Maash Allah tabarikalaha 🤲 guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲 guuu lyo gobanlmo 🙏🙏🙏🙏 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪
@abiibabiib4108 Жыл бұрын
Geesi Qaran. Shacabka Somaliland baa kuu og halkaad Qaranka ugu jirto.
@kawsarxuseen2442 Жыл бұрын
War abwaanka maxakasiya war sicid kanshegaysa iyaga uyeedhe walaysraacinaya oxududaladhaafinaya iyaga iyo asalkodaba insha Allaah guul Somaliland ❤
@aminaosmanawad8575 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaynabNuur-zu4ib Жыл бұрын
Hawareegto giraantu❤❤❤
@alexkeith1260 Жыл бұрын
war ninyahow waa inad mid fahanto huwantan melaha kale ka timid marka horaba waaxa ilahay swt u kenay in kuwan dhulbahante lagu karbasho o iyago dhaqalihi iyo hantidi somaliland galisay ku kibray o malin walba ka been shegaya qaranka jamuriyada barakaysane somliland o odhan jiray wana la xasuqay waa nala kufsaday iyago cadawad ay reer sheikh issaxaq u qaban iyo somaliland gadhay heerka inay wanagi lo qaabtay cay ku abal celiyan waan ta kentay inu ilahay swt masibaday sahadsanayen e ay somaliland kaga been shegayen ugu so dhibo faqashta argagaxisada ah e ay u yedhanayen marka waaaxay kuwan ad harti ku shegaysa kuwa ugu xun darod dofarka waliga ha kala jeclaysan faqashta hana so kala dhawaysan
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Ifkaa Lagudhaxlay Dhulbahante 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
B. Daajiyahaasi Bahdilxunbu Kudhuftay Dhulos 😂😂😂
@qaniahmed9241 Жыл бұрын
Guul bay ii Tahay mar hadii Aan arko Habar Lamaan oo dhan u wada jeestay oo Cadawgoodii Hubka u guurtay ..(Habar Lamaan walaalayaal sida ku wada idinkaa cid walba iska xiga e ILAAHAY ha iskiin jecleysiiyo e) AMIIIIIIN
Hadalkan doqonimada ah ee aad lasoo fadhido maalin walba mad iska dhaaftid anaga wada dhalanay reer hebel iyo waxan aad umada la soo hor fadhido iska daa reerkaasi cadawaad bay halkaa la fadhiyaan waligoodna dawoobi maayaan kuwan aad leedahay iskaga taga ayaaba ka dhow ogaden iyo majeerteen baa ka dhow dadkan aad leedahay wanu wada dhalanay -- iska ilow reerkaas sheeg sheegiisa ayaaba nusqaan kugu ah wax kale umada lasoo hor fadhiiso caqaayadow waxani wax la qaadan karo mahe
@KinsiXasan-o2c Жыл бұрын
caqaayaw waa geesi wadankiisa jecel oo huwnta wadnaha jara ee adigu maxaad la ciyaysaa neefyhow macaa kab iyo ĺax waala bufnyaa 🦓🦓
@KIFAAX666 Жыл бұрын
Waa ciidan walaalo ah waan ku faraxsanahay in ay gacmaha is qabsadaan oo maatadooda difaacaan .joojiya hubkaad iwm aad hj hy aad ka gadaysaan hubkii laydinkula dagaalami lahaa ee qarda jeexaya ee dhulkiina guuraha ku maraya iyo oromada Hawdka burco lugaynaysa ee basaasiinta u ah cadawga SL. Guulayso Soomaaliland ceey.
@alexkeith1260 Жыл бұрын
war ninyahow waaxad shegaysa maha waax macqula melnau socda sababto ah runta ayad iska indha tiraysa war waligodba dofar darod waxa hayay cadawad dhaba o ay duriyada reer sheikh issaxaq u hayen oy fursad walba oy waax kugu yeli karan ayay gadayen wana cadawada kentay ila kodi xeryaha dhadhab e kenya cana bodhaha ku cabayay yimado lascanod wana cadawada ay xita maxabisti ay qabten sida waxashnimada ay u galen e xita meydki ka xishon wayen marka hanoga dhigin dofartan darod in ay yihin dad an cadow ahayn hadad adigu ta aminsan tahay hadaba iyagu waxay ku hawlan yihin sidi anu qof issaqi o nolan lahayn lakinse manta anaga aya geeska africa ka sufeynayna hadhagi afweyne
@kadanali-oc6qp Жыл бұрын
Asc guul somaliland. Aniga zaladayda in aad soo qaadato jabka huwantu waa inoo shaqo la,aan, ee xudiidaheena iyo qarnkeena uun haloo taliyo.
Ha cunaan geelayaga ha guurdasadaan gabdhahayaga maxaa kaa galay uf dabo cayuun. Ma guursano inkaari ku dhacday
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Dee mayaa Singapore-ta Afrika in tafiir lagu dhex yeesho ayaa la donayaa .Qudhun qadhaadkii oo dhan baa hablaha siciid harti ee qaaliga ahaa qaxooti ahaan ku helay kkkkkkkk kkkkk
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Garaadkii jaamac siyaad oo mar kale shir isimada dhulbahaante ah isugu yeedhay hhhhh
@toshnahmad660 Жыл бұрын
Maskiin aan dantiisa ogayan
@halimadirie5301 Жыл бұрын
Reerkan aad siciid siciidaynayso iyagaa ku kalifay daarood iyo isaaqba weligaa daalim ha amaanin yaan lagugu salidine
@muntazissa6837 Жыл бұрын
dee haye cumar jibril odhan maha wa jilib ka mid oo reer saxiil ahaa yimi hadana kuwii kale soo baxay ahmed farah biciidena shan kun ba soo baxay intii kalena wa soo socoda hj beri baa dhacday sidasi u soo doontay darood odhan oo isku duuban waatii xaragaga darrooodka labafooda ku xargageen mantaa tii ba asoo socotan filaya horta ragi la kari laa ee ciidada uun ku soo duuli jiray miyaad dib u aragteen sow maydhuuman suga inyar haday dib u hadalan wa arki doontan iyago tobad keenye
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy Жыл бұрын
Maal TV waxan kugu kordhinayaa inay dhibtu ka bilaabtay Siciid Dani oo walaalkii Cunay, ayuu Xasan Sh, kaga dhigay Ninkii hooyadii Cunay manu hilba ii Siin, Markaasu bararugay Darood, Hase Yeshee waxay ku Soo Qaadeen iyagoo is huwan S/la,aand, Hase Yeshee Reerkii lagu guuray wuxuu Noqday dhulbahante oo S/la,aana, Cuqubadiina waxay haysata dhulbantee oo ku Jira Cir kaa dheer ,Dhulna kaa dheer Xageena u Ciirsadaa Allawkkkk!!??🧠✍️⚖️🕋🕌🦅🤽👩❤️💋👨🫅S/la,aand
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Waar kani waa ka marka horeba Jaamac Siiyaad iyo Siciid Hartiba jebiyey nin cas oo dheer nin cas dheer talo somalidii hore kumay sheegin kkkkk