Illaahay ha ku hanuuniyo nagtan xarata sheegasa baashal waa sino
@lulali605910 ай бұрын
Nin aan ku qabin markaa kaligaa ku noqoneeysid waa xaaraan, mana banaano inaa nin an ku qabin. Waa uu ku sugey nin an ku qabin maxaa ku daba dhigey, nin xaaraan kula heshiiyey miyaa ku guursanaayo waa maya🤣🤣🤣. Gabadhii qiimo isku yeeliweyso oo diinta sharafta ay u yeeshey ka dul boodey, nin ka xaraan kugu heley kuma guursanaayo.