Ma Aamineysid Dhibtii UK Cida ka dambeysay! Ilhan O kashiftay Natenyahu Sidu U Bahdilay Mareykan

  Рет қаралды 54,992

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@MohaMaxamuud-b9w
@MohaMaxamuud-b9w 2 ай бұрын
Sheikh ma woodi lacagta course
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 ай бұрын
Wallo nooxayeysii Markiskaa Abusakariya
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 ай бұрын
Kusoodhawaada Markis ka Abusakariya online
@hiishjr
@hiishjr 2 ай бұрын
ninkii askariga ee yahudiga ee lagu dilaye gaarigiis dhaxdiis aayan DD
@siraajal-badri7062
@siraajal-badri7062 2 ай бұрын
lacakta 29 laisku ogaa 39 maxeetahay
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@FatimaAbdullahRahman
@FatimaAbdullahRahman 2 ай бұрын
آمين يارب العالمين
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 2 ай бұрын
Amiin ya Rabbi 🤲🤲🤲
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@FeysalA.Mahamud
@FeysalA.Mahamud 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله رضيت بالله ربا وبالإسلام دينا وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبيا. اللهم صلى وسلم وزد وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم. اللهم اعز الاسلام والمسلمين . اللهم انصر اخواننا الفلسطينيين في غزة والضفة وفي القدس . اللهم ارنا عجاءب قدرتك واهزم الصهاينة في كل مكان.
@JetLagRecords
@JetLagRecords 2 ай бұрын
Dulmi Diid, your content has a special place in my heart
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
Subxanalah islam muu sidan ku yahay yuhudu u shaqeeya Ilaahow ada weyn ☝🏻🤲☝🏻🤲
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
WCS SHEEKH SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 2 ай бұрын
Allha hu Akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 2 ай бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Allah nagu diilo xaqa diinta imanka shahadada
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 2 ай бұрын
Kaas inkaar allaha ku rido waayo dhibaato iyo argagax buu galiyey dad badan oo muslimiin ah.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 ай бұрын
Allah swt haugargaro palestine amin amin amin
@JetLagRecords
@JetLagRecords 2 ай бұрын
Dulmi Diid, cool video keep it up
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 2 ай бұрын
Mashaa Allha shiq
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 ай бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 2 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Machaallah
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh dulmi diid Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸
@hawomohamed507
@hawomohamed507 2 ай бұрын
Wacalaykum Salaam Waraxmatulah Wabarakaatu, aqbaarta waan kawarsugaynaa soo daa.
@Motiva647
@Motiva647 2 ай бұрын
Rabi rer falastin u karkar
@MalangeMunchen
@MalangeMunchen 2 ай бұрын
0:08 ❤🎉
@nasraahmed4014
@nasraahmed4014 Ай бұрын
Subxnaal allah
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 2 ай бұрын
Xayilli kelebkaga haku cuneee waa taas
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 ай бұрын
Subhanallah ninka Dhibka kiciyay uk muslim miya Subhanallah
@MohamedAbdi-l2d
@MohamedAbdi-l2d 2 ай бұрын
فالقلب هو الهدف المشترك بين الملك والشيطان، كلاهما يستهدفه، فهو موضع الصراع، والنقطة الملتهبة، وساحة القتال، وأرض المعركة، ونتيجة هذه المعركة: إما هداية القلب وحياته، وإما قساوته وموته وهلاكه، فواعجبا ممن أخذ نصيحة العدو، وردّ وصية الحبيب، واشترى صداقة الشيطان بعداوة الملائكة، وأعلن الحرب على ما تبقى من إيمانه بالتعاون مع عدوه اللدود، وهي صيحة التعجب التي سبق وأن أطلقها ابن الجوزي حين قال:
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
SHEIKH PAKISTAN HA AAMININ HATA KUWA MUSLIMKA AH WAA CUNSURIYIIN SIDA HINDIGA
@nasroadan2221
@nasroadan2221 2 ай бұрын
Kkkkkk waxuu ahaa daahir calasow ga Bastaan lkn waa la kashifay ina ader kay dahir becareful
@Axmedismacil-p9o
@Axmedismacil-p9o 2 ай бұрын
Warhayaay qoraalka iskadaaya
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 ай бұрын
Yahuud America waa shayadiinta Balan ma leh👹👹Allaah caawi reer falastiin 🤲🤲🤲🇵🇸💪😢
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
Yuhuuda waa qiyaano Miran 75 Mareykan af baa lagu heystaa iyagaa n burburinaayo aqirka Mareykan
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 2 ай бұрын
Hungurigaa meelkasto galinayo
@SayidCali-vw9ie
@SayidCali-vw9ie 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 ай бұрын
Yaahuu daalim weye
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 2 ай бұрын
Wcs ❤❤❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Marka dhibaato noocasokala,ah aysameyan rergalbedka ama siyasiyintoda iyo xitaa cunugooda israiil dabagay ilaaherkas malasameya? maseogtahay inay dalaldhisan gudahantod kudumiyen feg naws nocana ama hadaba isticmalan?
@abdimahad930
@abdimahad930 2 ай бұрын
The papers luxury days are numbered
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 2 ай бұрын
Sheikh ninkan blinking asalkiisu waa yuhuud mareykankan dagaalka one minute ku joojin karaan laakiin ma rabaan
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim 2 ай бұрын
Munaafaqintawaalaguuyaqaanwuukahalisbadanyahaygaaladawaxquraankakamaqanmajioillahaywaxaankabaryayainankudhaqanowanguulaysanaynaa
@napewaPatrick-d8t
@napewaPatrick-d8t 2 ай бұрын
Wcs❤❤❤
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
PAKISTANI INTA BADAN WAA DAD XUN OON ISLAAMKA IYO MUSLIMIINTABA AAN IXTIRAAMIN EE KELIYA YAQAAN JABAATIGA IYO INAY GAALADA JAAJUUS U YIHIIN.WAXAAD BARAN LAHEYD HADAAD MEEL KALA SHAQEYSO AMA MANAGER AY KUU NOQDAAN
@yjamal3069
@yjamal3069 2 ай бұрын
Asc
@SiaAbdi-e9x
@SiaAbdi-e9x 2 ай бұрын
Muslim laguma sheegikaro kan dhibaateeyey muslimiinta
@ubahmohamoud2185
@ubahmohamoud2185 2 ай бұрын
Kan lama odhan karo wa Muslim Isku dayey in uh musliminta caayo
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 2 ай бұрын
Mareykanka isagaaba xoornimo ubaahan waayo Netanyahu aya utaliya oo gumeeyay
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 ай бұрын
Masini mahen waa isarel lacga la siiyeya
@MushteqAxmad-sm8tu
@MushteqAxmad-sm8tu 2 ай бұрын
Fadlan wararkaaga waxuu ka midyahay wararka loogu kalsooni badan yahay laakiin waxaan dhibsaday guluusyada shaarkaaga ku xidhan dhinaca qoorta wuxuu u eeg yahay macatab sidaas darteed iska fuji kuwa koona yaasha ku yaala
@MuniirMaxamed-tz8yx
@MuniirMaxamed-tz8yx 2 ай бұрын
Nio adi war inaad dhagaysato maad timid mise in aad dharkiisa waxka sheegto daawo kadibna dhaaf yaa ilaahay yaqaan 😂😂😂
@Aymo72
@Aymo72 2 ай бұрын
​@@MuniirMaxamed-tz8yxkkkkkk yaab mohoo
@MuniirMaxamed-tz8yx
@MuniirMaxamed-tz8yx 2 ай бұрын
@@Aymo72 waa yaab wlhi 🤣
@amaladen7590
@amaladen7590 2 ай бұрын
Kkkkk istaqfurulah
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 ай бұрын
Qofka Diinta Islaamka Kucusub, #Gaaladu Cadaadis Ayay Saaraayaan, Waxaana Lagayaabaa Inlagu Khasbo Wuxuusan Raalika Ahaayn. ...Hadaba Wiilkaas Muslimka Haloo Cudurdaaro.
@312fasikazenebe
@312fasikazenebe 2 ай бұрын
Am frist 😊
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 2 ай бұрын
Beentu aad ayey u xuntay
@Munasayare
@Munasayare 2 ай бұрын
Sheqow xeyesiinta video ga soo dhaxgalesa naga dhaaf
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 ай бұрын
That's not true 😕;I can't believe it!!
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 ай бұрын
Kaasi islamba maaha waa munaafaa
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 ай бұрын
MUDA HARAADYADII #INGIRIISKA WAXAA KADANBEEYAY #NIN YUHUUDI, SIDEEY SHEEGEEN ILO XOG OGAAL AHI FAAFIYEEN. .....NINKAAN HADA LASHEEGAAYO AWOOD UMALAHAN INEEY DHAGEEYSTAAN #SHACABKA INGIRIISKA EE #ADINKU ISKA HUBIYA #INGIRIISKU, WIXII DHACAY EE FOOSHAXUMAA AYAY DOONAAYAAN INEEY #MUSLIMIINTA DUSHA USAARAAN!!. ....FADLAN WARKAAN HAFAAFININA ILAA LAGA CADERYNAAYO, KHAASATAN #SHIIKH DULMID DIID-DOOW, ....HAFAAFIN BEENTA IYO ISDABA MARINTA AY #TAKHAKHUSKA KULEEYIHIIN, #YUHUUD IYO REER GALBEED.
@JamesAli-b9w
@JamesAli-b9w 2 ай бұрын
Muslim maha waa munaafaq ilaahay shartiisa islaamka haka qabto
@gao2023
@gao2023 2 ай бұрын
Madaxweeyne Muse Biixi ha Noolaado, Laascaanood baa lagu socdaa hadeed, Dulmi Doonoow weey kuu dhamaatey hadeed
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 2 ай бұрын
Waxa laga yaba unu Shiico yahay Niinku
@najibyare6841
@najibyare6841 2 ай бұрын
First
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 ай бұрын
Waa andrew tate
@ismailali9197
@ismailali9197 2 ай бұрын
Muslim maaha ee waa munaafaq
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Dadkaaga dhinac ka raac hooy hooy dhinac ka raac aa loo shiday aan umalayna elan maski iyo kan kale😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
WAR NINKA BAKISTAANKA AHI WAA ARGAGIXISO EE HALA XUKUMO. WAA WAHAABI CADOW AH.
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Oo ninkan muslimka sheeganaaya oo muu sameeyo arin kootaliga iyo borotag5isku isku dilaan
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Joraal Israel baa sheegay in pilnk uu asaga ka dambeeya in dagaalka joogsan uu Natayahu ku dhahay waxaa rabta sameey Bedan waxba kama dhahaaya Horay u yiri waxaan ahay nin yahuudi ah uu beenshegay heshiiska uu yiri Natayahu wuu ogolaaday xamas ha ogolaata Allaha kashifay
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 2 ай бұрын
Dad badhan waxayna ogen aya JIRA reer galbed waxa xukuma reer banii Israel.argagaxisa oo dhan iyaga aya malega.musiiba oo dhan iyaga Ka dhambaya.naar iya fitna iyaga iyo munafiqiinta madhaxdha carabta aya shidha si o ayla la dagalaman qof kasta oo muslinima u nasab sheekta..waa digniin khaasatan soomalidha khibrad darri aya hesa ..قال الله سبحانه وتعالى: )ولا تؤمنوا إلا لمن تبع دينكم)
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 ай бұрын
Ninka arimaha dibad ku sheega america waa yuhuudi xaaramiya oo lasocda yuhuudiga xun
@XamseMaxamed-h1h
@XamseMaxamed-h1h 2 ай бұрын
A..s.c...nin .muslinka.ingiriiskàwaa.munaaq
@jeffandonuts
@jeffandonuts 2 ай бұрын
Asc!!! Sheekadan mareykanka iyo yuhudu waa sheeko la isla og yahay hadii ay mareykanku doonayan in dagalkas la joojiyo wey joojin karan oo ninkas hubka wey u diidi karan lkn iyaga waxas oo dhan ka danbeeta ninkan yuhudugan iyaga kibriyey oo u isku haleynaya
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,4 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 16 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,5 МЛН
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
DEG DEG: ISRAEL OO DUQAYSAY IRAN IYO DAGAALKII OO  QARXAY
13:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 97 М.
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13
waridaad TV
Рет қаралды 6 М.
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,4 МЛН