🔴 Live :: Qiso *Dhimasho igu duceey?? :: Abubakar & Omar

  Рет қаралды 80,745

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

6 жыл бұрын

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzbin.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakarfstv
MAHADSANID

Пікірлер: 562
@somalimuslimchannel5356
@somalimuslimchannel5356 4 жыл бұрын
Walaashay ama walaalkay aqriso malin kasta inta aad awodo waxaad ku helaysa qayr aduun iyo janno Aakhiro Allaha inoo fududeeyo dhamanteen jadwalkan insha Allah 1. Saliga nabiga 1000 2. Laa xowla wala quwata ilaa bila 1000 3. Istaqfurrullah 1000 4. Baqiyat ( subxanallah alxmdullilah allahu akbar iyo laailaaaha ilallah ) 1000 5. Salaatullayl habeenki 6. Suratul al baqra iyo salaatu duxaa 7. Adkaaru sabaax wal masaa iyo adkaarta hurdada 8. Ducada inta u dhaxaysa aadaanka iyo aqinka 9. Ducooyinka anbiyada 10. Maalinka jimcaha intaa waxaad ku daraysa suratul kahf iyo sadaqada cashiirada iyo inaad aqrisato wardiga quraan ka ku jira wa jadwal noloshada farxad kusoo kordhinaya insha Allah ( Qisas aldikiir )
@AaAa-sb1iy
@AaAa-sb1iy 4 жыл бұрын
Madha Allah walal qaliya Allah ha ku barkeeyo janatufardos Allah ha kugu bishareyo
@zainahmed3099
@zainahmed3099 4 жыл бұрын
Thank you🙏🙏🙏🙏🙏
@nasraadan3265
@nasraadan3265 6 жыл бұрын
Allahu Akbar قال رسول الله صلى الله عليه وسلم عجباً لأمر المؤمن إن أمره كله خير qofka muslimka ah waa midka kuu sabiro dhibka marku helo marku nimco hesto waa midka Allah umahad naqoo أللهم ارزقنا الصبر وجزاكم الله خير
@hodmancise7832
@hodmancise7832 5 жыл бұрын
guulasta wllyaal
@l.a.r2579
@l.a.r2579 5 жыл бұрын
Nasra Adan NASRA I KNOW EAPLE
@fadumaawer1577
@fadumaawer1577 5 жыл бұрын
Ok
@naciimoxuseen7670
@naciimoxuseen7670 4 жыл бұрын
Asc macalimiin qaliya away buugii
@SiradDiriye-oy6ed
@SiradDiriye-oy6ed Жыл бұрын
Do . M Asc
@saredohassan359
@saredohassan359 6 жыл бұрын
Allaha idin xifdiiyo. ..... Ilaahow umada muslinkaa ugar gar amiin yarabi
@ismalurtimahamed7923
@ismalurtimahamed7923 6 жыл бұрын
subxanna allah wll yaal qof kufikirey inuu is dillo imaan malaha walaalahey Alle Wayne wuxuu leyahay Laa taqanadhuu mirahmatillaah
@hawokiin5470
@hawokiin5470 3 жыл бұрын
Mansha Allah alla ha idin naxariisto aduun iyo aaqiro Amin walalady waan idin jaclahy 💕 ilaahy dartiisa
@fardowsaomar6328
@fardowsaomar6328 4 жыл бұрын
MashaAllah Abubakar & Omar Allah haini xifdhiyo
@marymasaid1298
@marymasaid1298 6 жыл бұрын
JazakaAllah khyr wlloyl Wxnjeclaan lahaa Mawduuc ku saabsan dhallinyaranimada iyo ka faidysigeeda timeka Mawduucan wxn isleeyahay kumanaan mawduuc hoosadyo baso dhexgalaya
@heyrttv3848
@heyrttv3848 6 жыл бұрын
Sax walhi Omar iyo Abubakar ilahey dinta hana faham siyo masha Allah
@razaancadey4794
@razaancadey4794 5 жыл бұрын
Masha alalaaaah ilaah ilmo adinka cmal ha idin siiyo ankana hana siiìyo yaarbi
@xabiiboshariifcali7620
@xabiiboshariifcali7620 3 жыл бұрын
Asc MASH allh sheikh Abubakar iyo umar allh idin hafido allh dartisa ayn kujelhy wlhi mhdsanid ❣💯👍❣
@khuss1235
@khuss1235 5 жыл бұрын
Masha allaah wallahi waxad ka hadashen mowduc aad u wanagsan oo dhalinyada ad u anfcayo jisakumullaah qeyr allaah ha idiin xifdiyo anagana noo soo duceya allaah xaqa iyo wadada tosan ha tusiyo carurtena iyo inta islam oo dhan amiin
@sahrohassn4479
@sahrohassn4479 5 жыл бұрын
وعلك سلام
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Mansha alh alah idin xiftiyo abubakar iyo omar adun iyo aqaraba alah idin xiftiyo jasakalahu khaar
@hibaqilyas8062
@hibaqilyas8062 4 жыл бұрын
Masha alaah wlhi sabirku waa hantida dhan yee aduun iyo akhiro ku anfacaysa ilahy dartii ayaan idiin jeclahy ale ha idin barakeyo shekh cumar & abu bakar jaska laahu khayrn
@sacdiyoxusen2886
@sacdiyoxusen2886 5 жыл бұрын
Alaha idin xifdiyo adiga iyo sheekh cumar faaruuq
@fatumatindheer411
@fatumatindheer411 4 жыл бұрын
Mashallah ilahay haiidhin barakayo abubakar iyo omarr
@xaliimomaxamed8301
@xaliimomaxamed8301 6 жыл бұрын
Masha allah wallahi yab waaye illahey qalbigena hasugo illahey sabar jamil ah hanasiyo illahey hanaga dhigo kuwa nimcada illahey kushukriyo insha allah illahey ha idin barakeyo idinkana
@yasmiinyaska8412
@yasmiinyaska8412 Жыл бұрын
M.a alla yabarik shiqunaa anugu so xaji qisada nabi ayub ina allh❤❤❤
@hanaismaciil134
@hanaismaciil134 6 жыл бұрын
Macha allh omer faruuq iyo abubakar mahamed allha ini xifdiyo labadinaba allha anagana khayrka na wafajiyo ino so duceya
@ubaxadan9507
@ubaxadan9507 6 жыл бұрын
Iina soo duceeya waan walwalsanahay illaahay amuuraheeyga in ilaahay ha iisaqiro
@simanabdi8587
@simanabdi8587 6 жыл бұрын
abaayo ilaah amuurahaga hakuu fududeyo sabarka badi walashey ilaaheyna isku xir cules walbo fuded ayuu alaah daba dhigay aduunyada ayaaba imtixaan ah..hana wal walin hana murugoon allah ayaa kula jiree.walal qaali kheyr faro badan ayaan kuu rajaynaa in sha allah
@ibraahimxaafid674
@ibraahimxaafid674 6 жыл бұрын
Alle ha kaa qaado walwalka wllshy waxaan kuula dardaarmaa in aad badiso aqrinta qur aanka iyo taxmiidka iyo tasbiixda insha alaah
@hodocumarahmedxarbi2635
@hodocumarahmedxarbi2635 6 жыл бұрын
Amiin walshag
@gacalosman4882
@gacalosman4882 5 жыл бұрын
Insha Allah abayo hurtada kheir illahi hadigo muradkaga illahi hakusahlo adi iyo cid walibo oo muslim ah oo mel kadaremayo murugo illahi hano gargaro
@shamsamahamed9146
@shamsamahamed9146 5 жыл бұрын
Allah KU sahlo waxa walbo a jecelhy o qerbadan insha Allah sabarka badi insha Allah waat guuleysaneysa wll shey dunidan waa imtixan kuwii kubaso Allah naga dhigo aammiin yarabi
@maryamocaahi9169
@maryamocaahi9169 6 жыл бұрын
Masha Allah ilaah ha idiin xafido Jasakallaah abuubakar mohomed cumar Al Faaruuq farxad kunolaada amiiin amiiin amiiin amiiin
@ayaanmahamud8897
@ayaanmahamud8897 6 жыл бұрын
Jaza akumu Allah khayr Omar and Abubaker plz iigu soo duceeya laba wiil oon salaad tukan iyo wiil autistic ah aniguna muraad baan leeyahaye ii soo duceeya jzk khayr.
@fardowzaqurux9968
@fardowzaqurux9968 4 жыл бұрын
جزا كم الله خيرن واحسن اليك
@liomaankey9504
@liomaankey9504 2 жыл бұрын
Maasha allaah wiilasha wanaagsan abuubakar iyo omar waan idiin salaamay
@degenfarido5258
@degenfarido5258 6 жыл бұрын
Msh Allah jazakallah khar wlhy imanka allaha nooo ad keyoh If iyoh akhirabah kuwa gulays tah inagah yeloh
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 6 жыл бұрын
sax wlhi ani mar badan waxan dareemi jiray murug lkn Alxmdilah Waxan sameen jiray markaan murug dareenoh Waxan dhagaysan jiray Quraanka iyo muxaada rooyinka masir ka had laayah
@aishaabdiaishaabdi351
@aishaabdiaishaabdi351 4 жыл бұрын
Masha Allah illahay haaa idiiin xafido ❤️❤️❤️❤️
@kadramoussa4658
@kadramoussa4658 6 жыл бұрын
Mashallah jazak allah lakum😊 choukran cala hadal mowduc
@naciimohassan8745
@naciimohassan8745 4 жыл бұрын
Mash allaah brothers alle haidiin xifdiyo waidiin jeclahay walaahi
@keyfabdikadir5075
@keyfabdikadir5075 6 жыл бұрын
Masha allaaah Walalayaal wlhi mowduuc aad qiimo uleh ayaad kahadashen aniga ahaan wax badan ayaan kafaidey allaah swt ajar iyo xasanaad haidin kasiiyo rabbi haidin xafido melwaliba oo aad jogtaan waxaa niga codsanaa inaad kaso hadashan mowduuc ku sabsan wakhtiga iyo sida loga faideysto waa Jazaka allaahu kheyraa
@abdallacadde6005
@abdallacadde6005 6 жыл бұрын
Mashalh jazakal qeyr sheq abu bakar iyo cumar ilhye hain xifdiyo anigan waxn idan kacod sanyaa inad isoo duceysan inshllha
@nfeshilkanfesh3337
@nfeshilkanfesh3337 6 жыл бұрын
Walahi muluuco waa cajiib masha Allah iqwaani waad ku mahad.san tihin jazaa akala Allah qeer
@myhusbanddabacaserxxx5222
@myhusbanddabacaserxxx5222 6 жыл бұрын
Asxaabey iigu duceeya inuu illah calaf iku daro ababukor m isha allah girl from uk sababto ah wan jeclahay aqligisa mashaa allah 😍😍😍😍😍😍😍 meheeer keedu neh wa 100,000
@saeedaabdi376
@saeedaabdi376 4 жыл бұрын
إن الله مع الصبرين
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 4 жыл бұрын
Walaal iigu duceeya in uu ilaahay igu arsaaqo laba wiil oo sidan isku jecel. Ilaahayow idin xifti waalidkiina ka raali noqo. Walaalahayow isoo duceeya
@faatuushomar4496
@faatuushomar4496 5 жыл бұрын
Masha Alah wlalaha quruxda badan Allaha idin xafido aad ayan idin jeclahay mrki an arkay sida aad walalahina farxad ulaqaadaneysin
@farhiyaabdisalan3042
@farhiyaabdisalan3042 6 жыл бұрын
Manshallah abubaker iyo cumar jazakallahu kheyran
@akrammeja8639
@akrammeja8639 6 жыл бұрын
Subhana Allah illahey namatuso waa mucjiso weyn qofka biladanka wainu sabro
@piliczanjmal8390
@piliczanjmal8390 4 жыл бұрын
AlleH ha noo kiiN daAyo WllAhy QliGa Ah Sh.AbubaKar anD Sh.Cumar❤❤
@samsamhiis1095
@samsamhiis1095 4 жыл бұрын
Amiin yarabi
@khadencabdi7055
@khadencabdi7055 6 жыл бұрын
Mansha allah walal allah ha idin barakeeyo ❤❤❤😍😍
@user-yr4nk9bb4o
@user-yr4nk9bb4o 6 жыл бұрын
رب اوزعني ان اشكر نغمتك التي انعنت علي وعلي والدي
@sahracibar5390
@sahracibar5390 4 жыл бұрын
Mashaa allah idinkane allah idin dhowro
@hodanosmaan8942
@hodanosmaan8942 6 жыл бұрын
Masha Allah wallayal ilahay ha idin xifdiyo arin wanagsan ayay aheed waxan idinka coodsanaya inaad wakhtiga iyo sida looga faidaysto inad ka hadashan idinko mahadsan
@maaidobeautychennal9819
@maaidobeautychennal9819 6 жыл бұрын
jazaakallaah sheikh omar and abuubakar alle dartii aaan idin jecelahay
@hiboabdilahi1212
@hiboabdilahi1212 5 жыл бұрын
Mnsha Allaah Allah hydixifdiyo mahadsanidiin wllaahi idinjeclahy
@ubaxadan9507
@ubaxadan9507 6 жыл бұрын
Thanks ibraahim xaafid insha allaah waan badinyaa allaha ha inaga aqbalo
@ayaanaliguureeyeguureeye474
@ayaanaliguureeyeguureeye474 4 жыл бұрын
Thnks wllhy qaaali ah abuubaker iyo omar allah hyna xfdo ❤❤
@hooyofitness3752
@hooyofitness3752 6 жыл бұрын
سبحان الله الحي الدي لا يموت.
@samiirocabdulaahi9994
@samiirocabdulaahi9994 4 жыл бұрын
mashallaah shukan wll
@fadumomahamed7134
@fadumomahamed7134 6 жыл бұрын
Mash allah jazklahu khayr wilshan jecela alle daar tiis ayn iidin jecelahy
@amaalnoolashawaahooyo94
@amaalnoolashawaahooyo94 6 жыл бұрын
Masha allh waanka faa iideysatay wana jacelaaday nasiixadan
@baariyowaanjecalahaymxmadc3485
@baariyowaanjecalahaymxmadc3485 6 жыл бұрын
Maasha allah salaamulaah calykum illahay ha inixifdiyo inika iyo inta khayrka jecl oodhan Wallhi farxad odhan illahay ha inisiiyo
@fadumonuur8235
@fadumonuur8235 5 жыл бұрын
asc mashalaah tabarakalaah alaha idin xifdiyo waa idin duceynayaa ishalaah horey usocda nosoduceyaa qer alaha idin wadasiiyo
@nishfanah5784
@nishfanah5784 4 жыл бұрын
All sabr cilajuu kulu shaaay....shukran Umarow... AsaduAllahu
@mkhalhamudi3744
@mkhalhamudi3744 6 жыл бұрын
Masha Allah wlo Qaali ah baad tihiin ilaahy haydin daayo aamiin aamiin aamiin
@naimaomar2664
@naimaomar2664 6 жыл бұрын
MashaAllah jazakumulahu khayra jaza ikhwani Allah ha idin xifdiyo wallah isma dilo ila qof imanka.laga qaaday ee Allow nugu sug imanka
@zukhrufbintjamac4493
@zukhrufbintjamac4493 4 жыл бұрын
Manshallh walayal Allah haidin barakeyo
@umulkheiribrahim4021
@umulkheiribrahim4021 6 жыл бұрын
Masha allah ilahay hani xifdiyo
@user-hu4jg2wm3d
@user-hu4jg2wm3d 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبالرحمن عمر الفاروق بارك في الدنيا والآخرة
@rayaandagan4940
@rayaandagan4940 6 жыл бұрын
إن الله مع الصابرين
@hudanaxmedcali7039
@hudanaxmedcali7039 4 жыл бұрын
masha allh
@abdihafiidabdiraxmaan1699
@abdihafiidabdiraxmaan1699 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله شيخ أبوبكر وماشاء الله تبارك الله شيخ عمر فاروق جزاك الله خير
@zaachannel1929
@zaachannel1929 6 жыл бұрын
Masha Allah. Keep inspiring Brothers. Jazaaka-Allah Kheir
@user-rt5zr9cp2t
@user-rt5zr9cp2t 6 ай бұрын
Asc wal iwaran sethay wal qali
@fadumocadeyse3650
@fadumocadeyse3650 4 жыл бұрын
Mashaa allah tabarakallah allaha idin xifdiyo dhamantin
@marizamalika3905
@marizamalika3905 6 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا ونفعنا الله موعطكم
@ramlamohamed5852
@ramlamohamed5852 6 жыл бұрын
mashallah but I need to follow you to ask a few questions sheikh if you don't mind
@moon77
@moon77 4 жыл бұрын
Mshllh wllalayal illahay ha idin dhowro waa run qadarta alle aamin oo dhib walba u samir
@alihussein1432
@alihussein1432 4 жыл бұрын
Masha alha walal wadnure ale hakudhowro maqurudi halaha jir ejog inte jogis jirto walal
@naim.amaxamed2275
@naim.amaxamed2275 6 жыл бұрын
maasha allah wcs walaalayaal jasaakumu laah kheyr Waa kumahadsantihiin kheyrka aanoo soogudbiseen
@yasminsead5971
@yasminsead5971 5 жыл бұрын
Masha allha wll wn rabaa inaad iducysaan wn sawabto ah waxan ahy gabar yar dintan maga ranayi waxan inaan Barto haduw illha yiraahdo adunkan ducada igu kalmeya wllhega aan jeclhy illha ha idin barakeyo insha allha
@hawoadan2780
@hawoadan2780 6 жыл бұрын
mansha allah jazakumullah qer abubakar iyo cumar
@xafsoloveasd4770
@xafsoloveasd4770 6 жыл бұрын
Masha Allah like Amiin.Amiin.amiin Subxan Allah 😰😨😨😧😧😧😧😧
@xamdimanshaallaahxamdi5686
@xamdimanshaallaahxamdi5686 4 жыл бұрын
Asc mashalah shiikh abubakar maxamed alaha Ku xifdiyo
@laralovelypinky479
@laralovelypinky479 4 жыл бұрын
Iso duceya walalahay qaligah ah waan xanunsanahay inu ilahay iga kor qado dhamantin ilahay ha idin naxaristo
@abdiazizahmed4873
@abdiazizahmed4873 3 жыл бұрын
Maasha Allah wll noo badi wacyigilinta ummadda
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 жыл бұрын
masha allah Wllhey Alle haa idiin xifdiyo Wllkey Sheekh Abuubakar Mohammed 💞
@sowdaothman4607
@sowdaothman4607 6 жыл бұрын
Abubakar iyo omar walaalyal aad iyo aad ayaan idin jeclahay ilaahay dardiis
@rumaanmclim8781
@rumaanmclim8781 5 жыл бұрын
Masha Allah Amiin Amiin ad bad umahadsantahiin Daddaan jclhay allow idin xifdi adun iyo aqiro more love 💖💖💖❤💝💝
@somalimuslimchannel5356
@somalimuslimchannel5356 4 жыл бұрын
qofkiii walwal dareemaya alle ha unoqdo haana badsado dikiraga alle siiba laaa xowla wala quwata illa billah iyo saliga nabiga scw walwalka waxa keena ka tagida digriga alle iyo salada
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 жыл бұрын
Maasha Allaaah walaalaha Allaah idin xafido
@queenasma2693
@queenasma2693 5 жыл бұрын
جزاك الله خير اخوتي ان الله مع الصبرين ♥️
@nimcoeid9369
@nimcoeid9369 4 жыл бұрын
Manzh allhi wlhi adaa ayaan ku farxaye illhaye ayaa mahad laye marka labdan adaaaa ayaa uu mahad zanitin cumar iyo abukar illhaye dartin ayaan idan jecelaye wlhi
@jamiiloabdule8236
@jamiiloabdule8236 Жыл бұрын
Masha allaah tabaraka ok habebe geerida walaal loomadegdego istakhfaarta badiya allaha inxafido ok ❤❤❤
@simplyruqaiyahmuhammad4040
@simplyruqaiyahmuhammad4040 5 жыл бұрын
Alxamdulillah calaa nicmati Islam wa jazakumullahu kheyran axbaby fellah
@arayejr1210
@arayejr1210 6 жыл бұрын
dambigina ale adhaafo aaamiiin
@simranhaji257
@simranhaji257 6 жыл бұрын
Masha alaaah
@sacdiyocraxiinsacdiyosiman1454
@sacdiyocraxiinsacdiyosiman1454 5 жыл бұрын
Masha allah wllkey alle hanii xafido
@doctoryasmin2344
@doctoryasmin2344 6 жыл бұрын
nolo Ilahay aqoon runtii wa cariri u labor rabikaga Asigaa kugu fican fahma Adoonkisa so qof walbo ogow Allah is with u
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 жыл бұрын
Masha Allaah Shehk Abubakar
@faadumofaadumo5889
@faadumofaadumo5889 5 жыл бұрын
Kher ILaahay xaniisiyo
@user-zm3mr8ig1q
@user-zm3mr8ig1q 4 жыл бұрын
ماشاء الله ربي يحميكم يارب
@sadcamaxamuud7020
@sadcamaxamuud7020 5 жыл бұрын
subxanllaahi ilahay haydin barkeeyo sida u wanisiid wllhin ilahay xaq ha tuso insha allah
@zagalziciid7683
@zagalziciid7683 4 жыл бұрын
Masha allah alle ha idiin xifitiyo akhiro iyo adukaba
@lozinapealoziinapea5038
@lozinapealoziinapea5038 4 жыл бұрын
Shiq abubakar wan idin jcllhy alle ha idin xafido
@nadanasir253
@nadanasir253 5 жыл бұрын
Asc allahumaaqfirlii toow batan naduuxa qablal mowt inshaallah aallah haku xifdiyo inshaallah
@aminobashirdahir4988
@aminobashirdahir4988 5 жыл бұрын
Masha allah walalahay allah idin xafido alle dartiisan idiin jeclahy
@cayshoaadan5197
@cayshoaadan5197 6 жыл бұрын
masha alh ilhy hayna xif diyo rabi dartinini jeclahy 💖💕💝 wxn jec lan lh in lg hadlo mawduc ah ale kcbsig
@adoontiialaay4371
@adoontiialaay4371 6 жыл бұрын
Masha allah wllo qaali alle dartii niijeclahy alle haniixafido
@ikraamahmed7552
@ikraamahmed7552 6 жыл бұрын
mashaalllh tabarakallh alaaaha idin barakeyo akhiraa iyo aduba alaah idunku bisharayo janatul firdowsa al aclaaaaaaaaa ayaaa rabiii calamin
@ikraamahmed7552
@ikraamahmed7552 6 жыл бұрын
wallha qaliga ah ad bad umahad santihin
@maryanhassan8356
@maryanhassan8356 6 жыл бұрын
‏ما شاء الله الله يحفظكم يا إخواتي جزاك الله خير
@xaawosiciid4337
@xaawosiciid4337 4 жыл бұрын
Mnsha allaah ilahay ha idin xafido amiiin
@fathiali7707
@fathiali7707 5 жыл бұрын
Mashalh jizkalhu qeyran angan Alha nagu anfaco aamin
@ikraandaahir3117
@ikraandaahir3117 5 жыл бұрын
Jazakalah khayr sheekh
@suusuucdey374
@suusuucdey374 4 жыл бұрын
Masha allah anag iyo idinkaba allah na dhowra diintana allahnafahamsiyo
@nahyancooking442
@nahyancooking442 4 жыл бұрын
جزكله خير
@abdiazizahmed4873
@abdiazizahmed4873 3 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@foziyashaafi8107
@foziyashaafi8107 6 жыл бұрын
Mashallah sheikh alaha hàanixafido sheikh
@khadermaxamed9438
@khadermaxamed9438 5 жыл бұрын
Isoo duceeya wllo inuu alle iga dhigo qof alle ku xidhan
@user-hu4jg2wm3d
@user-hu4jg2wm3d 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا وجزاء
Daawada Murugada - Barnaamijka Wadada Jannada- ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
11:42
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Jeceelka nabiga - wadada Jannada - ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
16:05
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 6 М.
Daawada Murugada - Barnamijka Wadada Jannada - ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
9:43
Buugga Hooyo Macaan Abubakar Mohammed & Omar Mohammed
1:35
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 7 М.
Laa saaxiib Qur'aanka - Barnaamijka wadada Jannada┇Abubakar & Omar
7:35
Live Sh Abubakar Xoosh
35:29
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 103 М.
Macaanka Salaadda - Branaamijka wadada Jannada ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
15:18
Nabiga ayaa tusaale kuu ah - Wadada Jannada ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
13:30
Live : Maalmo kooban : Abubakar Mohammed
50:54
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 12 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН