عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@fatimamohamednuur60082 жыл бұрын
M..a jasaakallaah khyr allaah haku xafido shekh
@Mascuudcabdulaahi-i6i Жыл бұрын
Alaahu akbar
@abdikadirmohamedmohamud16242 жыл бұрын
Ma. Sheikh ALLAH hakuxifdiyooo. Ramada kariiim.
@Mascuudcabdulaahi-i6i Жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam
@twinkle71672 жыл бұрын
Masha Allah sheekh Alle haku barakeeyo
@MalyuunMaluu2 ай бұрын
Aamiin
@hiyadaarulqaraar69412 жыл бұрын
Yaarbi yaarbi yaarbi amiini amiini
@FatushFatush-w3j2 ай бұрын
Asc masha allah allaha ku xafido sheekh waxan rabaa numbarka whats upkaga
@AbdillaahiAbdindinaasir9 ай бұрын
ما شاء الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@layomoxamud2163 Жыл бұрын
Wlhi dhibkiisa ayan ban la dhibanaa lkn hada alx ilahow intu hesto naxristada uga saar
@cabdullahimooto1337 Жыл бұрын
Macha allah shaikh lkn qalpiga Mar walpa.iska murugoonaya isaga oo an Waxa uu ka cabsanayo aniga tasa I haysata
@sahraelmi5962 Жыл бұрын
MashaAllah jazzakallaahu kheyrah
@uuuujy39402 жыл бұрын
Masha allah
@KokoBULLE-its12 жыл бұрын
jasaakalaahu khayr
@ayaanxarago6332 Жыл бұрын
Sheekho wxn ahey gbdh yar oo la xanunsan xanunka was waska wuxu idhaha wad dhimaneysa hadan gadhi raco sido kle kolba wax ah ee iso duce illahey ha iga qadee dad bdn oo xanunka leh ayaan arkey alle ha ina wada cafiyo
@safasuuban8126 Жыл бұрын
Abaayo ani xidaa😢
@ayaanxarago6332 Жыл бұрын
@@safasuuban8126 abayo alle haka Dulqaado Alxamdulilah hada wn ka vcnhy yar yar darema abayo saliga nabiga scw istaqfarta badi digriga badi insha allah surat baqrah aqri hadii adan garaneynin dhageyso wad caafimadi abayo
@hamdaabdiqadir1956 Жыл бұрын
Wllo xalkaga hada waasee
@Bishaaro-de2xb5 ай бұрын
Amiin ya allah😢😢😢😢
@Amiir-tv3 ай бұрын
War walahay aniga shaydaankii waynaa ee cajuuska ahaa ba igu jiraan is iri waswaas Mudo bil ah i haya
@xaliimomaxamed97172 жыл бұрын
Alle Kher haku siiyo
@IdirsKhdra9 ай бұрын
Scw Scw Scw❤❤❤
@asmasead70702 жыл бұрын
amin ana caqiidadii bu iga dacay 11sano ban qabaa wan la ildaranahay marka qar in an walanahay ban moodaa iso duceya an wan dhibanahayba
Aniga aya sida ahan jiray waxad sameysa waxba hakasoqadin saladada Iska wada wana saxiix i.a Hadi aad istirahda neef aya ka timid ee wax Sax waku dhamaatay waliga waxba kuma hagagayan
Aaryada saxda ah 2-calaamad ayey leedahay Inaad dhagahaaka ku mqashay In aad urteeda aragty Wxi kasoo haro waxba kama jiraan waa dareemay iyo waa u maleeyay ma jiraan
@FatushFatush-w3j2 ай бұрын
Sheekhow waxa. La xanuunsanhy was was iyo shaki xad dhaaf ah salada xirashada leyga heystaa allahu akbar waxan is leyhy si qaldan ayaad udhahday hadana is adkey hadan is dhoho anoo waxaan arkaya salada faaruqay bal isheek maxan sameyaa wan istaaqfurta wan badiyey qur.ànka aqriska wan badiyey horta iso duceya inuu alle iga suuliyo talana isiiya
@abdullahiadawe56372 жыл бұрын
Jazakalahu kheer
@AbdiNasirAbdi-f5z Жыл бұрын
Asc nambarka mashaqeenaayo ee mala badaley nambarka?
@shinexasan26942 жыл бұрын
Illahay haku barakeeyo
@mohamedhassan-xl7lf2 жыл бұрын
Amiin intii qabta ha caafiyo anigaba ka mid ah dadka qaba
@asmasead70702 жыл бұрын
amin iso duceya aniga ilahaybu iga galay wax kasta an arko waxy naftu ama shakigu odhanayaa wa ilahay saan yelaaa wanan ogahay mana jarajo wanan kasi darayaaa wax an sameyo
@cabdiraxmaan.Ceeljoog2 жыл бұрын
@@asmasead7070 Wll cilaajyada la xidhiidh oo culimada la tasho. Dad badan oo ka bogsaday ayaa jira.
@ramloaadan Жыл бұрын
@@asmasead7070abayo hada seeka noqotay anaa saan ahee 😢
@SabariinCabdixakiim11 ай бұрын
Aammiin aammiin
@caishamohamed39863 жыл бұрын
Sheikh ilahey qer haku siyo walhi aniga wan dhibanhy was waska aya nafta ikeney
Sheekhow waxa. La xanuunsanhy was was iyo shaki xad dhaaf ah salada xirashada leyga heystaa allahu akbar waxan is leyhy si qaldan ayaad udhahday hadana is adkey hadan is dhoho anoo waxaan arkaya salada faaruqay bal isheek maxan sameyaa wan istaaqfurta wan badiyey qur.ànka aqriska wan badiyey horta iso duceya inuu alle iga suuliyo talana isiiya