysa heer Aad adiga is nacdo plz plz plz jecelka halaga fogado inta ka fogan kartan 😭😭😭
@sahalcartan7395
@sahalcartan7395 Жыл бұрын
Qof wll oo like isar ku dhahay hadad usari weday goormee nafta ag dhigi love you dadkayga qasatan reer comment 😊😢
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 жыл бұрын
Waxan qadanayay waqtiga nasashada ee jamacada notificationka heestan baa isoo dhacaday,waxaa cajiiba ma qalbigayguu lasocday abwanka hestan sameeyay aniga bay ba itaaban.ustaad iskalaaji cod dahab allaha ku sharfo
@fardwsofardowso6877
@fardwsofardowso6877 2 жыл бұрын
Hhh bukaanada ileen kamid ahyd waryaaa😆😆😆
@faadumosharmaarke170
@faadumosharmaarke170 2 жыл бұрын
aniga heestan xusuus gaara bay ii ledahay rabi haysiiyo wax aan ku ilaawo oo khayr qaba rabi hay rumayo riyooyinkayga aamiin
@editorzalmaam4068
@editorzalmaam4068 Жыл бұрын
Hadayba I haysata
@daahirxiisofficial
@daahirxiisofficial 2 жыл бұрын
■Laba daran mid uun dooro■ ■Oo manta dabadeed aan meel■ u wada jeedno Qlbigana matanayno aMa dayay magacaga Adna maydh xasuustayda ISKALAJI IYO TEAM LIBAAN STUDIO WAXBA LAGAMA QABAN KARO
@AhmedHussein-ew7rk
@AhmedHussein-ew7rk 2 жыл бұрын
This guy it’s next level musician Mashallah
@mohayaska7561
@mohayaska7561 2 жыл бұрын
Heestan wxeY DamaqdeY Dhaawac an is DhaHey wd kso Kabatey in kabadan 20 jeer wn DhaGeystay waLi wxa i HortaaGan HaBeenkan An isku DhacneY sHakhsigan Dunida u JecLaa 😩😭
@asmaxusen9621
@asmaxusen9621 2 жыл бұрын
2 qof markay sida dhabta ah isku jecel yihin haday siday donan iskugu dhacan wa 2 dii heshiya un kasa jcl ka dhabta wa kas
@mohayaska7561
@mohayaska7561 2 жыл бұрын
@@asmaxusen9621 waLasHey aniGuba isma LaHeyn sidan Fudud bay wx waLba ku DhamaanaYan wllHia 4 sanno bn xiriir LaHeyn waLiba 1 sanno oo kamid ah 4 sanno wan kaLa DheeraYn oo wxn Jaamacad U aadeY Dalka Turkiga Lkn Calafka intas ku Ekaa
@asmaxusen9621
@asmaxusen9621 2 жыл бұрын
@@mohayaska7561 wan ka xumahay wll mcn wax walba khyr kay tagi donan
@sowdatahliil2350
@sowdatahliil2350 2 жыл бұрын
WlHi zido kLe aniGa xitaa heeran fannka ka xnaQo GaaraY coz xaLadan kzii GudbaYe idamQatai🥺 iLaaHei QuLupta Hanoo xaziLiYo🤍🤲 wx wLipa wa laGa GudbaYaa wllkeYGa
@mohayaska7561
@mohayaska7561 2 жыл бұрын
@@sowdatahliil2350 insHa allaH wlasHey 🥰
@aymanMoha6
@aymanMoha6 2 жыл бұрын
Anigoon makhluuqaadka Ruux kula misaalaynin Markii uu ka rayn waayey Macno beelka hadalkeenu Miyaan dani i odhanaynin Adoo jecel Hadana maaran 🥺❤️😥
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 2 жыл бұрын
War aayaa ila sugayaay heesta wa hestii sanadka✨🔥intay tabanayzo sidayda heestu👇
@yusra_hassan
@yusra_hassan 2 жыл бұрын
Codka, labiska iyo cool music Waaba astaantada 😍
@mahdimaxamed4554
@mahdimaxamed4554 2 жыл бұрын
Maybe
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
WOW One And Only Lagend Abdiaziz iskalaaji❤🥰 Voice=💯 Music=💯 Lyrics=💯 Melody=💯 Vedio=💯 Edinting=💯 Waa Waynka Fanka iskalaaji and liibaan jama❤🔥❤🥰💪
@sacdiyaismail7946
@sacdiyaismail7946 2 жыл бұрын
runtii waa hees itabatay iskalaji fanan xaladaha jira markasta kasoo heesa waxba moda in ani laysameeyey 😳ado jecel maran💔😥
@umuamal8988
@umuamal8988 2 жыл бұрын
My favourite singer ISKILAAJI😍🌹
@cumaariyoonis8738
@cumaariyoonis8738 2 жыл бұрын
Hees aniso lakaa rawaa iska laaji
@barwaqoqalanjo1415
@barwaqoqalanjo1415 2 жыл бұрын
@@cumaariyoonis8738 99
@user-qx5be7qu6n
@user-qx5be7qu6n 13 күн бұрын
Waxa aad mooda in uu abwaanku xaldayda ma qisadayda la socday runtii❤❤❤❤ Alfanaan iyo abwaankaba wad salamantiin
@khaalidqays5423
@khaalidqays5423 2 жыл бұрын
Legend iskalaaji waxaan hees wey dhaafeen iyo cod macaan🔥💯
@mandeeq7455
@mandeeq7455 2 жыл бұрын
Inkastoo Mar hore qaaaday manka iyo quluubteyda inkastoo maleeynayay Mar uun inaaan midooobeyno Eryo xanuun badan waan idin salaaama intey qaraaami unoqon doooonto
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
My fav singer 🤴🏻 Adoon iga maqnanayn ana anan ka marmin🥺🦋
@zusaninapashiirzusaninapas2357
@zusaninapashiirzusaninapas2357 2 жыл бұрын
Ninka kalia aan tageero 💋🥀😢abti ani wax idhipa ilahay ima tusin I.n mana arki doono lkn hestan murtideda waku haystaa😭👋💋🥰😭😭
@a.suleiman9064
@a.suleiman9064 2 жыл бұрын
Iskalaaji hor usocod faneed meeshi ugu sareysay mareysa 100%
@ayuushaabdalle7887
@ayuushaabdalle7887 2 жыл бұрын
Miyeey dan i oraneynin ado jecel hadane maran😪😪💔Boqorka fanka iskalaji🤞❤
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 2 жыл бұрын
No doubt! Hit of the 2022👏😍👍🏻
@abdiqanicumarxaaji9820
@abdiqanicumarxaaji9820 2 жыл бұрын
Wxn huba Rabi ban ku dhartay in uu si toos ah ila hadlayo heestan inaba caadi ma ahan runtii Wxn ku til maamo ma hayo asxbata yaqay asxan fanaan asxan fanaan abducaziz iskalaaji Waad iga raysay sxibow
@Abwaanka433
@Abwaanka433 2 жыл бұрын
Izkalaaji Golden voice Aderkay qabozho ma leh wlhi ❤😂
@user-sg1xc6hp3q
@user-sg1xc6hp3q 3 ай бұрын
Hhhh
@kaahinmali0fficial358
@kaahinmali0fficial358 2 жыл бұрын
Walee kabtada lama gashto boqorka fankow abwanka salan sare 🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 2 жыл бұрын
MucJisaDii Fanka iSKaLaaJi😱🤴 Laba daran miduun dooro oo manTa Dabadeed aaN meeL uwaDa Jeedno QaLbiGana MaTanaYno..💔😰 inaaDer waxaD ka hadasha QaLbiYaDa dadka🤴♥️🙌
@bushramaxamud8733
@bushramaxamud8733 2 жыл бұрын
Wlhi waa dhap
@mariaqali6363
@mariaqali6363 2 жыл бұрын
Waaa heestii u horreysay oo soomali ah oon aan u dhagaystay si dhamaystiran runti waxaad moodaa inuu ka hadlaayo aniga iyo axadka kale xirirkena😥labo daran mid uun dooro😥
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 2 жыл бұрын
WalaalkaYoow Waad DhaaftaY Wakhtigii baashalkee Eee xaga cibadaada ubaydh👍InTa iGu Raacdan talaaadaS isoo raaca🤍
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 2 жыл бұрын
Sxb cubaadadu waqti maleh baashalkuna waqti maleh waaka dorato adigu
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 Жыл бұрын
@@mahadabshir4536 beeen maaaha sxp
@ayuubabdisamad7859
@ayuubabdisamad7859 2 жыл бұрын
Best song ever ustaad iskalaaji❤
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
Hees cusub iyosanad cusub waxaan ilahayka baryayaa inuu amuurahayga isahlo adinka walayal isoo duceeya 🤲❣️
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 2 жыл бұрын
Sanad ku dhawaad oo wada socod ah ka dib maanta oo ah 01-01-2022 Sabti go'aanka waxaan qaatey in aan quluubta ka masaxo oo ka mayro isagoo dhan.
@user-pl9jm7ju5y
@user-pl9jm7ju5y 11 ай бұрын
Ani wali waligu dambeya 3/62022😢
@artanboy6700
@artanboy6700 2 жыл бұрын
legend is always legend 🙌 kip it up bro faninki qarninga aa tahay
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Waxan kugu xasusan doona sanadka cusub 2022 😘 yaa ila mid ah qalbina matanayno🥰
@basrabasher2278
@basrabasher2278 2 жыл бұрын
Masha Allah wiilka sanadka lagen Iskalaaji ♥️🙏 “ ana dayo magacaga Adna daa xasuusteyda “ Waa hees qireysa dad is jecel qalbiyadana isku haya hadana arinkodu uusan midho dhal laheyin, idaa aanku daaye waa war lagarto. Heestan malin aan daranin majirto
@asadqiiroofficial585
@asadqiiroofficial585 2 жыл бұрын
Ana Daayey MaGacaaGa Adna MayDH XazuuzTaYDaH🥵CaLayK CaLayK isKaLaaji🥰
@farhiyoalimohamed3199
@farhiyoalimohamed3199 2 жыл бұрын
heestaan wan ka helay waxan malinki dhagaystaa ilaa 100 jeer yaa ilamida 🤑✅❤️
@kimbojunior1761
@kimbojunior1761 2 жыл бұрын
24 SACADOD Kadhib 1M views....sanad wacan
@husseinhared
@husseinhared Жыл бұрын
Manihin sharaf quruxey walashey macan. Sharaf gabar gobeed allow familjeygo dhan allow dhoor amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
c.raxmaan naasir aw xuseen buux (qoslaaye) abwaanka heesta sameeyay legend🥰
@zeudidemonti3471
@zeudidemonti3471 2 жыл бұрын
Tres belles chansons 2022👍👍😰😰😭😭😭
@sharafmouna5332
@sharafmouna5332 2 жыл бұрын
Wlhiii this song its like make for me runti waaa hees iyo bah iskalajii u ar the legend mashlh from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Blaaackhorse
@Blaaackhorse 2 жыл бұрын
2022 Heesti ugu horaysay somali masha allah ISKALJI my fanankayga keep going
@liibaandangarad9580
@liibaandangarad9580 Жыл бұрын
Waw hestaan inaba caadi mahan Name hestaan waa laba daran mid doro Masha❤allaah abwaankii sameyay maskaxda alle ha ubarakeyo 🤲🏽
@liibaandangarad9580
@liibaandangarad9580 Жыл бұрын
Love this SONY
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 2 жыл бұрын
LEGEND ABDIAZIZ ISKILAAJI IS ON FIRE 🔥 LIBAN JAMA STUDIO IN THE BUILDING ERAYADII ABDIRAHMAN QOSYALE LAXANKII LEGEND ABDIAZIZ ISKILAAJI MUSIC USTAAD FURNLIE STYLE 100% VOICE 100% MELODY 100% VIDEO QUALITY 100% RESPECT LEGEND ABDIAZIZ ALI ISSE ISKILAAJI AND LIBAN JAMA STUDIO LIKE SARAA AND PIN THE COMMENT SANADKA WANAAGSAN HAPPY NEW YEAR 🎆
@boqoradapuntalnd9060
@boqoradapuntalnd9060 2 жыл бұрын
Ninka keliya dadka darenadoda ka hadla wlhy fanantina kale wa iska hesan heestan abwaanka qisadeyda ka hadlaya😭😭
@abdibasidmohamed4011
@abdibasidmohamed4011 2 жыл бұрын
Erayada💯 Laxanka💯 Codka💯 Music💯 Muqalka💯 ISKILAAJI👑
@neverproduction.
@neverproduction. 2 жыл бұрын
Kun iyo kun jeer wan lenged iskalaji🔥🔥🔥🔥🔥🎤somalimusictitheworld 🔥💯
@aminaissa2759
@aminaissa2759 2 жыл бұрын
Most sophisticated 🎤 ❤️
@salaad946gmail.consalaad3
@salaad946gmail.consalaad3 Жыл бұрын
cabdi casiis iskilaaji fanaanad qaran oo soomaliyeed nolow abid
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Happy New year 💝🎉🎉💐💕💐 Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada kaliya isoobooqo mahadsanid
@adenasma6326
@adenasma6326 Жыл бұрын
Miyaan dani I odhanaynin adoo jecel hadana maaran qalbigaa ixanunaya allahayow waxan ahay adoontadii oo dulman ee igarabsiii aamiin 🥺
@slgtiktok1374
@slgtiktok1374 2 жыл бұрын
Iskillaji to the world best somali musician Cool,awesome sound ,dressing well,so passion to the soung
@updirahmanahmeddirir5075
@updirahmanahmeddirir5075 2 жыл бұрын
labadaran mid uun dooro oo maanta dabadeeto aan meel uwada jeedno qalbiyadana mataanayno ama daayey magacaaga adna maydh xasuustayda😍🤩
@moali27
@moali27 2 жыл бұрын
Classic song! Legends baa iskugu tagay heestan.👑
@warzameburgal173
@warzameburgal173 2 жыл бұрын
The honor singer in the world Apdiaziz iskalaji in yahy cid dood ka qpta ma jiro bn filayaa 😂✊
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:20
Liibaan Jama
Рет қаралды 18 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 24 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 79 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,4 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,7 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 361 М.
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,7 МЛН
ISKALAAJI | NOLOL BAA DAMBAYSEE | HEES CUSUB 2023
5:02
Gacanqabat Digital Studios 8K
Рет қаралды 370 М.
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 24 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 24 МЛН