Loolankii ibnu Taymiyyah vs Al-Raazi

  Рет қаралды 3,503

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@LoFi-qarshe
@LoFi-qarshe 2 ай бұрын
Thanks pro
@Abdirahmaan1
@Abdirahmaan1 2 ай бұрын
Kan kle soo dawanaa ustaad horay u soco🎉
@AbdirahmanAbdisamed-fe7ph
@AbdirahmanAbdisamed-fe7ph 2 ай бұрын
Well Kanaalka ka shaqaysii ustaad
@SLat656
@SLat656 2 ай бұрын
Aad bad umahadsantahay tliye. Kitaabka uu ibnu taymiyah oga hadlayo fidrada ee ad ogasoyara hadashay vidioga ballankii bini,adamka, inooso diyaari, muxaadaro loga hadlayo fidrada xita wan waayay. Mahadsanid
@jawaahiri
@jawaahiri 2 ай бұрын
@@SLat656 muuqaalkeena xigaa kitaabkaas ayuu kusaabsan yahay
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 2 ай бұрын
Masha alaha❤❤❤
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 2 ай бұрын
Wllo.magaci channel ka wad badashay wan yabay markan arkay masha allah Wllo channelkaga wxn ka faa,iday waxbadan runti alle cilmiga haku siyadiyo haku barakeeyo
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 2 ай бұрын
Wll khadar khulafada ayaan kaa sugaynaa pls soo gali qeybaha kale
@Sooyalka
@Sooyalka 2 ай бұрын
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka" Nagala soco dhankan: thanks
@hibocadar5342
@hibocadar5342 2 ай бұрын
Yeeeeey 🎉 Jazakallhu khayran wllo. Howsha markn uso dhameysto ban dawanaya
@saajingelle4713
@saajingelle4713 2 ай бұрын
Zxp muqalada so badi
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 2 ай бұрын
Allaha kaa jazaa I siiyo sxp
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 2 ай бұрын
Zhp meeyay videogii 16ka shakhsiyadood waan waayay wll linki
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 2 ай бұрын
Hadu nabiga ka ansaxo xadithka axaad ha ahaado ama mutawaatir alle iyo rasukisa kalama qaadin قال الله تعالى وما كان لمؤمن ولا مؤمنة إذا قضى الله ورسوله أمرا أن يكون لهم الخيرة من أمرهم ومن يعص الله ورسوله فقد ضل ضلا مبينا Rasuka hadalkisa haduba ansaxo dooq malihid hadaa muamin aatahy qofki kaleexdaa jidkaana wa qof baadiyoobay Aaxaad caqiido loma dalishado muctazilo aya keenty Wana koox baadi ah
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
saaxiib ma turjuntay kitaabka muqadimtu ibnu khalduun,?
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Waa runtisa qabur aaxad looma dalishdo aqiido
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 2 ай бұрын
Hadu nabiga ka ansaxo xadithka maxaa ku diidaysaa axaad ha ahaado ama mutawaatir alle kalama qaadin قال الله تعالى وما كان لمؤمن ولا مؤمنة إذا قضى الله ورسوله أمرا أن يكون لهم الخيرة من أمرهم ومن يعص الله ورسوله فقد ضل ضلا مبينا Rasuka hadalkisa haduba ansaxo dooq malihid hadaa muamin aatahy qofki kaleexdaa jidkaana wa qof baadiyoobay Aaxaad caqiido loma dalishado muctazilo aya keenty Wana koox baadi ah
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
@ahmedisa9608 qaburul aaxad looma dalishato aqido xitaa ibnutey ayaa qab sababto too ah hal qof Laguna galsoonan Karo walaad ayaa gadhici Kara sida culimada sheegen xitaa ibnuteymiya ayaa qab qabur aaxad inloo dalishan karin hadana munaafaqnimadisa waxaa argeysaa askoo kudhisaya aqido kkk
@CABDIQANI1
@CABDIQANI1 2 ай бұрын
Talow (وهو القاهر فوق عبادة) xaggee ka martay
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Quranka hadaa aqrida askaaba gugu dhiiragalinay inaad aqlika laraaco
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Wahaabi wax uu soo guuriyo walikaa harumeysan
@adammohamet9817
@adammohamet9817 2 ай бұрын
Ma khadaraa hadana 😅 suufiyow waad sixran thin wax idin maro lawa
@sakeriyaabdulkadiraded137
@sakeriyaabdulkadiraded137 2 ай бұрын
waxaa wax aad loola yaabo ah qf caalim ah oo diinta bartay hadana Rabbiga abuuray aan aqoon u laheyn fahamka oo ka qaldamay darteed ilahay danbigooda ha dhaafo kuwa mas,alooyinkaas ku qaldamay
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Mujasimada iyo ashaacirada yaa gu qaldamay 😂 oo ubaahna ineey ilaahey ulaabtan😂
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Күн бұрын
Jeebkaaga waaye taas waxaad cadeysan jahliga kaa haysta su’aalaha waaweyn ee jiritaanka ma ogid inay yihiin mucaqad complicated ah! ilaahey jiritaankiisa iyo sifaadkiisa ma waxaad u maleysaa sida qorraxda jirtaankeeda la isugu qilaafsaneen diin kasta ayuu ka jiraa khilaafka la xiriira tilmaamaha ilaahey adiga ayaa ah qof aan la socon mowduucyadaas teeda kale waxaad tahay qof iska basiid ah oo sida cajalad wax lagu duubay ah oo wixii lagu duubay iska sheegaya haddii diinta karishtaanka lagugu barbaarin lahaa Jesus Christ ayaad xaqiiq ahaan u aaminsanaan laheyd iyo inuu badbaadiyahaagu yahay. Aniga waxaan ahay Diin laawe ilaah laawe ah ilaah wuu jiri karaa lkn Aniga garan maayo mana caddeyn karo dadka aaminsan cadeyn Uma haysan jiritaankiisa waa uun aaminaad uun aaminaadna ma ahan wax xaqiiq ku dhisan ilaahyada hinduuga ayaad aamini kartaa taasna maka dhigna inay jiraan ilaahyadaas
@AbdisalanJeelle
@AbdisalanJeelle 2 ай бұрын
Videga an sugi la nahay waa somalia iyo sida ay diinta kusoo Gartay. Sida aad hore nooga ballan qaaday ..mahadsanid
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 ай бұрын
Janada iyo narta oo makhluuqa jihana jira mana dhamaanayaan
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 ай бұрын
Udaaya aayadaha sida alle u sheegya
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Waayay gu dhulka kahadlaayan udaa siduu ilaahey uyiri
@suhaybnabaad9745
@suhaybnabaad9745 2 ай бұрын
جويني الذي ذكرته هل هو إمام الحرمين ام ابوه لان أبوه يقال أيضا جويني
@maanchannel1
@maanchannel1 2 ай бұрын
الضدان لا يجتمعان ولا يرتفعان
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Asiku hada mawaxaad aamin santahy inuu jir yahay shekha wuxuu radinaya qolyo ilaahey jismi unesbeeyay
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Qolyahayn mujasima waxeey guleeyihin halaa daaya aayada sida ilaahey uyiri ilaahey carshiguuu kasareeya iyo samaduu wahaabiyada ayaguna waxaa lagarabaa inaad sugtaan sida guwii hore aad usugteen ilaahey inuu yari nabi muse markuu dhuurasin gulahadlay anika ilaaheyban ahay inaad sugtaa hadii labaqol eey sacoto ilaahey waa midkii sadaxey hadeey sadex qof sacotana in ilaahey yahay midkii afareeya
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 2 ай бұрын
Tafsiirka culimada salafka kulaabo walal sida tafsiirka imam dabari
@adammohamet9817
@adammohamet9817 2 ай бұрын
Haa waa uu la jiraa, waliba alle oo carshigiisa ka sareeyo, tusaale:dayaxa isago samada ku yaalo hadana uula jogaa iftiin kisa cid walba, bal ka wrn makhluuqaas khaliga abuurey, Oo ma awooda miya isagoo carshigisa ka sareeyo in uu makhluuqisa uula jiro ☝️
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
@@adammohamet9817 Anika waan gu dhihi Karaa askoo dhulka jooka ayuu awaada wixii carshika kadhacay waa uu okyahay Anika gusoo dalishanayo aayada laka fahmaayo inuu dhulka jooka sida nabi muse markuu gula hadlaayan dhuura sinaa oo uu lahaa inii analahaa iyo ayadah kale sida laba qof hadeey meel socto ilaahey waa gii sadexeeya iyo xadithka qofka markuu tugunaayo waxa uu hortaagan yahay ilaahey hortisa hadii aan tawiilineyni aayadhab daahirgooda oo aad adinka qabtaa macnaha daahirka lakam leexin garo oo ilaahey isku sifeeya EE halagu sifeeya Anika xaqban uleeyahy ayadahan dhulka kahadlaayo macnahoda lama badali Karo oo ilaahey isku sifeeyaye sideeda haloo daayo qofkii macnaha daahirka badalana waa gaal sidaa qabtan anakun sidaasi inaan dhahno soo xaq umalihin
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
@@ahmedisa9608 dhabari adiku kulaaba markuu fasiraayay rabil carshi istawaa markuu fasiraayay culuwan mulkan wasal dhanta
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 2 ай бұрын
@@MaxamadAxmadqaasim suradu dahaa waxa ukuleyahy imamu dabari alle waxa uka kornoqday carshigiisa يقول تعالى ذكره: الرحمن على عرشه ارتفع وعلا سورة طه
@hibocadar5342
@hibocadar5342 2 ай бұрын
21:07 fikirkayga ayan ku darsanaya hadan qaldana haly saxo Hadi sharaceda iyo caqliga is ka hor imadan hadan ka reebno wixi shaki kujiro sida axadiith ta daciifka ahi oon ka hadleno wax 💯 hubno inay xag alle ka yimadeen madidi karno hadaysan isla diinta ina banenenin sida maslaxada oo kle hade sas dhacdana wxay ufuraysa albaab dad badan mana jirto wax aa middle round ka dhigi karno sidii marka hore sharecada ino ehed ilen hada wa caqligoda middle round ka. Midasna bahida wax yiga ayay mesha ka saresa bahida caqligana way kordhesa waxna noqonena ka aadami ahaan nole alle udhameystire wixi uu ubahna dhan mananihin maqamkas oo dhan mida labadna wa run qof an waligis waxyi ama shareco maqal ino hadane og yahy in alle jiro lkn taasi ka ma dhigno in in caqliga iyo waxyiga caqliga laga hor mar sinayo oo qofkas hadu nabi Muhammad lo shego madidi karo oma dhahayo caqligan hesta ka fcn mafahmin wuxu tas ugu so daray. allahu aclam dhaman culumadenana alle ha unaxaristo siday uskugu dayayeen inay wax ino daideyanna alle haka abal mariyo midkey halelen iyo midki klebo 🤍
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Dhulka waa sida gubad oo kale meel walban sama ayaa kaxigta
@Hinraaz777
@Hinraaz777 2 ай бұрын
Ani waa wareeree ..culumada qaar waxeey qabaan dalqadaha furiinka sadaxda iyo labada in ay israaci karaan halmar , qaarkalana waxeey qabaan in aysan israaci karin balse lagasoo qaadayo oo kaliyaa hal dalqo ( ok yaan raacaa marka) mad'habta waa kuwareeray shiikh walba.
@IslaaxMedia
@IslaaxMedia 2 ай бұрын
Horta waad KU wareerey hadii AAD madhab ka fikirto adigoon cilmi laheyn madhabka waa waxa ugu dambeyso e Laga hadlo mideeda kale madhabki ad qaadatid dambi Kuma lihid wajib kaagana waa inad culimada weydiisa kadibna ad KU dhaqantaa ma jirto wax la dhaho shiikhan ba saxan OO kuwa kale hada qato wa qaldantahay ee adigu wajibka KU saran waa (fas aluu ahla dikri inkuntum laa taclamuun) "weydiiyay dadka cilmiga leh hadii aadan aqooñ"
@somaliman8162
@somaliman8162 2 ай бұрын
Ibn taymiyah raxmatullah calyhi waa nin diinta uso qidmeeyey waa caalim
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Ibnu teymiye wuxuu yari ilaahey carshigu markuu gufaristo carshika dhawaaq iyo jiq jiq culeyska ilaahey ajlikisa kaasba haduu sheeq guu yahay waad halaagsantay😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Faqrudin arassi waaa nibkii bur buriyay mulxidinta kaarmiyada iyo mujasimada bal ibnuteym wax uu naqdiyay ii sheeg wa adinka bun buuninyaaye waxaa meel kadhac ah inaad imaamu raasi aad bar bardhigto
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Ibnuteyme radintisa maxoog badna
@Mahfuudabdi
@Mahfuudabdi 2 ай бұрын
jawaharow adiga WhatsApp ayaan kasoo qaban doonaa zxp فخر الدين الرازي Aabaha maskax shiilka how Ibnu Taymiya waxba lama joogo Inuu ka jawaabo burhaanta al raasi iska daaye Isagii ayaa dhiqo lugaha la galay 😅 Wahabiyo waxan waxba ka fahmi maayane way ku walanayaan aniga iyo inta ashaacirada ah ee maskax shiilka unbaa fahmi kara howlahan
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Kkk immmiki weeyna faqkhrudin araazi ayuu inuu barbardhigo ibnuteymiya 😂😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Xamaabilada mawaxey aamin sanaayen inuu ilaahey jiryahay been badanidaa😂
@abdirahmansheikhali1366
@abdirahmansheikhali1366 2 ай бұрын
al raazi wax bdn ayaan ka simanahay waayo Sifooyinka Allah sida aan u fasirano daahir ahaan way ka mugweynyihiin
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Mujasimada unbaa dalishada aayadaha daahirgooda 😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Hana waxaa layaab leh imaamu raazi ayuu rabaa inuu lasimo ibnuteymi 😂
@waqtitv1
@waqtitv1 2 ай бұрын
Nio waxa moda raazi inadan ucadalad falin sida aad uhadlayso 😅
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Wahaabi ahscari difaaca xagee kasuu aragatya ninka warka uu kasoo aqrinoyo waa nin wahaabiya wuxuu soo guurayay see lagurumeysfa midkale faqkhrudin araazi ayuu rabaa inuu gusoo dhiso mujasimkik weeyna EE ibnuteymie😂😂😂
@waqtitv1
@waqtitv1 2 ай бұрын
😂😂😂​@@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Ninujasah wax uu qoray nuula imaaneys isaa waxaa iska dhige nin dhexdhaad ah😂😂😂😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Adikbaba sheegay ineey aayadahan ineeyihin mutashabih 😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Ibnu teymiya ayaaba qabo inuu ilaahey jir leeyhay😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Faqradin araasi miyaa barbar dhigay ibnuteymi 😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Kkkk ibnu teymiya oo ilaahi jesmi unisbeeyay yarina ilaahey carshikuu gufadhiya ayaa labar bardhigay caalimki weeyna imaamu raasi wax layaab leh ibnu teymi waa ninki yir waxyaaba waxaa jir aan abuurin
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Ibnutegmi meesha waxba guma haayo😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Ibnutey mar wuxuu leeyahay xadithka qabur aaxad looma dalishan karo hadan waxaa arkeysaa inuu hadana gudhisaayo aqidada
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Been badanaa xanaabilo ma ussan radin sheeqe mushabiho ayuu radiyaay bal noo sheeg mehsu guyiri xanaabilo ayaan guradiyay mujasimsa iyo mushibihada ilaahey jesmi iyo suurad unisbeeyay miyaa rabataa inaad xanaabilo nooga dhigoto😂😂😂😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Sidaaba markaad rabtit inaad arin aad kahadleyso waxaa lagaarab inaad soo noqlida dadka hel u ah hada faqrida raasi ayaad kahadle waliba kutabadisa soo maadan qaadan dadkii wax soo baray sooma aadan dalishan waxaa soo qaadata nin musimah war oo ka qoray immu raasi waxaa hada uu kasoo guriyay ninkan sidee lagu aamini karaa inuu faqrudin yiri ileen ninka wax kasoo guuriyo waa nin ee iska soo horjeeden 😂😂
@Abdulahialinour
@Abdulahialinour 2 ай бұрын
Sxb dhanka wahaabiyada u rarantahaye😂 culumadaa u si caqliyaysan ugu jawaabi doonta kulaha😂 War nio ilaahay ka baq intii ay dhihi jireen umba no shegaysa ma sidan baa insaaf iyo cadaalad ah
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 2 ай бұрын
Wax baro wll jooji fikradaha ashacirada
@abdihakimabdulahi1598
@abdihakimabdulahi1598 2 ай бұрын
Xaq iyo baadil isku meel ma galaan, mana la Isla Simi karo ee wax baro wll
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 2 ай бұрын
Asagaa wahaabi ah somahan marka waa qasab in uu dhankaas u janjeersado lkn adiladu waxa ay ku xiigbadantahay dhanka ashacirada
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Wahàabi gogoay waye anagoo noo amaanayan xanaabilada mujasimada ah oo ilaahey jismika ah
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Salafka hagu been abuuran salaf ilaahey uka eey nisbeen waa jiraan xanaabilo sheegat oo muasima ineey unisbeeeyen jiho abuuyacal😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Adeer xanaabilada hagu been abuuran xanaabila qoman iyo xanaabilo mujasiima ahaa ibnu jowsi waxaa uu yiri kitaabkisa dafcu shubuhu tashbihi mujasima xanaabilada aha waxeey gu haleeyen madahbkina xanaabilada ah wasq xitaa hadii lagu meyro biyah bada aan baabeeynin mujsima xanaabilada gujirtay salaf hamuuga dhigin😂😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Imaamu raasi magaaro ibnuteymiyah aat bunbunidan ibnuteya waa nigii yiri xawaadith aan bilaw laheen oo aan ilaahey abuurin waxoo kale wuxuu yiri ilaahey carshik markuu gufaristo carshiga waxaa kayeer dhawaaqa ilaahey cukeysikisa waliba wuxuu ilaaahey haduu dooono ganeco ayuu gargafulya maxuu yahay carshika weyn xanaabilda mujasim waxaa kamid ah abuu yaclaa nin layirahdo oo xanaabilada jumasimd kamit ahaa oo waliba ibnuteymiya aad soo qaato waxaa uu guleeyahay gitaabiska askoo fasiray xadith nasulka wuxuu leeyahay ilaahey waa uu soo dagaa waliba waaba min dhalayara waa uu soo dagaal askoo kaba dahbah wata waxaas qashinka ah ayaa salaf loo nisbeenayaa 😂😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
War wahaabiyda salaf shaqo gumalaha faqrudin raasi wuxuh radinay qolo yar oo muasima oo ilaahey jesmi iñisbeeyey oo xanaabilda katirsan xanaabilado dhan mujasima maahey ee beenta dadka kadaa nin mujasim ah wuxuu soo qoray ayaad rabtaa imaam raasi inaad gucaydo ibnuteyna aad gu amaanto😂😂😂
تلاوة رهيبة تخطف الانفاس سورة مريم و سورة طه
3:38:50
شريف مصطفى Sherif Mostafa
Рет қаралды 457 М.
تلاوة رهيبة تخطف الانفاس سورة مريم و سورة طه
3:38:50
شريف مصطفى Sherif Mostafa
Рет қаралды 425 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
The Jews gathering in Palestine is a Sign of the Hour! | Shaykh Salih Al-Fawzan
8:22
Abu Ubayda Bin Rashid Al-Pakistani
Рет қаралды 28
9 - قصة نبي الله يوسف عليه السلام - عثمان الخميس
3:16:50
Dr. Othman Alkamees - الشيخ الدكتور عثمان الخميس
Рет қаралды 262 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:03
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
تلاوة رهيبة تخطف الانفاس سورة مريم و سورة طه
3:38:50
شريف مصطفى Sherif Mostafa
Рет қаралды 306 М.
SIIRO 87 | Dilkii Ree Banu Qurayda maxaa looga qaylyaa?
42:01
Jawaahiri
Рет қаралды 12 М.
50-MAJLIS : Interview of Engineer Muhammad Ali Mirza Bhai [ 21-Questions Recorded on 17-Feb-2019 ]
3:57:24
Engineer Muhammad Ali Mirza - Complete Lectures
Рет қаралды 3 МЛН
تفسير سورة الزمر للشيخ الشعراوي - من آية 24 إلى آية 50
3:42:12
Heaven's Door - باب الجنة
Рет қаралды 197 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39