No video

Lil Baliil-She Calls Me Ft DoniB (OFFICIAL VIDEO) (BALDONZ 2012 )

  Рет қаралды 3,180,017

LBPRODUCTION

LBPRODUCTION

Күн бұрын

www.facebook.co...

Пікірлер: 2 700
@XidigtaXamar-sy9wu
@XidigtaXamar-sy9wu 5 ай бұрын
Ma aqano qofka iga dam beyn doono heestan dhagey sigeda hadii aad fariin teyda aragtit like isaar aniga waxan dhagey sanayaa sanadka 20/03/2024 sacadu tahay 05:30 habeen nimo ramadaan ah walibo uu marayo ramadan 10 malmod wan salama inta iga dambeyn doonto mss you👋😭😭❤️💋
@anaoman3250
@anaoman3250 2 ай бұрын
14/june/2024 👍
@geee
@geee 2 ай бұрын
Ramadan hees ladhagesanayo 😂
@FarxaanXassancalas
@FarxaanXassancalas Ай бұрын
Just 21 jully 2023
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Ай бұрын
27/7/2024❤
@KamsanStark
@KamsanStark 28 күн бұрын
01/08/2024
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
2023 Sii Dhamanaya Ilahey Hadu Cafimaad Kugu Garsiyay 2024 Like Isaar Thanks 🙏😊 🇸🇴
@abdifatahmoalin6545
@abdifatahmoalin6545 2 жыл бұрын
i love somalia hanolaato
@maxamedxassan1407
@maxamedxassan1407 Жыл бұрын
Anaa daaawanaya adiga ma nooshahay
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d Жыл бұрын
2020 dheh 😂😂😂
@user-rr2eq2up1w
@user-rr2eq2up1w 3 ай бұрын
Waan ku saray hadii lawada noolyahay
@Bottle374
@Bottle374 2 ай бұрын
Same
@kabacade3176
@kabacade3176 2 жыл бұрын
9 years late, if you're watching this, you're legend
@cabdihero9649
@cabdihero9649 2 жыл бұрын
ani adi isku malin dawane🤪
@ibraahimdaadshe2096
@ibraahimdaadshe2096 2 жыл бұрын
Pro 2012 ilaa hda dhegaysanayaa🙄🥰 I love it❤
@nurdinmohamed4779
@nurdinmohamed4779 2 жыл бұрын
🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@mucaadaxmedyassin2287
@mucaadaxmedyassin2287 2 жыл бұрын
Late dheh
@malyunabdillahi8503
@malyunabdillahi8503 2 жыл бұрын
2022 may 31st legend promax
@jabirismail8410
@jabirismail8410 3 жыл бұрын
2021 wali qofkii dhageesanaayo like dhac haku siiyo
@mahidmohammed7064
@mahidmohammed7064 3 жыл бұрын
CK XGE AYO JOGAY PRO
@qaalidumar2366
@qaalidumar2366 3 жыл бұрын
@@mahidmohammed7064 xaar aa laga dhaqaayy
@cabdiyarecabdiyare7206
@cabdiyarecabdiyare7206 3 жыл бұрын
😁😂😂😂
@galeibrahim2630
@galeibrahim2630 2 жыл бұрын
Foresire
@fatimamahdiismail6535
@fatimamahdiismail6535 2 жыл бұрын
Yee 2021
@liilsataar6763
@liilsataar6763 5 жыл бұрын
hda uxistey oo searching dhahdey sidey kle 👍hayga ilawin😆
@iqraabdi9881
@iqraabdi9881 4 жыл бұрын
Yaadawanayo 2020😂😅👍👍 like ta igu qabta 👊
@shafieabdi4523
@shafieabdi4523 4 жыл бұрын
Me😜👋
@somaliquiz1
@somaliquiz1 4 жыл бұрын
ani
@jiimi1v4pubggame63
@jiimi1v4pubggame63 4 жыл бұрын
me
@khadromohamud6491
@khadromohamud6491 3 жыл бұрын
@@shafieabdi4523 æææ æææææææææååååæææææææælææ.lækæ kk k..æ...ææ9ñm O ooo,S
@dalxemohamed5718
@dalxemohamed5718 3 жыл бұрын
🤣🥰
@Totticade
@Totticade Жыл бұрын
After 11years if you're watching this masterpiece your truely legend. God blesss somalis🇸🇴❤✌
@rockstaralvaro1478
@rockstaralvaro1478 2 жыл бұрын
this song never gets old. If you're watching 2022 you're legend 🔥
@maniishbossa.k4138
@maniishbossa.k4138 2 жыл бұрын
Yeah 2022 Eid Mubarak 🌎🔴
@KOTO-cod
@KOTO-cod Жыл бұрын
fr
@aabelp2539
@aabelp2539 4 жыл бұрын
2020 yaa Fiirsanaya Like isku muujiya
@adladl7553
@adladl7553 4 жыл бұрын
muujiya😂💔 اذا تعرف عربي اكتب الله يسعدك
@adladl7553
@adladl7553 4 жыл бұрын
muujiya😂💔 اذا تعرف عربي اكتب الله يسعدك
@omarsharif785
@omarsharif785 4 жыл бұрын
@@adladl7553 ههههه اغاني صوماليه
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
Aniga
@xasanabdullaahi1887
@xasanabdullaahi1887 4 жыл бұрын
Dad yahow like ta badar aa quudatiin may nii tahay uuufff
@liberatdos3973
@liberatdos3973 6 жыл бұрын
I like this musik From Eritrea 🇪🇷!
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Yes best music ever
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 жыл бұрын
Somalia also love eritria
@ahmedabdi1991
@ahmedabdi1991 3 жыл бұрын
Welcome to somalis rap
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
Sehr gut bruder
@ahmedboojaali6891
@ahmedboojaali6891 3 жыл бұрын
Àqqq
@AhmedFarhaanNoor
@AhmedFarhaanNoor Ай бұрын
Hadaa hestaan uso lawatay inaa daawato 18/7/2024 wixi kadambeyo like ta isaar legend/legenmad ayaa tihin xasuus wlhi waagaa ciyaalka school ka ahaa waliwa kuleejo kuxareesnaa kenya dhagesan jire 2013 iyo 2014 iyo 2015 kii OLD IS GOLD
@Caruush
@Caruush 7 ай бұрын
2024👋 After 11 years
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 5 ай бұрын
11 year miya kasoo waragtay😂
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 4 ай бұрын
Aniga sxb😂
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 4 ай бұрын
​@@mahamedmajor4679Haaa😂
@qadarciisegalbeyte2662
@qadarciisegalbeyte2662 5 жыл бұрын
2019 yaa fiirsanaayo heestaan😂👍👍
@abuukarcarab6824
@abuukarcarab6824 5 жыл бұрын
Waala soogaaray 2019 anaa daawanooyi
@raanbow7479
@raanbow7479 5 жыл бұрын
Noloshu weey dhibatoyin badan tahay see
@indhacadeahmed6200
@indhacadeahmed6200 5 жыл бұрын
Aniga
@axmedismaciil9261
@axmedismaciil9261 5 жыл бұрын
👆
@hawahuseen3024
@hawahuseen3024 5 жыл бұрын
☝️
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 7 жыл бұрын
malaga yaaba in qof iga sii danbeeyo😂😂😂
@anishadehoty2420
@anishadehoty2420 6 жыл бұрын
Ahmed Abdinasir ha Ani kama daalo
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
Ahmed Abdinasir 🖐
@ayubomaraden867
@ayubomaraden867 6 жыл бұрын
Ma'ada kareeb
@abdirahmanbashiir8714
@abdirahmanbashiir8714 4 жыл бұрын
Ani ikwrn
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 жыл бұрын
Sanac cuusb oo wangzan wll 2020 cimri dheri ku rajeynaya🌍🙋‍♂️❤
@Brotherzaki1
@Brotherzaki1 Жыл бұрын
2023 baan daawan haayaa heestaan cajiibka ah. Malagayaaba in uu qof iga dambeeyo daawan doono 😀😅
@BilaalAbdihassan
@BilaalAbdihassan Жыл бұрын
Manooshahay niyow 😅
@BilaalAbdihassan
@BilaalAbdihassan Жыл бұрын
@@Ahmedismail03 ana kaa sii dambeeye 🤙😂
@Ibro_alfa
@Ibro_alfa 5 ай бұрын
2024😂
@moshire6645
@moshire6645 Жыл бұрын
After 10yrs and I'm still here over and over again🔥
@ashrafofficial6530
@ashrafofficial6530 Жыл бұрын
Q
@Ahmedmohamed77883
@Ahmedmohamed77883 Жыл бұрын
👋
@absugeofficial9447
@absugeofficial9447 11 ай бұрын
😢
@abaaskamna
@abaaskamna Ай бұрын
Ma aqaano qofka iga dam beyn doono heestan dhagey sigeeda hadii aad fariin teyda aragtit like isaar aniga waxan dhagey sanayaa sanadka 13/7/2024 sacadu tahay 4:06pm galabnimo wan salama inta iga dambeyn doonto mss you 👋😭😭💗💋
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
*Markii heestan so9 baxeysay hada dugsi dhigenesay ani cml like saar* 😂😂 😅😅😅
@sukainamohamed6844
@sukainamohamed6844 3 жыл бұрын
Dugsi waa dhiganayay hadana wali Waa dhigtaa
@arjunbwoyofficial5413
@arjunbwoyofficial5413 3 жыл бұрын
@@sukainamohamed6844 hhhh maxaa haysaa dee
@sukainamohamed6844
@sukainamohamed6844 3 жыл бұрын
@@arjunbwoyofficial5413 kumafahmin
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
@@sukainamohamed6844 maxaa 8sano maa dugsi dhiaganeysay?
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
@@sukainamohamed6844 kkkk ok
@Teambarmudo
@Teambarmudo 2 жыл бұрын
10 years later, if you are still watching you’re a legend❤️🇸🇴
@mjvlogaandcamera8755
@mjvlogaandcamera8755 3 жыл бұрын
2021 hadaad dhageysanayso like dhac..😍
@branbon7930
@branbon7930 3 жыл бұрын
😂❤️
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 4 жыл бұрын
2013 Aniga oo yar Baan DhageyZaN jiray wana jecla walasheyda mobilkeda Ka dawan jiri hda Nasib Baan uhelay inan Dawado 2020 ❤❤❤Huzuz waye 😍😍😍
@arbushpoi8491
@arbushpoi8491 3 жыл бұрын
Nasiib qurxon
@kabacade3176
@kabacade3176 3 жыл бұрын
Hadaan dhagaysanaa hno waliba london bey iga shidnthy🤣
@yes08yess
@yes08yess 11 жыл бұрын
She calls me Don B, waxey joogta Minnesota, everytime ah tuso ma face, maqasho my voice, waxey tirahda "That's ma man, That's ma man" LOOOOOOOOOOOOL No lie this is a catchy song!!
@jeylaani9814
@jeylaani9814 3 жыл бұрын
War manoshahay ninka ugu waqtiga dheer comments
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 3 жыл бұрын
@@jeylaani9814 😂😂😂wah
@dautabdi3130
@dautabdi3130 3 жыл бұрын
😂😂
@S_Barre
@S_Barre 2 жыл бұрын
2020 iska ilaali cudur waalan aa bilaabanayo😂
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
@@S_Barre hhh waala soo dhaafay 🤣😂
@liilovecadde5123
@liilovecadde5123 Жыл бұрын
10 years later, if you're still watching this song 👀 ,you're legend..., LP & DONI P RESPECT 🙏 👌 🙌 👏 💯 ♥️
@mohamedfarah7864
@mohamedfarah7864 Жыл бұрын
2023🎉❤
@abdi6687
@abdi6687 3 жыл бұрын
After 9 yrs and I still listen to this song RE$PECT BALIIL✊🏿
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
2021😁😅🤣
@kabacade3176
@kabacade3176 2 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 6qq
@ruunmaxamadxasan701
@ruunmaxamadxasan701 Жыл бұрын
Easw32wßß🥝🥥🌽saaasaaaaesseqq1qq
@alii7792
@alii7792 5 жыл бұрын
Hadaad iga dambeyso like-ta ha ila dhaafina. 21/April/2019, sunday 02:40 PM👍
@kingnurdin8060
@kingnurdin8060 4 жыл бұрын
2020 yatawanayo hesta kac San Wan kahelaa
@alii7792
@alii7792 4 жыл бұрын
@@kingnurdin8060 hal sano baa laga joogaa...🙏🏼
@mahidmohammed7064
@mahidmohammed7064 3 жыл бұрын
Fri.25.7.2021.aya iga siidambaya 4:12 pm
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
Waree manooshahy 😂🤣
@alii7792
@alii7792 Жыл бұрын
@@Zakibinxaaji1 haha wa ikan lph, waa nlhay.
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 жыл бұрын
Yaa Daawanaayo 2018 😂😂👍👍 Like
@engabdullahigutale4705
@engabdullahigutale4705 6 жыл бұрын
Bayahow Production yeah bro
@bny7507
@bny7507 6 жыл бұрын
Aniga 😂
@Motionscz
@Motionscz 6 жыл бұрын
😂😂
@farhandreamboy2351
@farhandreamboy2351 6 жыл бұрын
Bayahow Prodution ani wali waa dhageysanaaya
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 жыл бұрын
bayahow production our teacher
@imabdi9045
@imabdi9045 Жыл бұрын
My first trip in Hargeysa to Somalia 🇸🇴 I was listening this song my grandmother told me to stop listening of this song 😄 Memories never died.💣💯
@Funny99554
@Funny99554 Жыл бұрын
Hada xagee jogtaa 😅
@mubarakmahamed7584
@mubarakmahamed7584 Жыл бұрын
I’m not crying just nostalgia hits my eyes 🇸🇴😢
@bileali8846
@bileali8846 4 жыл бұрын
Markii igu horeysay waxan jokay yaman cadan anoo meel fadhiya oo fb isticmalaya ayna dawaday 2012 ayey ahed hada waqitikan waa 2020 meel Ayan fadhiyana aan kudawanaya Germany
@hamsemahmed3943
@hamsemahmed3943 6 жыл бұрын
Heestan xasus wallahi anoo safar ah 30 jer wax kabadan dhagaystay like dhaha inta cawa dawanaysa
@husniozil1030
@husniozil1030 5 жыл бұрын
2019👉💥💥
@maxameddeeq8353
@maxameddeeq8353 5 жыл бұрын
Hada Aya dawanaya 11:30 Jun 22 2019
@walalhanad5924
@walalhanad5924 4 жыл бұрын
2020 23:59 Mar 21
@farxanmaxamed6546
@farxanmaxamed6546 3 жыл бұрын
21:48 , 13 ,dec,2020 dawanoya
@sharmaarkeabdi2112
@sharmaarkeabdi2112 3 жыл бұрын
2021 1 27
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Dagalka ck liil baliil yaso radiyay hestan😍
@robrob6719
@robrob6719 3 жыл бұрын
Aniga, lkn dadkan mel fog ayee ka imaaden wallahi
@abdihakimabdirahman2032
@abdihakimabdirahman2032 3 жыл бұрын
Aɴɪ🤚
@mohanabiil2357
@mohanabiil2357 3 жыл бұрын
Ani hadda imi
@armaanabdalla9863
@armaanabdalla9863 3 жыл бұрын
Aniga ayaa soo raadiyey
@chanelcatoosh3021
@chanelcatoosh3021 2 жыл бұрын
Aniga le
@aabelp2539
@aabelp2539 Жыл бұрын
These guys are the true example of that hardwork pays off, 10 sanno ka hor waa markii Izzadiin aka Doni B fanka soo galay, imminkana isaga iyo baliilba Somali music iyagaa ugu shidan. Legends btw this song is nostalgic 💕.
@omarabdi7384
@omarabdi7384 Жыл бұрын
10 sano kadib. Ayaan daawanayay
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 жыл бұрын
Hestan gabdh ayan kuso xususta she is from minisora #Nimco Calaf iyo nasib Ruxad ku weydo walo duceya kaliya ana wxn ku leyahay noloshu kuma xumeyso🌍♥️🌹👸 waa #QalbiDajiye Magaci aad igu yedhi jirtey😭iso xususo hadad mar uun qoral keyga akhriso rajeynaya
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
🤔
@abdihakiimbadalhiss5616
@abdihakiimbadalhiss5616 2 ай бұрын
Wishaaaa
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Malaga yaaba qof iga danbeeya inu like dhac igu siiyo...😂
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
Maya 😂🤣
@user-oc9vm1vi8h
@user-oc9vm1vi8h 4 ай бұрын
Heestaani waan dawaday doorashadi xasan shikh maxamud 2012❤❤❤ hadane waan dawaday 2024 April 15 mon days❤❤ xasuus waaye wlahi ❤❤
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 3 жыл бұрын
Wagaan wllhi CK inuu nool yahay xitaa maogeen.... Iike saar hadaa CK baratay 2018 kii 🤣🤣🤣 viva liil baliil ft Doni B
@maxamedcabdiqaadir8682
@maxamedcabdiqaadir8682 Жыл бұрын
Ck2014 buu yurub u tahriibay
@Abdikadir1
@Abdikadir1 5 жыл бұрын
Yaadaawanaayo 2019👍👍 Hadaad iga danbeeso like iisaar😂🙌
@shiinemaalin9459
@shiinemaalin9459 4 жыл бұрын
Jfkfk
@shaaficimohamad8924
@shaaficimohamad8924 4 жыл бұрын
😜😜😜😜🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🙃😜🙃🙃🙃🙃🙃🙃😕😛😛😌😌😌😌😌😔😔😔😔😛😕😔😕
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
Waree manooshahy 😂🤣
@rashzeyn4716
@rashzeyn4716 Жыл бұрын
2023
@warsameali5346
@warsameali5346 5 жыл бұрын
Wax dawanaya 2019😂 wlahy dhowr jeer ku so ceshanaya nice song guy's well done 👌 Yaa dawanaya 2019 oo ila mid ah Like Sara 😛
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
Waree manooshahy 😂🤣
@simranlucky9336
@simranlucky9336 Жыл бұрын
10 years late if you're still watching this song you're legend❤
@Abdikadar.
@Abdikadar. 21 күн бұрын
11 sano ka bacdi cawa baa soo booqday heestan miisanka culus 😮 7/08/2024 habeen arbaca ah Waa ku salamay sxp hadad qoralkeyga u jeedo👏❤️
@arafoabdi637
@arafoabdi637 9 жыл бұрын
First i heard this song and am loving it😍, well done guys nice song
@Geeley531
@Geeley531 5 жыл бұрын
arafo abdi # 4sano kadib ayaan Reaply soo dhahay manooshahay hhh
@hodmannuura5691
@hodmannuura5691 4 жыл бұрын
@@Geeley531 ALOpij
@hodmannuura5691
@hodmannuura5691 4 жыл бұрын
Bghj9
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad 3 жыл бұрын
@@Geeley531 manoshahay adigu hada😂
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
@@Mohazmuraad hhh adna hada manooshahy 😂🤣
@abdikafimuuse6137
@abdikafimuuse6137 5 жыл бұрын
Hesstii weker ka bacdi yaa fiirsanoyo 🙏🤘🇸🇴💯❤
@jibriilismail4559
@jibriilismail4559 5 жыл бұрын
Aniga waayo xasuus isagoo duluf ah baan xasuustaa blse waa tagye hada
@asmaabdulahi283
@asmaabdulahi283 5 жыл бұрын
Barigi hore nin manka durufka ayuu uuyedh jiray imikana naga africanka 🤣 wa adunyo
@ameera-luv223duale5
@ameera-luv223duale5 5 жыл бұрын
Hhh walawashay
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
10years ago this beat never get old🥺🔥🤤
@abdimalikali1297
@abdimalikali1297 Жыл бұрын
Yes man
@cadnaanmohammedbilow3526
@cadnaanmohammedbilow3526 7 ай бұрын
I have been listening to this song for almost 8 years. It is one of my favorite songs in Africa
@hebah8
@hebah8 10 жыл бұрын
it is first Somali song loved it really it is amazing nice voice
@balqisamahamedsharif4946
@balqisamahamedsharif4946 7 жыл бұрын
Hafsa somali
@themtt7853
@themtt7853 6 жыл бұрын
عن جد
@20thCenturyBoys
@20thCenturyBoys 5 жыл бұрын
Autotune mashallah
@ahmedfridott
@ahmedfridott 5 жыл бұрын
😊🤗😘😍☹😝👻🤢☠🤜👊👋🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@C_QANIDhagaweyne
@C_QANIDhagaweyne 4 жыл бұрын
@@balqisamahamedsharif4946 u
@ahmedyusuf7721
@ahmedyusuf7721 4 жыл бұрын
Ninkan Ciyaal ba hada bartey Lkn wa Legend Dhankeyga 🇸🇴❤️👈
@Sanyo2c
@Sanyo2c Жыл бұрын
2023 , if you’re watching this, you’re legend lb🐐 doni b🐐
@najkahasan7487
@najkahasan7487 Жыл бұрын
Heestan markasto oo aan maqlo xiligii macaaanaa ee aan xamar kusoo qaatay bey isoo-xasuusi-saa runtii ❤
@Funny99554
@Funny99554 Жыл бұрын
Hada xagee ?
@trapstar8581
@trapstar8581 5 жыл бұрын
Liil baliil that guy who never gets old😂😂😍
@Sseewwyy
@Sseewwyy 7 ай бұрын
11years late u watching this you are legend🎉
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 3 жыл бұрын
Yaa dawan doona talow 2021 oo ila mad ah like ha iga iloowin😍💯
@ahmedadan7904
@ahmedadan7904 2 жыл бұрын
10 year's Later if you're watching This Song You're Legand ❤💯
@rashiid187
@rashiid187 5 жыл бұрын
It's been 7 years since he done this song and he still looks the same. Noolow Lil Baliil
@susuyahye
@susuyahye 11 жыл бұрын
markaan dawashadeeda bilaabay the view was 96 hadaneh almost 100 anilee waaye qofkaas i liked the video its so amazing wlh
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 4 жыл бұрын
Wll hadda waa million
@xusnimubaarak9456
@xusnimubaarak9456 4 жыл бұрын
8
@jiimi1v4pubggame63
@jiimi1v4pubggame63 4 жыл бұрын
7 sano Gadib hadaad noo shahay Hi
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 3 жыл бұрын
Ma nooshahay tolow
@ismailsarr8035
@ismailsarr8035 3 жыл бұрын
@Sass Ahahah Manooshahy
@Lil_fahmi
@Lil_fahmi 8 ай бұрын
Congratulations for 3M Views Lil baliil And Doni B ..... Hadaad 2024 daawanaysid Like Ha ila Dhaafin ❤❤
@Xxxtentacion_12134
@Xxxtentacion_12134 8 ай бұрын
ilaahay hana gaarsiiyo 2024 😊
@100KSubsChallengee
@100KSubsChallengee 3 жыл бұрын
This song never gets old !
@smaliwolf
@smaliwolf 4 жыл бұрын
Waaaaaaad lapa kaCleesaY🇸🇴🇸🇴🇸🇴baliiiilow We are baCk Wn ka so baxnay in the DarK 2020 #somalimusicLeVelUp✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2020 we came up🙏
@BlackLotusV1
@BlackLotusV1 7 жыл бұрын
I'm dutch and this sounds pretty cool XXD
@adananukheys7435
@adananukheys7435 7 жыл бұрын
deEpic DutchGamers dat is waar ✌️
@user-sn4iy5cn1o
@user-sn4iy5cn1o 7 жыл бұрын
deEpic DutchGamers you native Dutch?
@user-sn4iy5cn1o
@user-sn4iy5cn1o 7 жыл бұрын
deEpic DutchGamers are you ?
@abdimalik946
@abdimalik946 7 жыл бұрын
Twicë ADC
@fartuunbeste3314
@fartuunbeste3314 7 жыл бұрын
Shaafici Yare whahah ik ga stuk
@Ahmedmohamed77883
@Ahmedmohamed77883 Жыл бұрын
After 10 years if you listening i greet you
@ahmedabdinorsalad7662
@ahmedabdinorsalad7662 Жыл бұрын
After 10 years still listening this song.
@napilugas5419
@napilugas5419 5 жыл бұрын
She calls me sultan waxay jogtaa gallacyo 💔 War de like ta bidix ku sara sediyaalow
@Light-nb3or
@Light-nb3or 4 жыл бұрын
Always Knew Lil Baliil had a future in somali music 🔥
@husseinlove5940
@husseinlove5940 2 жыл бұрын
This song never gets old after 9 year it’s still 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
2012 no one was taking them serious but they have big platform now and made a lane for this kind of music, there 1000 like them - they created Sharma boy. Legends and pioneers.
@funnyfunny9868
@funnyfunny9868 5 жыл бұрын
Wallah OLD IS GOLD I remember when I used to watch this in 2019
@maryuma____official2493
@maryuma____official2493 3 ай бұрын
Who watching 2024😢❤
@Mariam0.0.7
@Mariam0.0.7 3 ай бұрын
😂😂
@violetrylee6927
@violetrylee6927 3 жыл бұрын
Scandinavia gorme Africa noqty 😂 I just recommend *Authentic views* to get youtube likes mad views.
@zaki_26
@zaki_26 7 ай бұрын
After 11 years this is still my favourite song ❤ 👏
@Aloosh598
@Aloosh598 2 жыл бұрын
After 10yrs Still is My Favorite Song❤
@dangbruh3000
@dangbruh3000 2 жыл бұрын
9 not 10 get it right or fucking leave it
@shawikarmahmed9028
@shawikarmahmed9028 2 жыл бұрын
😁🥰🥰
@libanabu6222
@libanabu6222 8 жыл бұрын
2016 still jamming to this it shall forever be a classic hit Hillary should play this at her victory
@anisaaden1014
@anisaaden1014 8 жыл бұрын
LMAO forever a classic
@MUSIC1399
@MUSIC1399 8 жыл бұрын
Same!
@mahamudmahamed8602
@mahamudmahamed8602 7 жыл бұрын
it perfect
@faadumocali7756
@faadumocali7756 7 жыл бұрын
it's good as for hearing this songs
@barbie3416
@barbie3416 6 жыл бұрын
Liban Abu lol Donald Trump the tramp is president not hilary😂😂
@mohamedhaji5303
@mohamedhaji5303 3 жыл бұрын
Waa Marka Bilaaway Ina Taagero U Noqdo Lil Baliil It’s So Amazing The Music 🎶
@Naidar20
@Naidar20 Жыл бұрын
if you watching👀10 years a go🥵🥶🔥🌚.
@mahdiaxmed1167
@mahdiaxmed1167 5 жыл бұрын
xasuus 2015 waa marki ugu horaysay oo Aan muqdisho imaado Si Aan waxbarashadeyda dugsiga sare uga sii wato Alx Hada waxan ahy jamaci❤Hestan markas dhageysan jiray❤
@ahmedromanio
@ahmedromanio 3 ай бұрын
😂another night 2024 11yrs later
@anaoman3250
@anaoman3250 2 ай бұрын
😂 2024
@inasilciye225
@inasilciye225 Жыл бұрын
Afrer 11 years if you are watching you are real legend
@asadkimmich7847
@asadkimmich7847 Жыл бұрын
2023 legends❤
@saliimsir9950
@saliimsir9950 4 жыл бұрын
1m marki ay gaadho kadib like haleysaro xilligay noqoto
@HassanAhmed-gx1pp
@HassanAhmed-gx1pp 3 жыл бұрын
@King Ck Films & Vlogs howl ayaa noo dirtay 2020-04-10
@ahmetkariye1171
@ahmetkariye1171 6 жыл бұрын
I can't stop listening this Music 2012-2018😂😂😂😂😂😂
@abdiatahbashirmohamed7347
@abdiatahbashirmohamed7347 2 жыл бұрын
2021 aalamaroya wasodumte
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
😂🤣
@fahmoomar1728
@fahmoomar1728 11 ай бұрын
11 Sano Ka Hor Heestaan Marke So Baxeesay Gabdhaha Dariska Waa U Diidi Jiraay Inee Dhageestaan Sida Inaa Aniga Kaligee Leeyahaay 🫣😫😂😂
@user-mo7nr5io5b
@user-mo7nr5io5b 11 ай бұрын
Mucjiso thy 😂😭
@ahmedgurxan5068
@ahmedgurxan5068 Жыл бұрын
2011-2023 still I'm listening this song 🎵 😳
@abdirahmanmoha6786
@abdirahmanmoha6786 7 жыл бұрын
i give u girl qalbigayga , waxaa tahay hamigayga , i don't know meeshan jogo ii tilmaama meezhan joogo waan wareeray waan u waashay , she calls me abdurrahmam ✌ 2017 ???
@happylove298
@happylove298 6 жыл бұрын
Abdirahman Moha
@lastqueen9247
@lastqueen9247 5 жыл бұрын
Abdirahman Moha wlh waan aqriyay coming gaan 2017 maamtana waan aqri 2019 hadaa jookto soo jabaab bal kk
@kingmohan2638
@kingmohan2638 4 жыл бұрын
@@lastqueen9247 😂😂ana 2020 aqrinoya
@lastqueen9247
@lastqueen9247 4 жыл бұрын
King Mohan waan wareeray wlh wiilow ani heestaan manaco tlhi 2012 ilaa hada dhakestaa
@kingmohan2638
@kingmohan2638 4 жыл бұрын
@@lastqueen9247 ani wlhi 2013 schoolka 6 aha markas ila hada ma naco wa jeclhy😂class ka ku dhageysan jirnay ani io kuwo kale😂😂
@abdihatifsaleban6246
@abdihatifsaleban6246 7 жыл бұрын
what a great song, just to let you know Scandinavia isn't in Africa.
@DS-ok4qh
@DS-ok4qh 6 жыл бұрын
Elias mahad Scandinavia will be African soon 😈😈😈😈
@Meygaag_Pro
@Meygaag_Pro 5 жыл бұрын
Every one knows that but you mis understood I think so
@user-tk9gp6iu9g
@user-tk9gp6iu9g 7 ай бұрын
Hees taan xilaga laqaaday waa 2012 Ana waxan komanti kabixinayaa 2024😂 1:42
@oslokingmowiz6318
@oslokingmowiz6318 3 жыл бұрын
Never get tired of this song 🙏🙏👌
@anisamahdi7132
@anisamahdi7132 7 жыл бұрын
2017 and I'm still in love with this song 😍😍
@husseinaliabukar1520
@husseinaliabukar1520 2 жыл бұрын
2021
@zahra-xg2ek
@zahra-xg2ek 2 жыл бұрын
2012
@yowshorts8132
@yowshorts8132 2 жыл бұрын
2022 manozhahy wlzhey🥵😍
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
😂🤣
@samraawinor2122
@samraawinor2122 Жыл бұрын
@@husseinaliabukar1520 2023 I'm watching this vedio
@MUSIC1399
@MUSIC1399 11 жыл бұрын
Great song guys I love it cant stop listening to it!!! 333 California girl in the house!
@jiisowabdiwi4366
@jiisowabdiwi4366 2 жыл бұрын
Hello
@ahmed-norali5829
@ahmed-norali5829 2 жыл бұрын
@@jiisowabdiwi4366 😅😅
@husseinajaj2698
@husseinajaj2698 2 жыл бұрын
11/3/22
@youngelite7725
@youngelite7725 2 жыл бұрын
are you still there girl after nine years
@TJSHARAPH
@TJSHARAPH 2 жыл бұрын
Dr cheee
@suldan713
@suldan713 Жыл бұрын
Hadaa Dawaneeysid 2024 iyo wixi ka danbeyo Love Isaar ina Soo Raadi😅
@maxameddeeqxaaji8385
@maxameddeeqxaaji8385 4 жыл бұрын
Heestan hadii aad dawa nayso 2020 like dac igu sii👍👍👍👍👍
@mohaahmed5392
@mohaahmed5392 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanooyo Like dhac kusii 👇👇
@deblackprincess3678
@deblackprincess3678 2 жыл бұрын
Nov 2023😌🔥
@dayibzizuzizu9204
@dayibzizuzizu9204 Жыл бұрын
Who is listening 2023❤😢
@abdikariimali4789
@abdikariimali4789 6 жыл бұрын
Ich habe erstmal gehört Diese song 2013 bis jetzt höre gern 21/04/2018 Lil balil u Donny b respect Mein bruders 😍👌💪😎
@abdilahimalin884
@abdilahimalin884 5 жыл бұрын
gerne
@yuusufmohahu2155
@yuusufmohahu2155 5 жыл бұрын
2019
@fardosabare4463
@fardosabare4463 5 жыл бұрын
danke bruder
@andersonremy8519
@andersonremy8519 5 жыл бұрын
Macquul ma tahay inay qof iga danbeeso 💯*nolol*wacan💯🔥
@qaraami_
@qaraami_ Жыл бұрын
10 years latter if you're watching this song U are legend
@m.farah07
@m.farah07 Жыл бұрын
The LEGENDS Lil iyo Doni B 11 years ka dib ban dawanaya🔥 2023 hadad ila dawanaysid is muuji💟
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 10 ай бұрын
France🇫🇷🇸🇴♥️
@kingaminzo5355
@kingaminzo5355 2 жыл бұрын
I'm still watching this on 2022 🖐😁 legends song
@m.c.c807
@m.c.c807 2 жыл бұрын
King ck xilga ay heestaan so baxeysay maxaad is leedahay wuu ahaa aniga ahaan xiliga ay heestaan sobaxaysay maqaar ayuu wareejin jiray🤣🤣🤣 kaftan no xanaaq team ck🙏
@eckeibreezybwya4035
@eckeibreezybwya4035 Жыл бұрын
Alla wakhtigu muxuu socdaaa caawa ayaaann heestaaan dip u soo xasuustay 2012kii telephone gabadh aaan xaafadda isla joogno ka dhagaysan jiree xasuus wllhi caawa oo taarkiikdu tahay 27/August/saacudana tahay 12:00 habeenkii sanadka 2023 i still wonder how time flies commentigaaan mar baaan u soo laaban doonaa haduu Alle idmo wllhi aduunka xasuusta ayaan ugu jecelahay mar un nolosha aan rajaynaayo waan ku noolaaan doonaaa i.a😭❤
@barocodingqoridaprogram9243
@barocodingqoridaprogram9243 4 жыл бұрын
Dad ayaa 2018 dhahaye yaa dawanayo 2018 hestan, kuwana 2019 yaadawanayo, qaarna hada ayay leyihin yadawanayo, lkn aniga ayaa idinka wada dambeyay oo dawaday looool, waana la dawan doona
Lil Baliil (Raadi) ft Whiz-Bi ( Official Audio cover )
3:48
Lil Baliil
Рет қаралды 1,7 МЛН
DAL IYO DUUNYO DULUF OFFICIAL VIDEO ( STUDIO LIIBAAN )
5:59
shidane com
Рет қаралды 1,7 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
Lil Baliil Doonimaayo official video   YouTube
3:37
Abdi Rashid Hassan
Рет қаралды 232 М.
LIL BALIIL - MOLO MOLO ( OFFICIAL VIDEO ) sms skiza 7755531 to 811
3:58
Soomar meshii by duluf ft oday shirwac [HQ].mp4 - YouTube.flv
4:10
ZAK YM - STAR [Official Music Video]
3:01
Zak Ym
Рет қаралды 3,5 МЛН
Ahmed Kaffi AK Noowada 2014 Official HD Video
4:53
Aduun Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
Sharma Boy ft. K'naan - Waayo Waayo (Official Music Video)
4:03
Sharma Boy
Рет қаралды 7 МЛН
BOOD BOOD WAAYAHA CUSUB Performing Live in Malmo Sweden 2016
4:15
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 4,4 МЛН
LIL BALIIL X DONI B HEES CUSUB MALYUUN 2019
4:29
Osman Abdirahman Officiall
Рет қаралды 28 М.
Ahmed Kaffi Ak ( ZAM ZAM official video) HD
5:04
ahmed kaffi AK
Рет қаралды 3,4 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН