😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Bishaar Al Asad iyo kooxdisa Adunka Allaha ku cadaabo si waliba Aan Horay usan Alle umad loo cadaabin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Maracade xagee ku noolaydeen tan kuwo ka daran ayaa soomaaliya ka dhicijirtay dawladii siyaad bare
@AbdihakimMuse-k1p6 сағат бұрын
weli mmadad baan lahayn
@kacabhirsi78427 сағат бұрын
Waxaa suuro gal ah somaali ineey ku jiraan maxaabuusta lasoo Furtay
@Princessnaima166 сағат бұрын
Maskiiin wlhi beerkii baa na bislaaday
@IsraAhmed-jx4ot6 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ababejama75057 сағат бұрын
Ma kula tahay in waxoogaa la buunbuuninayo arinta xasbsiga takale walaal malaga yaabaa in ay dumarkamid ahaayeen dadka xabsiga ku jira ma la kufsanjiray xabsiga ku xidhan
@bilancabduqadir6 сағат бұрын
Xabsi ka xun soma marin ee ku yaalo dhulka suuriya 😢