MA SAXBAA FALAQEYNTA JEEKEY IYO YACKOO OO SI

  Рет қаралды 83,937

Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

4 жыл бұрын

MA SAXBAA FALAQEYNTA JEEKEY IYO YACKOO OO SI
#jeekey #yackoo #alfaghi #fuaad #cabdifataax

Пікірлер: 164
@SheekoYarOfficial
@SheekoYarOfficial 4 жыл бұрын
Waakan linkiga horey taawo maxkamada yutuberska kzbin.info/www/bejne/j33WZmeBn8eIgtk
@apiram3947
@apiram3947 4 жыл бұрын
Ok
@nasirabdala3291
@nasirabdala3291 4 жыл бұрын
Jeekeyoow ajakis kala team maa noqoteen ??
@crashiidmuhamed3725
@crashiidmuhamed3725 3 жыл бұрын
wwwwwwwww2ww
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😭😭Manta U naga Hoseya Abdi Fatax Alfagi ilahay Haku naxariisto wll
@cayduruusfx9358
@cayduruusfx9358 Жыл бұрын
Amiin amin wll Alle weyne hau raxmdo 🤲🤲
@sagaldhayman8048
@sagaldhayman8048 4 жыл бұрын
Fu.ad codkisa Masha Allah ❤❤ Taagera 1 u ahay Allah ku barakeyo
@dooradoradigag5475
@dooradoradigag5475 4 жыл бұрын
Two brothers legend jeekay ciid Mubarak wan idin wataa
@dheeresuufi7737
@dheeresuufi7737 4 жыл бұрын
Boqorka codka waa fuad dadkaan kale wey is qorqorooyin inta iguraacsan like iisaara
@Sheikh_Muniir
@Sheikh_Muniir 3 жыл бұрын
Cabdifitaax alfaghi ayaaba kadaran ee
@maxaedali7353
@maxaedali7353 4 жыл бұрын
Fu aad wllhi 10 sano aad maqneed wax nuxur leh manoola tarjumin ee waan isku dhiweeni wllhi
@amiirasaalim4570
@amiirasaalim4570 4 жыл бұрын
Eid Mubarak all muslims ✨💕🌸
@abdullahjw
@abdullahjw 4 жыл бұрын
Fuaad mar buu filimada xoog ku heystay wlhi codkisa oo kale qof leh ma joogin
@ciilowofficial3008
@ciilowofficial3008 2 жыл бұрын
Asaga wali Ku heesto yaa Ku cod dhan ilaa hada
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 Жыл бұрын
Maasha Allah. Ilaa iyo hada masoo bixin nin codka ka qaatay ama ka cod macaan maasha Allah. Allaha u siyaadiyo
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 4 жыл бұрын
2daaan iney walaalo Yihiiin Ya Fahmsan😆😂🙌
@nouredinmohamed1112
@nouredinmohamed1112 4 жыл бұрын
Waweynka fadhiiyo manta 😀😂🙏🏿atriishad xayeeysiinta kujirto manta codka macan allow kudhowro Axx 😁
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Жыл бұрын
Ilahow walalkayn Abdifitaax Haji Mohamed Shiikhey u naxariiso
@mohamedqayshaldoor541
@mohamedqayshaldoor541 4 жыл бұрын
Ciid mubaarak team sheeka yar
@papiobashka5401
@papiobashka5401 4 жыл бұрын
Ciid mubaarak long life team sheeko yar
@ahmadhajiyaasiin5481
@ahmadhajiyaasiin5481 4 жыл бұрын
saaxibtinimo love 💘 ❤ isaar
@maxamudmudiirka2066
@maxamudmudiirka2066 4 жыл бұрын
Waad kumahad santihiin sida aad udawoleysaan bahida tagerayashiina oo aniga aan kow ka ahay waxaan wataa hal fikrad oo iga talo ah igana codsi ah Markii ey barnamijka fadhido 2 qof ama 3 qof noo soo bandhiga codadka kale oo aad ledihiin sida jekey waxa uu leyahay ilaa 8 cod ama 9 cod waxaan ubahannahay codadkaas👏👏👏👏👏
@hussein631
@hussein631 4 жыл бұрын
Abdifateex ilko Dhee-Dheer Ayaad U Galiseen... Big Respect Aw Jeekey
@apiram3947
@apiram3947 4 жыл бұрын
Horto wan idin salaamay jeekey and fu.ad an c.fitax jak aan idin ku ahay Qoor inaan argnaa rab naa maga caygu waa maxamed cabdalla osman nick mame me Mohan Ram
@abdifatahsuuleey889
@abdifatahsuuleey889 4 жыл бұрын
Sxbyaaloow wixii adinka dhaxdiina ah kor uga baxa is dhaleecenta iska daaya yacko waa sxbkiin waana best actor hala dhaafo
@abdifatahsuuleey889
@abdifatahsuuleey889 4 жыл бұрын
Suuleey
@ubahciise1608
@ubahciise1608 3 жыл бұрын
boqor ka codka waa abdifatah horey usoco tagero nbr 1 aa Ku ahaay keep king
@Maaida9
@Maaida9 3 жыл бұрын
C/fitaax codkiisa jclhy❤❤❤❤❤❤☝️
@zuhuurmaxamed7159
@zuhuurmaxamed7159 4 жыл бұрын
Hore u socda jekey, fuaad and abdifatah
@HassanAli-cr8gh
@HassanAli-cr8gh 4 жыл бұрын
Legends 🙏
@thiag1066
@thiag1066 4 жыл бұрын
Macalin jeekey waa Ku bariyaa fariinteyda hadaa aqriso isoo jawaab marka.waxaa kaa codsahaa in ad keentid sheeko yar official fartuun baajuun waa hadee macquul kaltagay thanks all fans sheeko yar official
@jeylaani9814
@jeylaani9814 4 жыл бұрын
Cumar maye kovinda loodaayay qoor no abaaah libaaxyadii hore lkn fuaad aaba caadi eheen xalwadle waaye guy wlh kalamadhacdiin super hit all off you
@abdullahjw
@abdullahjw 4 жыл бұрын
Sheeko yar keep going
@khaalidibnusoofadhiiste7892
@khaalidibnusoofadhiiste7892 4 жыл бұрын
Abdi fataH nin TageeroH codkiisa Oo CawOh arky muuqalkiisa noolo inty NOLOL jiroH
@aragsanfaraxsan583
@aragsanfaraxsan583 4 жыл бұрын
Ciiiiiiiiiid mubarak macalin jekey fu.aad shiqey io c/fitax al fagi
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
Fu'aad big legend
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 жыл бұрын
KEEP GOING
@abdirahman9299
@abdirahman9299 4 жыл бұрын
Gabdha Faraha ka qaada😂😂
@cargameios2411
@cargameios2411 2 жыл бұрын
C/fitaax MASHALLAH filimkii bilaa
@abdirahmansaleeban8324
@abdirahmansaleeban8324 2 жыл бұрын
Keep goin walaalayaal
@KhalidSamba
@KhalidSamba 4 жыл бұрын
Fuaad legend👏🏾👏🏾👏🏾
@abdullahjw
@abdullahjw 4 жыл бұрын
Ayy fuaad iyo abdifitah
@user-oj5vf3hi6g
@user-oj5vf3hi6g Жыл бұрын
❤❤❤😂😂😊😊 fanan tagera
@abdullahjw
@abdullahjw 4 жыл бұрын
Macalin jeekey
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak asxabay
@amiinahmed6911
@amiinahmed6911 3 жыл бұрын
Saalax dheere keen codsi
@qarniujoogchanel489
@qarniujoogchanel489 4 жыл бұрын
Dhamaan bahdah fanproj waan idinsalamayaah fuad jky nimco leflefow rag aan lasoo koobi karin saalax dheere runtii rag fur furan
@maxaedali7353
@maxaedali7353 4 жыл бұрын
Ee hada maheli karnaa in aad noo soo tur jimtaan hadee mac quul tahay
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 3 жыл бұрын
Akshay kumar ama Mr Born waxaa ku wanaagsan 1. Fu'aad Mohra ,aarzoo,Jaaanwar ,international khiladi ,zulmi 2.Qoor Ajnabee mujhse shaadi karoogi 3. Cumar maye Dadhkan
@reerbajaajleeymoktar9592
@reerbajaajleeymoktar9592 3 жыл бұрын
Masham alaah
@abdullahjw
@abdullahjw 4 жыл бұрын
Ciid wanagsan dhamaan
@mariaali7413
@mariaali7413 4 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwwwww abdifitaaax imiss you walhi
@inacabdullahi1952
@inacabdullahi1952 4 жыл бұрын
Keep going👏🥰wlhi wa idin jeclahy🙏🥰 Lkn c-fataax maxa kaqaldan inta barnaamijku socday asiga le isku mashqulsanaa😂kaftan🙋‍♀️🙏👏
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 4 жыл бұрын
Dadkeyga ❤️❤️❤️
@Qisas154
@Qisas154 4 жыл бұрын
3Legends Wllhi idin wTaa Kal io Lab ❤✌
@daadirxasan9106
@daadirxasan9106 4 жыл бұрын
Wwww
@xuseenofficial2716
@xuseenofficial2716 4 жыл бұрын
Keep going
@sulaymaanamoore8703
@sulaymaanamoore8703 3 жыл бұрын
Libaaxyada wad salaaman tihiin
@hamzaaxmed1451
@hamzaaxmed1451 4 жыл бұрын
C/fataax codkiisa qurux waaye
@kifaaxhajjihussein204
@kifaaxhajjihussein204 4 жыл бұрын
Plz abdifitah noozoo badi ❣❣
@britishbuulle4577
@britishbuulle4577 4 жыл бұрын
Waa libaaxyo alfaghi ahaa
@naciimoibraahim6714
@naciimoibraahim6714 2 жыл бұрын
m.a
@iztarhzt4834
@iztarhzt4834 4 жыл бұрын
Atoora yaasha Waa kuwan
@Being_Mustaf
@Being_Mustaf 4 жыл бұрын
#jeekey #c.fatax #Fuad legends wye wlhi #Jeekey dhib badana
@awesomeman2251
@awesomeman2251 4 жыл бұрын
Jackie shroff iyo qoor wlh waa la isugu talo galay
@cabdixakiimcabdullaahi6010
@cabdixakiimcabdullaahi6010 4 жыл бұрын
Jeekeey wll kutaageeraa
@somaligirl2823
@somaligirl2823 4 жыл бұрын
Jeekey wa iga qoslisay walhi film hindi ina dawanayo cml
@yasmincabdi9464
@yasmincabdi9464 4 жыл бұрын
DAD AAN JCLHY TAGERO BUXA KU AHAY JEKEY💓💙❣💋🖤😋💥💑💞😍💫💦💌💟💕
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 2 жыл бұрын
Asc tiin fanpooj magacaygu waa farxan ibarahiim waxan idinka codsana un aad saneyan ciwaan fanpooj ah oo firya ana waxan samenna leek iyo sabgereys marwalba ha zxp
@ibrahimdalbac5170
@ibrahimdalbac5170 4 жыл бұрын
Atoore waa cumar cismaan mayo 🔥🔥😎😎💯✔
@saharaabdi2591
@saharaabdi2591 4 жыл бұрын
Mshlh CID wanagsan Abtiyow jekey Adwze serabtaa hakacajisin plz runtii filamada akujirta wankuhaysta❤
@fatimabedal3150
@fatimabedal3150 4 жыл бұрын
Jekey abdi fitaax in u hadlo maxa ugu diiday war badanidaa jekeey 😃😆😆😀😅😅😀😆😃
@maxamudmudiirka2066
@maxamudmudiirka2066 4 жыл бұрын
Macalin jeekey wakusalamay. Fu aad iyo cabdi fitaax sidookale
@naimamohamed366
@naimamohamed366 4 жыл бұрын
Caawa waa ku heestaa abdifitaax iyo fuaad alfaghi idiin jecliyaaa
@aragsanfaraxsan583
@aragsanfaraxsan583 4 жыл бұрын
Macalin jekey gabarta jafoga kadaa
@mahadsaalax4878
@mahadsaalax4878 4 жыл бұрын
Ciid wanagsan inta sheeko yar igula saxibsan
@xasansiidi1169
@xasansiidi1169 4 жыл бұрын
Cod malahan jekey
@ameeyare641
@ameeyare641 4 жыл бұрын
www dad culus noogu qaali ah
@axmedcade9975
@axmedcade9975 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@alishaasal8725
@alishaasal8725 3 жыл бұрын
Walalaha wan idin wata🩸
@hananabdi2902
@hananabdi2902 4 жыл бұрын
Akshey kumar qoor wuu ku fiicnaa lkin walahi yacko aa kaga shidan qoor jekey shariif iyo laadarada ayu ku shidnaa saalax amitaphbachan aa lo daaye asna
@hassandahir1819
@hassandahir1819 4 жыл бұрын
Fu.aad legend
@diinicadawe2354
@diinicadawe2354 4 жыл бұрын
Wlh nin ka cod mcn waligey ma arkin fuad alle hibo siyay mutum srk sunny doel xasus wlh team alfaghi
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 Жыл бұрын
Saa id maa sha Allah. Allaha u siyaadiyo
@ahmedyre8844
@ahmedyre8844 3 жыл бұрын
Keep
@rashidfarah7166
@rashidfarah7166 4 жыл бұрын
They all high
@rabiilemaxudxeebow2095
@rabiilemaxudxeebow2095 3 жыл бұрын
Wlhi #Yackow inapa caadi Mhn akshey wUu ku soo paxaYaa #JeekeY xaasidnimada daaY👎 Midda kale adiga amaanta iska dhaaf halagau amaano #Saalaxdheere wlhi hal film ku DaawadaY #seerapta u hadlaye waana ku hayste👌
@iftinsheekh4584
@iftinsheekh4584 Жыл бұрын
😢
@faizahussien4867
@faizahussien4867 4 жыл бұрын
Kkkk nimco waa la jafay manta wexe ayada dad so jaftoo Iska so celi Team nimco like
@ahmedniyo7751
@ahmedniyo7751 3 жыл бұрын
Asc
@NimcoApdullh
@NimcoApdullh 10 күн бұрын
Cimaamada wan kugu tuuray❤
@moajiddek6172
@moajiddek6172 3 жыл бұрын
C/Fatax Fursad Fcn Ha la siiyo Ninka Codkiisa WaXaraabe
@Dalkanuriyow
@Dalkanuriyow 3 жыл бұрын
heesta uu qadaayo fuad alfaghi yaa isheegi karo magaceda ama ninki qaade??
@womanpowerzalima7668
@womanpowerzalima7668 4 жыл бұрын
My best fav actors.....salman khan &Allu arjun 🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ahmedalixassan8207
@ahmedalixassan8207 4 жыл бұрын
Asc asxbta dhan shko yar official wnslmay
@zakyosman195
@zakyosman195 4 жыл бұрын
Khaasin kariina waa noolyahay waraa waa iga naxisay wlh
@munahaji7753
@munahaji7753 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@yussufhassan7765
@yussufhassan7765 4 жыл бұрын
Waxan rabna atoraha captain jihan
@issaabdi9267
@issaabdi9267 3 жыл бұрын
cabdifatah don2 sida ay tahay bu uga so baxay
@Mudalib
@Mudalib 4 жыл бұрын
jeekey cumar cusmaan noo keen inta igu raacsan like dhac iigu siiya
@abdifatahofficialchannel4101
@abdifatahofficialchannel4101 4 жыл бұрын
Fu'aad xagguu kumaqnaa baryahan 10 years
@mohddh9680
@mohddh9680 4 жыл бұрын
yemen
@cknagaashwalaal6605
@cknagaashwalaal6605 4 жыл бұрын
Fu'ad AL shabab ayu kacararya iyo maxkamad islamka Markey jirtay maxayelay studio walaga burburiya sidas dartis yaman ayu ubaxay
@yasirmohamed8339
@yasirmohamed8339 4 жыл бұрын
Fuad abaha jclka 😛 agako🤣
@munaabdullah7966
@munaabdullah7966 4 жыл бұрын
Jekey waxan ku wedin lahaa Ali camudi xagee ku danbeyaa riwayada Canad ku jiray
@abdullahiosman7098
@abdullahiosman7098 3 жыл бұрын
JAKAY dhibkada waa dadka hadalka ma sisid adiga unbaa 90 kaba hadalaya. haddii ad rabto in lagu jeclado dadka hadlaka sii. abdifatah ilaa hada ma hadlin
@cadcedgalbedProductInsight
@cadcedgalbedProductInsight 3 жыл бұрын
Sxbkey jeckey waxa ka qaldan shaxda studiya Fadlan daka martida kuu ah Waqti sii adiga ayawa ka bate mesha
@abuukarsrk2484
@abuukarsrk2484 4 жыл бұрын
Omar cismaan maya aaway 🙄😁
@ahmez5385
@ahmez5385 Жыл бұрын
Sharu khan iyo salman khan miyaa mesha fadhiyan😅
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 4 жыл бұрын
Fua aad iyo fatax wa walalo kee wayn
@daadirxasan9106
@daadirxasan9106 4 жыл бұрын
Diiqi see rabta aha
@Abuukar143
@Abuukar143 4 жыл бұрын
Mr bond cumar Osman ku leh not qooor qoor Jacky shrof ku Nura
Fu'aad Jeekey Iyo Saalax Dheere oo u Yeeray Xubnihi waaweeynaa ee Al-Faghi
8:32
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 6 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 2,8 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
TURJUMID || NIMCA HEYBE OO ILIN KA KEENAY FU'AAD ALFAGHI
16:24
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 55 М.
FU'AAD ALFAGHI HADALADA UU UGU JECELYAHAY IYO YACKOO FARXAD LA OOYAY
13:25
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 128 М.
Jeekey iyo NIMCO HEYBE ma runbaa?? (ARINTAAN AY SHEEGAYAAN IYO)
17:38
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 77 М.
CODSI TURJUMID NIMCA KA YAABSATAY JEEKEY IYO FU'AAD ALFAGHI
17:07
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 66 М.
KING ARAASH FT YACKOO IYO JEEKEY OO ISKU KARBAASHAY SHEE.
22:01
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 168 М.
JEEKEY LABA JEER DAGAAL KA SIKTAY MAANTA
15:48
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 100 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 51 М.
FU'AAD ALFAGHI QAABKEE AYUU U TARJUMAY DEEVDAAS IYO JEEKEY OO
15:35
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 134 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН