No video

MAAHIR BUSKUT SIDAAN UGU SAMEEYO CUNTADIISA CASARIYE DAAWO (Single Father)

  Рет қаралды 17,804

BUSKUT & MAHIR FAMILY

BUSKUT & MAHIR FAMILY

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Ай бұрын
Maha Kaliya Hooyada iney cuntada usamen karto caruurta Aabayaasha xata wey sameyn karaan like saar & subscribe welcome thanks
@Cadeey-h3n
@Cadeey-h3n Ай бұрын
Alla wuxu midgaansanaa war gabadha youtube ka sii
@user-umuAli
@user-umuAli Ай бұрын
Maxamed walal cunuga caana NAN3 maba gaarin sanad iyo bilo ayuu jiraa NAN 2 sii
@mklsl3663
@mklsl3663 Ай бұрын
Cunuga ha iska soo gelinin baraha bulshada dood iyo eray amba muranka ilmaha uma fiicno
@user-umuAli
@user-umuAli Ай бұрын
@@mklsl3663 sax waad latalisay qeyr alle haku siiyo insha'Allah
@nooranoor784
@nooranoor784 Ай бұрын
Adu maxamad Iska sabar oo dul qaado oo sheladan ka hadh
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Asc waxaan ku leeyahay wiilkan cuqubo. Ha ushaqayn hooyadii Waad ogtahay dhibka Ay uqabto wiilkeeda iska ilaali Allah Caradiisa waa hooyo miskiin ah oo. Xataa Somalia fiican aan aqoon oo weliba ilmo kale caloosha kuu sida
@qabulafrax4785
@qabulafrax4785 Ай бұрын
Walashay ninkan ookale illahay hanagaqabto maskintas ilmahewdii ogasootagtay manta markay is fahmiwayen ayuu iskudhajiyay kii asaga ay udhashay kuwadii hore ma Hayso kidanbane wa San maskintas illahy qalbiga ha uqabojiyo😭😭
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Ай бұрын
waar libxbaad tahy wiilkagag korso anigu waan ku taageersnhy masha allah❤❤❤❤❤
@Aisha_23354
@Aisha_23354 Ай бұрын
Masha Allah aabo wanagsan Family qurux badan🥰🥰🥰 Cadawga Allaha idinka qabto .soo barbaar Mahir habo🥳🥳🥳🥳
@BMC-mq2jw
@BMC-mq2jw Ай бұрын
Wallee kaama ahan daacad, hooyadii baad ku kululeysan neysaa . Hoos ayaad dab ka shideysaa ruuxa aad ku shideysana waa hooyo ubadkaaga uurka ku sida😂😂 nasiib daro
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 Ай бұрын
Good. Father ❤️ Masha.Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho Ай бұрын
Well done! Muuji inaad wiilkaaga nolosha ugu fiican ku jiro, Allah mooyee inaad cidkale u baahnen na tus calooshana xiro NO jiljileec
@bahjabilan2350
@bahjabilan2350 Ай бұрын
Adkarta u akhri mashallah allaha kuxiffiyo
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
Waa..Ku..SaLamay..Habaryar...MaahiR
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Ай бұрын
Mash Allah abowe ku dadaala Inu sificn kukoro❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Ай бұрын
Best father in the world ❤❤
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 Ай бұрын
Maanshaa Allaah aabo wanaagsan ilmaha kamarada kayaree wll uma fiicna
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 Ай бұрын
Masha allah ilahay haku xafido wilka yar kamerada mad ka dhaftid uma ficno
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
Masha allaa❤
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 Ай бұрын
Maash allah Mahadsanid
@fatushahmed3663
@fatushahmed3663 Ай бұрын
Masha alllh. Wall alaha kubarakeeyo
@footballfire1363
@footballfire1363 Ай бұрын
👍👍👍 adigana waa ku sarii doona 👍 hada sidan wanagsan ku sii socoto horomar wacan inshalaha cafis wacan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@JaakkoKikila
@JaakkoKikila Ай бұрын
Maashaa. Alhaal. ❤❤❤❤❤❤❤
@shamsosheekh40
@shamsosheekh40 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله 😊
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤Hooyo mamo macan soobbrr ❤❤❤❤
@HafsamohammedHafsa-oo8xm
@HafsamohammedHafsa-oo8xm Ай бұрын
Aba fiican tahay ee cunadan waka wenade sii ayado cadi hama sifican uga daq moos isgo bisil avakada ujarjr ilmaha yar walal biyaha ka karkari dubada iyo dukankaba
@KheyraAdhan-xi4gh
@KheyraAdhan-xi4gh Ай бұрын
Mash Àllah❤❤❤❤
@najmcali7969
@najmcali7969 Ай бұрын
Masha allha abo wangsn
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Masha allaah aabe fiican ❤
@gabadhangoormeeaarsaneekha317
@gabadhangoormeeaarsaneekha317 Ай бұрын
Wiilka hder uuba haloshiisa uu buranyhy wax badan ha siin wllo hder wuu dibirsanhay wx wlbo ha ku dal dalin
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 Ай бұрын
Hoooyadiiisa ayuu uegyhy ❤❤❤❤mashllh
@user-hs3ze4tn1u
@user-hs3ze4tn1u Ай бұрын
Masha Allah ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshalah alah ku xifdiyo ilmaha haku eryina uma ficno buskud ingriska ahay guuuuul 😊
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Adigoo iga raali ah Ilmaha uma fiicno social media,ma ka dhaafi kartaa inshaallah ,Allah ha kuu Xafido
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
ASA arkidone Iska dhaf nimco lagu fanayo cungas sabiga ee Isha qabane wan U naxsanahay
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Ай бұрын
Illaahay hakula koriyo walaalo waa dadaashay
@MaryanOmari-tb4kb
@MaryanOmari-tb4kb Ай бұрын
Masha Allah Aabo naalayaakunalayah illagey haaisuqadhao Ameen yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Ай бұрын
Maasha Allah
@user-vv8dc1wy7x
@user-vv8dc1wy7x Ай бұрын
Maxamedow hadey waxas runtahay gabadhah soo celi seedi sharaf leh noqo nio
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Ай бұрын
Anuu is baynban ahay caawa
@rodaali169
@rodaali169 Ай бұрын
Asc maxamed iyo inankiisoi oo waynaday sidii wax U siinayay masha alllahaa
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B Ай бұрын
Buskud yare lawada dhinac iiga dhunko illaahay hakuu xafido ilxun iyo cadow allah kaama tuso soo barbaar❤❤❤
@Arwa123-g2u
@Arwa123-g2u Ай бұрын
Ilaahaw hooyadii u soo celi ilmo hooyadiii kama maarmo
@shamsosocdal2377
@shamsosocdal2377 Ай бұрын
Isma dhaantaan labadina show baad wadiin sheekadina waa hanala arko waan idin aragnaa bes naga dhaha daramada waa ka darten xaquuda baby ga yar ilaaliya
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Ай бұрын
Buskut aabo fiican baa thy ilmahaaga saan iyo si kafiican in aad imaaneysid waa rajeynaa
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Ай бұрын
Gabadhii miiskiinta ahayd ee dacada ahayd ahayd ee gajada la,ooyaysay aaway xagey ku,danbaysay maskiintii illaahayow u,gargaar
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 Ай бұрын
Maasha Allah mahir yare kii diintiisa & dalkiisa & dadkiisa & labadiisa waalid anfaco allaha ka dhigo. Laakiin walaal social media ka Daa wiilkaan yar. Waa iga waano?
@fadumaweli1555
@fadumaweli1555 Ай бұрын
Good job man take care your son
@Xamda0953
@Xamda0953 Ай бұрын
Qoys islaama aya tihiin ale nolosha markale dip haydin ku midiiyo cunugaa quruxda padan hoyadii weeye muniira cadeey markaa wllo shaydaanka iska naar reerkaga soocesho 😢
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Dalaqadaha we dhamaden finish
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Ай бұрын
Maashaa Allah Aabe Wanaagsan.👍
@fowziamohamedaden888
@fowziamohamedaden888 Ай бұрын
Maansha alaa a)ha kuiu xifdiyo aamii yaarbi
@rodajamayusuf6282
@rodajamayusuf6282 Ай бұрын
M shallah
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Ай бұрын
Maasha Allah cunuga yar Allah kuu xafido ❤ biyaha tuubada ha ugu qasin caanaha ama cuntada biyaha caaga ku jira usoo gad.
@MadinaMahmoud-gt5hg
@MadinaMahmoud-gt5hg Ай бұрын
Maxamed asc walal cunug yarisk waxad sinayso iyo cunadisa hasoglen walal wa ika wano daka ini klagey ma ku farxayan il mah ayan la cayumin
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Aabo an ka fikiren intas waye ciilisa ihaya mxan ku sameynA anige ilmaha iga xanun sanyihin waxan eeday ilbini adam ceyn wa xaq
@nafissaaliibaar6210
@nafissaaliibaar6210 Ай бұрын
Tv ga kadaaa cunuga walal
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Alla ha idin xafido Alaahu ma aamiin aamiin yaa Rabbi 🤲🤲☝️☝️☝️🤲🤲🤲☝️❤
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Ай бұрын
Ilmaha yar social media kada tankle hooyadisa wanaaga inta ka eegto is xaliya muranka bdn ilmaha uma fcn
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Xaasidiinta Allaha inka qabto. Maahir yarena erayga so duul duulaaya Allaha ka xijaabo shartoda Amiiin
@HibaMaxamud
@HibaMaxamud Ай бұрын
Masha allah alle hanixafido willka
@dekaahmed6738
@dekaahmed6738 Ай бұрын
Arey hada igaarka naag moorabaa😂
@awsomekids1800
@awsomekids1800 Ай бұрын
MAshAllha beautiful family Allah kuxafido amiin amiin amiin
@user-ve6lw4yv1r
@user-ve6lw4yv1r Ай бұрын
Maxamed Maahir waa wiil weyn oo socdo masha allah marka waa inaad siisa cunto qof weyn sida kaluun ama fisk qudaar wax jilacsan lkn qado ama casho Mahan inaad u siisaa wax shiidan 5 waqti wax sii
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Ай бұрын
Masha Allah❤❤ Allaha ha xafido Mahir Yare🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp Ай бұрын
Waxaa layiri mahamed filter ayaa laguu bixiyay ayaan maqlay,
@user-pt9tq7dl9o
@user-pt9tq7dl9o Ай бұрын
Qarar waye
@maryammohamed4692
@maryammohamed4692 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SafiyoCusmaan-v1l
@SafiyoCusmaan-v1l Ай бұрын
Naag ayaa ninkeeda ka so wadatay oo canug ka dhashay haddane naagti waa celisay miyaa yaab ahaa😢
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 Ай бұрын
masha allah ❤❤ waa sifiican ta hand om pojken❤😊
@user-hh5ug9xe7j
@user-hh5ug9xe7j Ай бұрын
Qora Qode Gabdhii baad xumeysay aad nolosheedi ka dumisay gabdha maxaad uga reebtay wiilka yar Elaay xin iyo xaasid nimo lagam waayo Gaajan waa yihiin Gabdhii bu gaajo ku dilay
@safaaa94
@safaaa94 Ай бұрын
Aabo nool iska dheh alaha ku daayo mahir yare
@cccccccc2542
@cccccccc2542 Ай бұрын
Nin adag baa tahay cunuga kafakar marwalba 🎉
@user-bi8om3do3m
@user-bi8om3do3m Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤My 1
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Wilkan ilacu leyahe mesha kadhaf cafimad kis kafikir kajoog
@aishoshiqadan2335
@aishoshiqadan2335 Ай бұрын
Guuleso walalkey mcn daad badan baa kugu dhagan xa ku joojin oky 🎉❤eedo mcn weey naawo 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mimimankin111
@mimimankin111 Ай бұрын
Mahir hoyadis socesho maskinta uur bey ledahy dad kawalaye
@bashirali4887
@bashirali4887 Ай бұрын
Mansha alah ilahy ha iskuken dayo
@user-bi8om3do3m
@user-bi8om3do3m Ай бұрын
Asc aboowe cunuga qaraso cadawo bandana aya ledahaya
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Ай бұрын
Haye walal
@AyanYoussouf-ft6ed
@AyanYoussouf-ft6ed Ай бұрын
War doqon baa tahyy views radis
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Ай бұрын
​@@buskutmuniirafamily9518ohh isku miid baan nahay angana Espagna waa meshaan kudadhey Sevilla
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
Mashaallaah tabaaraka rahmaan ❤❤❤❤ illahow kula kori❤❤
@footballfire1363
@footballfire1363 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ sii fican baa sameysay walaal ma ihi rufiyan uu shaqeeyo galada ee waxa ahay wariid qalbi lehe oo sharciiga yaqano marka walaal hormar wacan
@ayuubburhan3466
@ayuubburhan3466 Ай бұрын
Buskudoow kada cunuga kamarda ma fiicna ilmaha in lasoo galiyo youtubka
@Rahma94-h1f
@Rahma94-h1f Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@queenamiira9513
@queenamiira9513 Ай бұрын
Wiilku wa waynade cuntada cadi usii haka shiidin afakadhada mid bisil ugu tiji qado mooska u jarjar ilmaha intaysan 7 bil garin aya waxa shidan la siya haday dhafan Cuntada cadi ah aya la bara
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Maahir buskud 😂😂😂
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 Ай бұрын
Ilmaha Yar hoyadis maxa UGA rebtay warya aabe nuce ah Aya tahy ?
@shamsosocdal2377
@shamsosocdal2377 Ай бұрын
Waxaa rabtid iyo saa rabtid u korso ilmaha ka daa kamirada iyo wuxuu cunaayo ilaahey ka baq caruuta ka daaya fuyus raadiska adiga iyo hooyadiis
@user-ld5bv1lj9k
@user-ld5bv1lj9k Ай бұрын
Mahir hoyadaa u gay ama hoyadii kalay qado dheh wall qali hada u ka koray cuntadan ad ka u jilicsan ugun,moos iyo buryar isugu shiid quracda.
@yasminhersi4067
@yasminhersi4067 Ай бұрын
Wll cuntada cunuga kadaa dadka aad tusi waxaa jira dad waayay waxaysiiyaan ilmahooda aan haysan
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Ай бұрын
Cuntada an shidnen bar markasto hada u shido wuku aqlisana
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Ай бұрын
Haye
@ubahaweys6205
@ubahaweys6205 Ай бұрын
Kada
@SeynabMohamed-gh8my
@SeynabMohamed-gh8my Ай бұрын
Wiilka. Hooyadii iska sii
@user-ty2co7ns9m
@user-ty2co7ns9m Ай бұрын
Aabe fican batahay wixii waxka sheeko Haubixin danbi bee katirdirayaan
@footballfire1363
@footballfire1363 Ай бұрын
👍👍👍👍👍 uma saaro qof kasto ee qofka uu qalma uu saraa
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 Ай бұрын
Waar hooyadii sow tii ku tidhi ilmaha média ka daa
@ubahaweys6205
@ubahaweys6205 Ай бұрын
Walalow cunuga camirada
@user-gx6lj1jq3s
@user-gx6lj1jq3s Ай бұрын
Wiilkas aan hadli karin ayee leedhay aan lasheegeysto
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 Ай бұрын
Sixirole inad tahay waxan ku fahmay folxumada ku saran iyo da,da ad ku jirto ayaad ku heshay gbar yar waliba qurux badan marku sixirka gbdha ka burburay margi ugu horeysay waxey ku naxday dildilaca ku yalo gacmahaka iyo wajikaga so kaduudtay barukada ad xirato sadadkow 😂 buskudow sixirkaga wuu buray 😂
@footballfire1363
@footballfire1363 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@piixez7425
@piixez7425 Ай бұрын
Nenxun xunbaadahey oo xelagubo ah maxaa ufurtaa dumarka
@Cadeey-h3n
@Cadeey-h3n Ай бұрын
Youtubkaan ayadaa heerkan soo gaarsiisay labadi youtube baad isku qaadatay midgaan
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho Ай бұрын
Magaciisay kusoo caanbaxdaye nolol ha samaysato Buskudna dhagaha ha uga baxdo
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman Ай бұрын
Biyaha tubada ma kudarty
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 Ай бұрын
Buskut hanaga caynin England anagaa la jirna oona degan marka cidii reysaa ayaa Rerka u talineysa 😂
@fahmaali3542
@fahmaali3542 Ай бұрын
Walaalow maxaa ilmahaada usoo dhigeysaaa?. Soowtaad hada dhow dhaheysay Munira ilmaheyga hakaga hadlin. Maxaa adiga usoo dhigeysaa?
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
I am British British team will win ❤❤❤❤
@user-gn1ml6mj9g
@user-gn1ml6mj9g Ай бұрын
War nin raga iskadhigoo ilamaha hoyadii la hadashii
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq Ай бұрын
Bela waxkuu samaysaye ugee wiilka hooyadii hhhhhhhh
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 Ай бұрын
Buskut🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@MasterV4
@MasterV4 Ай бұрын
Munafi xilaguba oo istustuskiikabatey@🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@user-em5rr6tp1f
@user-em5rr6tp1f Ай бұрын
Mansha allah❤
Hooyo4 ilmood routinka baby 9month maxaa siiya 🥰
12:45
The Muse family
Рет қаралды 33 М.
NIGHT ROUTINE KENA ANIGA IYO FARTUN HAPPY #my_rajo
13:25
MY RAJO
Рет қаралды 51 М.
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 5 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 7 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 32 МЛН
SUMAYA DAGAN OOHIN AFKA FURATAY SIHAAM TAHLIIL ANIGOO UUR LEH AYEEY IDISHAY
44:43
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 2,4 М.
MOHAMED BUSKUT O QABIILKIISA SHEEGAY UGU DANBEEYN DAAWO JAWAABTA SU'AALIHIINA
15:15
ANIGOO QALAN AYAA 6-KIILO  2-ISBUUC ISKAGA RIDAY & WAXAAN SAMEEYAY DAAWO
12:54
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 40 М.
AMIIRA OO BUSKUT DAGAAL KUSOO QAADAY & AABO DAHIR & KHADIIJO LIVE ISKU DAGAALAY
11:47
WEEKEND ROUTINE/ 3DA MAALIN O FASAXA WAXA QABTO 
30:03
Riyaq Abdi
Рет қаралды 62 М.
UGU DAMBEN WALAHEY ADNA XABIBTI WAN LA KULMAY #my_rajo
13:12
PRANK MUNIIRA OOHIN AFKA FURATAY WAAN DHOOFAYA KALIGEEY
17:38
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 42 М.
SIDAAN ISKU BARANAY (HOW WE MET) ANIGA & XAASKEYGA MUNIIRA PART2
13:45
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 34 М.
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 5 МЛН