"Maalintii uu kalmadaas igu yidhi waxaan aaminay ruufiyaanimadu inay dhab tahay" Hibaaq Shaadh-case

  Рет қаралды 147,263

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

Пікірлер: 136
@fertunali1007
@fertunali1007 7 ай бұрын
Hibaaq ilaahay ha usahlo nin fiican oo alaah uga baqa ee wanajiya amiin
@AminaMowliid-l5x
@AminaMowliid-l5x 5 ай бұрын
Amiin🤲🤲
@zoumeyhaji8290
@zoumeyhaji8290 7 ай бұрын
Hibaaq wa inan fariida haben dhan bay no sheekenysay iyadon na garanyn waa qof qalbi wangsan❤🎉🎉
@fertunali1007
@fertunali1007 7 ай бұрын
Waana intey iska shegtay adigana wad ka marqati noqotay
@zhakur.racheid
@zhakur.racheid 6 ай бұрын
🫶❤
@zoumeyhaji8290
@zoumeyhaji8290 6 ай бұрын
@@fertunali1007 aad iyo aaad waa qof qalbi furan❤️❤️
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 6 ай бұрын
Hibaaq waa qof wanagsan intan ka aqaan oo dun wacan 2018ki musasalkedi ugu horeyay baan kubartay hibaaqeey wllo ilaahy riyoyinkaga hakuu rumeeyo guur xalala oo wanagsan oo aad farxad iyo bararo kuheshana Alaha kusiiyo adigiyo gabar kasta iyo wiilkasta oo aan wali guursan inta isqabtana Alaha isku kasbo qalbiyadooda 😘♥️
@mmm-tl6gq
@mmm-tl6gq 6 ай бұрын
Qof qalbi wngsn batahay
@fartuncadey
@fartuncadey 6 ай бұрын
Hibaaq shaadh cade waa gabar degan oo funny ah daacadnimaduna ka muuqato taageero ayana u ahay waxan kugu duceynaya zayi wanagsan iyo ubad baari ah inuu alle ku siiyo walashey gabar walba oo somaliyedna reer wanagsan illahey hasiiyo 🤲🤲
@NuuraAbdirahman-ev8rz
@NuuraAbdirahman-ev8rz 7 ай бұрын
asc sky cable tv waxan rabaa inaan idala wadaago ani qiso. Igu dhacday OO jacayl ilaa hadal inshallah 😢
@monamonagobsan7741
@monamonagobsan7741 6 ай бұрын
Anagaba JcyL wuuna Hayaaye Waayahaaga Labta Ku Hayzo Haysa So Bandhigin Wll Inan Baate🙏🥺
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 6 ай бұрын
mansha allah hibaaq waa qof dagan waxaan ku jecelahay waa lid adeec hore usoco way kaa muu qataa inaatahay qof wanaagsan xaliimo mahadsanid❤❤❤
@MunoBashe
@MunoBashe 6 ай бұрын
Alla hibaaqa maxad isku niyad jabiinay walalo qof wanaagsan baad tahaye wllhi wanaagagu tushaadu ka muqdaaye hays yaasin oo hays niyad jabiin walalo mcn qumanyo matihiid ee waxad tahay qof qiimo badan walalo wllhi anigau waan ku taageeraye walalo niyad jabkaa iska daaa walalo✅️🫶❤️‍🩹♥️🥰🙈
@farahabdi2205
@farahabdi2205 6 ай бұрын
Hibaaqay sida inanta ku agfadhida isku astur isku kalsonow aad baad uquruxbadantee qari qoorta inaadeeer
@SamsamkayseXasan
@SamsamkayseXasan 6 ай бұрын
Alle haku danbidhaafo walal qofwanagsan batahee❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 6 ай бұрын
Hibaaq wallahi waa aniga oo kale. Daacada badani jar bey kaa ridaa
@BisharYasin
@BisharYasin 7 ай бұрын
Masha walah aad ban usodhawaynaa waraysiga lagaqaday wllshy hibaq waxan .rajaynayaa waraysigaa in uu dad badan oo aan Farhan sanayn filibka in uu shakigi kabaxay
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 6 ай бұрын
Guul ayaan kuu rajeynayaa walaasheyda qaali hibaaq❤❤❤
@HodanHussein-dv2tw
@HodanHussein-dv2tw 6 ай бұрын
Absolutely 👍 aniga isku dawecadnahy qali ❤
@NAJiiBowww
@NAJiiBowww 6 ай бұрын
My flag og❤
@BishaaroYuusuf-md1xy
@BishaaroYuusuf-md1xy 6 ай бұрын
Wlhy hibaaq iyo aniga isku mid baan nahay sharfanid wlshy mcnyy iyada iyo ubax dug siiye guulaysta hablahay gii❤❤
@Suhelqeyre
@Suhelqeyre 5 ай бұрын
Aniga wan dawada wn kahelay❤hibaaq❤❤❤❤
@KiinAli-f3i
@KiinAli-f3i 5 ай бұрын
Mash Alha ❤❤❤❤❤
@safabuux3169
@safabuux3169 6 ай бұрын
Gabadhan waan iska jeclay illahay amarkiisa
@FadumoAnwer
@FadumoAnwer 6 ай бұрын
HibaaQ wllo Wan ku Jeclahay ilahay nin khayr Qaba ha ku siiYo oo ku idhawrta abid❤🎉❤
@AsmoMaxamed-q5f
@AsmoMaxamed-q5f 6 ай бұрын
Abyo qoortaada dawoolo is,astur plz 😢😊
@xayatXasan
@xayatXasan 5 ай бұрын
hibaaq walashey qali inolow farxad igu nolow intey nolol jirto farxad igu nolow inshallah calaf ficna Allah ha Ku siyo mid ad jaceshahay isagna Ku jacel
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 7 ай бұрын
Subxanallah bal maxay ka faidaysa inay dad is jecel kala gayso xaasidku ma guulaysto 😢
@anishasheikhyusuf3277
@anishasheikhyusuf3277 6 ай бұрын
Yey kala gaysay abyo 😢
@sagalxurmoh6348
@sagalxurmoh6348 5 ай бұрын
​@@anishasheikhyusuf3277iyada maaha gabadhay ka shekaynayso ayay shegaysa
@anishasheikhyusuf3277
@anishasheikhyusuf3277 5 ай бұрын
@@sagalxurmoh6348 got it tnx
@HabibaHabibaSamatar
@HabibaHabibaSamatar 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdoulkaderadenHamda
@AbdoulkaderadenHamda 7 ай бұрын
Keep going xibaq❤❤❤❤❤❤
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 6 ай бұрын
Hibaaq cdy walhi waa enan aanjeclhy iinoolaw habar wadaagty❤❤❤❤😊😊
@QeeqaDeeqaalimaxamed-cu3sj
@QeeqaDeeqaalimaxamed-cu3sj 7 ай бұрын
Best waraysi❤🎉😊
@QadroXasan-cf5pu
@QadroXasan-cf5pu 6 ай бұрын
Ani wanaag mooyee ximaan kama aamisani walaashey hibaaq oon sacda uaqaan jiray love you ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZaynabAbdi-u7x
@ZaynabAbdi-u7x 5 ай бұрын
Longue francais
@AishaUpdirahman-ur9gi
@AishaUpdirahman-ur9gi 6 ай бұрын
Sacda😂 inta ugaraneysay love sara
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 6 ай бұрын
M.a wa gabadh Aad u qalbi wngsan oo daacad ah lkn mida iga yaabisy gabadh ksta wxy ka cabanysa gabadh kle oo khiyaanty dumarku iyagaa izku cadaw ah yaa igu raacsan 😅☝️
@DekaSaid-r6n
@DekaSaid-r6n 6 ай бұрын
Wlh waa runta
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 6 ай бұрын
Habar wataagty cadayeey qoorta inooqari❤❤❤❤ ale hakuxafidee
@mumtasahmed6444
@mumtasahmed6444 7 ай бұрын
Qoorta qarso wllo quruxeey
@SamiiraCali-b3y
@SamiiraCali-b3y 6 ай бұрын
Zxp naagta dil
@SudaysiXasan-u8u
@SudaysiXasan-u8u 6 ай бұрын
Waa Run. Shaadhada. Iska. Saara. Kaad. La sheekey saneysaan. Doqon ayaanu. Idiin dhuuman. Hadhow na. Idinka. Hoohin.
@shukriabdulle6838
@shukriabdulle6838 6 ай бұрын
Abaayo hibaaq isasdur manta waa aduunyo biriwa aakhiro 14:10
@manalali1644
@manalali1644 6 ай бұрын
Halimo sacda Hbrdwg❤❤
@mounaabdillahi5629
@mounaabdillahi5629 6 ай бұрын
Mashallah she is cute women xibaq ❤❤❤😊
@hawofarah
@hawofarah 7 ай бұрын
Hodan no so gali please
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 6 ай бұрын
Hibaaq waa Doqonta Filimka Ilmadii Qarsoonayd
@RamloIsmail
@RamloIsmail 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@AbdinuurHassan-gq8nl
@AbdinuurHassan-gq8nl 5 ай бұрын
Ok
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 6 ай бұрын
Hibaqeey kaa la diriay nin muu ahyne ilahaybaa sharkiisa kaa qabtay❤
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 6 ай бұрын
Sorry Sorry 😢
@ayanabdi2824
@ayanabdi2824 5 ай бұрын
Sacad Ayan u aqanay eemawaxlidhahda hibaaq😮😮
@xayatXasan
@xayatXasan 5 ай бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 keep going sister 🥰😍😘🔥🔥
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 6 ай бұрын
Wa la arka inuyahay filim
@AwleQalib
@AwleQalib 6 ай бұрын
Sacdiyo
@NuuradiinBass
@NuuradiinBass 6 ай бұрын
Runti waxay waxkastaba kuu muuqanayaan ❤❤ Maru filill
@RamlaDek
@RamlaDek 5 ай бұрын
M. A hibaaq gawar naxariis badan fariid ah lkn waligeed filmka qaybta rufyaanimadey jishaa wayo
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IffahOsman-j4o
@IffahOsman-j4o 7 ай бұрын
Xalimo wa Jilaayadiii wayneyd ee reer hargaysa ❤ Aasiya waalo banso xasuustay😂
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 6 ай бұрын
Hibaaq ogow ninkaasi lambarkaada ayuu dhegaysan karaa ama whatsappkada dadka qaarkood isku way jeclyihiin
@FaadumoAbdi-d6d
@FaadumoAbdi-d6d 6 ай бұрын
Hibaaq wlaahay markaan ku dhegaystey waxaan xasuustay shaqsiyadayda
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 6 ай бұрын
Haa way jiraan xidhiidh maaha wax hadii aad waydid aanad noolaan karin
@ismailaxmed1187
@ismailaxmed1187 6 ай бұрын
Rufyamada Filimka ilmada qarson😂😂😂
@yabdhacade4566
@yabdhacade4566 6 ай бұрын
Ani xadhiidh malihi
@ahmeddjamajktvfilms9614
@ahmeddjamajktvfilms9614 6 ай бұрын
Inantani Miyay baladhay mise wa Qof kale
@NimcoAadan-xs1mv
@NimcoAadan-xs1mv 6 ай бұрын
❤😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mssmonday7902
@mssmonday7902 6 ай бұрын
Hibaaq waa gabdh adag oo fariid qalbi wacan ah ma aqan lkn shaqsiyadeedy kamuuqata runtana dumarka kuwa afka gban ee adadag ama aan hore dadka ula saaxiibin /waxa ay dhahn cadanku mean girls yacni wajiga adag Aya ugu wangsan wllhy masku waa kuwa qosl kabdn ee fur furfurn 😂 anoo gabdha wllhy sandy igu qadaty inaan sxiibda saxda grto dumrka kuwa yaqan lkn ogow kuwa amusn ama ad umlyso bilowga iny daglkujirn wa kuwa fiic fiican ee hiil iyo hooba gala
@RahmoAbdikariin
@RahmoAbdikariin 6 ай бұрын
Xqqo taas b ah
@mohamedabdullahi6418
@mohamedabdullahi6418 5 ай бұрын
Hibaaq waan ku rabaaye bal ila soo xariir
@RamlaDek
@RamlaDek 5 ай бұрын
Mohaan wxan idinku xasuusta filmkii 2019 magaciisa maxasuustii
@najmaadan9529
@najmaadan9529 7 ай бұрын
Tan yar way qarxaysaa pls hala caawiyo haday jiran tahay 😢
@Nimco_943
@Nimco_943 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiMahdi-k6j
@AbdiMahdi-k6j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@FowsiyoAxmed-bk8ym
@FowsiyoAxmed-bk8ym 6 ай бұрын
😂
@AyanAliLathane
@AyanAliLathane 6 ай бұрын
P​@@AbdiMahdi-k6j
@deeqacabdillahi2252
@deeqacabdillahi2252 7 ай бұрын
eedo halkaasa isaga mid nahay qofka wanaajiya igu daran
@AxmedDaroor
@AxmedDaroor 6 ай бұрын
Sida maaha tihid laakin caawa ayan rumays tay inad tahay qof fican
@Nimcojamac12
@Nimcojamac12 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰💯💯💯
@khadijahmoumin3214
@khadijahmoumin3214 6 ай бұрын
Hibaaq ku mid baan nahay
@NuuraAbdirahman-ev8rz
@NuuraAbdirahman-ev8rz 7 ай бұрын
🎉
@BurwaaqoCaano
@BurwaaqoCaano 6 ай бұрын
Hibaqa qofkasi ay ka cabaneysa tolow wayo
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
Miskiin hibaq wan kunacay markad Hodan kudurto abaheed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@siciidali4034
@siciidali4034 7 ай бұрын
Ruufiyaanimadu wa maxay ? Af somaligii wuu dhintay bisinkoow 😢😢😮😮
@mahizey22
@mahizey22 6 ай бұрын
Namiim dee dira diraale
@drceelqode3242
@drceelqode3242 6 ай бұрын
ANIGAA KAMID AH DADKA AADKA KUUGU DHIBSADAY
@Faadumo455
@Faadumo455 7 ай бұрын
Xiriirka sidiisaba inu ku asturanyhy ba fcn
@Siman2213
@Siman2213 6 ай бұрын
Taas iyo mid dhariskena iskumit ah rufiyanimo no one kuqadhe ila ii dahde midkan lagumadhiri karo zaid kujecelyhy marka unba so bararuge 😂😂
@manalali1644
@manalali1644 6 ай бұрын
Rufiyanad wd shayd ina shaadh casay Ilaa iyo mohamed Ali Dayib😂😂😂
@iqromuhudiin6299
@iqromuhudiin6299 6 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@QadroXasan-cf5pu
@QadroXasan-cf5pu 6 ай бұрын
Sacda uegaa filimka ilmadii qarsoneed
@IlwadOsman-q2t
@IlwadOsman-q2t 6 ай бұрын
Ayada waye
@hanadiabdalla8351
@hanadiabdalla8351 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 dhgool maa tahy
@XamdaQali-lf6pq
@XamdaQali-lf6pq 6 ай бұрын
Rufiyaano isn’t easy😂😂
@naimacaruus4288
@naimacaruus4288 6 ай бұрын
Asiya keleil 😂xaliima axmed
@Axmednursiciidaxmed
@Axmednursiciidaxmed 6 ай бұрын
Qoftaas anigu wax xun ban ka aaminay siday filimkasta meel xun uga metelesay caadi ban unacay😂
@xayatXasan
@xayatXasan 5 ай бұрын
wan Ku jaclahay waliba zaaid wlhi runti wan kugu haysta horeya isoco musal salka sidad U jishid Ayan ka hela
@suhuurmuusecali9993
@suhuurmuusecali9993 6 ай бұрын
Isku dabecaad bann nahay
@DaruroAden
@DaruroAden 6 ай бұрын
Wartan so tii sacdiyo ladihijire maaha 😅
@SacdiyoFarah-q7v
@SacdiyoFarah-q7v 6 ай бұрын
Haaaaa😂
@juweriaahmed7271
@juweriaahmed7271 6 ай бұрын
Waa flimka magaca ay ku metesho balse magaceeda saxdaa waa hibaaq 😂
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 7 ай бұрын
Waa ruunteda gabar ohisa waa xanun 😢
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 7 ай бұрын
Taana hibaaqey u dul qaado waayo dadka noocwalba wad la kulmaysa badow iyo ku wax fahmayaba waayo midhiyad u soo fadhisatay fahan uun
@xayaatmuuse-dw4kn
@xayaatmuuse-dw4kn 6 ай бұрын
isku dabecad ba nahy gabadhan
@drsnimcobeerlula1942
@drsnimcobeerlula1942 7 ай бұрын
Yagaaa naaguhu isu cadaw ah
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 7 ай бұрын
Bisinka dadku xaasidsana maxi dadka isugo diirayan😮
@QadanMohamed-o4j
@QadanMohamed-o4j 6 ай бұрын
Aniguba malihi ciriir
@QadanMohamed-o4j
@QadanMohamed-o4j 6 ай бұрын
❤❤❤
@munasagal2496
@munasagal2496 6 ай бұрын
​@@QadanMohamed-o4jdeetana markaa wadiga reply isu gelaaya.kkkkk
@Palestina.576
@Palestina.576 6 ай бұрын
​@@munasagal2496dhibka daa huno😂
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 7 ай бұрын
Waxahachie.inoosheegtay.inay.coontahay
@ZakariyeCabdirisaaq-xs3ox
@ZakariyeCabdirisaaq-xs3ox 6 ай бұрын
WAa,40 jir make up yee ku sirin
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 6 ай бұрын
Hadey tahay maxaa kaa galay
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 6 ай бұрын
Kkkkkk
@nimcodheemanabdilahi3161
@nimcodheemanabdilahi3161 7 ай бұрын
Ruufiyaanimada😂😂😂
@khadrasiyad6813
@khadrasiyad6813 6 ай бұрын
0000
@Cawocabdilaahiowcabdi
@Cawocabdilaahiowcabdi 6 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@iqromuhudiin6299
@iqromuhudiin6299 6 ай бұрын
Hhhh
@Ayaaniito
@Ayaaniito 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@fatumaali1463
@fatumaali1463 6 ай бұрын
Gabadhan calanka Og maxaa uxidhay reer land ma ahan???
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv 6 ай бұрын
Maxa dhiba. Aba rer soomaalinad ayaan ahay hadan wan xidhanahay .calanka og
@NajahHussein-ef5bc
@NajahHussein-ef5bc 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@sumayafarax
@sumayafarax 6 ай бұрын
Ilmadii Qarsoonayd | Xaaji Xuseen iyo Sacda | Waraysi
33:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 190 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 29 МЛН
dhismaha suuqa waaheen@sakisuldaan
8:26
Saki suldaan
Рет қаралды 9 М.
"Hadaad dhacdo Dhulka dhaafi maysid" Cabdicasiis Cagaweyne
8:14
SKY Cable TV
Рет қаралды 7 М.
RAYAN BAJAAJ | ARINTI DNA-GA, GUURKA & FURIINKEDA TIRADA BADAN
1:16:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 372 М.
Urur-siyaasadeedka HORSEED oo caawa wacdaro ka dhigay Hargaysa.
3:52
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39