wllhi ma aqaan farxadeeda waxan ku qiyaaso kuwaan waan isla jeclaaday waliba si qalbiyan ah waanan ku faraxsanahay inay soo wada baxayaan ayaantaan qof kastoo isla jecel wuu ku farxaa quruxdooda iyo siday iskugu nuurayaan Alle calaf ha is kugu daro boqorkaan iyo boqoradaan Quruxda badan ❤❤
Cayda ninkii aan ilmadeerka ahayn waad uga hiilisan inanta mashallah ragu muuqa sare iyo magta waa ka simanyahay ninkastaa maaha nin rageed inanta inad calaf isku yeelataan ayaan rajaynayaa oo farxad ku waartaan wan jecelnahay amiira waa hooyo sharaf badan oo calool xaadhan amiira qalbi wanaag mashallah ❤❤
@sulekhoOmar26 күн бұрын
Mashallah beautiful ❤❤❤❤❤
@MulkiMeyre20 күн бұрын
😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmocali6389Ай бұрын
Yaila jecel iney ceyda iyo amira is gursadan 😂😩🫂🫶🏻💞
@FatxiCalisalaadАй бұрын
Ani😂
@NasiaNaskule-t5iАй бұрын
Ani walh ❤❤❤
@KhasimAhmettАй бұрын
Ani
@maymun1xasn2Ай бұрын
Aniga
@Ikraanmaxamd-ft2ouАй бұрын
Ani wlhy 😢😅
@SumeyoMohamed-yv6xyАй бұрын
Midna wuu furay bilaa sabab oo wuu caayey midna saan ufaraxd galinaaya waligaa gabar hadii lagu furo haumalayn in farxadada malintaa udanbayso wlhi ilaahay qeerka kudoraayo
@sulekhoOmarАй бұрын
❤❤❤❤😭😭😭😭😭
@NashaadHassanАй бұрын
ma Gabar la furay oo farxadeeda maalinta ineey u danbeyso mooda jirto mise ada aaminsan waxas furiinka ilaah suuratul dalaqq buu usoo dajiyay, Nabiga ﷺ waa u duceeyay, Soomalina silac ku nool 30 Guursata dhaante dhahday😂marka Garoobyada marka la furo ayee farxad iyo quruxba helaaan
Talent boy and talented girl MashaAllah tabarakha Allah ❤️😘hasbuna Allah waneemal wakil. ❤️😘
@safsafsaid7041Ай бұрын
King Ceyda, Abdifatax Hurdaaye iyo Saalax jj ilaasho Amiraaay madaxay ku saarteen willahaasi cadaw badan ayey kaga hiiliyeen...naaga saxiib male xaasidnimo, Xifaaltan iyo qosol an qalbiga aheen kaala maqanyihiin. Milyan Qurux Gabadh Daacada o Miskiin ah ilaahey Umada Hooyo iyo Aabo ha kaaga dhigo❤❤❤
@MILYAAN_DHAANАй бұрын
Karto kalsoni ixtiram jacayl qurux every thing e ugu deqay ilahay ha barakeyo oo farxada ha usiyadiyo amiradeeena👸🐆
@NimcaCabdi-p2xАй бұрын
aamn aamn ❤
@safsafsaid7041Ай бұрын
@@MILYAAN_DHAAN Allahuma Amiin❤❤❤
@Fatuush11Ай бұрын
Cadowgan baas ad sheegta xgee bu jooga horta comments wlba labadan Qof leeyhin cadow lee ka hadashiin cid dadkan ku dhagane ma arkine ma wxaa iniga BAs aratanba
@dhelatiraАй бұрын
@@Fatuush11anba hada is weydinayey Labadan dadka dhan isla jecel
@NimcoAhmed-ch1viАй бұрын
Saa dumarka uqiimeyso Alle hakuu qiimeeyo saa dumarka usharfto Alle hakusharfo waat na karaameysee Alle ha ku karaameeyo waligaa jir oo jog❤❤❤❤❤❤
@allahuakbar9562Ай бұрын
Xaliimo isdaji...😂
@baxsanbaxdo4615Ай бұрын
Amiin
@FaadumoMaxamed-k9zАй бұрын
MashAlaah
@Dahir-w4cАй бұрын
King Ceyda, you exercised all of us faraxs.. well done my brother. Amira is lucky to have you bro. may allah protect you two inshallah. Big respect to you bro.. keep up.
@KOKOBULLE8Ай бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
@SacdiyoMaxamednuur-b4gАй бұрын
Scw scw
@naxariis_badan312Ай бұрын
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
@ayanadencabdiqadir5515Ай бұрын
Nin rageed m.a jecliya marka arko gabar heysato qof udhow oo ka fikiraya farxadeedaa❤😮
@NajahJama-ek8miАй бұрын
Dadbaa cawa leh hadaa cayda zxib ka dhigan lhyd❤😂
@MushtaaqAli-v5lАй бұрын
Wlhi waa ku qosle😂😂😂@@NajahJama-ek8mi
@HafsaHassan-r7xАй бұрын
😂😂@@NajahJama-ek8mi
@Qaaliluula9Ай бұрын
Farax waka oysiiyay 😢 Faraxna waka frxiyay 😅 Thnks cayda🎉
@FartuunMuhamedАй бұрын
Cadaw jabiye hadaa maqasheen waa ceyda wlh mahadsanid ceyda saa uga farxisay Amiiradena❤ cawa 3 commanti aa maroya team qab qab igu qata😂❤❤
@nafisaismacil-gb1fgАй бұрын
Kuwaaaad lagu qabaan mayeeeee❤❤❤❤
@Wll_serabta6Ай бұрын
❤
@AsmaIraadАй бұрын
Wuxuu sameyay
@sulekhoOmarАй бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ikraam_72Ай бұрын
Ceyda gar io gardaro waku wata amiiradeena cadowged hben walba qalbada jaabisa yqei love u Ceymir 💋🫶🏼😭😂
@Gosha-rercaraleАй бұрын
Ceyda cadowgii wadnuhu goye nin raged waye walhi😂
@NajuuAhmed-qd3yqАй бұрын
Wlhi intan ku jeclahay wa intas ❤
@AxlaamHasanАй бұрын
Tiktoktana sawiradeeda hasodhigo cadi bey uooyayaan
@FaatimaAhmed-45xАй бұрын
Team caymir ileen way badan yihiin ❤❤❤ team caymir waa nii wataa gar it gardaro bo
Dartin u imanaya Malaysia malinta is guursataan❤❤🎉🎉😂
@Gosha-rercaraleАй бұрын
Heyga tagin hore isi wad aqwan😅
@lulabdikoriyoАй бұрын
Hore isi kaxey yaq haigs tagin
@NajmaRaage-x5iАй бұрын
Wlhi wa cadaw jebiye hada maqashid wa ceeyda o kale alaha ku xafido wallkey qali waxan kaga mahad celina ina tahay nin yaqan qiimaha gabdhaha ❤❤❤❤❤❤❤ thank you ceyda
@@axlaamcumar5905 xage Geeyna ani wilkan feeraha yaryar lkn amiro wa jeclhy qof masuul ah la jeclahy oo wayn
@Najma_mohammadАй бұрын
Ameeeen😭😭❤️❤️
@aaminaindho3742Ай бұрын
Aamiin🤲🏻🥹
@Juusto-o4bАй бұрын
Princeeess treatment ayyyyyy congratulations team ceymir ,ceydoow Geesi bad thy cadaw jabiye ah amira dhoocilo badan oo ka maseersan baa caay meelkasta la daba taagan markasta garab u noqo❤️💎
@MARYAMABDIOsmanАй бұрын
Walhi waligay comment ma qorin waxa sheego kasi la ahy allaha isku kiin daayo ❤❤😢
@farhiaHassan-v4xАй бұрын
Ano qoslayo ee firsanoyaa talow mxaan ku quslaaya sida in aan ani amiiro ahy cml haada sas thy like iisaar❤❤
@SamaaraEiseАй бұрын
Wlhi isku midbaan nahy😂😂
@SundusCadyАй бұрын
Sem 😂❤
@fitimamohamadnorАй бұрын
😂 ila dhamdka
@Zeytunosman-hu1mqАй бұрын
Hhh we funny txy mxz noso qarxisi siz
@MariaMoha-n2wАй бұрын
Qof Ila mida hadda heley bilow Ila hadda wan qoslaya
@ShukrihassanmohamedIrkushiiАй бұрын
Omg heesaha saartay aaba idishay ani jah alow eeyna kala lumin aaka dhacday caawa 💕🥰
@AsliMclnАй бұрын
Ayu ❤❤❤❤
@LeylamohamettАй бұрын
❤❤
@nimcoHassan-s7eАй бұрын
Heest ayy ❤😢
@NawaalSheekhnuurАй бұрын
Ma ila argty ne😂❤🎉
@Amiishmohamoud1122Ай бұрын
Dhibta gaari loo maro ka waran hee iyadana 😂
@adenamiiroali303Ай бұрын
Amiiro dresskaan kuma soobaxayn,Amiiro sidoo kale dharka kudhagan kuma qurxoona,kumana haboona maro kudhagan in gabar muslimada xirato,xirashada marada kugu-djagan waa dambi iyo foolxumo. Amiiro dharka aan kudhaganayn aad bay ugu qurxoon tahay,Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.
Kaaas waaa ina gumeeed ,amiro saas u qurx badan ba u dhaxday suu iska lumiyay ,lkn raga ma sino Ceyda baaa alle usoo diray alle farxad waarta ha siiyo gabdhan yar
@Gosha-rercaraleАй бұрын
Boqorad buu is dhafshy😂
@AyaanCali-xi6knАй бұрын
Qalbi gariir iyo cidhiidhibuu dareemYaaa
@AliAfrah-p9lАй бұрын
Amiiradeeyna maashaa Allah waa quruxdi oo qof ah weey u qalantaa intaan wlhi Ceyda waxaa tagay legend 👍🙏🙏
Anaa ugu horeeyay caawa lkn: One love la iima saarin😅
@SumeyoMohamed-yv6xyАй бұрын
Meshaaa qurux badan intaas hadiyada 😢
@sahuurmacalinАй бұрын
Heesaha uu sarayo wax walba iga daran omgggg 😭💕
@nuuramaxamud4414Ай бұрын
Haa walihi waxa fahmi kara qof jacayl wax ka yaaqaana
@FirxiyaFirxiyaj-my7uhАй бұрын
Waa qirooday wllhi😢😢😢
@SakariyaShigow-o5e29 күн бұрын
Horoosacda farxada iyo jeceelka Allah hasiku kiin daayo waad isku soo bexeeysiin si weliba aad ah Guuleesta❤
@Istarmohamed-y3pАй бұрын
This is what we call princess treatment u deserve it amiradeena👸💞💋ceymir forever ❤
@sulekhoOmarАй бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@Gosha-rercaraleАй бұрын
Ila qeybso cashaqa aa kadhacaday cawada jh team ceymir darenkina kawarama ani ohin iyo qosol lee isku daray farxada lee iga baday😩best couple ceymirosssss🥹🫶
@NajuushАй бұрын
Caawa farxad baa la ooyayaa😭😭😭❤️
@Gosha-rercaraleАй бұрын
@@Najuush mise maha😩
@SamiraDahir-gp8zyАй бұрын
Farxadad badana cawada labta kalaya🫂🫂😫😘
@Gosha-rercaraleАй бұрын
@@SamiraDahir-gp8zy haye nololeyyy😩🫂
@MILYAAN_DHAANАй бұрын
aniga wlha wadno aa kudawado mhyo coment aqris ku jiraa sxbeeyy😭😭😭😭😭
@saynababdi9964Ай бұрын
Nabi maxamed scw kusali walaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamoApdullhiАй бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@Aziiza_AАй бұрын
Thanks Ceyda aad u mahadsan tahay❤ Amiira way xishootay laakiin anaga teamkeeda ah shukran inbadan garabkiina Allaha galo wixii cadaw ah oo isha bini’aadamka ugu horeeso Allaha idinka qabto❤❤❤
@SaabiriinMacalinАй бұрын
Waley ceyda waa nin raged m.a amiiro qurux cadowegeda ka jib ina adero cadowgeda waa badanyahy wan xaqiiqsaday inad is jeceshihin m.a dhisma oo dhaqma 2 aad isku kiin jeclhy wlhi 😮🎉🎉🎉🎉🎉❤
@NadiifoMahamuudАй бұрын
Nin raged Lee saas same karo asaga dartiis ecadaw ugu noqdeen asba dadka neceb wiligis uma jibin inu ka sara mariyo ma ehe❤🎉
Waxyar baa noo haray ee wad ducada hajoojin I.a ❤😂
@farhiaHassan-v4xАй бұрын
Allow ceyda iyo aamiira ha kala luminin oo dhaxdooda yaan lagalin oo habaarkooda iyo ishooda ka xijaaab
@HalimaMohamed-u2eАй бұрын
Aamin wllhi kuwan illahey isha haka xijaabo❤
@fatuumohamuud6286Ай бұрын
Allahuma ameen 🤲🏻
@Nimco-ds3weАй бұрын
Yaa rabi amiin 🤲
@MILYAAN_DHAANАй бұрын
amin dadka kla dhexglaba wa dad quuri waa ah xasd ka samesn yga dhan
@Nastexo_Maxamuud-r7zАй бұрын
Aamiin 🤲
@MuftaxCandiАй бұрын
Ilhayow ceyda iyo amiiro calaf iskugu dar Ilhayow owlad barakeysan ku irsaaq laban wa la isgu talagalaye yarabi wan isla jeclhay Ilhayow mide ya rabi isha bili aadamkana ka du.in sha allah❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waxa sodaan samenkaro waa wiil AB alow isha bini adamka kahaay yaa alaah❤❤❤❤❤❤
@mayaannas7137Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ZakiYare-t8pАй бұрын
N0 qapiil adeer0😂
@Tushleeyy-v2wАй бұрын
Inta aragtay Ceyda inuu wixiisa cadeystay 😅🏃😭
@SamiraDahir-gp8zyАй бұрын
Wax qarsan maleh❤😂
@Zammcn8dvАй бұрын
Walayal KZbin keiga gal wahas awoda itabo
@ShukriMM-tp3uoАй бұрын
AD ayan uga naxay marki luqa bosada lok dafay UMU ASIIM. MSHA ALLAH CYDRS hadiyada ad ku hur guftay UMU ASIIM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯👍💯.
@NasriCabdi-i5sАй бұрын
Quf waxa fahmayo wuu fahmaa😅🎉❤
@zeinabadan858Ай бұрын
@@Zammcn8dvsubscribe kusaari abyo🥰
@NastehoAbdillahi-s2tАй бұрын
King amira King ceyda nolow ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@haninuuraАй бұрын
Rabiyow wd awoodaaye kuwn isku guuri🤲😥🥺 aamiin usoo qora si qalbiiyn ah
@zahraomar9359Ай бұрын
Amiin🤲
@UmaymaMahamed-kx8guАй бұрын
Amiin 😢
@UmaymaMahamed-kx8guАй бұрын
King cayda ❌️ cadow jabiye✅️
@Gosha-rercaraleАй бұрын
Sax waye cadow jabiye is not easy
@safsafsaid7041Ай бұрын
Amira kaligeed Boqorad, xumaan kale marki lo waayey, xaasidkii xantoodo wa gorob iyo Ceyda wad ka weyntahay dhafiwesey😂😂😂 2daba Rasulka S.A.W uga horeyey o ceeb iyo xaaran midna maahan. Rasulku S.A.W 15sano Khadija R.A ka yara, 9kii xaas u gursada sidan siirada ku hayno Caisha R.A marka laga reebo 8da kale garoob ayey ahayeen. Xumaan wa nin leh iyo nin lagu tiro, carr wirr ka keena Amiradeena before iyo after...wa wax aan la heleen yartu wa xalaal ceeb wey ka xalantantahay.❤❤❤
@FardowsaAhmed-j2dАй бұрын
Million qurux farxadedha wa farxadeni tnx ceyda sa ogafarxise amiiradena❤❤❤🥺
@ABIBALIBEILEАй бұрын
Waa markii iigu horeysay aan comment soo qoro❤❤ what a video ❤ runtii aad baa looga shaqeeyey muuqalkan quruxda badan Ceymir forever 😂 guduud maka soo dhigaa ana qoraalka😂
@nafiso7343Ай бұрын
😂 mxa manty amiro dhalashada miya😊
@ruweydaali34722 күн бұрын
He saha u so saray oo dhan wa mid dareen leh ee amiiro wilka faham❤