MA DAMACSANTAHAY IN AAD SOO GADATID IPHONE 14 | HAL ARIN OO SOMALI BADAN AYSAN U GADAN DOONIN.

  Рет қаралды 12,385

Hassan Sunni

Hassan Sunni

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 2 жыл бұрын
Ani reero Iphone ma ihi wlhi igumana socdo Ma aqan sababta iphone ki igu danbeyey O la ikeno odaygayga kenay asagana kaga badashay Samsung o so gatay😅 Hada kan interested ku ahay wa ina dira lkn qof kenya joga wle se ku isticmali kara bila kaar 😅🤣
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
Africa hadaa joogtid ama caraba Samsung ayaa fiican.
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 2 жыл бұрын
@@HassanSunni that's it bro Awalba asa wate asana ku haysta
@YusufHussein-bi7rw
@YusufHussein-bi7rw 5 ай бұрын
Niyahaw I phone 14plus an heyday marka camerada dhabarka ah iyo flash ka light ka ima shaqeynayan marka cila das ma I fahamsinkarta
@opdiracheitnazir6392
@opdiracheitnazir6392 Жыл бұрын
Wlal aniga waxad iga soo jawabta iphone 14 pro io pro maxba camera cilad ayaa ku timi ma runbaa
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 2 жыл бұрын
mogadishu waxaa ugu weyn 3 shirkad wey leeyahiin esim 3 shirkad bo
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohaaaden4938
@mohaaaden4938 11 ай бұрын
Saxip Qali Ila hada iphone weligey ma qadanin lkn hada baan rajeynay insallhi marka 13 iyo 14 pro max and 15 pro max midkee fecan oo Ani sedaxadan midka u fecan una qatarsan isheek plz 🙏🙏
@mohamedapdirashedali4405
@mohamedapdirashedali4405 2 жыл бұрын
E-sim wuu leeyahay wadan ka sxp shirkadaha telecommunications ka dhan wee leeyihiin
@abokorali2297
@abokorali2297 Жыл бұрын
e sim wuu leeyhaye dalku xagaad uga dhigi mid aan aduunka la socon
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 2 жыл бұрын
Hormuus eSim wey leedahy Eng
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 Жыл бұрын
Wallahi kowdii hore waa naxay lkn hadaa soo xaqiijiyay shirkada hormuud E SIM weyleedahay waana ku mahadsantahay walaal aqoonta aa noo kordhisay.
@ismahaananjali-ei7vm
@ismahaananjali-ei7vm Жыл бұрын
Wll anig aya wato iPhone 14 pro max hurmud esiin ma kuso smen kara ❤
@King_caarif
@King_caarif Жыл бұрын
Abyo Aniga hada so gadan rabo marka ma ficanyahaY na ila tali Abaaa
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay iftiimintaada.
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
Adaa mudan
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 2 жыл бұрын
hormuud iyo somtel wey leeyahiin esim
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
Mahadsanid nasiye
@YusufHussein-bi7rw
@YusufHussein-bi7rw 5 ай бұрын
Asc
@abdirahmanmahdi6894
@abdirahmanmahdi6894 2 жыл бұрын
Walaal xageed degan tahay
@user-ko3vq2yi6s
@user-ko3vq2yi6s Жыл бұрын
asooo Sim Eh Neh Wey Jirtaa aniga Haysto
@dacadboy3614
@dacadboy3614 Жыл бұрын
iPhone 14 pro max waa imisa qiima hiisa
@XakamYare
@XakamYare 2 жыл бұрын
Lacagteda meqo waaye
@shangaay24
@shangaay24 2 жыл бұрын
Imissa Video ayuu qaadi karaa iphone pro max?
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
128 GB AYAA OOGU YAR
@fosmohamuud
@fosmohamuud Жыл бұрын
Aniga cilad ayan hada ku arkay iPhone 14 pro max culees xaga shashada ah 😢
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd Жыл бұрын
Dabkay cilada iga Haysataa 14 bro dabkiisu markabu udhacayaaa 😢😢😢
@ibrahimabdullahi
@ibrahimabdullahi 2 жыл бұрын
Wll muqaal maka diyaarisay Sida Apple Id oo saxan losameysto
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
Waa soo wadaa
@ibrahimabdullahi
@ibrahimabdullahi 2 жыл бұрын
@@HassanSunni ok wll somalida inta badan apple id walo sameyo lacag ku bixiyan lkn ma oga dhibka kaga iman kara insha allah casharkas ka sugeyna😍
@HassanSunni
@HassanSunni 2 жыл бұрын
@@ibrahimabdullahi ninyahoow arinkaas aad ayaan ula yaabay markaan maqlay, waaba easy runtii mar ayaan ka hadli inshaa allah
@ibrahimabdullahi
@ibrahimabdullahi 2 жыл бұрын
@@HassanSunni aniga xita waxa laygu dhahay dadka somalia joogo way adag thy sida ay u sameystan muqalo badan youtubeka ka arkay lkn qaabka lo diyaariyey iyo tayada muqalka waa eber
@maahirtahliil811
@maahirtahliil811 21 күн бұрын
Baastar been badan wallaahi inaa hada fariimo kagag soqoraayo illaah igaga marqaati eh nio umada benta kadaay
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
iPhone 16 Pro Max - iPhone 16 || أحترافي أكتر من المتوقع !!
43:50
Yehia Radwan يحيى رضوان
Рет қаралды 187 М.
maxaa Kala qabsaday shuute iyo musiibo qaran.
18:38
Xassaan- media
Рет қаралды 5 М.
Laascaanood nolosha Habeenimo 2018
5:59
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 15 М.
القصة الحقيقية كيف تم تدمير نوكيا؟
18:35
Mohammad Yousef
Рет қаралды 79 М.