Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team team jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan 27❤
@FaysalTaman-k5g5 ай бұрын
Abdalla Soo anigaa ku xiisay maad daysay Video Quruxda badnaa ee aan ka dhaan jiray❤❤❤😊
abdallow hablaha qaar ma iyagaa ku yidhi aan kula duubno barnaamijka hhhhhhhhhhh muna iyo inanta waxa akhtarka ah xidhan waxbay fahamsanyiin inta kale waad soo kaxeysuun dadka kala doorta lagu yidhi ee inay caayaan maaha, channelka madhaxa wixii u keenaya ka ilaali bro thanks
@Dalkiiuhiiliye5 ай бұрын
Wale habluhu waxay xijaab kaga qurux badan yihiin ma jiraan bal dadkan siday yihiin eega
@hayataden64995 ай бұрын
Waa hablo qabyaaladu biyo dhigantay walll hablo cafimad qabaa nookeen marka 2 munaa aya uguu Ron intaa kaleh waa iibiir