Maashaa allaah allaah ha noo barakeeyo ganacsiga waxaan ilaahay ka rajaynaynaa inuu soomaalida ka dhigo meelkasta kuwa is jecel sharaf badan oo dadka ugu fiican dhinac kastaba. From Mogadishu soomaaliya
@AbdirisakGaashaan7 ай бұрын
Aamiiin Allow jaceylkii Soomaalinimo noosoo celi
@dadaalintaaadcaafimaadqabt220514 күн бұрын
Amiin
@abdirisakosman41737 ай бұрын
This guy deserves more subscribers! Ain’t fair wlh.
@halimamsamatar14 күн бұрын
Allaha idiin barakeeyo ganacsigiina wax idinka fidneeyana Allaha idinka qabto Allahuma aamiin
@aslifarah13807 ай бұрын
Mashallaah اللهم بارك. احلي المطعم في اكتن
@AbdulAli-ku9he7 ай бұрын
❤❤❤❤
@hasnanoordeman58287 ай бұрын
Mashallah ❤runahanti wa wax lgu faano in maqayadah somalida caan aduka ka naqdan wax rajena iney sameyan cutoyinka daqanka Somalia 🇸🇴 sida sor iyo cajero iyo cabulo mufo dalac bilesh suqar busteki kalakal sabayad iyo qaar kalobadan basto iyo baris somali um baxan lakin wa somaliyeynay
@DHEEG17 ай бұрын
Saciid muuqaaladaada wakhtigoodii in ay ka soo hor mareen baad moodaa oo aysan soomalida tayadooda wali fahamsanayn. Hore u soco wll
@SaidFadhaye_7 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@Abdinasirsiciid7 ай бұрын
Daacadii yarkaan muuqaaladiisa waa sida Hollywood, siiba color grading ka, muuqaal sameeye lee fahmi karo,
@duuudeeey19 күн бұрын
@@Abdinasirsiciideven some Hollywood productions cannot execute these kinda eye candy HDR visuals and ambient vibe unless they spend millions of budget. Sincerely exquisite job
@amishacabdi68464 күн бұрын
London xagebey kaga taala huno
@socdaal7 ай бұрын
Masha Allah ilaahay ha i barakeeyo ganacsigiisa waxaan fikir ka dhiiban lahaa magaca sida uu u qoran yabay Sabeeb ama Zabeeb ka dhigo taas u sahleyso ajaanibta in ay akhriyaan.
@CxakiinAdoonkiialle20 күн бұрын
I Suport this Chanel we love somalia
@munahussein96877 ай бұрын
Masha Allah somali guul iyo gobanimo melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉
@abshirquraab11177 ай бұрын
Maanshaa Allah sida ay cuna ugu qanceen ugu qanciya xaqa iyo diinteena macaan furqaan ee islaamka
@ashaahmed5627 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@AbdulrezakSayid-hh1br7 ай бұрын
Asalamu aleykum anigu waxan ahay nin Somali ah o Holland ka yimid. Somalida UK ka furtey maqayada waxan kula talin lahaa sidan 1 in cuntada Hal saxni ku so wada shubin ee si nidamsan. Ansalatada saxni Gaar Ah lagu rido. Lakin halmar wax walba Hal saxni ku shub. 2.somali Musqulaha waa iney xoog saran nadafada. Ha fiirsadan sida Musqulaha Maqayada Turkidu u nadiif yihiin odan u Iman Musqul xar dhexyaal 3.in somalida Qaylada yareeyan iyada oo la moodo iney is dagalayan
@sahrohaashimaxamed988120 күн бұрын
Maqaayada haan oo kale waalaga taxa daraa
@haweyorashid94196 ай бұрын
ManshAllh iilah haa,uubarakeyo
@AbdikadirOsman2417 ай бұрын
MashaAllah, horey u socda SABIIB.
@FartunYusuf-ll8tg2 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 👏👏❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yassinadan14557 ай бұрын
Mansha allh keep going somali food
@hannnahdek7 ай бұрын
Mash ALLAH co congratulations for your beautiful restaurant . From Djibouti 🇩🇯
@IkramMaxamud7 ай бұрын
Walaalasena😊❤❤
@mustafehassan7857 ай бұрын
Waa arin guuleh soomalidu meel walba oo ay jogaan waa dad fahma
@halimamsamatar14 күн бұрын
Allahuma baarik
@OceanRehab7 ай бұрын
Maasha Allah. Soomaalida Allah ha xifdiyo
@rocky40664 ай бұрын
maasha allaah tabaaraka allaah
@saraataqal37677 ай бұрын
in the beginning of the Vidoes, come over too sponsors i usually skip it but in this vidoes i watch it to end because, this kind of Vidoes with high quality digital camera deserve to support in what you can Masha Allah brother really this awesome work , and makes me proud. 💙 keep filming to us the life style of Somalian society in London
@falisahmed36817 ай бұрын
Masha Allah keep going forward. I haven't been there yet but if I come to London I will definitely visit insha'Allah
@nimoyusuf92027 ай бұрын
Somali food is the best food in the world ❤
@ismahanhassan7 ай бұрын
Allah ya Bariik, ur business MashaAllah. Proud if u walalayan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoSMursal7 ай бұрын
Mashaallah mashaallah tabarakallahu.Allah ha kubarakeyeyo .somali hamidhodho 🙏🏽🙏🏽🙏🏽😬
Shisheeye waa Soomaali aan xigto ahayn, ajnabi waa ruux aan muslim ahayn 😂 Afka ha naga faqiirinin. Afafka erayada way kala qaataan, kalimaddii dadku wada garanayaan waa Soomaali. Baro arrintaa Burunti, diyaar iyo ready saddexduba waa Soomaali meel kale ka yimid
@BALBALAAWI2023-yp9rm7 ай бұрын
DREAM COME TRUE INSHA ALLAH 100k
@AbdiasisAbdi-d5m7 ай бұрын
Masha Allah, Markasta iskudaya kuna dadaala in aad dadnimadiina iyo dhaqankiina kor uqaadan dadkakalana waa idin jeclaynayaan. Insha Allaah
@aminaahmed59037 ай бұрын
Cuntada soomaalidu waa fireyish ah oo markas dabka laga soo qaday wadamadan waxay cunan cunto baraf laga soo bixiyey oo markas laso kululeyey waa kas arinta aan kaga sii fiicanahay. Alxamdulillahi Rabbil caalamiin. 🇸🇴❤️🤲
@farhiyaabdulle35937 ай бұрын
Mashallah illah business somali meel kasta ay joogto waxaa ugu horeeya oo laga rabaa nadaafada especially meesha ay wax ku karinayaan iyo meelah ay cuntada ceerinka ay dhiganayaan I now somali food it’s good laakin first clean Mashallah illah ha u bara keeyo walaalken
@xiiranechanel98567 ай бұрын
Wow vudeogu qurux badana masha allah
@aminahussein118 күн бұрын
Waaw Cuntada Somalida ❤👍🇸🇴
@free_the_0ppressed7 ай бұрын
Cant believe your in london too omg this is such a good insight of how far we can go as a shacab loved your artistic content of beautiful places somalia that i never imagined honestly in a unique beautiful way.Amazing content walaal love your style mashaallah very talented supporting you ALWAYS Ps please be careful of music insha'Allah removing it for the sake of Allah will replace with better will put baraka in your work using somali songs or drums with just voice and no music would be better alternative may Allah reward you ✨☺️
@AM-uo6yn7 ай бұрын
What is wrong with a nice relaxing music?
@jgorgor86047 ай бұрын
Liiban alaah ha barakeeyo, Somali food waa the best laakin brands ayaa ina ka maqan we have inan samayno food brands.
@nyg11627 ай бұрын
Masha Allah 😍❤️👍🏽
@QansaxChannel6 ай бұрын
Plse music Background ka iisheega sideee u helaaa iga caawiya ama magaciisa
@flimbychuckz69477 ай бұрын
Masha Allah sabiib harrow baa u mahan ku soo dhawada xafada harrow soo dhaqsada cunto hidi baan ku daalay
@ibrahimsomali29822 ай бұрын
sabab ta ugu weeyn waxaan is leeyahy waxa weeyey in dadkii ajinabiga ahaa ay fahmeen somalida tusaale meel walbo oo ay somaali joogto way fallow garaynayaan qofkii magacooda soo qaado waayo waaa dad jecel in magacooda la weyneeyo qof ki ka hadlana kumanaan ilaa boqolaal yaa fallow gareeysa halka qofka caaya ama wax ka sheega ay ku goobtaan khadkana ka saaraan.
Realy the way you are shooting videos is Cinematic. I never see before other somali youtubers big fan.
@SaidFadhaye_7 ай бұрын
Thank you!
@amiir43able7 ай бұрын
Top quality video, good job brother
@rowdoahmed44867 ай бұрын
Masha Allah
@mohamudhilowle86507 ай бұрын
Allahumma Baarik. Excellent design and good food 🍲, please always keep deep cleaning 🧽
@samewadasamewada15 күн бұрын
Waa imisa nafrka bariis iyo
@abdallahmohamed36767 ай бұрын
M.n alle habarakeeyo ganacsiga somalida
@Fifiyale7 ай бұрын
Clean and healthy
@abshirmohamed35277 ай бұрын
Masha allah nice try kahf as well near east London mosque
@yahyacreatives7 ай бұрын
great content💯
@SaidFadhaye_7 ай бұрын
Thank you!
@abdikarimtiifow44057 ай бұрын
Mashallah
@imahmud7 ай бұрын
very nice, masha Allah. May Allah bless you and your business. this place is not far from where i live. I will visit some day insha Allah.
@observermanj89047 ай бұрын
Really good interview mashallah!!!
@sm.51917 ай бұрын
❤Masha❤Allaah❤🇸🇴♥️🙌🏽💯Allaaha❤Idiin❤Siyaadiyo❤
@faarahbuusari557Ай бұрын
war ninkan camera noocee ah ayuu adeegsaday siduu uduubay waa Hollywood style waligey ma arag muuqal qof soomali ah duubay oo sidaan utaya sareeyo wow M.A bro horay usoco
@SaidFadhaye_Ай бұрын
@@faarahbuusari557 thanks bro!
@fardowsobashiir19697 ай бұрын
Masha allh keep going bro❤❤❤❤❤
@Gmaaad7 ай бұрын
Mansha allah waa inaa aduunka barno cuntadeena
@mahamudh69837 ай бұрын
Dhawaan ayaan so booqan doona insha allaaah
@IbraahimJaarane7 ай бұрын
Banana and rice
@issaal-hashemi45817 ай бұрын
Very good, just needs better presentation. Instead of putting every thing in one plate, put it in different dishes or plates. Create a better look, better heigine, well trained and well dressed workers, etc.
@ahmedosman88277 ай бұрын
ماشاءالله أين العنوان أخي الكريم Address please thank you ❤❤❤ اللهم أحفظ الصومال من شر أخوكم من إرتيريا
@ahmedabdulli7 ай бұрын
اخي. اكتب علي Google SABIIB Somali Restaurant. العنوان واضح هناك.
@xaalimofarah35516 ай бұрын
Somalia One one country
@NUURIYE.7 ай бұрын
Said fadhaye is tough guy hes vedios is excellent
@SaidFadhaye_7 ай бұрын
Thank you!
@SomaliDNAPeaceProject7 ай бұрын
Masha Allah ❤️✨🇸🇴
@mostafaqoob22177 ай бұрын
HORUMARKA SOMALI WAAN KU FARXAA FROM HARGEISA MAHADSANID
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si7 ай бұрын
Mncha allah Viv Somali Food iyo famouse Saanbuusa
@hanadabdishakuur56276 ай бұрын
Somali food to the world 💪
@Izmail6577 ай бұрын
Walalkeyow inan kula soo xiriro ayan rabaa arimo ayan ku wedin raby🙏
@libanpoland7 күн бұрын
very good camera ?!
@SuperYuyuu7 ай бұрын
Sabiib is one of the somali city
@fatumaahmed45667 ай бұрын
M.a cuntada somalida waa nadif waa xalal laga baqimaayo qaansiir iyo mass iyo xasharad
@Tea4ever-o8h7 күн бұрын
Of course our food are very delicious 🫖
@abdirahmanibrahim44437 ай бұрын
The best KZbin content ❤
@khadijasaleh95077 ай бұрын
May Allah continue to bless you guys ❤ with prosperity and success 😂!
@xirsixassan38117 ай бұрын
Keep going wllo
@justwatching41597 ай бұрын
Dhadhanka bariiska soomaalida majiro bariis ka macaan ooy qowmiayadaha kale sameeyaan malawaxana Waa mcn yahy
The only thing that can unite all Somali people might be the food.❤
@axmedcabdimaxamud42147 ай бұрын
Asc wll ma igu caawin kartaan ciwaanka mulkiilaha makhaxida waxaan u hayaa wadan looga bahan yhy makhaaxi cunto soomali
@samso8657 ай бұрын
Vive Somali
@halimayusuf14777 ай бұрын
Maashaa alaah
@Rikaash-pf5mm7 ай бұрын
Somali food is the best food in the world,
@abdiomar227 ай бұрын
The Quality 🔥
@shiinebeatsofficial15977 ай бұрын
Waxa Cuntada Somalida ka dhigay Caanka waa Mooska Raashinka oo dhan lagu cunayo Somalidu nooc kasta cuntada mooska way ku cunaan sidaas darteed waxaa la rabaa in beeraha Mooska la dhiiri geliyo oo wadanka oo dhan lagu beero ganacsatada waxsoo saarka beeraha maalgashadaan wadankan waa barwaaqo.
@hasandhacarbe20097 ай бұрын
I like it
@alisharif19977 ай бұрын
Allahumaziid🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫
@abduqadirabdi43337 ай бұрын
20 jeer an ka cuney kama dalo mar walbo london tago ramadan kii dhan saf aan ugali jiray in boos bananado wansalama sabiib qasan Shuceyb iyo maryan iyo ikran iyo gabadha cake ga timir subuso macan waye magacedane foos aa ladhaga dhaman salan sare sabiib❤
ASC LIIBAN WLLE MAASHA ALLAAH XUMUS IYO OODKAC WAA QALAD XUMUS IYO FUULMUDAMAS AYAA SAX AH OODKAC IYO CANJEERO AYAA DHAQAN AH ISKUNA MACAAN BAL XUMUSKA HA SAARIN OODKACA PLZZ UK MA DAGANI LKN MARKAAN IMAADO WAAN IDIN SOO BOOQAN DOONAA INSHA ALLAAH HADAAN DAGANAAN LAHAA CUNTADAAS DHAN ANIGAA KARIN LAHAA WAXAAN AHAY KARIYE SARE IYO SHARAXAADBA SOMALIDU BADANKED WAA XAASID TURKI ITOBIYAN WASAQ BADAN IYO MAQAAYADAHA AJAANIBTA AYEY DADKA GEEYAAN DHOWR MAR BAAN LA KULMAY ARINTAAS WIXII CALAF AH AYAA LA CUNAA EE SABIIB ALLAHA KUU BARAKEYO ISHA NACABKANA ALLAHA KAA QABTO SHUKRAN BOWE FR YURUB
@ahmadyusuf33607 ай бұрын
Somalida meyl walbo tagan wa dadka gancsi ka sameyo kana saamen badn dadka kale lkn qabyad aya fa cod ka rebty hadii somali qabyld ka jiri lahen the best country best people ayn ahn lahen😢😂😊