Ma Ogtahay (57) Beentii Sh maxamed Dirir oo lasoo bandhigay. by Sheikh Jabarti

  Рет қаралды 26,267

Alfikir الفكر

Alfikir الفكر

2 ай бұрын

Пікірлер: 654
@SuadMohamud-qn5qy
@SuadMohamud-qn5qy 2 ай бұрын
Sh maxamed Cumar dirir Cimrigiisa Allaah ha dheereeyo
@daudeghe7266
@daudeghe7266 2 ай бұрын
Waa bado geelii kadhamaaday shiicada maciin kadhganaya caalimka sheekh maxamed sheekh cumar sheekh diriri Allah habardkeeyo nijaas shiici Allah ha duleeyo isaga iyo qudhanka uu soo xabaaray qaad ayuu kuraadinayaa
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 2 ай бұрын
Kani waa shiici asal ah ilaahay ummada haka qabto e duliga xun e colimada ka xishoon waayey
@ashasheekh3951
@ashasheekh3951 2 ай бұрын
Sheekh Dirir ceeb ka sailiim waaye Allaha dhoro. Waqtigaaga ha iska khasaarin shiico dhabarka saaro.
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 2 ай бұрын
Shiicadu nebiga (SWC) iyo asxaabtiisii bay ka xishoonwaayeene ma shiikh bay ka xishoonayaan????
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 ай бұрын
Kan ma shiica
@RIDWAANJaamac-bv6ey
@RIDWAANJaamac-bv6ey 2 ай бұрын
Waa runta wll
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😢😢
@user-xr9wo2mz9k
@user-xr9wo2mz9k 2 ай бұрын
SOOMAALIDA MEELKASTA BARIIIS BAA GALIYAY KANI SHIICADUU BARIIS KA HELAY
@ibrahimnour4744
@ibrahimnour4744 Ай бұрын
.isaga.ayaa.shiico ah.maaxaa.kalifay ilaahow .shiico .naga qabo .mise waxa uu doo.naaya in uu kusoo shaac baxo shiico khasaari hiisa
@AHMEDEGALCOEGAL
@AHMEDEGALCOEGAL 2 ай бұрын
War waxaas iska daayee adigu ma shiicii baad noo difaacaysaa , daalim shiico sow kuwa Cuma,Abubakat,caasha Nacalada sow ma ahan , maxaad noo sheegaysaa ???
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 2 ай бұрын
Kaniba waa shiici
@abdielmi6419
@abdielmi6419 2 ай бұрын
Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Allaah ha barakeeyo.
@Yaxye-np1zn
@Yaxye-np1zn 2 ай бұрын
Ninkii xaaska nabiga ee caaisha wax ka sheega waa gaal waana ku janno tagaynaa xitaa adigu haddii aad wax ka sheegto adiguba.
@maxamuudcali623
@maxamuudcali623 2 ай бұрын
Shiicadu cid ilaahay abuuray iyagaa ugu shar badan ilaahay ummada muslimka ah ha idinka qabto gaalooy
@user-po7pn7lg3y
@user-po7pn7lg3y 2 ай бұрын
Subxanalah adigu mawaxad ku tilmantay shekh maxamed inuu yahay benaleh adigaa benalaha Iyo ku waa ku Rafsanjani yaa xayawaan tufuu calayka
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 2 ай бұрын
wax aan ku dhaho garan maayeerie ummada aalla ha kaa qabto nio aakharana meel xu n alla hakaatuuro waa haduunaa ilahay hanuun kula rabin
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 2 ай бұрын
Yaahuu dirir ma Gaadhide umada ka fadhiiso shiicada waa layaqaane adigu maxaad ahayd
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Walal waa suufi shiicada meelo badan baumy iska matalan waxani beenale weeyi
@awliyoabokor8432
@awliyoabokor8432 2 ай бұрын
XAYADA ILAAHAY KAA QAADYE XISHO AF ADKIDE ADIGA AYAAN QAWL XALAAL A SHEEGAYN OO BEENAALE AH MARKAASAAD SHEEKHA AFLAGAADAYNAYSA
@ahmedkayse4337
@ahmedkayse4337 2 ай бұрын
Waligaa sh maxamed cumar dirir ma gaadhaysid ee dambidhaaf alle weydiisp sheekhana cafis weydiiso.
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 2 ай бұрын
Shiicada iyo quraafadka la fadhiiso Sh. Mahamed Omar dirir gaadhi maysde
@safiyaahmed5166
@safiyaahmed5166 Ай бұрын
Subxaanalaah Shiikh dirir Allaha barakeeyo soomili ma halkaas ayaau danbeysey shiicaad tahay ka xishood Shiikha
@hiboabdi9392
@hiboabdi9392 Ай бұрын
Subxana laah war illahay halaga cabsado oo culumada inaa Afka Lagu tagin sheikh maxamed cumar dirir qofka been ka sheego isaga been low ah Allaha xafido sheikh diriir cimrigana Ha u dhereeyo Allahuma aamiin 😢
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Ай бұрын
Sheek dir Allah xafido waa shiiq aad iyo aad illahey U sharfay ee adigu umada iyo shiiqaba ka xisho subxaan llaah
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 2 ай бұрын
Allaha barakeeyo sheekh dirir jooji aflagaadada shiico inay kadaran yihiin gaalo waan ognahay
@xasanmaxamuud6250
@xasanmaxamuud6250 2 ай бұрын
Sheekh dirir waa sheekh soomaaliyeed oo ala karaameeeyay adigu dariiqii naarta ayaad haysaa ee ala haku hanuuniyo
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 2 ай бұрын
Hhhhh sidaad wax ubayaamisay hadeer ilamaha inay dareemayaan dadkan waahaabiyadu afka wax ugu tirto, waa dad aaminsan keliya ma sheekhii weynaa buu kasoo horjeestay ee aan daliil iyo aqoon cilmi ah aan lahayn, thank you ustsad
@user-ln9uu9sw5m
@user-ln9uu9sw5m Ай бұрын
اللهم مكفنا بما شأت من شر شيعة
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 2 ай бұрын
Gaalkii shiicad ahaa baa hadalay oo shiikh hadal haya
@dagansh5606
@dagansh5606 2 ай бұрын
Sheekha intaad ceebee leedahay jacaylkiisa ayaad nagu siyaadisay waa caalim Sh dirir hays taalin cilmi gaab magac doona ayaad tahay.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Sheekh dirir wuu kaa fiicanyahay shiico ayaa noo faaninaysaa oo ah dad dhunsan caayo maalin walbo asxaabta rasuulka anaga shiico ma Nihin hadaad wacdineysid iiraan u wacdi shiicada waa dad dhunsan diinta soo baro marka ugu hireyso
@salmiinsalmiish4619
@salmiinsalmiish4619 2 ай бұрын
Wallahi sheikh dirir waan jecelahay illah dartii waxba kama shegi kartid
@salmanalfarisi7784
@salmanalfarisi7784 2 ай бұрын
Cheikh med omar dirir allaha barakeyo adna waxa tahay benaleh
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Ninkaan koofida xun leh waa kuwii ummunaa caaisha lacnadi jirey Nijaaska
@saynabnuur6922
@saynabnuur6922 Ай бұрын
Bili,aadamka qaar markaad aad ka dheereyso ee ay kusoo gaariba waayaan waxey kuu sameynayaan xumaan aadan waligaaba qalbigaagaba ku dhacin sh dirir illaahey imaankiisa iyo cilmigii ha ina siiye
@umsalman7905
@umsalman7905 2 ай бұрын
الشيعه معروفه هي ومبدعا لا تقل شيخ كذاب كل ما قال صح رضيت ام ابيت وليسو اهل بيت ولو كانو اهل البيت ما شتمو امنا عايشه ولا الصحابه احسن تسكت انت
@abdullahixambali8147
@abdullahixambali8147 2 ай бұрын
1- Beenaale hadal aadan wada dhagaysanin radintiisa sideed noola soo hor fadhiisatay miyaadan 1% xittaa cuquushanada ixtiraamaynin?
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 ай бұрын
Soomaaliyeey shiico yeey na soo galin walaahi naartaan ku hoobaneybaa
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 ай бұрын
​@Abdiaziz_313wll ninka yiri caaisha xaaskii nabigeena suubanaa waa dhilo ma islaambaa
@anthonypie9509
@anthonypie9509 Ай бұрын
​@@tj-mi2ix May ALLAH SWT destroy those who say such awful things
@Live-jk1pn
@Live-jk1pn Ай бұрын
@Abdiaziz_313نرجس ام بشر النخاس 😂
@SharifSharif-rd9il
@SharifSharif-rd9il Ай бұрын
Ilaahey ha ku xafiido sheikh Mohamed
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh 2 ай бұрын
Sh dirir alle xabarakeyo cilmigisana alle haynagu anfaco.
@khadijasheikh8680
@khadijasheikh8680 2 ай бұрын
Yaahu war ka har Sheikh Dirir wa ka cilmi badan yahay Shiicana wa la og yahay waxey yihin cafi weydiso ALLAH SWT iyo Sheikh Dirir labadaba
@cabdixakim5871
@cabdixakim5871 Ай бұрын
Sheekh med omar dirir allaha xifdiyo
@Haji2931
@Haji2931 10 күн бұрын
Waar sheekh beenta kadaa oo ilaahay swt ka xishoo sheekh maxamed sheekh cumar dirir xafidulaah❤ waa mufti
@Xirsishow
@Xirsishow 2 ай бұрын
Hadaaan dadka lala fahmin diinta walaahay jarbaybinaga tuuurayaan thnks sheekh
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 Ай бұрын
Ma Shiicaad tahay, sh Dirir Shiicada Ayuu umada Somalia uga digay
@abasali6364
@abasali6364 2 ай бұрын
Sheikh maxamad cumar dirir waa sheikh wanaagsan
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
Waligy isma dhihin qof ama urur somali ah ayaa jira oo shiico difaacaya haba ahadee culumadiina afka ku tagaya subxaana laah
@shiinecawed4760
@shiinecawed4760 Ай бұрын
Ilaahay ha xafido sheikh Dirir
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 Ай бұрын
Shiico boos uma yaal Soomaaliya.
@nimohodan6859
@nimohodan6859 Ай бұрын
Kani muxuu leeyahay sheekha magiciisa in uu ku soo caanbaxo miyuu rabaa subxaana laah ninkaan sheekh diri ka xishoon Alena ka xishoonmaayo, Dadka diintooda in uu ka qaldo miyuu rabaa
@user-lu9iw5wp4v
@user-lu9iw5wp4v Ай бұрын
Waxanu muxuu ahaaaa sheekh dirir waaa sheekh somaliyeeed waana sheekha ugu sharafta badan somali dhexdeeda iska jir yanlagu gubin adaaa beenala
@muuday6093
@muuday6093 Ай бұрын
Subxaanallah ninkaan si dhab ah miyuu shiica u noqday mise aduunya ayuu katabcanayaa ilaah ha ku soo hanuuniya sh maxamed cumar ilaah habarakeeya
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Ай бұрын
Sheekh Maxamed Cumar Dirar waa culimada Illahay ee xaqa ku taagay adaa shaydanka cidna ku dhagaysan mayso beenale
@abdirazakayusuf1152
@abdirazakayusuf1152 2 ай бұрын
Burburkii Somalia wuxuu sameeyey in Caqiido kasta oo faasida si sahlan u soo galay bulshada Somalida. Wiilkan yar wuxuu maanta rabaa inuu Sh Dirir oo 40 sano diin umadda barayey inuu waxka sheego. Ama madhab shiico dadka la dhex yimaad. Allah Somalia ha badbaadiyo..
@cabdulahicabdi2729
@cabdulahicabdi2729 Ай бұрын
Sh dirir allaah ha barakeeyo
@Live-jk1pn
@Live-jk1pn Ай бұрын
Kaalinka waa shiici gaal buu gaaloobay nebigii naagtiisu caaya iyo saxaabadii nebiga.
@Sirad47
@Sirad47 2 ай бұрын
Shiico Soomaaliyeey Allah ha idinsoo hadeeyo, haddii hanuun idiin qoranyahay ...haddii kale Allah ummadda ha idinka qabto. Midda kale kitaabkan aad akhriyayso adiga uunbaa isu akhriyeyee yaa kula akhriyaya.
@HassanKoyla
@HassanKoyla 2 ай бұрын
Asc dhaman umada somaliyed kani ma waxa meesha uu la imaday inuu difaaco shiica subxanallah
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 2 ай бұрын
Haa waa shiici iska ilaali
@Eng_moy
@Eng_moy 2 ай бұрын
Nacdal yahow culimada afkaga xun ka jeedi
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
Sheikh, waa runtaa . Wahaabiyada markii ay soomaliya soo gashayna waxaan ahaa nin wayn wadankana waxay ugu horeeyaan mooryaan tii baabisay dadkiina waxay ka dhigeen kuwa caqligii iyo fikirkii ka baabiyay.
@xamsexiis7217
@xamsexiis7217 Ай бұрын
Ilaahay ha duleeyo fikir ka shiicada iyo cidii aamin sanba
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd Ай бұрын
Allah SWT ka baq oo shiicanimada ka toobad keen.
@DrCismaan
@DrCismaan 2 ай бұрын
A Digu ma Shiici baad tahay hadaad sidaa tahay alle u toobad alle utoobad unoqo intaan lagu oofsan adigu buugta shiicada hanoo qurxin
@user-ph6wd3wh7x
@user-ph6wd3wh7x 2 ай бұрын
Kheyr allah hasiiyo sh dirir shiicada diinlaawayasha alah hasoo hanuuniyo
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n Ай бұрын
Waryaa ma shiicaad uhiilonaysaa mise adaaba shiica ah sheeqa ha u gafin illahay haka raali noqdo adduun & aaqiro insha Allah Cid warkaaga maqlaysa majiro adaa beenlow ah bax
@hilowsheikh9133
@hilowsheikh9133 2 ай бұрын
Subxanallah sh dirrir been ma shegin ee waxa benale ah sheydan kan shicada noqday
@suldanyare6855
@suldanyare6855 2 ай бұрын
Waryaahe sh maxamad been able maahee adiga iyo inta aad lafikrad tahay Ayaan been able ah
@saidali7233
@saidali7233 Ай бұрын
asc afkaaga ka jeedi shiikh mahamed dirir culimada islaamka respect please
@tcaynab
@tcaynab Ай бұрын
سبحان الله Ninkan culimada u gafaya muxuu ahaa
@khadradalal2695
@khadradalal2695 2 ай бұрын
Sheikh diri waa caalim soomaaliyeed.
@MohamedIbrahin-lp1bl
@MohamedIbrahin-lp1bl Ай бұрын
Mushaharka iiraan macaanaa oo waalanaa
@user-pi8kw5ir2c
@user-pi8kw5ir2c 2 ай бұрын
Alle Baan ku Dhaartay Adiga Nahaab ah oo Alle iyo Rasuulkiisba Aqoonin SCW
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 ай бұрын
Adigu ma shicad tahay shiikhow marka hore ka xishod shiikha maha shiikh waxa ad shegeyso anu ku naqan ehlubeytna umahaysano shiico
@abdirahmanahmednur7112
@abdirahmanahmednur7112 Ай бұрын
Culimadeena alle habarakeeyo cimrigoodana alle haraajiyo. Shiico iyo inta umada luminaysana alee haka qabto
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
waryaa adigaa beelow ah xafidahulaahu shikh dirir
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 ай бұрын
subxanallaah waryaa edeb lahow culumadeena noo daa eey eey dhalay baa tahy oo Safiih ah
@user-hm4ek7in6m
@user-hm4ek7in6m 2 ай бұрын
Nikan jabarti ee beenaalaha ah waan in dagdag wax looga qabtaa waa shakhsi mufsid ah musiibo hadlaysa
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 2 ай бұрын
Sheikh Mohammed allah xifdiyo
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 2 ай бұрын
war shiico kutubteeda hanoo soo gudbin Alle ayaan ka magan gelayna ان نكون شيعة shiikh dirir Alle ha xifdiyo waxa uu shiico ku sheegay waa run adna waxba mahaysid suufiyohow ku dhegaysaayno
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 2 ай бұрын
Suifimaaha waa shiico
@ikraansaleban
@ikraansaleban 2 ай бұрын
Waaba markiii u horaysay ee qof shiico ah oo aan arkay
@GuleedRooble
@GuleedRooble Ай бұрын
Sh alaha.ku xiftiyo.
@Aaron28999
@Aaron28999 2 ай бұрын
War anaga Soomalida ah diin xumadeena maad ka hadashaan intaad umado kale diin xumadooda isku haysataan,
@Shabcaan-gi4bz
@Shabcaan-gi4bz 2 ай бұрын
Ninkani ma sheekhbaa mise waa caaqil,sheikh dirir allaha barakeyee caaqilkani wallanee waa qabyaaladii daaroodka oo diinta ay Lasoo dhexgaleen ee sug jawaabta sheekha adaa yaabi doonee
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 2 ай бұрын
وجوه السقيفة مسودة ووجوه الشيعة ناضرة Wajiga umul iyo dirir ilaahaybaa badalay oo madawbaa kasokeeya Bal sh jabarti ilayska kabaxaya eega ❤❤❤❤❤❤
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 2 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh kani waa nin dhalinyaro iyaguna waa rag waynaaday kani ale ka cabso kudheh
@user-so1kf2js5k
@user-so1kf2js5k Ай бұрын
Magaciisa horta sheekh raaci haku daba daalin sheekh dirir
@ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
@ahmedcabdirashiidcabdilaah7560 2 ай бұрын
Sh dirir allaha barakeeyo waa kheekh naga mudan sharaf qadarin Ixtiraam adigu se maxaad ka shaqaysaa maalinba sheekh ayaad wax ka sheegaysaa mashruuc ayaad soo qaadatay tani maaha sheekhnimo cidina waxba kaama dhagaysanayso
@FarxancaliSandhere
@FarxancaliSandhere 2 ай бұрын
Mahadsanid sh jabarti
@MohamedAbdi-bs1qz
@MohamedAbdi-bs1qz Ай бұрын
Kaan sh wayo lkn wa shici
@MohamedAbdi-bs1qz
@MohamedAbdi-bs1qz Ай бұрын
Naga amus shica kheyr malaha
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 2 ай бұрын
Ma waxaad difaacaysaa shiico nimo adigoo somali ah xageedka keentay xageed joogtaa waxaa lagaa jaridoonaa qoorta isha allah fasaadin maysid soomaali
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 2 ай бұрын
Sh Mohamed dirir culumadii ahlu suna ayuu ku tilmamayaa shiico wahaabiyo waxa sameyay reergalbeed si islamka la isugu mashquuliya wahaabiyo waxa keenay sh cali warsame AUN wuuna rediyay markii uu ogaaday in wahaabiyo qaldantahay
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
​@@user-ov2wz5eh9u wahaabiyo wax la yuraa majiraan, cidii sunnada dabaqda ayaad wahaabiyo u taqaanaan laakiin xaqu waa cadyahay.
@halimoahmed5950
@halimoahmed5950 2 ай бұрын
Shaydhaan culimada ,ilaahay baan kaa magaan gaalnaay
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 ай бұрын
Halayaabina kawan waalayaqaana waana shiici aad iyo aad uxun oodifaaca shiicada saxaabada iyo khadiijaba caaya alle hakuduleeyo aakhira iyo aduunkaba
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 2 ай бұрын
weger waar iska aamus sheekh ha aflagaadeyne
@museegeh5320
@museegeh5320 2 ай бұрын
Ahlu bayt ka iyo shiico adeer isku mid maaha, Sh. Maxamedna Shiicuu ka hadlayaa ee beenta jooji
@mohamedabdi1376
@mohamedabdi1376 2 ай бұрын
axsantum sheekh barak allah feik
@dugsigaabudardaaonline3676
@dugsigaabudardaaonline3676 2 ай бұрын
SHIICO MIYAAD DUFAACI WARKAAKA CADAYSO MISE HINAASAA KU HAYA WADAADADA AAD KAHINAASTAY
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 2 ай бұрын
Waa shiici sidaa darteed ayuu u difaacayaa
@mahadjimale9294
@mahadjimale9294 2 ай бұрын
Warkaaga Waa faham-nay
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 2 ай бұрын
Shicoo somali assal ku lihiine farasiiyinti assastay iyo yahuudi ay bahobeen ha raadsatto atbaac anagu muslim mukhliss lillah ayaynu nahay ALLAH iyo rassulkissa waxba masso garab wadayno. Shico ninki se qandarass ku qatay wali culimo ino iftiimisso ayaynu leenahay Alxamdulillah . Culimadeena ALLAHA ino xifdiyyo
@Xamze394
@Xamze394 Ай бұрын
Sharoow ilaahay hanaga kaa qabto fidnadaada dirir ma gaartide
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 2 ай бұрын
Sheikh umal ALLAH baraqeyo, waligii been ma sheegin
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 2 ай бұрын
Adiga ma waxaad tahay shiici waa in lagaa kaliya Canada Soomaalida waxaa eeda iska leh kuwa aad ku dhex nooshahay
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 2 ай бұрын
Haa waa shiici
@mohamedbc8452
@mohamedbc8452 2 ай бұрын
Shiico waa ehelu naar hadaad dhibstay Abuubakar & Cimar waa Ehelu naar.Ayaad ogoshahay sow maaha Alla ku qabaye iska aamu
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Goormuu jabarti shiikh noqday
@nimohodan6859
@nimohodan6859 Ай бұрын
Cayda sheekha muu ku sheekhoobay talow
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 Ай бұрын
Hadalka aad leedahay shiikhu asagaa og in lagu diidayo waxa uu soo wado way kaa khaldan tahaye wuxuu sheekhu og yahay in Soomaalidu Shiico wax badan ka ogeyn, lana yaabi doonaan waxa kutubtooda ku qoran...waana runti.
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 2 ай бұрын
Shiicadu waa gaalo
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 ай бұрын
Waa laqday culimadn ee hala raadiyo kutubtan halka ay ka keeneen
@jowhara1000
@jowhara1000 2 ай бұрын
Allow naga xafid anaga iyo awlaadayda iyo muslimiinta oo dhan afkaarta shiicads
@haaliyassin5440
@haaliyassin5440 Ай бұрын
Subxaana yaa rabi Inaad beenaale tahay waxaa muijinaya oo caddayn u ah inaadan xujo la iman cay mooyee. Goormayse soomaali hoogtay oo shiicawday. Illaahaw kan iyo inta la midka ah dadka nooga badbaadi
@YassinAli
@YassinAli Ай бұрын
Waa layaab shiico iyo shiico-kalkaal waa isku mid, wuxuu yahay ninkaanu shiico waase is-qaranayaa.
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 ай бұрын
Subxaanalaah waar kan hala iskadaayo waabeenaalihii shiiciga ahaa waar naga aamus waxaa uusheegay sh dirir waasax kutubtay kutaala
@zainabg979
@zainabg979 2 ай бұрын
Sheekha nop dhaaf shiiciyohow cidna ku dhagaysan maysee
Ma Ogtahay(32)  abuu dhaalib ma muslim baa?  by Sheikh Jabarti
13:53
Alfikir الفكر
Рет қаралды 9 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 83 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 106 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Calaamadaha Lagu Garto In Camalka La Aqbalay Sheekh Dirir
22:56
Baraarug Media
Рет қаралды 74 М.
Radintii Beenaha Xassan xuseen (2) by Sheikh Jabarti
11:07
Alfikir الفكر
Рет қаралды 4,8 М.
Xasuuqii Loo gaystay Ahlul-beytka Rasuulka suuban maxaad kala socotaa (Shiico)
21:04
Dood Cilmiyeed | Sheekh Shibli | Sheekh Abdirahman Bashir |
1:47:28
Abdinasir Kuluc
Рет қаралды 162 М.
Ma Ogtahay (10) by: Sheikh Mohammed Ali Jabarti
22:22
Alfikir الفكر
Рет қаралды 7 М.
БАТЯ И ЗОМБИ АПОКАЛИПСИС , МИРУ КОНЕЦ?
20:52
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,8 МЛН
❗️XOTINI HAMMASINI URMOQCHI 😱😱😱
0:14
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 2 МЛН