Baydhabo waa magalo qurux badan m.a dad gob ah ayaa daga Allow balaayo kahaay Respect from Hargeisa ❤🙏
@safioafi272 ай бұрын
Aamiin 🤲🏽
@zamzamcabdiraxman53512 ай бұрын
Mashaa Allah Reer baydhabo janaay, sharaf korkiina ha ahaato, si qurux badan ayaad u soo dhawayseen walasheen koko bulle, wad mahadsantihiin❤️🫶💞
@ZuheipFaysaL2 ай бұрын
1M from somalia 🇸🇴 inshalah ❤
@KIKI-AFCAD-it42 ай бұрын
Waxan jeclaan lahaa in aan anine hore isku raacno waayo sida laguu soo dhaweeyey ayaa wax aan lasiisto laheyn reer baidoa waa dad gob ah oo soo dhaweynta ku fiican 🎉🎉❤
@Kheyrdoone-l9z2 ай бұрын
Ku soo dhaweyn meyno adi horta qabiilkee tahay😅❤❤❤❤
@Kheyre662 ай бұрын
Anagana qalbiga beynu kaa jecelnahy ee soo dhoweyn lanaguma soo gaareen adi ley iskeen roog cad kuu dhigeynaa wlashey kiki leysaamey❤❤❤
@NaciimoAbdulqaadir2 ай бұрын
Wllhi Ana kusoo dhaween laha kiki❤😊😊
@Daimond-s5e2 ай бұрын
Kiki faqiired😂
@Tushleey2 ай бұрын
Koko Malaysia ine aado oo ay asad hagio channel kiisa wareysi kala yelato inta ila sugu la' 🏃🏻😹
Sxpey muqdisho waimaday wax badan noso dub waqtigada wudhamanraba ye😊
@XawoAbdi-n5c2 ай бұрын
Sax
@JamacFaadumo-kr1gc2 ай бұрын
Koko baydhabo ba ku korey mj ga burashley oo dego bay bkool yeed aato diinsoor raxaweyn aan la degnenyn ....baydhabo xafaadeya aan ku korey waa bardale ..Viva arlyeydiii hooyadey allah yaa raxmo ba ah burashdaley Aabyhøj wa reer mudug sundus camal kkkk iskoolka sh aweys baa baydhabo dugsi sare ku hameyey i mis baydhabo ...inshallah bayhbao wa ku noqon xaafedeyda bardale guriga ku korey inshallah
@SagalMohaned2 ай бұрын
M.A ku noqo soo array ma dalxiis ka dhargaysaa
@FardowsAbdilahi2 ай бұрын
Ala baydhabo qurux badana illhow nabad waarta kadhig ❤
Melal badan an yarantayda ku ciyari jire manta marmarosaa 😢baydhabo way is badashay wlhi isbartiimada la dhihi jiray😢KOKO masjidul jama kuso xiji
@FihiimaAxmedAbdirahman2 ай бұрын
Koko cajiska iska naga dhaf hore An ugalno 900k video noso dhig KZbin waad nagu cidlaysy koko qimo badan wang badan qlbi safi ❤❤❤❤
@yarimysahra80612 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi yaa Allah Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi Guleyso weliga macanto 6:56 7:05 illahey idankiisa illaheyow isha dadka sharta iyo sheydan dhamaan ka ilali yaa Allah Rabi yaa Allah
@kOKOBULLE-tis52 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢🎉
@SagalMohaned2 ай бұрын
M.A KOKO WALIGEY MAQLI JIRAY ISHA BAYDHABO ALX DHUL ALAAH WUNASIYAY DADKAA XUN DALKII KU HESHIIN LA ASAN
@karaama1442 ай бұрын
koko madaxweyne miyey kuu magcaabeen reer baydhabo waa maxay cabdi bilayaasha😅😂
@AnisaMohammed-zu4ss2 ай бұрын
Gabadheena kaftan ma gasho adeer😂
@Teamkoko.2 ай бұрын
Kokodeena KZbin ki waad nagu cidleysay😢😢😢
@Muqdisho_media2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد اللهم ارزقنا شفاعته يوم القيامة
@mohamedaamin80602 ай бұрын
Insha allah sanadka makuugu dhalan doono 1M waaa gaare
@saharwafa75392 ай бұрын
Maasha Allaah Baydhabo janaay meel lagu doorto ma jirto wey ku jecelyihiin. Allaha xifdiyo.
@MaryamoMaxamedabukar-sh4xt2 ай бұрын
Fadlan dadka koko u dhaw Farintan iga gar siya intey bixn ina arka raba 😢 walashy wn jeclhy bless
@Asad_hagio-n9u2 ай бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE 💓 ❤😊
@NaciimoAbdulqaadir2 ай бұрын
Cayda waa kutaageera inaa guarko aa jeclaan laha wllhi❤😊😊
@yooniscali10472 ай бұрын
TEAM nag isnod usi😂😅
@yooniscali10472 ай бұрын
❤😢
@fardowsaiimaan33512 ай бұрын
@@NaciimoAbdulqaadirmahan ceyda
@CabdiQani-d9n2 ай бұрын
Ceyda
@adenamiiroali3032 ай бұрын
Koko intaadan Malaysia ku-soonoqon baan Malyan kuu rajayn quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤. Amiiro oo kaa soosalaamtay Oslo,Norway.
@mohamedfarax58182 ай бұрын
Waaw yaxeye wuu cod mcn yahay kokoyeey😂😂😂❤❤
@maxamedcabdikariin36102 ай бұрын
Koko bulle waa lagu wayay waad nabad qabta illaahay haku xafido ❤❤❤❤
@ZuheipFaysaL2 ай бұрын
Videoyada ha nagala soo raagin boorama ka sugaynaa walashay 😂❤
@MarwaKhadar-fz7um2 ай бұрын
Horta borama Gormay tirid wan imanaya
@NajmaMaxamed-bg3fd2 ай бұрын
Isha beeydhabo waxaa modi jiray biyo dhulka ka so boxo oo sun ah wlhi waa dhulqurux badan runtii somaliya waxa ku yalo dhul qurxoon❤❤❤❤❤❤
@ashamoalim87642 ай бұрын
Umada Ilaaheey oo dhan ayaa ku jecel aniagane waan ku jeclahay Ilaaheey dartiisa
@AlvaroYaya92 ай бұрын
Wewe walasheyda Koko qurux allah ku sharfo abaayo❤🙏🥰🥰👸
@neyruusmaxamed-i5e2 ай бұрын
koko cida hooyadaay❤aad iyo aad ku jeclahy abaayo😊
@FardowsoCad2 ай бұрын
Oh my God koko saa usugaaye lee inaa video soo galiso anaa u horeeyo❤❤❤
@shacayb7132 ай бұрын
Koko bulle 1M from HARGEISA ❤
@faadumomohamed-kx5bb2 ай бұрын
M.a rer Baydhabo wan idin jecelahay ❤❤🎉
@asmaxasan78032 ай бұрын
bardihii ku yiil isha baydhaba mansha allah
@mulkihaji56792 ай бұрын
isha beydhabo doon yar yar inlakeeno meel dalxiis qurux badan laga dhigo eyku ficned koko cayilka kadhabeyn rabtaa daaya 😂😂
@bashkasharif31142 ай бұрын
Koko horaya usoco waad tilabsatay aloow ku kordhi il xasid aloow kaa dug amiin
@Aishuu2402 ай бұрын
Koko saaxiipay caajiska naga dhaaf❤
@FatimaYar-sh3pf2 ай бұрын
Boqarada social media ❤👸🏻
@AïchaSougueh-d6d2 ай бұрын
Koko walalka yahye bulle waxa lamodaya reer Djibouti walahi ❤
@SalmodaahirMaxamed2 ай бұрын
Abaayo koko said AA kuu jecelahay wll ❤❤❤❤😢
@xamsafarax40382 ай бұрын
Maasha Allah koko waxad beratay dad ku jecel maasha allah
@DHAGAXLAAWI2 ай бұрын
Madaxweynayaasha xataa sidaas looma soo dhaweeyo gabadhan sidaa losoo dhaweeyay Please gabdho waxparta Gabadhan waxbarashadeeda wllhi meel kasta gaadhsiisay
@YahyazMohaz2 ай бұрын
You are one of the best KZbinr in somalia keep going God bless you ❤
@khaalidcusmaan27782 ай бұрын
Mashallah beautiful reer baydhaba somali hormones ka nowda
@CashoAxmed-m4y2 ай бұрын
Thnks kooko iska qurux badan aad noso baaqadey 😮😊
@ZuheipFaysaL2 ай бұрын
Koko ku jecelnahay from boorama ❤
@ZUZU-wp6jv2 ай бұрын
I like baydhabo koko dartet from MJ 😊
@NimcoDheman-e2k2 ай бұрын
Dhulkaagaad wax ku tahay koko ayaa tusaale iniigu filan❤❤❤❤
@Zapriina.abdalla2 ай бұрын
Wllhi baydhabi wan jeclaa waligeey is a beautiful land kokaay
@Lastprincess-o3h2 ай бұрын
Kooko nag nag dhaaftay Allahuma baarik❤❤❤rabi haku xafido🎉🎉🎉❤❤❤
@MssFaraxsan20242 ай бұрын
Team Koko iO Hazazi iO Yaxye iO Maryan 🎉 isn't Easy yaqay 🎉
@cabdicasiisxasan50352 ай бұрын
Dhul barwaaqo baydhabo janaay m.a
@AbdiMajid-hero2 ай бұрын
Koko bulle wexe noo jeexday wado hor leh oo ah in dadka magaca leh ay soo bandhigi karan bilicda iyo horumarka gobolada Somaliya iyagon wax dhibato ah la kulmin wxn rajeyna kuwa kle oo ine ku daydan i.a geesiyadan koko Ku mahadsanid wlle🙏🙏🙏🙏
@IsmahAan-lv4bq2 ай бұрын
Sxb se cml adi m ujedid miya ciidanka ay kiresteno lasocdo tiknigada hor socto gariga io marke mesha tagaan gadaashod fiiri dide udaba socdano u i laaloyan markaza dhehe si nadiifa cabsi la.aana usocdan dhehee
@Riyaaqsaleebaan2 ай бұрын
Kokooyey cajiska dhaaf waxan sugaynaa 1mkeeee
@SadiaBillow-v9j2 ай бұрын
Kokodeyda cajiiska iskadaaf xabibty every night video so dig inshallah 1M coming soon .
@princisslayla2 ай бұрын
dhulki reer abtiyashe qurux waligey matagin mar un ina taga rajeyna insha allah ❤
@aadanmaxamedxasan21722 ай бұрын
From my Baydhabo ❤keep going sister ❤
@NimcoMaxamuudjimcaale2 ай бұрын
Kooko Abyo hergeysa imaaw😢😢😢
@halimoab12212 ай бұрын
Horta dadkan hargeysa joga mxa khaldan qof walba ay arkaan hargeysa imow ay dhahaan idinka ma baxdaan miya meesha maku xirxirantihin mida kale tuulada qalalan mxa laga doona aad ku heysaan meel. Walba hargeysa imow ay ku qoraan wah dadka ka dhamada wd walateen
@Qa.702 ай бұрын
@@halimoab1221 marka la imaadana dadkii waa la xir-xiraa shacabkiina maka hadli karaan laakiin bil xaqiiq shacab wanagsan oo dad loo martiyo ah weeye hadaad umartiso madaxey ku saranayaan laakin dawlad bay ka dhinteen sorry
@Nimco152 ай бұрын
@@halimoab1221umada afkada kacesho Si lohadlo xita magaraneysid bila xush mada tahay cun
@Hotocady2 ай бұрын
Car idheh ana kaso horyy😂❤❤
@Aishuu2402 ай бұрын
Anaa kaa soo horeeyay😂😂
@Hussaindulane3212 ай бұрын
Waan kasoo horeeyay
@SihaamMaxamed-dd3tu2 ай бұрын
@@Hussaindulane321idenka dhan anig idinka so horeyo inta idhaaf😂
@Aamina9702 ай бұрын
Masha allah style baad nagu garaacdey koko labadaas toob meel laga heli karo hadii lay tilmaamo wan u duceyn lahaa qofkaaas 😊
@MunaHassan-h1h2 ай бұрын
Shien ayaad ka helaysaa hadad soomlia joogto ma dalban kartid abyo
@oscarosman82642 ай бұрын
Waan ku salaamay xidhibaanad koko Bulle ama kowthar bulle waxaan kugu salaamay slnta islaamka asalaamu caleekum waraxmatullahi wabarakaatuhu one love👸❤❤❤❤💓💓💓💓💓💓❤❤💓💓💓💓💓❤❤💝💓💓💓💓💗💗👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@canabcismaanhappy53282 ай бұрын
Kooookoy alpha iyo dhalintii wy ku xiseen wlhi uso dhqsoo alpha 400k cid gift ugaysay mleh dhalinta adaa hoyo cml uaha wlhi ❤❤😢
@AxmedShire-e3w2 ай бұрын
Koko
@muumincumar74172 ай бұрын
Insha allah intaad laaban waad xiraysaa milyanka
@LiibanCali-kt5yz2 ай бұрын
Koko bulle 1m angarsino koko bulle horay usoco
@HudaayoJibriil2 ай бұрын
1M from somaliya inasha allah
@BushraSuleiman-i6i2 ай бұрын
KOKO INTA U XIISTY ONE LIKE ❤🎉❤😊😊
@halimoab12212 ай бұрын
MashAllah Baydhabo janaay🎉🎉🎉🎉
@MaxamedKaskey-l6h2 ай бұрын
Kusoo dhawaaw baydhabo janaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂 asad ma imaanayaa miyaaa😮😮😅😮😮
@MahdyaHourde2 ай бұрын
4h to 13k like 😮❤wawww 🎉🎉🎉félicitation ❤ bientôt 1M
@ashamoalim87642 ай бұрын
Koko I like your smile you got beautiful teeth and you are very confident when you smiling keep going Koko 😊
@rahmafarah68922 ай бұрын
Masha alaah
@LaylaMohan64552 ай бұрын
Osman wiilka baydhabo kuu qurxiyey oo 150 video kaso duubay aawey mahadcelin sugayey anyway mabruk byo waku wada jecel lnhy ❤😊
@InaAyeeyo-r3g2 ай бұрын
Masha allah taageerada sharuuctayday bedeleen allah ku jeclaado xbbti❤
gabdhaha team27 dhaman wey fiican yihiin lakiin koko gabar ka qurux badan ka aqoon badan ka naxariis badan ka dad jecel ka gacan furan team27 kuma arkin ((((koko beutiful girl))))
Koko wlhi way nag nasiip badnyihiin kuw aad la kulnty wlhi😢
@Saidmedia252 ай бұрын
Manshabalah guulayso walalo ❤
@muumincumar74172 ай бұрын
Koko horta aad u mahadsan tahay fans kaaga waad la qaadatay waqti magaca title ka bedel magac kulul u bixi clip walba si dadku u soo jiito adiguna milyan ku gaartid
@Amiinmaxamed-v2q2 ай бұрын
900k camig soon 😂
@JannahAbdirashid2 ай бұрын
Qof ilamid adi Lee ku haya wllhi wan dhararayaa halmar Lee me gaarto😂
@Amiinmaxamed-v2q2 ай бұрын
@@JannahAbdirashid Ala Ha Zugin waaayin way Gali Apaaayo ✌️
Kokodene video bdn soo dhig si aad 1M ugaartid mar hora gaari lahyd lkn Adiga iska mQn waa ognhy inee Editing dhib yhy Abyo ilhey hakuu fududeeyo💋🫶🏻💕👸🏼💕💕💕
@salaaniofficial56542 ай бұрын
Aniga isha baydhabo waan tagey waxan ku fakarey meshan hadii la dhisi lahaa wlh xanti badan wey soo xareen leheed is dhahay dadka lacaqta leh ma arkaan miyaa meshas
@wilwaal5452 ай бұрын
My fast time koko KZbin. Mmaashallh well come koko.🎉🎉🎉❤❤❤❤
@fawsiahassan3572 ай бұрын
Koko Masha allah qalbi nadiif aa tahay. Raxween waa dad aad u qalbi nadiif ah Masha allah❤❤❤❤❤
@shunkulux2 ай бұрын
Soor fara hore lagu cunaayo kooko aan ka baranaa sidaas miya kuso dharagtay 😅😅
@AbdalaXasan-hv9yn2 ай бұрын
Kooko af maay mabaratay❤❤❤❤❤
@SumayoMaxamad-cs7st2 ай бұрын
Azc wll koko baladweyne maaimaadid❤❤❤❤
@malaboSharaf2 ай бұрын
kooko caajiska iska dhaaf habeen walpa wn ku sugna wx no so dhig coming soon 900
@Shugri4982 ай бұрын
Kooko saa kuu sugaynay waa daalnay😂
@Akwadani2 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@Fartuunmohamuud-s6z2 ай бұрын
Team koko waxad ishegtan coffega waxa lagu cabo dhalada ah magaceeda igu cawiya ama koko abayo isheeg adi😢
@IdilMaxamuud-n9x2 ай бұрын
Nice Coffee ladhaha byo wax walbana wa uisticmalikarta adrabtid
@Qa.702 ай бұрын
Bakeeri leee malagu cabooo abaaayooy
@muumincumar74172 ай бұрын
Koko xoogaa xarakaad kulul isku yeel hadii kale waa caajis