Ma Heysaa Waalid Alzhiemer's Qabo

  Рет қаралды 210

Fartumo Kusow

Fartumo Kusow

Күн бұрын

Hadii aad heysid waalid qaba xanuunka xasuus la'aanta sidee isu dhaqaaleysaa? Talaabooyinka aad qaadi kartid si aad waalidkaana u heysid adigana isu dhaqaaleysid.

Пікірлер: 10
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 Ай бұрын
Fartumo wll dhariga haddii laysla walaaqo wuu xummaadaa, waligaa hooyadaa adiga gacanta ku hayso, walaalaheed iyo inta kale oo kula dhalatay adiga hakaaga danbeeyaan. Hooyo waan usoo carragaddinaynaa haddii lagu yiraah haka yeelin. Laga yaabee in dadka qaar ay ku fakaraayaan inay hooyadaa kaa fara xayuubiyaan oo soomaaliya ka tuuraan. Respect wayn aan kuu haynaa ogow.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahaky
@ciilowcadde9731
@ciilowcadde9731 Ай бұрын
Sifican ayaaa ufahmay information kaga❤ thank you mamo🎉
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Ай бұрын
Adigaa mudan
@basrahassan5116
@basrahassan5116 Ай бұрын
Asc walaal, hooyo dembi ay ka tasbiixsato way dhaaftay,Allah midii janno ku gasha hooyo saad baariga ugu tahay hakaa dhigo. Waxaan hayaa odaygayga oo stroke ku dhacay 9 bilood ka hor, Allah baa ajar ka rajaynaynaa.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Ай бұрын
Ilaahey caafiyo.
@basrahassan5116
@basrahassan5116 Ай бұрын
@@fartumokusow345 Aamiin walaal🤲🏽Allah qadartiisa kuwo ku qanca Allaha inaga dhigo🤲🏽
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Ай бұрын
@@basrahassan5116Amiin
@basrahassan5116
@basrahassan5116 Ай бұрын
Somaliya gee waa uga dhegtay somalida see suuragal u tahay? Mida kale halkaan daryeelka caafimaad ey ka hesho waa impossible. In Africa.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Ай бұрын
Waa runtaa
Dumar ku dayasho mudan | Xalqadda 1aad.
19:49
Astaan
Рет қаралды 50 М.
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 47 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Ka Daroo Dibi Dhal Edited
8:57
Fartumo Kusow
Рет қаралды 113
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 141 М.
MAR QURA AYAA JAWIGII IS BADALAY   MARKHAATIGA NOOL   RAJO
25:24
Fartumo Kusow
Рет қаралды 3,1 М.
Habaar Iyo Duco Kala Dooro
9:28
Fartumo Kusow
Рет қаралды 271
Alaarmiga Ayeey Tabaatey
9:00
Fartumo Kusow
Рет қаралды 2,7 М.
Hooyadeey Sheekadeedi  Yeey Aheyd Jirada ka Hor?
9:27
Fartumo Kusow
Рет қаралды 610
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 452 М.
Hooyo, Xageey Aadey?
8:47
Fartumo Kusow
Рет қаралды 19 М.
Hooyo Cidlo YaaaLooga Tegey
8:20
Fartumo Kusow
Рет қаралды 559
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН