Ligan

  Рет қаралды 228,721

Mohamed Wardi

16 жыл бұрын

Albumka Taariikh

Пікірлер: 69
@thepestcontrol6031
@thepestcontrol6031 15 жыл бұрын
When a woman has big eyes and pretty face plus a voice like this, the rest is bonus. Lukcy are those living closer to her. Mamma mia....................
@mohamed724
@mohamed724 15 жыл бұрын
waa dhulbahante galmudug ku cuntayee ha caayin gabadha
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Xasusta dib ugu laabo hadda noshahay 13 year ago kolly anu waana maan samaysan zxb
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 4 жыл бұрын
Hodan was one of the most influential artists of 2009
14 жыл бұрын
suuraha i dilay qoftaan geedka jaceylka ha lagu xiro usbuuc ha lagu hayo geedkaas ilaa ay ka miyir keento,intaas waa iga kaftan,waxaase dhab ah inay tahay gabadhan dadka jaceylka u jajaban si fiicana ugu hagar bixi laheyd hadey hesho qofkay dooneyso waa hubaal,mid qeyr qabo allaha ku sahlo amiin.
@abdulahiak2114
@abdulahiak2114 6 ай бұрын
2007 ayaan dhagen jirey 2024😂😂 xasuus😢😢
@amiindaadir
@amiindaadir 14 жыл бұрын
waaw, aad baad u cod macaan tahay, heestaadna micno fiican ayey leedahay marka loo eego fanaaninta xiligan heesooda aad bay taadu tayo u leedahay waxaan filayaa abwaan halbuur sare leh inuu sameyey, quruxleyna waa tahay laakiin music iyo ciyaarta in yar habeyn yar ayey u baahan yihiin, any way top ayaa tahay,
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Alle heestan maxan raadshay oo jecla 2010 ayaan dhagaysan jiray intii ka damaysan waan wayey waxay igu ledahay xasus waali ah xataa waan qoray i yado massage ah like saar
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Bisinka durba ma 12 sana kaso wareegtay markay heestan so baxday ( 2019). Xiliga heestan so baxday jamacad ban u gudbayay. Wlh wakhtigu wu cararaya: waxan xasustay heesti maxamad aden dugsiye Ee "wakhti boodaya yimid sanadkuna bil weeyan "
@kashicali9019
@kashicali9019 11 жыл бұрын
Masha Allah she looks absolutely beautiful!!!!!. Hestana caadi ma aha
@kawiso
@kawiso 15 жыл бұрын
wow sis well done...i like you and ur sweet voice masha allaah keep it up dear
@thepestcontrol6031
@thepestcontrol6031 15 жыл бұрын
All that matters is that she can sing. Above all, she is pretty.
@zakiciye3110
@zakiciye3110 6 жыл бұрын
heestaan waqti hore ayaa iigu danbeysay hodan fanaanad jirta
@samriyedhicir2499
@samriyedhicir2499 2 жыл бұрын
Subuga bay ahad marka yAred
@gorgornews
@gorgornews 14 жыл бұрын
Inanyahay timahaaga sagalkiyo sanqaroorka kuguyaal sowdkaaga dananka ah soojiiday uunkii. Waah waah Heesaheedu waa Haadba haad kici
@mohamed724
@mohamed724 15 жыл бұрын
sxb naagtaan waa dhulbahante ha ku kharaarin qashin yahow hawiyahaa soomaliyaan kaaga soo tagnay ma na daba joogtaa dulli yahow ilaahay iyo rasuulkii ka furtay hawiye allaha cadaabo
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 3 жыл бұрын
Habaar waxan ahayn maheysa 🤔😂😂
@caydiid571
@caydiid571 15 жыл бұрын
alla yaa cisak waad mahadsan tahay meesha ugu wacan ee wax lagu qoro ayaad ku qortay lakiin waxa la yidhi laba saaid isu jecel isma calafadaana
@mmooge91
@mmooge91 14 жыл бұрын
waar qayla dheeraa wuxu ma sudaniyad baa yaa naaa is macaanee lakin ha baroortamin lakin waan ilaaway waa xiligii naagaha dhirta laga fuuli jiray tag nagalatag calaacalka
@iluvxamar
@iluvxamar 14 жыл бұрын
Masha allah quruxley Lknse wa gaaaban thy bes! camera manka maraxle waye waba ku wareeriyay wara ka Daa gabadha!
@Daemigrant
@Daemigrant 15 жыл бұрын
Waar tan yaree xawaashka ah midbaa igu yidhi waa Kuul Carre ee ma dhabaa.?
@ikraaninaamohamed1815
@ikraaninaamohamed1815 11 жыл бұрын
Wwwwwww quruxdii darood way ka muqata my inaa ader masha Allah cod iyo suro iyo Qurux Asal bad uu leedahay
@MohammedAhmed-it4yv
@MohammedAhmed-it4yv 10 жыл бұрын
Ikraan Inaa Mohamed kkkkkkkkk maahan gabadhaan cida aad la jeceshahay laakin waaba walaashaa somaliyed oo kula diin ehe ma ku taagertid somalinimo intaad qabiil dartiis ugu faani leheed waxaana ceeb ah inaad qabiil qof ku doorato hadana uusan aheyn qabiilkaad la jecleeed faankaga ayan la yaabay Walee inaad tahay reerkaas ku lahaa suuraha iyo quruxda kkkkkkkkkk dmn it Hodan Cadeey Ilaah ha ku deesto walaashiis ...
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 8 жыл бұрын
waa kugu qaraxday waa Habargidir oo Sacad Saciid kasii ah, waana reer Kismaayo oo halkaase kusoo kortay kuna dhalatay waxaase aniga qabiilkeeda iiga muhiimsan soomaali ineey tahay. nooloow Hodan.
@omerdeylkaafi2238
@omerdeylkaafi2238 8 жыл бұрын
+Ahmed Gullit laab laaab adoon galin
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 жыл бұрын
hhhhh Daarood taa la dhahaa Baahal dadka cuna miyaa la dhaha
@gantlove1110
@gantlove1110 5 жыл бұрын
Ilahow cimriga noo dheere. Markan dhagaysan jiray 2009 adana waa 2019. Waxa u dhaxaysaa 10 Sanno alle ayaa mahad iska leh. Lkn wlhi Xasuus ayeey i tahay waxan ka dhagaysan jiray mobil uu lahaa Antigay. Mobilkuna Wuxuu ahaa tooshle mimiiri lagu isticmaali jiray🤣🤣🤣🤣🤣
@hamzadahir782
@hamzadahir782 7 жыл бұрын
hees asala waaye weeye wll
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
Hodan ❤️
@easky363
@easky363 4 жыл бұрын
Eega hablaha DHULBAHANTE
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Mekup waaga majirin ayaan filaya 13 year ago
@saaaaaaalim
@saaaaaaalim 15 жыл бұрын
alla ya cizak waxaas ayaa kaa hees ah laakin waxaaba i dilay indhaha ku yaala inanta woooooow
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Hadda nooshahay xasusta dib ugu laabo zxb
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 6 жыл бұрын
heestan waa qiso kudhacday nin gabadh jeclaa gabadhuna nin kale jaclayd oo uu ku daalay maraataynteedii
@saalax144
@saalax144 14 жыл бұрын
Qurux leey ayaa tahay abaayadiis laakiin kuma qurxanid inaad heesto. Codka majiro laakiin waa shidan tahay Xaax ayaa tahay kkk
@zuhuurful
@zuhuurful 15 жыл бұрын
soomaalina qabiil baa ka cararey walaahi maxaa ka rabtaan qabiilkeeda iyo meeshey ka timid suuxe e idinka oo kale ayaa wadanka la idin ka dagi la'yahey ilaahey ha idiiin soo hanuuniyo subxanlaah
@cabdifataxmaxamoud9246
@cabdifataxmaxamoud9246 2 жыл бұрын
Xagey.ku.danbeysay.fanaanadani.ma.kiniya
@QaloocanHj
@QaloocanHj 15 жыл бұрын
Mansha allah,, suura bilaa sowt,, way qurux santahay lakiin cod ma hayso,, xaaaaax luquntana maxay ka qaloocinaysaa
@merockout124
@merockout124 15 жыл бұрын
hodanay ilahay haku desto qalanjo noo sobaxday aya tahay ,,,
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
Hodan ali Cilmi (xaarato) waa gabar sacad ah farale kasii ah waana fanaanad Somaliyeed ka daaya qabyaalada
@easky363
@easky363 4 жыл бұрын
Hawiye luuqadii ma leh. Qorux iyo cod waa gabar daarood ismaciil, farahaaga meel kale aad, wado dameerkaaga
@bellakiin
@bellakiin 13 жыл бұрын
bisinkow tan waaba iscajibisay maxaa waaye see isdhaheyso waa wareeey ala abooow yaa ila qoslo i luv youtube wlh qosol badan ku heystaa ixiiiii
@MrXeraale
@MrXeraale 9 жыл бұрын
wow nice song
@siambara
@siambara 14 жыл бұрын
gadem shit ! she's the typ i left home back but am comin to see u once again.
@mmooge91
@mmooge91 14 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mid kalana halkaasuu ka leeyahay hodaneey waad na qan cisay tolo miyay ka keen tay alla ha ka keenee yaa kkkkkkkkkkkkkk
@aidarousjuqdhawr3807
@aidarousjuqdhawr3807 6 жыл бұрын
Nice song
@alibashi71
@alibashi71 9 жыл бұрын
hhhhhh ahmed waa maxay qarxiska intas la eg sxb kkkkkk
@saaaaaaalim
@saaaaaaalim 15 жыл бұрын
jaceyl ku lahaa xiligaan oo aduunkii kala gadoon yahay maa jaceyl laga hadlaaaba jaceeylkii aduunka oo dhan ayaa jaanis ka faaideeyso ama halagaa faaideysto marka xiligii jaceylka wuxuu ahaa 1900 tii
@amal519
@amal519 14 жыл бұрын
war ileen tanoo kale kaalay waxaan laba is jecel aheen hees manoqoto miyaa sanadahan laba is neceb hees ah maxaa loo la yahay? waxa sanadahan socdo hees la aan baa dhaanto
@sucadocumar5752
@sucadocumar5752 8 жыл бұрын
waaw ☺
@aragti6060
@aragti6060 9 жыл бұрын
waar xagay ka dhacday.
@Amanijamac
@Amanijamac 13 жыл бұрын
@TheWaiting22 adi meelkasta maku jirtaana,
@saabir23
@saabir23 15 жыл бұрын
kkkkkkk laabta iga jar Ligan inaan gaarno marabno
@siambara
@siambara 14 жыл бұрын
@amiindaadir say masha'allah
@Biggy56
@Biggy56 15 жыл бұрын
waayo kul carena?
@hajujbggyjb4470
@hajujbggyjb4470 8 жыл бұрын
waaaw
@amja526
@amja526 8 жыл бұрын
kkkkk daarood kulahaa adigu ku dhaji daaroodnimada
@omerdeylkaafi2238
@omerdeylkaafi2238 8 жыл бұрын
asal heesweeye
@abdiyusuf4957
@abdiyusuf4957 11 жыл бұрын
nice
@faiz461
@faiz461 14 жыл бұрын
i dun understand ;D but she looks like she's having a good time ^^
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 4 жыл бұрын
Hi
@qooqane65
@qooqane65 15 жыл бұрын
waa qirinqiirkii fanka.lol
@Daemigrant
@Daemigrant 15 жыл бұрын
@Biggy56 wa clan somali. wa maqaley wa very old o clan ah.
@samiiabdullah9671
@samiiabdullah9671 4 жыл бұрын
🤔
@merockout124
@merockout124 15 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk! walahi somali qabiil kama dhamato ,,
@sulaqa
@sulaqa 14 жыл бұрын
she has beutiful voice but why is she singing like old womens. she needs help with the music and nice laxaan. her voice is cute
@istaammaxamed6479
@istaammaxamed6479 8 жыл бұрын
tan dhilada ah mxy ahayd eee qabyalada dishay darood iyo dir waa wllo eee adu kalagee dhiloy mxn jeeda ikraan
@iluvxamar
@iluvxamar 15 жыл бұрын
she is pretty bt she is short b little bit fat BTW her song is nyce have murti lyk heesihii hore masha allah sis halkakasi wad
@sayidabdalla
@sayidabdalla 15 жыл бұрын
Why reer xamarka had iyo goor uga hadlaan tribe, waar niyaw xishooda gabadha waxba qoladeeda idinkama galine, Only Heesta dhagaysta, No more talk about tribe you are stupids
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 54 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 17 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 54 МЛН