Qiso cajiba gabadh nin kayar gursatay oo tidhi malin katana duq baad tahay buu ila daba jooga 😭😭

  Рет қаралды 14,406

Luul youtube

Luul youtube

2 жыл бұрын

Пікірлер: 154
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Maashaa Allah, Allahu Akbar Illaahay subxaana watacaalaa Ha ka Abaal mariyo walle naagtii wax garanaysa amaba caqli leh haday wax ku qaadanayaan waad noo sheegtay jizaaka’Allaah Qayr 👏👏👏💕👑
@mohammedalsomali2726
@mohammedalsomali2726 2 жыл бұрын
Iska fur waayo waa nin jilicsan. Xidhiidhka guurka ee wanaagsani wuxuu ku dhisan yahay jacayl iyo is-qadarin. Ninkaa da'da adeegsanaya kuma jecla oo waxaanu kuu aqoonsanayn inaad tahay qof dareen leh.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Mohammed Al somali habo you are right
@minaa.3677
@minaa.3677 2 жыл бұрын
Habo love you .salon beauty aa tegto anaa ku dartoo huruud timiir yogourt naturel. Timihaa mask adaa u quruux badane.faraax Inc inuu kuu walline
@qm9906
@qm9906 2 жыл бұрын
Masha Allah Luuleey you going to be my friend love ya love 💕 from all the way Canada 👈🏼🇨🇦❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈🏼
@saadhohaji9046
@saadhohaji9046 2 жыл бұрын
mashALAAH wale naag nool batahay
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 2 жыл бұрын
bahdil liiditaan yasitaan baan ugu abaal gudney iyagana waxay nasiiyeen naxariis kalgacayl jacayl farxad😰Sorry ayan leeyahay hablaha somaliyeed cadaalad Alle hortiisa ayad ka heleysaaan ilaahiyow gabar somaliyeed iguma ogid in aan liido bahdilo yaso
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 2 жыл бұрын
Maalin w alba iyo qiso cajiib ah Mashaa Allah I enjoy watching you sister mashaa Allah 🥰💯💚💫💥💫💫💫💫💫💫💫💫❤
@abdulkadirkheire6723
@abdulkadirkheire6723 2 жыл бұрын
957
@AM-jz6vb
@AM-jz6vb 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah Casha Luulay 65 woow what a motivation 👏 luuqa inaan kasoo waco igu ogow
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 2 жыл бұрын
bahdilka ragga hadaanahay wan ka simanahay aniga walahi majecli gabar somaliyed walashay ah in labahdilo taas aniga masoo dhawaynaaya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa nin jilicsan oo dadka hadalkooda maqla
@hiboismail1274
@hiboismail1274 2 жыл бұрын
masha allah tabaraka allah allha nagu anfaco waanadaada
@halimohussein7292
@halimohussein7292 2 жыл бұрын
Looma jixinjixo raga, belayo oo dan waa bahalka jaceylka ladaho if there was no love she could show him the highway
@sunrise4459
@sunrise4459 2 жыл бұрын
Waa marki jacaylka daaqadda laga tuuri lahaa ee maalin la ooyi lahaa bes mid aad isleedahay waa facaa raadso ha ku daahin.
@hodoadam1672
@hodoadam1672 2 ай бұрын
Shukran xbbti luul cadey qisa cajiba nala so wadaagtay
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 жыл бұрын
Iimaanku yaanu kaa tagani toosi luquntaada... stand tall.
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 2 жыл бұрын
Maamadan way iga qoslisay maashaa Alaah ilaahay hakubarakeeyo Aamiin
@halimohussein7292
@halimohussein7292 2 жыл бұрын
Masha Allah good advice
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 жыл бұрын
caasho luuleey maasha allaah luguuma malaynayo dadaada allaha kuubarakeeyo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Aniga qoraalkan qoraya ayaa u gar qaaday gabadh xooggaa weyn iyo mid caruurteeda le'eg oo ay soomaaliya kasoo guursatay oo ay keentay uk, kelmadaas islaan ayuu inta badan ku odhan jiray oo ay cabasho ka keentay, iyo suuqa la aado oo uu diiday.
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 2 жыл бұрын
Waa talo fiican kalsoonidu waa labar one 😍 💖 maashaa alaah
@fardawsaabdi2945
@fardawsaabdi2945 2 жыл бұрын
Masha alaah habo alaah hakubarakeyo
@zanuubamabdillahi4969
@zanuubamabdillahi4969 2 жыл бұрын
Hora loo yiid qof weyiin taag laama yiidha ee waxuu kuu taago baa laa tuusa!! Yaarta iskaa qubeeyso dhee!!❤👌
@zeynabh4449
@zeynabh4449 2 жыл бұрын
Walahi luuley marka an fiirsanaayo video gaaga wan qoslaa mar walba. Masha allah. Thank you 😊
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 2 жыл бұрын
masha allah mamaamo
@Umuthabitschannel
@Umuthabitschannel 2 жыл бұрын
Ku jecliyaa fariid mashalaah tabaaraka laah
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Mashaallh walashaay luul jzk qayeer wargabdhoow taladaa qataa
@nurafarah1551
@nurafarah1551 2 жыл бұрын
Mnsha alh talo fcn wd siisey hdy talo qadanyso
@safiyaadan9906
@safiyaadan9906 2 жыл бұрын
Mansha allaah casha sln sare
@ifrahadan1601
@ifrahadan1601 2 жыл бұрын
Hadu donno wu kawaynyahay daadisa runta wu kaqarinaya farax 😂😂😂😂
@bintudarwiish5629
@bintudarwiish5629 2 жыл бұрын
luul walaahi wad iga qoslisey inbadan
@rodajameyusuf9539
@rodajameyusuf9539 2 жыл бұрын
Salaan qali ah luula
@muktaryahye1189
@muktaryahye1189 2 жыл бұрын
Mansha AllAAh. Luul. Ishaa. Ka riday. Faaraxyadii meel. Ayaad USA soo hadhay.
@munamohamed383
@munamohamed383 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 the ocean is full of fish dame right !!!!!!
@sahramohamed3606
@sahramohamed3606 2 жыл бұрын
Masha’Allah ❤️❤️❤️❤️😍😍🥰😍😍🥰💝💝💝💝💖💖😂😂😂
@Iftiin501
@Iftiin501 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 masha allah good advice for all the women we have to fight for our rights. No more farah
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 жыл бұрын
Soow asiga magursan markii hore yaaqasbay raga waxas ayaan kunacay midakale waa xisolayaal asigonoon waxna losooshegin ayuu isbedelayaa
@farahahmedjama6907
@farahahmedjama6907 2 жыл бұрын
Maasha Allaah luul talo gobeed
@rayanmahamud3718
@rayanmahamud3718 2 жыл бұрын
Mashaaaaa alaah
@oumalkaireabdi485
@oumalkaireabdi485 2 жыл бұрын
Masha allah
@amiiramowliid6997
@amiiramowliid6997 2 жыл бұрын
Masha allah hapo afkaaga caano lagu qaby 🤩💯
@nuramohamed7436
@nuramohamed7436 2 жыл бұрын
Walahi Wa ruunta Luuleey Assago ku bahan waliba mana ku turayo Wa inleskaceliya
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 жыл бұрын
Farsamo waa faro ku hayn
@sahraqudeef1496
@sahraqudeef1496 2 жыл бұрын
allh haju saohiro waxa kale oo an ku dhahno garan mayne Naf waxa jecli dhiig male bay dhahaan somalidu
@khadraabdirahman2774
@khadraabdirahman2774 2 жыл бұрын
Kkkkkk qosol miidhan baadtahay luul
@halimomohamedal2073
@halimomohamedal2073 2 жыл бұрын
Mansha allah wa tala fiican
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Mashalah tabarakalah luul
@umuiklaas5739
@umuiklaas5739 2 жыл бұрын
mashallah walaalo waad iga qoslisay wallahi
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 2 жыл бұрын
Jacayal abihii wasay dumaroow walaalayaalo iska daaya nin baalaha iga rifey ku khiyaamey Baan jecelahay iska ilooba kalmadaa marka lagu nacay wax naca marka lagu jecelahay run dheh buugagana ha ku qorin balashiisu ha cadaadaan markaada aragto in uu sii socdo futada ka sii haraati bacduna ha ka sii horeyso dantaadana raaco marka horena ha Isa siin nin
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk i love that thanks Luul
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 жыл бұрын
Waa run waxba kama weyna waa wakhtega
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Mida kale waxaan kaa illaabay wllaalayaalow idinkoon ninba ka fikirin naftiina u dadaala nin lee maa loo noolyahay Illaahay amarkiis waa la yaabay, markaa naftiina u dadaala
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
Wlhi waa runta qaliyey
@salmaabdirisaaq7145
@salmaabdirisaaq7145 2 жыл бұрын
Taladi ugu ficnayd abid
@user-jo3hc2uz8p
@user-jo3hc2uz8p 2 жыл бұрын
Masha alah
@hayadahmed4940
@hayadahmed4940 2 жыл бұрын
Asc Luul, Raga galaabtaan amaanaya) aad ayaad iga qosolisey 😂😂
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 2 жыл бұрын
Waa sax waxaad dhahdaa yuu kugu dhicin direction ee ninka how jilcin
@fathiyaahmed5805
@fathiyaahmed5805 2 жыл бұрын
Absolutely right iyadu ha isku mashquusho maxa faarax ku daba dhigay cirka hamaro kkkkcashaluul allah hano kadaayo qaali😍😍😍
@kingcobra482
@kingcobra482 2 жыл бұрын
Ameen asho luul
@saynabmohamedali5579
@saynabmohamedali5579 2 жыл бұрын
Wall waan jecelahay. Shaqaynbaaso iyo wuu iiwacnaa. Dhexda xidho saliga nabiga badi. Laaxawla waaquwataa ilaabillah Istiq faarta badi. Oo dantaada raaco. Hadiikale gabowga uu kugu caayayo. Midkale baa kuugu darmi.
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Islagaranadii 😃😃😃
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 жыл бұрын
Iyo masooo leyada saaran gabdhaha
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waan dagaalamaynaa ayaan la dagaalamaynaa da,daanu la dagaalamaynaa
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallah xabibti xagee jogtaa aan neighbor kulanoqdee!? Hadii aad sidhan 63 kutahay , again Maasha Allah
@sacdiyaabukar6613
@sacdiyaabukar6613 2 жыл бұрын
Asc abaayo hadii aan fikradayda kadhibto waxaan dhihilahaa marka hore alle ha jeclaato ducooyikana ha badiso iyo salaadaha nolasheeda wax wayn ayaa iska badalidoono cadawgana alle ayaa kaga filan kalsoonidarida waxaa keena diinta ayaysan dhab ufahmin
@nuramohamed7436
@nuramohamed7436 2 жыл бұрын
Boqoortoyo ba tahay 🥰💔💖💖🥰🥰🥰💔💖😍😍🥰🥰🥰😍🥰😍😍
@fatmahussein6253
@fatmahussein6253 2 жыл бұрын
Heenku wa dhuuxa geel
@sadiayalahow3005
@sadiayalahow3005 2 жыл бұрын
Nin hadui mar kunoco waa qalaas aniga waxaan dhihelahaa adiga ayaa Kaqaalisan iyo naftaada ha u joogsan take care yourself and your kids
@zusuu8412
@zusuu8412 2 жыл бұрын
Asc runtii casha luuley waruntaa kkk ssriirtuu gadal u kori markad runta usheegto ana guursadey mid sasoo kala markii lasoo afiuuufo buu hadal ila soo radsadaa markasaan dhahaa yakusoo khasbay ada gab gablahaye albasbka geel wa kabixi karaa bandhaha saxiib edeb buu yeshay marka waji lama siiyo la iskuma mashquiliyo raga kibirka badan
@kabdi2408
@kabdi2408 2 жыл бұрын
Wallahi dee guurka waa iska xiiso wanagle specialy raga marka gabadhu ninkaaa meel hayska mariso
@faadumoosman3511
@faadumoosman3511 2 жыл бұрын
Masha aallh talo wacan
@shugrihassan7769
@shugrihassan7769 2 жыл бұрын
Qof. Xumi. In. Tiuu. Dunoda. Joogo. Qilaaf. Laga. Waayimaayo
@dodndjdk301
@dodndjdk301 2 жыл бұрын
😅😅
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Wal walka wa cimri dad dag
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 2 жыл бұрын
Raga badidoo waxay dhahan islantii way dhahaan cajiib
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Odaygii dhaha adinkuna
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
Ma nin Ku yasaya ayaad jeceshahay iska iloow kaas waxaas gabarey nin maha
@kalayjooogxafada436
@kalayjooogxafada436 2 жыл бұрын
Asc abyo luul
@fadumaj5011
@fadumaj5011 2 жыл бұрын
Allah maxaa u oynaysa war bax dheh naa cidi kuguma dirine isaga meel soo arkodaye bax dheh wasaqa naftada jeclow wllo
@naagnool4127
@naagnool4127 2 жыл бұрын
Gabadhu doqonsanaa war adiguba oday baad tahaye ama edab igula joog ama tag meey tiraahdo maxeey nin xun ula ooyi
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 2 жыл бұрын
Naa turki aad oo iloborog
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 2 жыл бұрын
Isloborog
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Islaanta yaa ku yiri soo doono markii hore naa waa layska celiyaa
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 жыл бұрын
Alfarah michima bastiya wow kkkkkkkkkkk
@aaminayooniz1554
@aaminayooniz1554 2 жыл бұрын
Wale si dacada ayan u qoslay hhhhhhhh waa run marka ilmuhu dhasho aya irbad dheer lagu muda oo vitamino ah
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 жыл бұрын
luuleey dumarka hada ragaaba kadaran walahi waxaad arkaysaa nin aabahaa leeg oo maamo hooyo kuleh kkk yaab
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Kkk kiilow mitir llee waye
@hawaali5209
@hawaali5209 2 жыл бұрын
wan jeclahay ku te maqof ku bahdilaya ayad si jeceshahay na tuf o waliba kab ku garac shaydanka ragu wa danayste jacayl ma yaqnan ignore plaese dada ceb maha lkn raga somali wa ku ceeb e uf ku dheh
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 жыл бұрын
Kkkkk كولاجِن في الكراعين
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 2 жыл бұрын
Jacaylka dhan kaliya ah jacayl maha walal waxan kula talinayaa gabdhaha dhamantood marka hore naftiina ku kalsoonaada oo jeclaada mar walbana ogaada qofkan ad hada isku timaadeen maxa ku xidhay noloshiina oo waayo ad iskugu bahdilaysaan
@sahraguled7283
@sahraguled7283 2 жыл бұрын
Saan u qoslay is cul ku teh masha allah habo
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 2 жыл бұрын
ASC walee waaruntaa kkkkkkkk
@norabellaina1557
@norabellaina1557 2 жыл бұрын
Collegen is good for age
@ahsosuleyman6619
@ahsosuleyman6619 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Kkkkk hablaha beleda qolka ufa dhiso iga dheh
@queenjiija7380
@queenjiija7380 2 жыл бұрын
Ilaahow nin iga yar yaan guursanin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Lafaha waxaa laga sameeyaa maraq waxaana ku jira gelatin oo haddaba waa xalaal Bone proth
@nasrojimale7901
@nasrojimale7901 2 жыл бұрын
Wala waxan dhegestay taladada mashaalah waxad ka hadashay wax sax Ah ayaga magaboban miyaa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Soomaali waa sunta hargaha
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Bravo luul
@user-of4up3lq6n
@user-of4up3lq6n 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkk wad naga qoslise inanta haushada wado dheh vitamin c badsodheh wardigana badso dheh hhhhhhhhcasha luley shekadada kama cajiso mansha allah
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 жыл бұрын
Bal haday kuwa hore soo aragtay maxaa waalay.Focus in your children women!!
@bintudarwiish5629
@bintudarwiish5629 2 жыл бұрын
eeddo wurun waxaso dhami dumarku talay ubaahan yihin
@iskufilan174
@iskufilan174 2 жыл бұрын
You look so beautiful You are right age is nothing but a number
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 жыл бұрын
anigu dumarka guursada nimanka kayaryar waxaan kula talinlahaa 👈 gabar yarna udhis iyo labiyo sadexba maxaa kamaqan makaas ninkaas meel kaama aadayo ❤ lkn hadaad iskudaydo inaad ilaaliso dhinaca kalana lagasoo dirayo oo lagasoo caayo dee wuucararayaa
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Oo markey u dhiseeyso ma eyaga dhashay mida kale adigu ninkaaga naag kale ma u ogoshay markad saa u hadleeyso
@Abandz30
@Abandz30 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰😍😍
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 10 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 59 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 63 МЛН
Gabadhii shaqala u ahayd yey sixun ula dhaqantay
12:28
Luul youtube
Рет қаралды 1 М.
QISADII JABA WAA KA DANBEEYA IYO SAAMAYNTA AY YEELATAY
18:54
Luul youtube
Рет қаралды 1,3 М.
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
13:13
Qiso murugo badan gabadh wiil afar sono u balanbaysa jacylkiisa 😢
18:56
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН